ANSIXINTA DOORASHOOYINKA SOOMAALIYA (4183)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 88

  • @RRAREEWING1
    @RRAREEWING1 หลายเดือนก่อน +8

    Qof iyo cod Farmaajo waan u ogol nahay

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn หลายเดือนก่อน +3

    Raxanweyn gob gob dhashay.

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 หลายเดือนก่อน +2

    Caaawa Topic ugu Fiicnaaa Weeyi Murrayda Koonfurgalbeed somalia 🇸🇴 SMC🎉❤

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w 29 วันที่ผ่านมา

    SMC intarnational media hoyga runta iyo xaqiiqooyinka

  • @muqtaarcabdalla8110
    @muqtaarcabdalla8110 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhaan waaa Munaafaqad hala qabto Waana beenley

  • @jammane3880
    @jammane3880 หลายเดือนก่อน +1

    Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun
    Sxbow nin wargal ah oo dad badan la socdaan baa tahay lakin fadlan kelmadaha ama maahmayaha aad Akhlaaqda islamka kuma jirte jooji oo ilaahay ka cabso kumanaanta aan ka mid ahay er subscribers kuu ah ixtitaam oo wax la hadh

  • @QCiid
    @QCiid หลายเดือนก่อน

    In ay jirto rabitaan siyasadeed (political will) wadar-oggol ah dhammaan saamilayda siyasadda (all stakeholders).

  • @toosin
    @toosin หลายเดือนก่อน

    Lama yeelayo caqlixumo kale, in masaari la keeno Soomaaliya, wax ay soo kordhinayaan ma'laha ciidamo Masari ah. Iney dhaawac ay gaarsiiyaan, maahinee Nabada hada la haysto.

  • @halimaali653
    @halimaali653 หลายเดือนก่อน

    As I’m disgusted to listen to this kind of scam!! Sorry my friend to leave you!!

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 หลายเดือนก่อน

    African Africa ka yimid baa taga oo dhaqaale u gala

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 หลายเดือนก่อน +1

    Haaaaa waa jiraa cotgaaga

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. หลายเดือนก่อน

    34:00 Waaba Qalad dhulkaaga Soo gado. Waa Xaaraan-nimo taa. NABAD LAAAN BAA DHULKA LOOGA CARARAY. KOLKII NABAD LA HELONA. DHULKAAGII WAA QALAD INAAD GADAAL U GADATIT.
    QALADKA WAA BA LACAGTA LA SIIYAY. MA AYADAA LAHEED. 8NTAA OOSANO BEEY GANACSI KU WADATAY. AYADEEY AHEED IN WAX LAGA QAADO, AMA EEY SI EDAB LEH UGA GUURTO, IYO 🙏Mahad celin.

  • @cusmaanjugeyste418
    @cusmaanjugeyste418 หลายเดือนก่อน

    Waa jiraa codka waliba si aad ah

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. หลายเดือนก่อน

    55:34 8KRAN TAHLIIL. HOOYADEED baa ba yaabtay.
    EEBE wuxuu dhahay. GAR-HA QAADIN ADIGOON LABADA DHINAC IYO MARQAATIGOODA WAREEYSAN.

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro หลายเดือนก่อน

    Damal jidid iska hadlow ilma igare 😂😂
    Horta xgeey xukuman xgeese u yaqanin dalka Somalia

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 หลายเดือนก่อน

    ilmha xagee jogaan in laqarxiyo iyo inmtahriibtay

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 หลายเดือนก่อน

    ASC wll Adan . Walahi yes waad sheegtey . Weleen kuwaan Dowlada meel xuun ayey kuwadan 😢that way ey u keneen Askarta masarida iney dadka ku gumadaan. Somalia 🇸🇴 Allah u maqaan😢

  • @mohamudaden1375
    @mohamudaden1375 หลายเดือนก่อน

    Summacaddeeda, tan reerkeed ayey ku ciyaarte

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 หลายเดือนก่อน

    Naagtaas waa eey waana beenleey Digil iyo mirifle maay noorati ma ahan

  • @mkzizkozak3447
    @mkzizkozak3447 หลายเดือนก่อน

    Asc macalinka isku soo duub waqti dheeraysi waaye

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv หลายเดือนก่อน +3

    Asc macalin adan

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 หลายเดือนก่อน

    Sidii magac ayeey ula baxaan shiikha

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. หลายเดือนก่อน

    1:03:54 Yaa kale.
    Habartaa bartay..
    Buuqii Cadaado beey daawatay, Laga yaabaa,

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 หลายเดือนก่อน

    Cod waa jirah. Waa beentpda

  • @YaxyeSiidcali
    @YaxyeSiidcali หลายเดือนก่อน

  • @toosin
    @toosin หลายเดือนก่อน

    Lama yeelayo caqlixumo kale, in masaari la keeno Soomaaliya, wax ay soo kordhinayaan ma'laha ciidamo Masari ah. Iney dhaawac ay gaarsiiyaan, maahinee Nabada hada la haysto. Caruurta Afduubka u haystaan Alshabaab, mey rabaan iney xasuuqaan. Badbaadin aa loo baahanyahay, in wax la laayo, wax leys lee kordhineysaa.

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 หลายเดือนก่อน

    Damu Qashan Matoor Habergidir Amin jeesow meel koonfur galbeed aheen miyaa u diri kartaan

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 หลายเดือนก่อน

    Adaa yumid dhalay anagu.1991 baanu nimid

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 หลายเดือนก่อน

    Damuljadiiid waxaaay udhaqmayaaan si ay matalaan Dad aaan Joogin Somalia 🇸🇴
    Qawmiyad kale ayey Damuljadiiid iyo Golihiiisu matalaaan.
    Balse kwrn mcalim aadenow Haddey Pass gareeyaan Labad Gole Eee Sharci dajintuna saw
    Noqon mayso Qof iyo Cod.
    Bal aaan sugno waxaaa Hadheyba wakhtigu waa dhawyahye insha Allah🎉❤

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn หลายเดือนก่อน

    Muuuuuuuuqdisho 2 sano oo hadda ka bilaabmatay, walleye Caasimadda Somaliyeed bmaa sii noqon doonto,tàa isaga qor.

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. หลายเดือนก่อน

    1:14:27 Camal noo.
    Dan bi waaye

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv หลายเดือนก่อน +1

    Waa sheeko usub weye dee 😂😂

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay1097 หลายเดือนก่อน +1

    May 15 2026 arkayna haddi waji xun yashan foosha xun inay sii joogayan. Hadda qaadii bilaa ka joogan. Walahi one second kuma darsan kartan 😂😂😂

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w 29 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk kkkkk kkkkk

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 หลายเดือนก่อน

    Waa isku dheesheen

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn หลายเดือนก่อน

    " Ogin uno per se' E' Dio per tutti" Sidaa ayey u eg yahay, Somalia waxay noqon doontaa, Gobolo yar yar oo qaar Kenya hoos fadhiistaan ,qaarna kalana Ethiopia hoos fadhiista, tii Allah waa gooni.

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 หลายเดือนก่อน

    Cod waa jiraa

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 หลายเดือนก่อน

    Asc jimco wangsaan

  • @user-lp3tq5dn2z
    @user-lp3tq5dn2z หลายเดือนก่อน

    Wasiiro lasoo handaday wasiiro hadduu warka diido la leeyahay shaqada ayaa lagaa ceerinayaa la leeyahay wax uu saxiixi karo ma jirto sharci definitely sideedaba eaxaa leh baarlamaanka kaliya howshaas wasiirada uma taalo damujadiid yan idinma so one-shot caqliga ha shaqeeyo meesha moxog iyo waambo laguma gadayo subxaana laah

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 หลายเดือนก่อน

    War waxan hadda ayaan ba nacnay nacaldda ee may dadka ka hor wareegaan inta madaxtooyada loogu daadan!

  • @abdidegan8452
    @abdidegan8452 หลายเดือนก่อน

    Farmajo guuleyso inshallah sonoqo ado nabada

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. หลายเดือนก่อน

    46:34 Waa waxa lagu garto. Munaafaqa. Dhaqanka Kofka iyo hadalkiisa baad ka fahmi. Inuu munaafuq yahay..
    ILAAHOOW MEEY CIDAADII OO DHAN KU DHINTAAN, LAGUUGU NA COOGO. GURI AADAN LAHEEN. MAXAA KA GALAY KII GURIGA LAHAA DHIBKAAGA.
    AAGA KA GUUR, AMA KIRADA ISKA BIXI, BAXNA MARKII LAGU DHAHO, ISKA BAX. XAQNA WAA U LEEDAHAY, 2BIL INUU KUU QABTO AMA 1BIL.
    SOMALIYA MUNAAFUQ BAA MUNAAFIQIIN XAARAAN KU KORIYAY. CARUUR XAARAAN NA, AMAAN LAGAMA HELLO, XATAA GURIGAAGII, KAGAMA JIIFAN KARTIT.

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w 29 วันที่ผ่านมา

    Wax shaqeyhaaya maha waxaan eey malmaluuqayaan

  • @mohamudaden1375
    @mohamudaden1375 หลายเดือนก่อน

    Kaarkii deni ayaa laxoqon rabaa

  •  หลายเดือนก่อน

    xukuumad xeer ma ansixiso ee waxey leeyihiin soo jeedin hindisa sharciyeed, ansixin xeer iyo sharci dajin waa howsha golaha shacabka.

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 หลายเดือนก่อน

    Caruurta abgaal ayuuh ku babinayah. Dharbaxadii heblay calasow

  • @maxamedadamcabdi8496
    @maxamedadamcabdi8496 หลายเดือนก่อน

    Dad Shan doolar la siyo lama weeynayo

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 หลายเดือนก่อน

    Xasan xoolo. Hub aruursigah wado . Dagaal ayaad radineysah. Xamse xoolo xoolo, xoolo wado

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. หลายเดือนก่อน

    52:07 Odayadaa ka daran.
    Ficil xaaraan ah beey ku kaceen. Odayadu.
    Gabartaana kama Duwana.

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 หลายเดือนก่อน

    Axsan saas

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn หลายเดือนก่อน

    Qoowl rageed.

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 หลายเดือนก่อน

    Xisbiyada away

  • @mohameddaqane
    @mohameddaqane หลายเดือนก่อน

    Aden waan ku salame

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 หลายเดือนก่อน

    Nagtan salbalar ayey carur u dhashey

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 หลายเดือนก่อน

    Usheek tuugada khabiil walbey leeyihiin horgalada aniga xawaadlaan ahey dumaashi dad badanaa akhaanaa hogalo ah damuljadiid iydabdhilifkooda nacalaa kutaal

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u หลายเดือนก่อน

    Abti. Ninkeeda. Waa. Habar. Gidir waaye. Ayaa. La. Iigu. Dhaxay. but. Iam. Not. Sure. Abti

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 หลายเดือนก่อน

    Dadku.waa shaqaystaa hada .sudii hore ma aha

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 หลายเดือนก่อน

    Noolow dumaashi cadawgaada hajabo mundane

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 หลายเดือนก่อน

    2 kabadan adaa isu qaba

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 หลายเดือนก่อน

    HADHA HADHA CAADIYA WEEYE😂😂

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. หลายเดือนก่อน

    24:04
    4 , 5.
    #1 Darood.
    #2. Raxanween/Maay.
    #3, Hawiye.
    #4 . Dir.
    ,5 Inta kale .
    Lakiin Diintee baa Qortay ? In saa wax loo qeebiyo?.
    Xoolaha xataa saa kuma dhacaan.
    4.5 Waa Fikir kufaar Xaraan ah. Dadkii 4.5 la yimid?. Waa Kufaar Diinta ka baxay, Oo Fircooniyiin ag.
    Ma Q9fka kala Saarka Qaranka, Iyo Kala Xaquuqda, Raba inuu Qaran ku xukumo?. 🤔 Sidee buusan Qofkaa Ama Dadkaas? Eeysan Kufaar ku aheen.

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn หลายเดือนก่อน

    Somalia waxay kala tagaynaa 2026 ka.

  • @khadraali9602
    @khadraali9602 หลายเดือนก่อน

    Asc adanow naagta waa dalumad xaran cun ah madakale Ninka guriga iskaleh waa nacas ayu,ahaa waayoo in uu dhiibo 2000 waa wax la yaab ah

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w 29 วันที่ผ่านมา

    Booli xalaal ma noqoto

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 หลายเดือนก่อน

    Taas waxaa kuxigidoonta Dadka Dibadaha waxloogasoidiro ineey bixiyaan Canshuur Masaariifbadan wey nusqaamindoonaan Amar Alle laakiin❤️👏

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. หลายเดือนก่อน

    55:56 🤔.
    Sidee bee Qabiil ahaan, loogu beegtay. Ninka Gutiga lahaa, Haduu ku Qabiil yahay, Gutigiina uu Gaday?.
    Halkaa baa ba beenta ka gara.

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkķllklllkkkkkkkkkkkkklkkllkķlmlmmmmmkkkkkklklll waleee xaalku waa hadha hadhaaa

  • @zainabsulman3881
    @zainabsulman3881 หลายเดือนก่อน

    Waxoodu qar iska xoor

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w 29 วันที่ผ่านมา

    Nin walba oo tuug ah oo khaain ah Horgal ah
    Qabiil ma matalo xawaadle waa dad wanaagsan oo sharaf leh marka laga reebo
    3 dexda shaydaan ee
    Wariye farxaan
    Sunta sanbaloshe
    Iyo Xoolo muse cabdi xayuuke..?????

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. หลายเดือนก่อน

    17:10 Doorashada Galmudug ama Kismaayo AMa Maay maxaa u xilsaaray. Xasan Shiikh iyo Dadkuu wato. Sa4ci DF maba ahee.
    Haduu Qaladkaa galay na, Muxuu Punt-land na iyo Hargeeysa na Dad-baan u dirin, Baarlamaanka Xamar aan ka doorto.muu dhaho.
    War waxaan Anakoon Doowlad aqoon, Baa Sarciga Diiwlad-nimo ka baddina. Damul-Jadiid.
    Doorashada Gobalada, Waa in looga danbeeyo, Dadka Xukunka u haaya Sida. QOOR-QOOR/LAFTA-GAREEN/A MADOOWE & DANI.
    WAA hadii Shacabku wax dooranayaan..

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 หลายเดือนก่อน

    Been badanaa Dalka ayaga ka yeliyaan caaway maa Garoowe ayay doorasho ka dhigi karaan mise kismaanyo hadday dadaal kasto ay sameeyeen cid Digil Iyo mirifle iyo Biyamaal aheen miyay isbaaro u dhigan karaan

  • @user-iq9zr3xc8f
    @user-iq9zr3xc8f หลายเดือนก่อน

    نعظعف

  • @user-fh9we3np3s
    @user-fh9we3np3s หลายเดือนก่อน

    😂habargidjr beý la biyo cabtayhabartani
    I

  • @zainabsulman3881
    @zainabsulman3881 หลายเดือนก่อน

    Firstly, Maxaa udiyaarsan oo ay foorasho Qof iyo cod ku gelayaan.
    Secondly, waa shirqool la doonayo in ay dadka ku gumaadaan!

  • @silverloola726
    @silverloola726 หลายเดือนก่อน

    Laba xeer oo danulah Xasan Garguurte

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. หลายเดือนก่อน

    0:50 Farmaajo maxaa looga diiday.
    Hadii eey Shacabka u daneenayaan. 4sano kahor, Maxeey u Garab Qaban waayeen Ninkii Hadalkaan dhahay.
    Waxaan Walaahi, Waa Jaahiliin. DIINTA ALLAHA IGA SAARO. WAA baa ba. Asagoo Sidii Caruurta inuu u ooyo. Baa ka fiicneed. Waxaan oouu nooga dhigaayo. Wax eey hada ku fikireen, Iyo In Shacabka lala jirro.

  • @Ilyas-zd4rv
    @Ilyas-zd4rv 28 วันที่ผ่านมา

    ☝️😡REER K00NFUR GA. L00MA QABSAN KAR0, 👇🫤AADAN⁰w GABADHAN DANBIGEY GASHAY. w'xaan Waliba HUBAA💯% (ineysanba REER K.G. 0GEYN Iney N00SHAHAY)👈☝️😡✍️👀🧠 📘📃📗

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 หลายเดือนก่อน

    Dhaagtu tuug bay aheed

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk beenale Beenale cayarta ka daaya umada Somaliyeed. Xasan shiekh. Dorashadas waxay ku qabsanayan mafaxtoyada. Meel kale ee kua taliyo ma jirto.

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u หลายเดือนก่อน

    Abti. Ninkeeda. Waa. Habar. Gidir waaye. Ayaa. La. Iigu. Dhaxay. but. Iam. Not. Sure. Abti

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 หลายเดือนก่อน

    Dhaagtu tuug bay aheed