TAARIIKHDA SACIID CALI MUUSE WARAYSI SHUKRI MAXAMUD AFRAX

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ส.ค. 2024
  • ★ ★ ★Channel Darbo Films ★ ★ ★
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔

ความคิดเห็น • 67

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shukri waad mahadsantahay saciid cali muuse saciid naaquude waa suxufi aad Qaaliya ❤❤❤

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 6 ปีที่แล้ว +7

    Siciid waa nin Shaqo wanaagsan soo qabtay. Siciid you are a great Man

  • @waabarijama8389
    @waabarijama8389 3 หลายเดือนก่อน

    Maama shugri waad mahadsantahay

  • @mohamedibra9432
    @mohamedibra9432 6 ปีที่แล้ว +2

    Alla jecliyaa wariyeyaashi hore ee bbcda masha Allah Ilaahay wuxuu siiyay heybad waxay leeyihiin codad gooni ah mana hahakadaan masha allah caleyhum

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 5 หลายเดือนก่อน

    He’s a legend..

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 4 หลายเดือนก่อน

    VIVA SACIID CALIH MUUSEH ALCADANIY

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 5 ปีที่แล้ว

    Wariye saxafi saciid cali muuse wadani somali dhab ah iyo asxaabtisi hore inta dhimatay allaah ha naxriisto wariye Cawke somali dhab ah inta noolna allaah bad baadiyo 👍😂

  • @selayahayaniga2677
    @selayahayaniga2677 3 ปีที่แล้ว +1

    SAID ALI MUSE AND SHUKRI MOHAMUD AFRAH HOW YOU FEEL GUYS THIS IS ABSHIR NUR AYBAKAR !

  • @MuhudinAli-hp9wb
    @MuhudinAli-hp9wb ปีที่แล้ว

    Forza saciid cali muuse

  • @abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218
    @abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218 5 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gobanimo innsha Allah Dhamaan 🏆🍀❤️🏆🍀❤️🏆🍀❤️🏆🍀❤️🏆🍀❤️🏆🍀❤️🏆❤️

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi8070 5 ปีที่แล้ว +1

    S c w r wllshay shugri sln sare adiga iyo weriyaha aad waraysanaysaba waan idin slmy waa ubah you iskajir adunka mataqanaa x Mombasa Farxiyo Cabdikariin saxibted ma xisusataa

  • @nabadoonsoomaaliyeed6291
    @nabadoonsoomaaliyeed6291 5 ปีที่แล้ว +4

    Suxufi soomaaliyeed oo qiimo leh Siciid Cali muuse

  • @abdulkaderyousefaden7161
    @abdulkaderyousefaden7161 6 ปีที่แล้ว

    waxan ku xasuustaa African nation cup 1998 siciid ali muse BBC wagadugo burkinofaso Tv na ma jirin barigaa viva nigeria inkastoo cupkaa masar qaadey like iisaar hadaa wakhtigaa ciyaaraha BBC da ka dhagaysanjirtay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 6 ปีที่แล้ว +2

    Nin caan ah iga dheh

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 ปีที่แล้ว +4

    Bbc somali waxay qiimo lahayd markay ka warami jireen siciid cali muuse cowke cabdulaahi xaaji dal mar siciid faarax maxamuud cismaan sugule mustafe cabdi risaaq maxamed siraad iyo kuwo badan

  • @MohamedAli-dr4qb
    @MohamedAli-dr4qb 4 ปีที่แล้ว

    Wariye rug cada ah 👍

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 6 ปีที่แล้ว +10

    Idaacada biibisiida waa idaacad gumaysi laakiin ragii soomaray waxay ahaayeen rag dhaqan iyo soomaalinimo leh

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 6 ปีที่แล้ว

      Fagare Shikh Axmed nuur sax sax

    • @xarago1960
      @xarago1960 6 ปีที่แล้ว

      Fagare Shikh Axmed nuur ..waa beentaa

  • @ahmedomer4953
    @ahmedomer4953 3 ปีที่แล้ว +1

    Nasiibdaro Liverpool oo ku guulaysatay champions league iyo premier league adigoo daahinaya barnaamijkii ciyaaraha ee BBC da ayaan jeclaanlahaa.

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 6 ปีที่แล้ว

    Hada sheekh love Ayaa jooga iyo laba qof oo kale

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa nin wax badan og oo ka War haya ilamase aha in uu wax badan ka sheegayo.waxa uu ogyahay.

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 4 ปีที่แล้ว

    Saciid Cali Muse maskaxda Baraf ka haleel wadajir Somalia baa ku habaadhay kalideey manan habaa'n ninkaa

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 6 ปีที่แล้ว +5

    _ViVa ZuxuViH APdi Nour ZHeiKH MaXaMeD izXaaQ iNtaH taaGeertaH LiKe Ha LaY ZiiYoH_

  • @lunamud3143
    @lunamud3143 5 ปีที่แล้ว +1

    Shugri Salaan sare Ex iskuul banaadir.

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 ปีที่แล้ว

    Siciid waa nin wanaagsan oo wadani ah

  • @siidalimohamed9198
    @siidalimohamed9198 3 ปีที่แล้ว

    Sportiga markii aad ka tagtay ayan anna iska daayay dhegeysigiisa adiga & Aadan Sabriye Rome wllhi aad baad noo qancin jirteen.. Lkn markii loo dhiibay.... Mmmmm waan ka hadhay..

  • @abdikaafinuur6990
    @abdikaafinuur6990 6 ปีที่แล้ว +2

    siciid Ali muuse. isaga iyo ragii lamidka aha markay katageen waxay BBC meel cidlaha laba odday 80 jira aya haysta hada cidi ma dhagaysato .imsa wariya yaa katagay 1_ ABDIRAHMAN KORANTO
    2 ABDISAAM HARERI
    3 AMINO MUUSE WAHAKIYE
    4 AADAM NUUX DHUULE
    5.CAWKE ILLAHAY HAWNAXARIISTE
    5

  • @abdishakuurjimcaale3155
    @abdishakuurjimcaale3155 5 ปีที่แล้ว +1

    wareysi xiiso leh siciid cali muuse big salaan

  • @alimussa5560
    @alimussa5560 6 ปีที่แล้ว +2

    A gentle man,

  • @kayseduale8099
    @kayseduale8099 3 ปีที่แล้ว

    Siciid malaa xasuustaa ku yaraatee todabaadka iyo africa bbc da ayuu ahaae

  • @mohamedabdirahman6939
    @mohamedabdirahman6939 6 ปีที่แล้ว +7

    Nin culus saaxiib reer liverbool baan isla nahay odaygan hala ixtiraamo.

  • @ahmedsuldaan5692
    @ahmedsuldaan5692 5 ปีที่แล้ว

    Ragii ciro ka hiiliyey number one

    • @ibrahim-6261
      @ibrahim-6261 5 ปีที่แล้ว

      CIRO HABAR YUUSA cod keediu wuu helay Dadla kalana Boonvalo Ayayba uqabaan

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      Laaluush buu qaatay waa tuu ka cararay hargaysa

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 5 ปีที่แล้ว

    Wariyihii uuga cod macaanaa ee waliba uugu afsomali fiicnaa BBC wuxuu ahaa Siciid Faraax Maxamuud

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

    Ka waran hargaysa markii lagugu feedhay xarunta komoshinka

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 5 ปีที่แล้ว

    Idacadda been been company ( unfinish colony business radio)
    Udacadda una Giana somalida mana dhagrysan jirin qaxii ka dib ban dhagryatey ,
    Weriyahan ina cali muse salon sare , waxana ku kulaney xeraddii qaxiitiga ee untange , near mombasa ke.
    Salad labad
    Ex weriye shukri qeyloweyne ex somaliyv Mogadishu.
    Suluto tuti

  • @m.m.xiiray7511
    @m.m.xiiray7511 6 ปีที่แล้ว +1

    Saciid cali Muuse

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa faraha badan ee uu sheegay maa aragtaa?
    inta uu qariyay baa ka sii badan.

  • @muhudiinaliyuusuf244
    @muhudiinaliyuusuf244 3 ปีที่แล้ว

    Hhhh nin culus weyee

  • @ahmedkarshe666
    @ahmedkarshe666 6 ปีที่แล้ว

    said hadaladisa waxa kamid aha burburkii waxan jogay london waxan shaqale ka ah Bbc isago hadalka sii wata waxa uu yiri malintii siyad xamar ka baxay waxan jecladay inaan hees saaro
    hestiina nin xiliga mesha jogay ayan la tashaday ninkii iska daa buu igu yiri ana waxan ku adkaystay heesta inaan saro hestuna waxay ahayd hees digasho ka ahayd sida ku cad ereyada heesta oo ah hees qarami ah waxa kamid aha ereyada heesta WADIGAN KA LIITO LEXADU KU SIDATOO HADBA LAAN CUSKANAYOO MAXA LURAY NAFTADII
    DHAXAD LADNAYDOO SIDAAD AR LIBAX TAHAY TALABADA LARAYSEE
    ereyada hesta kadib said wax dhib ah siyad umuu gaysan isaga iyo qabiilkisa hayb ahaaana siyad iyo said waa kuwo an kala fogayn
    inkastoo siyad ay jiran cido lahayba oo dhib ka tirsanaya lkn an manta hadal hayn hadii dhib jiray
    intaa kadib siyad waxa uu ah somaliga kaliya ee xasuusan donto somaliyi wax badana qabtay
    koley waa adame o way jirta cid danbi uu ka galay ama wax ka tirsan karta wana astamaha masul kasta oo masuliyad qada muto
    lkn said ma mala oran kara siyad ma nabcayne cid ayuu iska gadaya dhegahana wax an jirin ugu shubaya hada said waxa uu madax ka yahay komistionka somaliland
    wana af hayeenka gudida sare
    marka isgoo soojidasho samaynaya si uu hargaysa jacaylkeda ku helo ayuu sharafkii iyo herkii somali uu ka jogay caloshisa dhafsaday
    said qof maha aburan waa caloshisa u shaqayste cado qate ah inuu nin lita yahayna bal arag halka uu cuno ka radshay iyo ereyada uu ku baryo tagay

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 6 ปีที่แล้ว

    Barnaamijka sportigana caan buu ku ahaa

  • @hibaaqlibaax2108
    @hibaaqlibaax2108 6 ปีที่แล้ว +1

    Sheeybaarkii boostada kasoo horjeeday ee cirraweeyne baan kugu arkijiray adiga oo kashaqeeya bandhigga raadiyoowgga baan oggaa dumaashi

  • @abdirahmancajiib0
    @abdirahmancajiib0 6 ปีที่แล้ว +1

    Doobis xumaa waxa. Saan qofka camera looguma soo dhaweeyo shit.

  • @aminakhalif6759
    @aminakhalif6759 3 ปีที่แล้ว

    q

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 5 ปีที่แล้ว

    Sawirada markuu sharaxayo kaamiramaan jaahilsanaa wuu dheereeyey waxba lalama socdo

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 4 ปีที่แล้ว

    In Sheikh isxaaq, ina Sheikh Nuur Xussen, in Sheikh Shariif Sheikh Aweeys, ina Sharif Sheikh Xasan barakan ,Sheikh Murjaan iyo kuwa badan oonan la soo joogo Karin maxaad u dhexmeeretsatan intaba wa maxluuq Allah soo xaq u malihi xur iyo nolol wanagsan ka joog Somalia

  • @ahmedkarshe666
    @ahmedkarshe666 6 ปีที่แล้ว

    caloshisa u shaqayste
    dadka somaliyed qof macno leh u haysteen
    bal arag waxa uu ku hadlo

  • @mahadow1
    @mahadow1 5 ปีที่แล้ว

    BBC waa reer waqooyi iyo suubis

  • @aliHasan-zg2ps
    @aliHasan-zg2ps 6 ปีที่แล้ว

    Nin ushaqayn jiray gumaysigii nagu so duulay iga dheh magac iyo taarikh midna malahan. qol yar oo BBC lufluf layiraa ayay noo xayeysiin jireen there are all spy

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 6 ปีที่แล้ว +2

      ali Hasan
      Kuma aanan fahmin ee personal attack jooji. Aabihi Ali Muse aya badmareen aha. Wuxu ka so jeeda qoys ilbax ah, ninkani wa educated
      Weliba ku cadcad. Dawladda dhan ayaad biliqaysten markas hal wereye qudhi la'adihin!. Ka waran haddi Ali Hadhaadhena walaashi dhashay? Abwan Saeed Saleh Ahmed Sugulena ninkan abti u yahay to recall a view.

    • @aliHasan-zg2ps
      @aliHasan-zg2ps 6 ปีที่แล้ว

      M Abdi isku qabiil miyaad tihiin maxa ka galay personal attack wa af dheer tahay qof adan agoon laguma darsado sheeko

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 6 ปีที่แล้ว

      ali Hasan
      Warninyohow meesha cay uma anan so gelin ee hadda wixi hortaada yimaadaba hadaad wereer ku tahay de sidaada iska ahow. Meesha social media oo aniga geed isugu nimid oo kale ee buniadamka si fican ula macaamil.
      Meeshan ninku wax qoro ama comments qoro aya dadku fahmayan guriga u ku koray. Dood waankula geli kara lakin caydo waxa ka timaada qof aan masuul ahayn

    • @Bil521
      @Bil521 6 ปีที่แล้ว +1

      Ali hassan soomaalidu waxay tiraa bido inta aadan bido odhan ayaa ay bido ku tidhaa hadalkaaga waxaan ka bidhaansaday in qudhaadu ay bahashu ku hayso bbc na baryo waa ay sharfanayd marka dib isugu laabo insha allaah hadee hadii aadan rabin in waxaad qorto lagaa daba qaato comment ga iska dhaaf .....

    • @fatmaali4968
      @fatmaali4968 5 ปีที่แล้ว

      @@Onceuponatime-f7h Abwaan siciid salax iyo Ali xaraare iyo Siciid isku qolo miyaa Isaaq miyaa mase waa Cid kale

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 6 ปีที่แล้ว +1

    KAN, RUFIYAAN AYUU KA, AHAAA, ISAGA IYO WALAAKIIS, BBC DA, YUUSUF GARAAD AYAASE RUFIANIMADOODA CAGTA, KASAARAY, WAX SHANKAROONLAND, LAYIDHAA BEEY ISKU DAYIJIREEN, IN AY, KA, ABAABULAAN, BBC DA AFKA, SOMALI, WADANI MAAHAN, WAAA QAAIN LABA WAJIILAA, MAXAAD KA, WAREEYSANEEYSAA, TAARIIQDIISA WAA MADOW!

    • @wiilkajecelsomaliland472
      @wiilkajecelsomaliland472 6 ปีที่แล้ว +1

      Amy Fadi faqashyahay QdW yusuf garaad hawiye iyo daarood oo dhan ayaa uga tagey BBC hadana somaliland ayuu taagera yusuf garad

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 6 ปีที่แล้ว

      Hodan WAhbi shankaroon land miyaa jirta

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 6 ปีที่แล้ว

      Wiilkajecel Somaliland 1957 ayaa la sameeye markuu yuusuf garaad qabyalista ah maxaa jooga kala cararay allee cag ma dhige waa nin fiican

    • @sakariyeyaasiin5260
      @sakariyeyaasiin5260 5 ปีที่แล้ว

      Ninkani ma siyaasi ma saxafi waa laba is diida

    • @sakariyeyaasiin5260
      @sakariyeyaasiin5260 5 ปีที่แล้ว

      @Abdi Sh Gaab taasaa run ah