DEGDEG XABSIGA DHEE OO WEERAR LAGU GALAY MUQDISHO (3993)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 38

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 26 วันที่ผ่านมา +6

    ILAHAYOW n'a amaanso 🤲🤲🤲 ilahay na dhaafi xasan iyo kooxdiisa 👍😭💔

  • @shukrifarxan8065
    @shukrifarxan8065 26 วันที่ผ่านมา +5

    Dad Ilaahay cadaab u diyaariyay cid ka celin karta malaha tubtii ay kutagi lahaayeen ayey marayaan Rabbi Talo ku filan

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 26 วันที่ผ่านมา +4

    Hadi la xukumay maxa lotogan wayey waa ku tala gal

  • @mahadali1052
    @mahadali1052 26 วันที่ผ่านมา +4

    Mansha alah macalin duukanka aad furatey mabruuk

  • @user-ky7gs8js6h
    @user-ky7gs8js6h 26 วันที่ผ่านมา +2

    Cws macalinka lugeeye ilaahay ha ku xifdiyo

  • @RahmaBanooda
    @RahmaBanooda 26 วันที่ผ่านมา +2

    Taliye shub Beydhabo ayuu ku mashquulay xaqii Beydhabo ayaa ka soo baxay jaajuuska, shaqadiisu illaabey

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 26 วันที่ผ่านมา +1

    laba shabaab waa wada shaqeeyaan adeer warku waa cadyahay macalinoow

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 26 วันที่ผ่านมา +1

    Aden khatar weeye

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 26 วันที่ผ่านมา +2

    Sheega dee

  • @hfg2420
    @hfg2420 26 วันที่ผ่านมา

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @ShariifNahar
    @ShariifNahar 26 วันที่ผ่านมา +1

    Maxbuus xiran sidee hub ku Helen

    • @sedson02
      @sedson02 26 วันที่ผ่านมา +1

      Hubka waardihu ka faramaroojiyey .

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 26 วันที่ผ่านมา

    Ninkan ma ugaandhees baa afsoomaali ku hadlaa malaha intuu joogay ayuu luqda bartay

  • @bby6
    @bby6 26 วันที่ผ่านมา +1

    War meshan dowlad kama jirto wa mooryan iyo inti caqliga yareed ba isugu hartay qof walba asalkisu u noqon mooryaan nimadoodi bay unoqdeen reer muqdisho brother

    • @AbdirisaqMahamud-lc4gw
      @AbdirisaqMahamud-lc4gw 26 วันที่ผ่านมา +1

      Ciil qaboow cadaabta gal😂 dowladaada bal noo keen aan aragnee

    • @bby6
      @bby6 26 วันที่ผ่านมา

      @@AbdirisaqMahamud-lc4gw ya axmaq 34sano ba dal dhisan lagaga tagay wali waxad ku mashquul san tahay qabuure faagid iyo bililiqo ma kortan caqli diina maba lihidin xalal iyo xaaran wa isugu ka mid dowladnimo ahel uma tihid a wa okay hadaad so celisaan dadki wadi jiray ba wadaya in ad hadasho kuma banana

    • @AbdirisaqMahamud-lc4gw
      @AbdirisaqMahamud-lc4gw 26 วันที่ผ่านมา +1

      @@bby6 dadka wax beey dhiseen aad leedahayaad waa kuwii somali kala geeyey maatada dooxay xukun jaceel dhaafsaday dal iyo dad iyago tanaasulikara yiri cadkanoow kucunay ama ku ciideeyey marka musiibo kahoreeysay majiro digteytarkaas taariiqda meelxun ayuu uga jiraa sidii loogu dhiibay looguma imaan

    • @bby6
      @bby6 26 วันที่ผ่านมา

      @@AbdirisaqMahamud-lc4gw adi waxad u egtahay qof maangab o wuxu ka hadlayo an garaneyn o iska hadal un uhadlaya qabuire faagti dal xaraashe jilicsane miyu aheyn kaapa mooryan miyu istahila ama adi waxad tahay qofshaday after 1991 wa Gen zee ama generation of zero ama wax xun iyo fiican makala garaneysid Mr iska hadlaye

    • @AbdirisaqMahamud-lc4gw
      @AbdirisaqMahamud-lc4gw 26 วันที่ผ่านมา

      @@bby6siyaad bare wuxuu lamid yahay habartii saliga falkisay aroortii kadibne casarkii dib ufufurtay waxa fcn uu siyad bare qabtay isheeg aan ka eheyn dad culumo caruur iyo haween lalaayey inta yar uu dhisay waxaa kabadan halaagii uu dhaxdhigay somali cuqubadii uu galay ayaa ilaa iyo hada nalaga jarayaa rajeem faasid ah ayuu ahaa qabuuro laqodo ninkii jideeyey waa isaga if iyo aaqiro (remember )

  • @sedson02
    @sedson02 26 วันที่ผ่านมา +1

    Marka la dhowri waayo xuquuqda maxaabiista , cadaaladana laga fogaado waxano kala dhaca.
    Maxaabiisto xuquuqbee leeyihin .

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 26 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂

  • @sedson02
    @sedson02 26 วันที่ผ่านมา +1

    Sayid looma socdee taliye Shub aya loo socda .
    Waxkasto dhaca qabyaalad aya kadhex raadisa eelaay yahow beenta badan .

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe 26 วันที่ผ่านมา

    Hasan munaafaq government cid noolaaneysa ma jirto unukaa leh 😂😂😂

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 26 วันที่ผ่านมา +2

    Dadka isku dirkooda iska dhaaf Qabri yaa ku sugaayee

  • @alisha33.
    @alisha33. 26 วันที่ผ่านมา +1

    Xabsiga waxa dadka ku dila ee dulmiga ku hayo waa adinka raxnwayn iyo abgaal

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 26 วันที่ผ่านมา +3

    MayMay dulliyow Isaaq maahe hooyada ayaa tidhi Allow dhagax keen

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p 26 วันที่ผ่านมา +3

    Qabyaalad iyo qurun ayaad ka shaqeysaa

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 26 วันที่ผ่านมา +2

    Dhagar qabayaal farmaajo iyo al shababab ah ayaa ka shaqeeyay

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 26 วันที่ผ่านมา +1

      Farmaajo miya xamar kuugu yimid ya dameer abgaal😂

    • @abdiali4991
      @abdiali4991 26 วันที่ผ่านมา

      Farmajo ayad kuu qarwaysa inte jooga asaga moryan ba mesha haysta