English waa lagu bartaa kan carabiga kubaxo xataa laakiin waxay kala yihiin carabi iyo luuqaat carabiga carabi ayuu kubaxaa luuqada English waa lagu dhigaa kan luuqaatka ladhahana maths science computer iyo maadada English English ayay kubaxaan inta kalana carabi waxaan rajaynaa inad fahantay
Aww walaal please 2 suaal ayaan wataa mida koowaad lacagta school ka dollar meeqa ayay ku noqonaysaa tan labaadna ma sanadka dhan baa mise 3dii bil please iisoo jawaab adoo raali ah
Abayo fardowso wa mahadsantahay sida wanagsan o aad akhbaarta noogusogudbiso abayo waxan ahay hooyo hada rabta inay usoguurto masar muqdisho ban kasogurayaa waxbarasho baan usodonan ilmo yaryar ban haystaa 6jir iyo 4jir baan urabaa markan imaado insha allah visaha hada ixaraysan marka ma dugsiyasha qur .aanka bas ba lahelaa mise kuwo iskujir ah o school iyo dugsi ah ilmaha yaryarse imisa lacag ah Bay waxkubarankaraan ❤❤❤❤
Wcs jasakalah qayr Abayo lakin ilmaha English language waxkuso bartay Quranka yaqan dib Miya loo celinaya mise halkooda ayey kasii wadanayan iso jwb please
Sister wa ku mahadsantahay video soo dhigto Lakin hadaa somali nahay wadan ajaanib hada joogno inaa isku dhownahay jecelnahay somalida kii guri qaali dagan iyo Kan guri raqiis dagan waxay jecelyihiin inay xaafahooda isku dhowyihiin hada wiil youtube soo dhigay waxu na tusay sida taasic iyo caashir oo kala ah ah xaafado mid qurbaha somalida iyo mid dadka raqiis raasinaya Lakin isku dhow oo somali degantahay.. marka sister xaafadaha somalida dagto ama kuwa qaaliga ah reer qurbo ama kuwa dadka somalia ka yimid dagan ba tus.. taasic iyo caashir wa isku dhowyihiin . Xaafado aad qof somali ku arkeenin aniga ma jecli . Mida kale ganacsi sida eastleigh Nairobi somalida masar ma leedahay dadka xaafada caashir dagan ma wada arday ba?
Asc. Fardiwso aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay warbixintaada wanna kaaga mahadcelinaa wlshy lkn half suaal labadan dalad er waxbarashada azhar iyo tarbia tacl. Ma af carabi kaliyaa ku baxdaa duruusta oo dhan mise English waa laguna bartaa.
English waa lagu bartaa kan carabiga kubaxo xataa laakiin waxay kala yihiin carabi iyo luuqaat carabiga carabi ayuu kubaxaa luuqada English waa lagu dhigaa kan luuqaatka ladhahana maths science computer iyo maadada English English ayay kubaxaan inta kalana carabi waxaan rajaynaa inad fahantay
Wcs walal mahad sanid
Wcs. Wlshy fardowso luuqaadku kuwa kale oo gaar ah miyaa mise azhar iyo tarb.tacl. ayaa leh qaybtaab maths,science and English subjects ah. Waayo adigoo iga raaliya waxaan ugu soo celinaayaa labadan daladoid ayaan rabaa. Ilmahaygana labada luqo waa iskugu mid shool hargeisa ku yaalo oo drive ah ayay dhigtaan quraankana waa ok. Thanks, fardowso wlshy. Ducadaada oo kaliya ayaan la iibsan karin iska dhaaf info. Kale jizakaallhah my sis.
Aww walaal please 2 suaal ayaan wataa mida koowaad lacagta school ka dollar meeqa ayay ku noqonaysaa tan labaadna ma sanadka dhan baa mise 3dii bil please iisoo jawaab adoo raali ah
900 dollar ilaaya 1000
Waana sanadkii dhan
Wcs abaaayo masha Allah jazaaka allahu kheer
Gurigaas aadka u weyn oo quruxda badan 3 poqol miya masha allaah wlhi waa raqiis masar
Mansha Allah
Xabiibti mahad sanid
Masha Allah waye abaayo yalagala xiraaya
جزاك الله خير
Asc walal fardowsa aad baan u danaynaya inan kula soo xidhiidhe xageen kaala soo soo xidhiidha jazakalaah
Fardowso gurikan hada ma bananyhy waan rabaa
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اختي
عجبني المنزل هل لديك رقم لكي اري للمنزل واستاجره
Guuriga yalagala xiriirya abaayo adigo raali ah xabibti
Dabaqa 8 waayay xabiibti
01145166632 wiilkaas kala xariir
Jasakumalaah qeyir abaayo
Abayo fardowso wa mahadsantahay sida wanagsan o aad akhbaarta noogusogudbiso abayo waxan ahay hooyo hada rabta inay usoguurto masar muqdisho ban kasogurayaa waxbarasho baan usodonan ilmo yaryar ban haystaa 6jir iyo 4jir baan urabaa markan imaado insha allah visaha hada ixaraysan marka ma dugsiyasha qur .aanka bas ba lahelaa mise kuwo iskujir ah o school iyo dugsi ah ilmaha yaryarse imisa lacag ah Bay waxkubarankaraan ❤❤❤❤
asc wllo wadku mahadsan tahay sida fiican ee aad nogu sharaxday jasajallahu khayran awladana ilaahay haku xiftiyo aamiin wllo baby9 months ah ma siyaan irabada jadeecada iga jahil sar sida wadamada kale way siyan marku gaadho 9bil ta jadeecada
Haa walal
Guriga aan u baahanay plz
Guryaha cusub Armajo laguma sameeya Miya oo adaa sogadanaya
Fadlaan tel kagaa manosoo qoorii kaartaa
Wcs jasakalah qayr Abayo lakin ilmaha English language waxkuso bartay Quranka yaqan dib Miya loo celinaya mise halkooda ayey kasii wadanayan iso jwb please
Abayo setahay
4 bedroom wa meeqa kirada
Thanks❤❤❤
Lanbar please iisooqor
Somalida guryo maku leeyihiin masar ? Ganacsi maku leeyihiin qaahira? Masawir guud nasii.. dadka inii lasoo dhoweeyay waxa lagu garta Ganacsi hadii fourteen? Guryo iibsadeen.
Haa guryo waa kuleeyihiin iyo ganacsi aan badnaynin
Asc
Abalyo ok anbar kaga se uhelaa
Snapchat iga soo xariir waa Fhashi49
Allaahuma aamiin Hubby
S.m
Guriga ma isagoo alaab oolin bu yahay 300$? Waa qaali aniga waxan daganahay mid gurigan la mida alaab taalo for 300$
Xaguu kuyaala walal ma qaahira
@@aminayusuf823 haa
Masar miyaa gadaganyahay. Abyo guri kan mid la mid ah oo laabto. Mise ?
@@fartunabdullahi4697 ma fahmin qoraalkaga abayo
Sister wa ku mahadsantahay video soo dhigto Lakin hadaa somali nahay wadan ajaanib hada joogno inaa isku dhownahay jecelnahay somalida kii guri qaali dagan iyo Kan guri raqiis dagan waxay jecelyihiin inay xaafahooda isku dhowyihiin hada wiil youtube soo dhigay waxu na tusay sida taasic iyo caashir oo kala ah ah xaafado mid qurbaha somalida iyo mid dadka raqiis raasinaya Lakin isku dhow oo somali degantahay.. marka sister xaafadaha somalida dagto ama kuwa qaaliga ah reer qurbo ama kuwa dadka somalia ka yimid dagan ba tus.. taasic iyo caashir wa isku dhowyihiin . Xaafado aad qof somali ku arkeenin aniga ma jecli .
Mida kale ganacsi sida eastleigh Nairobi somalida masar ma leedahay dadka xaafada caashir dagan ma wada arday ba?
Maya
Wa guri somaliyeed maxaa ula jeeda ma qof somali mulkiila ka ah hadi wali la dagin cusub yahay.
Qof soomaali ah ayaa leh