Muxaadaro Cajiib Badan Caalimka Weyn Shiikh Siciid Suufi Daawo 👀

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 172

  • @siciidlaarimaxamed-yz6lc
    @siciidlaarimaxamed-yz6lc ปีที่แล้ว +2

    ALLE ha u naxariisto sheikh said😢 nabiga jaceylkiisa baan ku bartay iyo khair ❤

  • @NuroWehliye
    @NuroWehliye 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alaah ilahaay hakugu naxariisto Amanda nabigeena sired nabiga kuwa ka indhabeelay alaha soohanuniyo

  • @sacdiyahabargidir6589
    @sacdiyahabargidir6589 ปีที่แล้ว +3

    Alaha unaxariisto qabriga alaha uwasiciyo sheikha nabiga scw micigiisa alaha kayeelo anagana maxaba dhaba alaha nasiiyo 😢❤

  • @nuurtoahmed3891
    @nuurtoahmed3891 2 ปีที่แล้ว +1

    Xafidu laah shikh Amiin Alaha nawafajiyo qayrka dhamaanteen Amiin Amin iyo maxabada nabiga scw

  • @ts7152
    @ts7152 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah ilaahayow aduun iyo aakhiraba ku xifdi ❤️❤️❤️

  • @nimcomaxmud8349
    @nimcomaxmud8349 3 ปีที่แล้ว +5

    Caashaq rasuul scw sheekhunaa siciid ilaaahay cimrigiisa ha dheereeyo cisi iyo sharaf na haw siyaadiyo

  • @AnabAli-gq9js
    @AnabAli-gq9js ปีที่แล้ว

    Scw ilaahay shiiqa matabadiisa hawayneeyo qarbadana hakujiseeyo aamiin

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 3 ปีที่แล้ว +6

    CALAYHI SALAATU WA SALAAM YAA XABIIBALLAAH YAA NUURU NUURULLAAH YAA NUURU CARSHILLAAH XABIIBI YAA MUXAMMED 🌺💜💖💕❤️😭😭😭😭😭😭💘💓💙🌱🌼💞🌹💝💗🌷

  • @yahyahassan8323
    @yahyahassan8323 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheeqoow xadiithka nabiga uu ku leeyahay nabi aden hortiisa ayaan nuur ahaaa intuu kusoo arooray min fadhlika

    • @SiraajuDiinTV
      @SiraajuDiinTV  3 ปีที่แล้ว

      (كنت نبينا وءادم بالجسد والروح) او كما قال صلى الله عليه وسلم

  • @abdimooge3469
    @abdimooge3469 2 ปีที่แล้ว +4

    masha allah alle ha ku barakeeyo cimrigaagana alle ha dheereeyo, danbigaagi hore iyo kaaga danbeba alle ha dhaafo aduun iyo aakhiraba alle ha ku xafido. awlaada maalka cilmiga intaba alle ha ku barakeeyo.

  • @raxmojowhar451
    @raxmojowhar451 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allaah, Allah kuu jizeeyo shiikhoow, dicadana Allaha noo aqbalo.

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 3 ปีที่แล้ว +6

    Nabigeenna Muxammad SCW dhalashadiisa in lagu farxo oo la weyneeyo waa waajib.💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝

    • @kaliahmed6097
      @kaliahmed6097 3 ปีที่แล้ว

      Maashaallaah waaruntaa walaashey waainnaan kufaraxno Nabi muxamed S C W💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 3 ปีที่แล้ว +8

    اللهم صلى و سلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚💚💚 جزاك الله خيرا. الله يحفظك و يطول بعمرك

    • @canabxasan6583
      @canabxasan6583 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay hakaa ajarsiiyo scw scw

    • @hussienmohamed8553
      @hussienmohamed8553 2 ปีที่แล้ว

      mansha allah alle haku naxaristo anqiro amin amin

    • @hilaalhilaalsheikh891
      @hilaalhilaalsheikh891 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/channels/HlFD7pm58tncCUqYsnx9kg.html

  • @abdalla6978
    @abdalla6978 3 ปีที่แล้ว +8

    Allaha naga mid dhigo kuwa uu Nabigeenu SCW u shafeecidono.

  • @nuriyamohamed2312
    @nuriyamohamed2312 3 ปีที่แล้ว +12

    Illaahow sheekha cimrigiisa dheeree cilmiiisana nagu anfac. Caafimaad taamna sii. Allah dartiis baan ujeclahay Sheekhaan.

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahow Shiikheenna Sh.Saciid Suufi noo xafid, cimri dheer oo cibaado san ku arzaaq, ducadiisana noo aqbal🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @احمدمحمد-ف3ي5غ
    @احمدمحمد-ف3ي5غ 3 ปีที่แล้ว +1

    احسن الله اليك جزاك الله جزاك جزاك خىر كثير ا

  • @alisharif3098
    @alisharif3098 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh saciid sufi waxaan ku arkey khudbad jimca ah uu kuqabtey deg baraawe gaar ahaan masaajidka sharif qulatein 2002

  • @ibrahiimSheekhmahamud
    @ibrahiimSheekhmahamud 3 หลายเดือนก่อน

    Allhuma sali wa salim wa baarik calyh

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 3 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa allaah illaaheey haku barakeeyo waa shiikh wanaagsan oo dadka xaqa u sheegayaa. Lkn khawaarij tu naf ma leh waayo waa dad wareersan, Illaahoow na hanuuni dhamaanteen Aamiin yaa Allaah

    • @farxaanxirsi175
      @farxaanxirsi175 2 ปีที่แล้ว

      Wa runtaa sxb ilahey owlaadeena haka badbaadiyo

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahoow rabbiyoow raxmaanow raxiimoow u dambi dhaaf sheekheena iyo dhamaan ummadda nabi maxamed intii aankuu shirkiyin oo noogu dambi dhaaf cissigaaga wayninkaaga.
    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @abdirahmanosman6762
    @abdirahmanosman6762 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaah ha u naxariisto maanta ayeey geerida sheekha isoo gaaarte

  • @muhyiddinmuhammad5904
    @muhyiddinmuhammad5904 ปีที่แล้ว +2

    أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @kaliahmed6097
    @kaliahmed6097 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaallaah Maashaallaah illaahay Hanooxafido Culumadeena Diinta iyo Cilmiga Nasoogaarsiiyay illaahay Hanagu Sugo Deentena iyo Nabigeena Jacaylka illaahay iyo Rasuulkiisa Allaha Nagaliyo Aamiin Aamiin Yaa Allaah 🤲🤲

  • @cabdulqadirsheekhmuxamed2784
    @cabdulqadirsheekhmuxamed2784 ปีที่แล้ว

    اللّهمّ صلِّ وسلّم وبا رك علي سيّدنا محمّد وعلي ءاله صحبه وسلّم عدد ماكان ومايكون

  • @marianhaji791
    @marianhaji791 3 ปีที่แล้ว +1

    Khayr badan alle ha ku siito

  • @abdinaasir4965
    @abdinaasir4965 3 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @maxbuub7785
    @maxbuub7785 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah sheikh Alle haku barakeeyo aduun iyo aakhiro

  • @sacdiyahabargidir6589
    @sacdiyahabargidir6589 ปีที่แล้ว +1

    أللهم صلي وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 3 ปีที่แล้ว +3

    Wacdigaanu waa daliil cad maashaa allaah

  • @aishamohamed8282
    @aishamohamed8282 2 หลายเดือนก่อน

    لبيك يا نور السلامي

  • @ayaanaxmed1430
    @ayaanaxmed1430 3 ปีที่แล้ว +2

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @samiramohamed9502
    @samiramohamed9502 ปีที่แล้ว +1

    alle hau naxaristo amiin amiin aniin

  • @abdulazizbhatti2634
    @abdulazizbhatti2634 3 ปีที่แล้ว +6

    Subhan Allah Labaik Yaa Rasool Allah

  • @xabiibotawan2739
    @xabiibotawan2739 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sh sicid ilahay haku barakeeyo sidokle siraaju diin tv wad mahadsnthy xagu joga sheqan ilahay haxafidee waxan ahay hoyo somliyed wanan jecladay sida uu nogu sogudbiyay ee qiirada iyo kalgacelka nabigeena scw xambarsan

  • @Hassanahmedomar-t3o
    @Hassanahmedomar-t3o 3 หลายเดือนก่อน

    Allahuma sali wa salim wa baarik calyhi

  • @khalidbinuwaliid4539
    @khalidbinuwaliid4539 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a sheekha allow barakee oo cimrigiisa dheeree aamiin.

  • @jamilamohamed4541
    @jamilamohamed4541 3 ปีที่แล้ว +2

    Shiekh Amiin jaka Allah kheer ilaahay ha ku barkeeyo

  • @maxamedjamac1426
    @maxamedjamac1426 2 ปีที่แล้ว +1

    اللهم اغفر له ورحمه واكرم نزله وغسله باماء وثلج

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 3 ปีที่แล้ว +5

    Walaahi dersi qof kasta oo dhegeysata ay ku qanacdo ayaan helnay. Maashaa allaah. Hada waa fahamnay qofki ka hor yimaada Moowliidka Nabi MUXAMMAD ( NNK) .qofkaasu inuu yahay Sheydaan. Salafi , itixaad, Takfiir iyo dhamaan firqooyinka haboowsan dadka wata iyo kuwa la socda ama wax ka dhegeysta waa wada shayaadiin. Allahu Akbar

  • @aishamohamed8282
    @aishamohamed8282 2 หลายเดือนก่อน

    صلى الله عليه وسلم

  • @dol6179
    @dol6179 ปีที่แล้ว

    Illhayow unaxariiso sheikh
    Aamiin

  • @kafakir
    @kafakir ปีที่แล้ว

    culumadeena Illaahi wadadiisa kheyrka iyo nuurka leh haku hayo ameen

  • @YoonisaxmedYuusuf
    @YoonisaxmedYuusuf 6 หลายเดือนก่อน

    Scw.scw.scw
    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdurahmanomar9239
    @abdurahmanomar9239 9 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @abdimooge3469
    @abdimooge3469 2 ปีที่แล้ว +1

    shafeecada nabiga alle inagama qadiyo insha allah balanteenu waa jannada.

  • @nurhassan1682
    @nurhassan1682 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allah allhamdullah

  • @zakariamaki634
    @zakariamaki634 2 ปีที่แล้ว +6

    اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتك و اجعله في الجنة مع النبيين والصديقين والشهداء والصالحين وحسن أولئك رفيقا، أمين

  • @sacdiyahabargidir6589
    @sacdiyahabargidir6589 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭يا حبيبل القلب 😢

  • @saahirlayl7882
    @saahirlayl7882 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh daamallaahu cisaka illhay hakubarakeeyo

  • @abdirazakhassan6361
    @abdirazakhassan6361 3 ปีที่แล้ว +1

    Culumadii wanagsaneyd ayuu kadanbeeyaa alaha hanoo xafido aamiin

    • @nolosha884
      @nolosha884 2 ปีที่แล้ว

      Allha unaxariiisto

  • @babaiasli9698
    @babaiasli9698 3 ปีที่แล้ว +5

    ماشاءالله جزاك الله خيرا

  • @nimcomaxmud8349
    @nimcomaxmud8349 3 ปีที่แล้ว +14

    اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ عَلَى سَيِّدِنَا وَمَوْلانا مُحَمَّدٍ شَجَرَةِ الْأَصْلِ النُّورَانِيَّةِ ، وَلَـمْعَةِ الْقَبْضَةِ الرَّحْمَانِيَّةِ ، وَأَفْضَلِ الْـخَلِيقَةِ الْإِنْسَانِيَّةِ ، وَأَشْرَفِ الصُّورَةِ الْـجِسْمَانِيَّةِ ، وَمَعْدَنِ الْأَسْرَارِ الرَّبَّانِيَّةِ ، وَخَزَائِنِ الْعُلُومِ الْإِصْطِفَائِيَّةِ ، صَاحِبِ الْقَبْضَةِ الْأَصْلِيَةِ ، وَالْبَهْجَةِ السَّنِيَّةِ ، وَالرُّتْبَةِ الْعَلِيَّةِ ، مَنْ إنْدَرَجَتِ النَّبِيُّونَ تَحْتَ لِوَائِهِ فَهُمْ مِنْهُ و َإِلَيْهِ ، وَصَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ عَلَيْهِ، وَعَلَى آلِهِ وَصَحْبِهِ عَدَدَ مَا خَلَقْتَ وَرَزَقْتَ وَأَمَتَّ وَأَحْيَيْتَ إِلَى يَوْمِ تَبْعَثُ مَنْ أَفْنَيْت َ، وَسَلِّمْ تَسْلِيمَاً كَثِيرَا ً، وَالْـحَمْدُ للَّـهِ رَبِّ الْعَالَـمِينَ.

    • @wllmafo1578
      @wllmafo1578 3 ปีที่แล้ว

      Ila soo xidhiidh wll

  • @lovepeace4896
    @lovepeace4896 2 ปีที่แล้ว +1

    أللهم صل على محمد وآل محمد صلى الله عليه وسلم وبارك عليه وعلى آله وصحبه أجمعين.

  • @anabmacalin960
    @anabmacalin960 3 ปีที่แล้ว +4

    Mash allah 🤚🤚🤚💟💟🤚🤚

  • @MaxamedCaliBuuni
    @MaxamedCaliBuuni ปีที่แล้ว

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم وبارك عليه وسلم وبارك عليه وسلم وبارك عليه وسلم وبارك عليه وسلم وبارك عليه وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @osmandahir4390
    @osmandahir4390 ปีที่แล้ว +1

    Alle qabriga ha waasiyo janatul fardoosa makankiisa rabi haka yeelo sheeq saciid
    Wahaabiyada way dhibtaa jaceylka xabiibka SCW diinta mcnteeda dhan ma raban wahaabi dil io kufrin un ay ka kasaayan alx alle ayaa ku mahadsan io waalidkeeya iga ilaaliyi in aan wxs naqdo

  • @ابوصابرالجيلاني
    @ابوصابرالجيلاني ปีที่แล้ว

    صلوا عليه وسلموا تسليما

  • @fadumoahmed1963
    @fadumoahmed1963 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah qeer badan Allah siiyo sheeqa

  • @mohameddaahirofficial7480
    @mohameddaahirofficial7480 3 ปีที่แล้ว +6

    Suaal ayaan wataa 114 qur aanka meesha ay ugu jirto nabi aadan scw hortiisa ayaan nuur ahaa meesha ay kutaalo waan ubaahanahay ama axadiista nabiga scw ay kutaalo
    Ha liikeeeno

    • @aeiral2665
      @aeiral2665 3 ปีที่แล้ว +2

      Waa jeebkooda dadkaan rasuulka ku been abuuranaayo waa dad ilaaheey og yahay waa waxa aan la burbureeyno

    • @aeiral2665
      @aeiral2665 3 ปีที่แล้ว +1

      Waligeey waxaan maqal ayuu shegayaa odaygaan

    • @badriyaosman797
      @badriyaosman797 3 ปีที่แล้ว +2

      Waxaan waligay maqlay ma ahan

    • @fansoormusichd9462
      @fansoormusichd9462 2 ปีที่แล้ว

      Nebiga yiri buu ku yiri CSW. Ee ma beeninaysaa ..... Dib u dhegaysta sheekha deg deg baan waxba idinka reebayn yaa wahaabiyo

    • @aboubakerabdiomar1470
      @aboubakerabdiomar1470 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fansoormusichd9462 jaahil ayaa tahay indho laheyn ee wax baro

  • @ismailhassan706
    @ismailhassan706 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاالله

  • @hajiyaibrahim3396
    @hajiyaibrahim3396 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah 💖💟💕 🕋💯

  • @jamilamohamed4541
    @jamilamohamed4541 3 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @sacdiyaaabukar6638
    @sacdiyaaabukar6638 3 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @fartunmohamed5729
    @fartunmohamed5729 2 ปีที่แล้ว

    Scw♥️

  • @adarfarah9859
    @adarfarah9859 3 ปีที่แล้ว +1

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم" من كذب علي متعمدا فليتبوأ مقعده من النار " الحديث المتواتر

  • @MaxamedIbrahin-i2g
    @MaxamedIbrahin-i2g ปีที่แล้ว

    Illhay ha unaxriisto sheekheen

  • @harunfarah3798
    @harunfarah3798 2 ปีที่แล้ว

    Elaheyo kubisharey janatha fridows

  • @bad_facts7
    @bad_facts7 2 ปีที่แล้ว

    MasahaAllah wacdiga sheeqa aad buu u macan yahay lkn hal shey kugu ma raacsani taana waa xuska mowliidka nebigena scw waayo waqtigiisa lama sameeyn tetha kale lama Xusin waqtiga khulafaa urrashidin,taa macnaheedu waa bidco ee Alle SW wadada xaqa haa na tuso inshaAllah wasalallahu wasalama cala sayidina Muhammad ❤️💯👍🙏🙏🙏

  • @TVBaraawe
    @TVBaraawe 3 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله شيخنا الفاضل شيخ سعيد حفظه الله

  • @abdiazizali9573
    @abdiazizali9573 3 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw scw ❤️🎈💕❤️

  • @FatumaMohamed-l9e
    @FatumaMohamed-l9e 10 หลายเดือนก่อน

    Allaahayow unaxariiso

  • @somaliuncutstories4137
    @somaliuncutstories4137 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah

  • @wahibkalifomar3790
    @wahibkalifomar3790 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah recolor Allah

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaaaaaaaa allah😭😭😭😭

  • @mrsiridiisiridii5022
    @mrsiridiisiridii5022 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله يحفظك

  • @idriiscabdiraxmaanmxamuud
    @idriiscabdiraxmaanmxamuud 3 ปีที่แล้ว +6

    أخبرو أني احبه في الله.💖💖💖💖💖💖💖

    • @xadaaratv2434
      @xadaaratv2434 3 ปีที่แล้ว +1

      أحبك الله الدي أحببته لأجله

  • @axmedsheekhyasin9392
    @axmedsheekhyasin9392 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha.allha walalo

  • @abdikarmhassanabdikarim2959
    @abdikarmhassanabdikarim2959 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedsheekhyasin9392
    @axmedsheekhyasin9392 3 ปีที่แล้ว +1

    Scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 3 ปีที่แล้ว +3

    ربنا يحفظك من كل شر ومكروه يا شيخنا الفاضل وجزاك الله خير الجزاء وبارك الله فيك
    ‏الله يعطف عليكم قلب الحبيب ﷺ، ويروي صدركم بنفحة من الحبيب ﷺ، ويكحل عينكم برؤية جمال الحبيب ﷺ، ويسعدكم بالقرب من الحبيب ﷺ، ويبلغكم رضا الحبيب ﷺ، ويرزقكم رؤية سيدنا محمد الحبيب ﷺ، ويجعلكم من أحباب الحبيب ﷺ بجاه الحبيب و آل الحبيب ﷺ.اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكَ عَلَى سَيِّدِنَا مُحَمَّدٍ النَّبِيِّ الأُمِّيِّ الْحَبِيبِ الْعَالِي الْقَدْرِ الْعَظِيمِ الْجَاهِ وَعَلَى آلِهِ وَصَحْبِهِ وَسَلِّمْ

    • @babaiasli9698
      @babaiasli9698 3 ปีที่แล้ว +1

      شكرا جزاك الله خيرا

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 3 ปีที่แล้ว

      @@babaiasli9698 امين يارب ولكم بالمثل وزيادة بإذن الله تعالى

  • @shiinedhufe0815
    @shiinedhufe0815 2 ปีที่แล้ว +1

    Maaha allah

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 3 ปีที่แล้ว +10

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى سَيِّدِنَا مُحَمَّدٍ السَّابِقِ لِلْخَلْقِ نُورُهُ وَرَحْمَةٌ لِلْعَالَمِينَ ظُهُورُهُ عَدَدَ مَنْ مَضَى مِنْ خَلْقِكَ وَمَنْ بَقِيَ وَمَنْ سَعِدَ مِنْهُمْ وَمَنْ شَقِيَ صَلاَةً تَسْتَغْرِقُ الْعَدَّ وَتُحِيطُ بِالْحَدِّ صَلاَةً لاَ غَايَةَ لَهَا وَلاَ مُنْتَهَى وَلاَ انْقِضَاءَ صَلاَةً دَائِمَةً بِدَوَامِكَ وَعَلَى آلِهِ وَصَحْبِهِ وَسَلِّمْ تَسْلِيماً مِثْلَ ذِلِك

  • @mohamedahmed-un5nj
    @mohamedahmed-un5nj 3 ปีที่แล้ว +2

    Allahu Akbar

  • @abdirahmanxuseen8199
    @abdirahmanxuseen8199 ปีที่แล้ว +1

    سيدنا ومولانا الإمام شيخ سعيد رضي الله عنه وأرضاه قدس الله سره الشريف ونفعنا الله وإياكم بمحبته وبعلومه الشريف
    احسنتم وجزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم قناة سراج الدين

  • @muxammadtv4753
    @muxammadtv4753 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlalyal channelka hala share like gareeyo
    باركم الله فيكم

    • @DAYAXTV5235
      @DAYAXTV5235 3 ปีที่แล้ว

      NASHIIDO NABI AMAN
      th-cam.com/video/9J0y0ctukVg/w-d-xo.html

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 หลายเดือนก่อน

    Allah madhintay wadaad kaan

  • @kismaayochannel4296
    @kismaayochannel4296 3 ปีที่แล้ว +5

    Maansha allaaaaaah

  • @AyupGaal
    @AyupGaal 9 หลายเดือนก่อน

    Scw scw

  • @cabditaliye1460
    @cabditaliye1460 3 ปีที่แล้ว +3

    masha allah

  • @ismailhassan706
    @ismailhassan706 3 ปีที่แล้ว +1

    Nabiga diiidaw dilaaac

  • @ahzalfural4850
    @ahzalfural4850 3 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa allaah

  • @mohameddiriye7315
    @mohameddiriye7315 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaahu S c w

  • @cumarjees6581
    @cumarjees6581 3 ปีที่แล้ว +1

    صلي الله عليه وسلم

  • @dahabocabdidaahir1897
    @dahabocabdidaahir1897 3 ปีที่แล้ว +2

    ﷺﷺﷺﷺﷺ

  • @ShaaficiCabdi-vb9iw
    @ShaaficiCabdi-vb9iw 6 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw

  • @FarxiyoXUSEEN-hw5bi
    @FarxiyoXUSEEN-hw5bi 6 หลายเดือนก่อน

    ❤🤲

  • @faysalaadam7701
    @faysalaadam7701 3 ปีที่แล้ว +2

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @sass336
    @sass336 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah war caqligii goormaa Alle idinka qaaday.
    Ma waydaan maqlayn inuu leeyahay ilaahay baa nuurka nebiga u tasbiixsanayey.
    Miyaydaan Muslim ahay ma Ilaah baa addoon u tasbiixsada?
    Maxaa Ilaahay qiyaame kula kulmaysaan?
    Muxuu idiin qaban odaygan Ilaahay ka baxsan waayey?
    Subxaanallaah.....

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 ปีที่แล้ว

      Sass336 Adigu sheydaan baa tahay ma waadan arag Aayada tiraa: yaa Ayuha lladiina Aamanu saluu calayhi wasalimuu tasliiman. Yaa sidaas yiri? Soow hadalkii Alle weyne ma aha, Xagaad ka sar dhaban tahay? Ma waadan fekereyn Sheeydaanyohoow baastarka ahu. War umadda ha waswaasin ee ka dhex bax oo aad Umul Ibliis iyo kuwa la hal maala

    • @sass336
      @sass336 ปีที่แล้ว

      @@mahammedsiad5563
      Oo adeer haddiiba aad u hiilisay hadalka sheegaya in ilaahay ficil addoonimo ah ula yimaaddo Nebi Muxammad(SCW), adigaa Ilaahay qabriga iyo qoyaame ka gar- bixidoona'e, Maxaad 'Baastar' iigu sheegtay? Ileyn baastarku waa qofka garaca ah.
      Xaggaad ku arkaysey iyada oo hooyaday sinaysanaysa? dabadeedna aan sidaa ku uur galay aad adiga iyo afarta markhaati daawanayseen.
      Miyaanad muslim ama xataa Soomaali ahayn?
      Xaggee baad naga gelaysaa marka maalinta qiyaame lagu yiraahdo markhaatigaagi keen?
      Mise qofka Alle ku xad-gudbey aadmi kama xishoodo.

    • @abdisalamakib6578
      @abdisalamakib6578 ปีที่แล้ว

      Adoo raali si sax ah mar kale u dhagayso intaas; waxa uu yidhi sheekhu " Nuurka ayaa Eebe u tasbiixsaday; malaa'igtuna waxa ay ku tasbiixanaysa taasbiixda nuurkayga "

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 3 ปีที่แล้ว +1

    Scw SCW SCW