Maasha allah shiikh shariif allah haku xafido ninka umul ahna wow u gafay nabigena scw umul gaf aya ka dhacay allah cafis haka dalbado lisanka bili, adamka aya ugu badan intow ku nar tago marka umul waxan lisankaga ka adkaaw
قال تعالى()إن الذين يؤذون الله ورسوله لعنهم الله وأعدلهم عذاباأليما(إن الذين يؤذون المؤمنين والمؤمنات فقداحتملوابهتاناعظيما)allah qurankiisa waxa uu ku leeyahay (kuwa dhibaya allah iyo rasuulkiisa alle waa uu lacnaday oo naxariistiisii ayuu ka durjiyay wuxuuna u diyaariyay cadaab xanuun badan oo jirka xanuunjiya) waxa uu kaloo yiri(kuwa dhibaya raga mu,miniinta ah iyo gabdhaha mu,minaadka ah waxaa xaqiiq ah iney xambaareen been abuur ween)
Bismilaah. Alhamdulillah Walaalayaal hadal xun in aan ku hadalno yaan ku gaaloobin ee aan hubsano marka hore. Nabi SCW wuxuu dhahay qof ayaa laga yaabaa in uu ku hadlo hadal uu yareesanyo kadibna ay ku xoorto naarta. ee afkeena aan xifdino walaalayaal Hadaan jaceel u qabno ilaahay iyo rasuulkiisa amarkooda aan qaadano. Laakiin in qof muslim ah lagu tilmaamo gaal ma ahan jaceel ilaahay iyo rasuulkiisa aan u qabno ee walaalayaal aan is ilaalino. Ilaahayna aan waydiisano dambi dhaaf. Alaahuma sali alaa Sayyidinaa Muhammed
Subxaanallaah war wuxu maxay ahaayeen Allow adigaa na siiyey Culumaddeeana wanaagsan oo dhab u yaqaan Diinteena Islaam walaalayaal si si fiican loogu wada dhageysto ujeedka uu ka lahaa in la soo galiyo kuli hadalkii Umul ayaa ila quman. Sidaaasna ku nusqaami maayo Rasuulkeena sharaftiisa iyo maqaamka la mahadiyey ee illaahay subxaanuhu watcaalaa u yaboohay...oo waxaa la raaciyey ashahaadka oo ah Towxiid, Islaamkii waxaa ku dheelay kuwo noo gashaday shaarkii culumadda oo nagu baabiyey.
sheekhoow ilaaheen khayrkaada ha badiyo...wallaahi waxaan ahaa wahaabiya muddo 23sano ..dugsiga dhaxe..dugsiga sare..ayagaa i barey...sidoo kale kale jaamicadda imam mohamed bin saud university..ayaan kasoo baxey..oon master degree kasoo qaatey..walaahi inaan wax diinaa ka faa'ideysan..inaay culuma caayaan..dhiig muslim bannaysataan mooyee...waxaan ugu danbeyn ogaadey in culumo culumadeenii hore ay yihiin ayaa xaq ah ..wahaabiya walaahi waaa jaahiliya..i love qaadiriya...because ayagaa culumaa
Anigu waa Daawaday Muxadarada Sh Umal Uga Hadlayo siirada umu Haraam warkuna waa Sida ay Qoladaan soo Galiyeen lakin waxaan Dhihi lahaa shiikhu waa qaldami karaa in loo ceeb asturo oo si qaasa loogu sheego soo kama fiirnayn hadii la jarjaro iyo hadii kaleba hadalku waa kiisii aniga waxaan dhihi lahaa shiikhu haka noqdo hadalkaas adinkuna u ceeb astura ilaah inuu ceebtiina asturo wax la qarin karo maahan hadalku
حفظك الله يا حفيد رسول الله صلي الله وسلم عليه وجزاك الله خير الجزاء . شريف محمود شريف علي. منتهى الفضل في العوالم جمعا فوقه من كمالك الابتداء. حزت قدرا فما امامك خلق فوقك الله والبرايا وراء. كان نورا ليس له ظل وهل ألشا ء الظلال الضياء.
كان أن مر سالكا في طريق ارجت من ارجه الإرجاء .wakaas nabigeena tilmaantiisu Geed walbaba qiiqiisa ayuu oraa umaal sheikhiisu m.cabdiwahaab Waa... بدعةالنجدفلابراجي فلا حه
Walaalayaal uMuL anaa Kampala ku waydiiyay arintaan kadib markii oo qoraal ahaan uu kaga jawaabin wuuna ku adkaystay asagoon wax daliil ah oo la cuskan karo aan ii sheegin marka laga reebo inuu af soomaali igu qanciyo taasoo aan suura gal noqon karin
الحمد لله باديء ذي بدأ وافضل الصلاة والسلام على افضل خلقه سيدنا محمد الوصف والوحي والرسالة والحكمة وعلى اله وصحبه وسلم تسليما... انه مازال في هذه الارض من تحمله غيرته على الدفاع عن الاسلام ومبادئه والحمد لله الذي ابقاني حتى شهدت من سيرد ويقتص بالحق من القمص الوهابي امل واتباعه لذي لم يكن له حظ اسوء من حظ الاجتراء بالتنكيل بشخصية المصطفى حبيب رب العالمين وجزا الله عنا حضرة الشيخ الشريف محمود شريف علي الف خير على هذه الالتفاتة التي وان دلت فانما تدل على غيرته على الاسلام وعلى جده المصطفى
Balaayo Umul Idiin Difaacfay war wabaahiyo calankoodii waa dhacay no moore xoolo been lagu Cuno agoon magaceed lagu soo qaato dadkana lagu gowraco flimkas waa dhamaatay waxay somali joogtaa xiligii towbada oo diinta saxdaa usoo noqon lahayd Umul Dhurwaa iyo Ragiisaba Masjid aa la dhisaa umada wax looga qaato nairobi guryo looga dhisto iyo gaarica walaahi waa la fahmay suufiyo qabuuray caabudaantii Beenta ahayd waa la eeday No more wadaad xume dadka dhaco oo gar beena la baxay kk
ala yaabadanaa walaalayaalow waxaan arkay oo daawaday ma ila aha wax been ah waa wax run ah lakin wadaad kan siduu ku keenay inuu nabigeena scw uu caayo mise wadaadka waalidiisii uu baryahan waalnaa ayuu sii watay waraabaan shalay ogaa maantana ma nabi cays buu ku darsaday
jazaa ka allah shekh shriif maxamuud waa mahad santahay sida aad wax noo fahan siisay teda kale ninka umul sifiican u karbaash kkkkkkkkkk wax karbasho ayaan u baaha nahaykkkkk
allen idinku dharse iman maleyahay qofk cayd nabigen scw ka cadhonwayeyay lkn ka cadhoney umal kas miynu uaml jeclen war maxa keney in nin bidci ah la difaaco
Somaliyay Difaaca Nabiga Ka Qayb Qaata Qofkii Nabiga Jecel Ha muujiyo Caradiisa uu U qabo Umal oo Aflagaado U gaystey Suubanaha Hadaadan jeclayn Nabigana Ka aamus
HADAAD NABIGA DIFAACIISA RABTO OO JECESHAHAY
LIKE DHEH
walal shariif maxmuud shariif ma waxu jooga london mise
Masha allaah barakallaah fika ilaahaw rabiyaw rabiyaw rabiyaw raxmanaw nahanuuni aamiin aamiin aamiin
Maasha Allah ilaahow ku barakey sheekheenna runta ayad sheegtay
Maasha allah shariif maxamuud shariif cali allaha ku xafido sida wanaagsan ee subanaheena Nabi muxamad udifaacday jasaakumulaah shiiq
ماشاء الله أفصح الله لسانک وأدخلک الله فی الجنة یا شیخنا إنا نحبک فی الله دافعت شرف نبی الله محمد صلی الله علیه وسلم
Maashaa allaah shikh sharif maxamud allaha kuxafido
أفصح الله لسانك وجزاك الله خيرا.
دافعت شرف الرسول صلى الله عليه وسلم.اللهم إنا نبرأ إليك كل من أساْء إلى حبيبك صلى الله عليه وسلم.
Allah hanugu arzuqo maxabada rasuulka scw oo isheena iyo qabigeena hakuweeyneeyo aamiin yaa rabbi
mansha allah shariif allaha haku xifdiyo UMAL Waa bidci uraya ee allaah hanaga qabto aamiin
Umul xabadas Lee maqadlagahayaa hadeyba qaladtahey !!! Waa imtaxaanka Somalida heysato!!! Hada culumada ayaa imtaxanan!!!
Aamiin aamiin
sheeeeekh umul aad baan u jeclaaa runtiiiiiina waaa caaaalim culamada aduunka ka mid ahaa eee selfna ah lakiiiiin markaan arkay wuxuu ku hadlaayo waan nacay dib danbena u dhagaysan maaaaaayo muxaaradadkiiisa
❤
ماشاء اللة أفصح الله لسانك انورالله قلبك اعطاكالله فوق ما توليت
masha allah shafiif maxamuud ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin allah kaa siiyo anakanah kuwii ku camal falo allah naga dhigo
Mansha allaah allaah haku xafido shequnaa ❤️❤️❤️👍 👍👍
Jazaakumulaah khayr shiikh
Mash Allah Shekh xaq usaaxib ah.
Ummada musliminta ahna xaqa u cadeeyey.
اللَّـهُ نُورُ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ ۚ مَثَلُ نُورِهِ كَمِشْكَاةٍ فِيهَا مِصْبَاحٌ ۖ الْمِصْبَاحُ فِي زُجَاجَةٍ ۖ الزُّجَاجَةُ كَأَنَّهَا كَوْكَبٌ دُرِّيٌّ يُوقَدُ مِن شَجَرَةٍ مُّبَارَكَةٍ زَيْتُونَةٍ لَّا شَرْقِيَّةٍ وَلَا غَرْبِيَّةٍ يَكَادُ زَيْتُهَا يُضِيءُ وَلَوْ لَمْ تَمْسَسْهُ نَارٌ ۚ نُّورٌ عَلَىٰ نُورٍ ۗ يَهْدِي اللَّـهُ لِنُورِهِ مَن يَشَاءُ ۚ وَيَضْرِبُ اللَّـهُ الْأَمْثَالَ لِلنَّاسِ ۗ وَاللَّـهُ بِكُلِّ شَيْءٍ عَلِيمٌ
جزاك الله خيرا شيخناالجليل واحسن الله اليك
Masha allah
masha allah sh. shariif maxamuud illaahay ajar ha siiyo
Baarakallaahufiik Sheekh
mnasha Allah Sharif maxamud Sharif Cali حفظ الله
Masha allah Sheekh qeer allah kusiiyo
Masha allah ya shariif jaza ka allah
masha allah!
Ilahaw umada ka qabo ninkaas beenta umulahaya khawaarij waa shay:
Ilahaw culimada noo xifdi #shiikh shariif maxamud shariif cali ilahaw ku xifdi ☪☪☪☪☪☪
Mohamed Dayib tawxiid maxaa LA yiraah??? Suufi qabuuro caabud ah kama baraneesid ee culumada ahlu towxiidka ah hakaa amaan helaan.
Subxaanallah
@@qadar160
qadhmuun baad lawareegaysaa
iyo qarax iyo nabicay nabigaagu mamaxamed c/wahaabaa
Aamiin
May Allah give Paradise to our shek Sharif ,he defended the prophet from an ignorant wahabi
I like your glasses.
و قولو للناس حسنا.
ليحملو اوزارهم كاملة يوم القيامة ومن اوزار اللذين يضلونهم بغير علم الا ساء اما يزرون
Mansha allaah allaah haku xafido
xasbuna allah nageenu nadiif buu ahaa nadaafad badan injir iyo qashin waa kadheeraa
Masha alah masha alaah alahakuxafido
Allah hacizeeyo rasuulkeena khawaarijtana Allen hatirtiro aamiin aamiin aamiin yaa Rabi!!!?
Allaha ku jeclaado Sheekh Shariif Sheekh Maxamuud
Ilaahay sheekheena sharafta le sheekh maxamad cabdi umal hanoo xifdiyo oo hanoo barakeeyo magaciisana ilaahay kor haka yeelo ilaahay ha cizeeyo aakhiro iyo aduunba
Tufah Hassan rasulka scw aya kasharaf bdn injirna malahayn
manshallah allah
Jazaa kallaahu shariif
subxanallaah sheikh umal malaga sameeyay mise wuu yiri
Wuu yiri wll waliba wuu kucelceliyey anigu waaaan kaharay markuu nabiga scw caayey
mash alah shaarif maxamuud
Maasha allah shiikh shariif allah haku xafido ninka umul ahna wow u gafay nabigena scw umul gaf aya ka dhacay allah cafis haka dalbado lisanka bili, adamka aya ugu badan intow ku nar tago marka umul waxan lisankaga ka adkaaw
قال تعالى()إن الذين يؤذون الله ورسوله لعنهم الله وأعدلهم عذاباأليما(إن الذين يؤذون المؤمنين والمؤمنات فقداحتملوابهتاناعظيما)allah qurankiisa waxa uu ku leeyahay (kuwa dhibaya allah iyo rasuulkiisa alle waa uu lacnaday oo naxariistiisii ayuu ka durjiyay wuxuuna u diyaariyay cadaab xanuun badan oo jirka xanuunjiya) waxa uu kaloo yiri(kuwa dhibaya raga mu,miniinta ah iyo gabdhaha mu,minaadka ah waxaa xaqiiq ah iney xambaareen been abuur ween)
subxana Allaah ruuxii suubanakeena ku xadgudbo wexee shareecadu kaqbtaa in ladilo lamadaba in ladilo diinta qabta
ALLAH SWT Wuu Ku maqaalayo wuuna Kuu Arkay Walaal Soo reebo
Shikh sharif maxamud khayr allaha kusiyo
Bismilaah. Alhamdulillah
Walaalayaal hadal xun in aan ku hadalno yaan ku gaaloobin ee aan hubsano marka hore. Nabi SCW wuxuu dhahay qof ayaa laga yaabaa in uu ku hadlo hadal uu yareesanyo kadibna ay ku xoorto naarta. ee afkeena aan xifdino walaalayaal
Hadaan jaceel u qabno ilaahay iyo rasuulkiisa amarkooda aan qaadano.
Laakiin in qof muslim ah lagu tilmaamo gaal ma ahan jaceel ilaahay iyo rasuulkiisa aan u qabno ee walaalayaal aan is ilaalino.
Ilaahayna aan waydiisano dambi dhaaf.
Alaahuma sali alaa Sayyidinaa Muhammed
Maaasha allaaah shariifkeena
Mabanaano in Lagu Been Abuurto Axadithta Nabiga SCW
Kadabatagii Been Abuurkii Axadiithta Nabiga SCW
maashaa alaah sh:maxamuud madaxiisa alaha raajiyo waaa culimada yar ee soomaaliyeed ee utaagan difaaca diinta islaamaka
Hanad maanta hadii aad qof ka maqli lahayd umal baa injir leh waa la dagaali lahayd. Munaagaqnimaad waa lugu yaqaanaa gardheereyaadha. nabiga (saw). sharaftiisa way ka wayntahay khalqiga Alle dhamaantiis. Allaha barkeeyo culimadeena Ahlu Sunna wal Jamaca. oo waligood caanka ku ahaa difaaca diinta iyo jacaylka Rasuulka(saw) iyo saalixiinta.
Mahaboona in nebiga wax laga shego umul wuu khaldamay ha u laabto alle allow nasii shafiicada nebiga scw
Alla kujecliya Rasulka Ilaaha yow
Qofki kunecebna necebiyaa
jazakallaah shariif Aalibaytka nabiga ee xaqa waa lagu yaqaan difaaca dinta qariibna kuma aha Allaah ajarkaaga hawayneeyo saad udifaacdau sharafka nabiga scw waayahan waxaa batay taxqiirka rasuulka scw ay mubtadicadu u gaysanayaan gaaladuna aflagaaday ayaguna kuhayaan nabigeena scw iyo diinteenaba marka aan gaalada iyo mubtadicada af iyo adinba uga hortagno muslimiiney gaar ahaan umada soomaaliyeed ee muslimka ah, wcs.
Ilaahay ka baqa culimo iyo caamo, culimada ha caayina, Nabiga lama caayin, lamana aflagaadeyn, waxa haboon in aad siiraada rasuulka akhrisataan.
Nabiga caydiisa raali miyaad ka noqotay?
Ninkii caayeyna culimo miyaad ku sheegtay oo aad waliba difaacaysa?
Allah ka cabso oo toobad keen!!!!!
Subxaanallaah war wuxu maxay ahaayeen Allow adigaa na siiyey Culumaddeeana wanaagsan oo dhab u yaqaan Diinteena Islaam walaalayaal si si fiican loogu wada dhageysto ujeedka uu ka lahaa in la soo galiyo kuli hadalkii Umul ayaa ila quman. Sidaaasna ku nusqaami maayo Rasuulkeena sharaftiisa iyo maqaamka la mahadiyey ee illaahay subxaanuhu watcaalaa u yaboohay...oo waxaa la raaciyey ashahaadka oo ah Towxiid, Islaamkii waxaa ku dheelay kuwo noo gashaday shaarkii culumadda oo nagu baabiyey.
jazaa ka allhu kheyyran shariif saad nabiga udifaacday cswsm
vidio gii maxaa loogasaray
umul suu usocday qeerul qalqillaah miyuu ugafay illaah hakaa abaal miriyo
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun Gaalo ayaan iska ilaalinaynay inaan ka difaacno nabigee wadaada ragaan u naqaanay miyaa ayagiina Cay ugu dhaqaaqay rasuulka Sharafta leh waa aduunyo gudoon
sheekhoow ilaaheen khayrkaada ha badiyo...wallaahi waxaan ahaa wahaabiya muddo 23sano ..dugsiga dhaxe..dugsiga sare..ayagaa i barey...sidoo kale kale jaamicadda imam mohamed bin saud university..ayaan kasoo baxey..oon master degree kasoo qaatey..walaahi inaan wax diinaa ka faa'ideysan..inaay culuma caayaan..dhiig muslim bannaysataan mooyee...waxaan ugu danbeyn ogaadey in culumo culumadeenii hore ay yihiin ayaa xaq ah ..wahaabiya walaahi waaa jaahiliya..i love qaadiriya...because ayagaa culumaa
Subxaana lah
Anigu waa Daawaday Muxadarada Sh Umal Uga Hadlayo siirada umu Haraam warkuna waa Sida ay Qoladaan soo Galiyeen lakin waxaan Dhihi lahaa shiikhu waa qaldami karaa in loo ceeb asturo oo si qaasa loogu sheego soo kama fiirnayn hadii la jarjaro iyo hadii kaleba hadalku waa kiisii aniga waxaan dhihi lahaa shiikhu haka noqdo hadalkaas adinkuna u ceeb astura ilaah inuu ceebtiina asturo wax la qarin karo maahan hadalku
sheekha waxa ku filan inu dhaho hadiithkas sax maaha kadibna la baaro lakin aniga waxa qaba umal cilmi waxaan aheen kuma hadlo ilaah ha barakeeyo
shariif jazaakallaahu kheyran
حفظك الله يا حفيد رسول الله صلي الله وسلم عليه وجزاك الله خير الجزاء . شريف محمود شريف علي. منتهى الفضل في العوالم جمعا فوقه من كمالك الابتداء.
حزت قدرا فما امامك خلق فوقك الله والبرايا وراء.
كان نورا ليس له ظل وهل ألشا ء الظلال الضياء.
كان أن مر سالكا في طريق ارجت من ارجه الإرجاء .wakaas nabigeena tilmaantiisu
Geed walbaba qiiqiisa ayuu oraa umaal sheikhiisu m.cabdiwahaab
Waa...
بدعةالنجدفلابراجي فلا حه
subxaana laah injir aa
Ma shalha
shaarif maxamud shaarif cali khaar weyen alaha siiyoh
oh my God what happen to sh Umal subxanalaah
shariifka ajar iyo xasanaad ALLAH haka siiyo anagan ILLAHAY hanagu anfaco. AAAMIIN..... Somaaliyay xaqa wuu cadyahay ee ha laga digtoonaado fidnada gaalada,munaafiqiinta iyo wixii lamid ah
Cadhada illaahay ha ku dhacdo
Ninka umal la yidhaahdo
Aad ayan u soo dhaweenaa boggan culumadana allaha raajiyo
mash alh
ILAAHOOW JANAATUL FIRDOOWSA HAKUUGU BISHAAREEYO SHEEKH SHARIIF MAXMUUDOOW SIDAWANAAGSAN OO AAD NABIGEENA NNKH UGU FAALOOTEY WALAAHI XAADAA IKAXDHEY UMAL WILI WAX WEYN DIINTA KAMA FAHMIN AMA WUU KABAXEY ASNA ILAAHEY HASOO HANUUNIYO
ilaahay wadada xaqa ah ha na tuso
Muna Mursal Aamiin
Ilaah Gacanta Mid jiisowda hakaaga dhibo salaad maqrib ayaan tukaday Kas ayaa Dislike U dhahdee waqaad kari wayso inaad waxdanbe oo kibira ku samayso ilaahow i aqbal ninkii nibigu yiri gacanta midig ku cun oo jees jeeska u dhahay makaro oo kale alaha kaa dhigo =
Walaalayaal uMuL anaa Kampala ku waydiiyay arintaan kadib markii oo qoraal ahaan uu kaga jawaabin wuuna ku adkaystay asagoon wax daliil ah oo la cuskan karo aan ii sheegin marka laga reebo inuu af soomaali igu qanciyo taasoo aan suura gal noqon karin
maahaa alaah madaxa kagaraac wahaabiyada shekh maxamuud diintana ugargaar ilaaybaa kuxoojine
Asc
video-geed rabtaa Fuad makii Umal baad sheygeysaa mise?
Subxanallh xabiibkeena waxaas oo wasaq ah ma jirto ee alle haka baqaano dadka sidaa dhahaayo
Mashaallah may Allah bless you for exposing this wahhabi devil's horn of satan
ma nabigay ka xigaaan sufiyadaan miyirkiina ka tagay wilidiina aan gaarin
nabiga qofkii afla gaadeeeya waa laqabanayaaa wahaabi baad tahaye
WAX DILOOW MAHE WARKALE MAHAYAN , QOFWALBA NABIGA WUU JECELYAHEY SCW LKN QOFKU WUU QALDAMI KARAA HADALKANA WUU QALOCANKARAA MAD UNASTEXEYSID OO SIKHAAS AH UGU SHEGTID ...............WADAAD WADAAD CEEBTISA UN UMUQATA ...........ILAHOW XAQA NATUS
umul wa shaaydan nacalada rabi haku dhacdo
Daqiiqada 1:12 dhagaysta wuxuu leeyahay wadaadka,
qofkasata oo rasuulka wax ka sheega waxaa u sugnann doona halaag insha alaah
Habaar Kugu Dhac UMUL Nabigii Xataa Maka Fakan layahay
الحمد لله باديء ذي بدأ وافضل الصلاة والسلام على افضل خلقه سيدنا محمد الوصف والوحي والرسالة والحكمة وعلى اله وصحبه وسلم تسليما... انه مازال في هذه الارض من تحمله غيرته على الدفاع عن الاسلام ومبادئه والحمد لله الذي ابقاني حتى شهدت من سيرد ويقتص بالحق من القمص الوهابي امل واتباعه
لذي لم يكن له حظ اسوء من حظ الاجتراء بالتنكيل بشخصية المصطفى حبيب رب العالمين وجزا الله عنا حضرة الشيخ الشريف محمود شريف علي
الف خير على هذه الالتفاتة التي وان دلت فانما تدل على غيرته على الاسلام وعلى جده المصطفى
Illaah ha laga baqo
Walaal Hassan Nuur waad mahad san tahay soo gelinta filimkaan, intaa ka dib inta rabta cadeynta muxaadarada waan heynaa ayadoo dhan lakin kaliya waxaan hada usoo gudbineynaa cidii dooneysa qeybta qisadan haka daawato Channelkeega ama magaceyga dhag hasiiso ka dib haka doorato muxaadarada cinwaankeeda xagga hoose ku qoran cidii intaas ku qanci weysana waa cid aan jidka toosan rabin ee Allaha soo hanuuniyo
Cinwaanka:
Hadalkii Gafka Ku ahaa Nabigeena NNKH ee uu yiri Maxamed Cabdi Umul (Cadayn)
waxaa layaableh labada sheekh xadiiska isku sibey usheegayaan hadana ereyga taflii rasahu ayey sikala fog umacnaynayaan sida shiik maxamed cabdi umal wuxuu leeyahay injir ayey kabaarbaareysey shiikh shariifna wuxuu leeyahay wey shanlayneysey, cajaa ib lkn shiikh umal wuxuu keenayaa daliila aad ufarabadan oo ay kamid yihiin kitaab kahadlaya xayaanaadka iyo dabeecadohooda oo injirta iyo sidey dadka ugasho iyo meesheykadhalato shiikaana waxyaaba kaloo farabadan ayuu kahadlayaa ee asxaabta waxaan idinku baraarujinayaa halajoojiyo habaarka gaalaysiinta iyo aflagaadhada culimada keliya waxaad samaysaan cilmiga barta oo raadiya xadiiska macnihiisa dhuuxa kadibna xukuma cida khaldan markaad xukuntaana ha caayina hana habaarina ee unasteexeeya walaalayaal cilmila aan yaan laxukumin qofna walaalayaal
Ilaah Caradiisa Hakugu Dhacdo adoo kale waa aqaanaa waa qoomu luud qabyaaladaystaa
Balaayo Umul Idiin Difaacfay war wabaahiyo calankoodii waa dhacay no moore xoolo been lagu Cuno agoon magaceed lagu soo qaato dadkana lagu gowraco flimkas waa dhamaatay waxay somali joogtaa xiligii towbada oo diinta saxdaa usoo noqon lahayd Umul Dhurwaa iyo Ragiisaba Masjid aa la dhisaa umada wax looga qaato nairobi guryo looga dhisto iyo gaarica walaahi waa la fahmay suufiyo qabuuray caabudaantii Beenta ahayd waa la eeday No more wadaad xume dadka dhaco oo gar beena la baxay kk
Allaahu akbar difaac nabiga nnkh diaar baan unahay aumal uraay
sheekh diinta iyo axaadiithta soo baro Shekh umal Allaha xifdiyee wuu ku takhasusay barashada cilmiga iyo diinta waxaan cay aheyn cay haka dhigina
Um Maxamad A SHAARMUTO
Um Maxamad A War ileen Somalidu
Waxay mQlaan ba way qaadanayan
Sidden ku aamini karaa Rasulka
Injir lahaaa Surta gal maha
Um Maxamad A kuwa umul uu naasaha ka nuugo maad ka mid tahay
shq haku ben abuuranin si aad caamada udufsato xadistas waysugantahey nabiga csm musan caayin
Bayaalo Dhulka Kula Goysay Umul Dhurwaa Ilaah ku Cadaab Afkaada Ayaa Uraya Nabi Muxamed Injir iyo wax la mida malahayn
subxaana laah umal wuu waashay yaahuu bel ku qaaday shaydaaan
naclatulah umal iyo Inta raacsan ba shariif mahamuud na allah kor ha yeelo xaquu cadeyay
Moxamed Cumar Adiga Kor alaah ha kaa yeelo Amiin Amiin
Jaahiliintu wax ha bartaan af ceytamayna ninkiisuu kuyaal
ala yaabadanaa walaalayaalow waxaan arkay oo daawaday ma ila aha wax been ah waa wax run ah lakin wadaad kan siduu ku keenay inuu nabigeena scw uu caayo mise wadaadka waalidiisii uu baryahan waalnaa ayuu sii watay waraabaan shalay ogaa maantana ma nabi cays buu ku darsaday
qofkii u baahan muxaadaraas youtube ku jirtaa waa heli karaa daqiiqada 16-20 aad ha dhageeysto meelaha uu ku aflagaadeeyna nabiga waa meelahaas
jazaa ka allah shekh shriif maxamuud waa mahad santahay sida aad wax noo fahan siisay teda kale ninka umul sifiican u karbaash kkkkkkkkkk wax karbasho ayaan u baaha nahaykkkkk
allen idinku dharse iman maleyahay qofk cayd nabigen scw ka cadhonwayeyay lkn ka cadhoney umal kas miynu uaml jeclen war maxa keney in nin bidci ah la difaaco
War nabiga sheekh umul isagaa kaa jecel diintana kaa badiya 2bada sheekh midna qabri kulama galayee cilmiga baro kadib ugargaar ee jahli haku kala xukumin