Charisma | Soo jiidasho | waxa ay dadka oo dhna raadinaayaan | Sida Obama

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 เม.ย. 2021
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 429

  • @guletmoh8034
    @guletmoh8034 3 ปีที่แล้ว +382

    Zxp tariikhda noogu dadaal weliba asxaabihii rasuuulka scw weliba dagaaladii muslimiinta ✋inta ila mida ❤

    • @samiiryowsamiiryo8590
      @samiiryowsamiiryo8590 3 ปีที่แล้ว +3

      Orod dee TV 📺yada ka daawo Ramadan taa la soo dayaa ye meshan waxad is ka niyesato hanoola imane

    • @ahmeth2184
      @ahmeth2184 3 ปีที่แล้ว +5

      ♥️

    • @khaalidmallo3333
      @khaalidmallo3333 3 ปีที่แล้ว +1

      Ar ey ey dhalay ayaad tahayee ninka maxaad ku leedahay ma chanelka ayaad ka xigtaa yaan madaxa ku goynee ninka iskaga tag xorriyatul qawl ayuu leeyahay ee mar dambe car lahadal

    • @guletmoh8034
      @guletmoh8034 3 ปีที่แล้ว

      @@samiiryowsamiiryo8590 hhh nio aduu ma yuhuudi tahey asxaabada maad ka gubaneyseysaa caano nuug yhu 🤬

    • @guletmoh8034
      @guletmoh8034 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Adammohamed777 hhh hadaa ma brack obama ayaad wax ka faa idi 🤔

  • @abdirashidwarsame7284
    @abdirashidwarsame7284 3 ปีที่แล้ว +159

    *Charisma tii ugu waynayd waxaa lahaa Nabi Muxamed (scw), soo jiidasho intuusan hadlinba uu qofka soo jiidanayo, dhamaan anbiyadii Rabi soo dirayna way ka simnaayeen Charisma*

    • @plmari3236
      @plmari3236 3 ปีที่แล้ว +2

      CSW

    • @caawiwalalka1260
      @caawiwalalka1260 3 ปีที่แล้ว +2

      S.c.w

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว +1

      Muxammad ✅ Maxamad ✅
      Sallallaahu caleyhi wasallam ✅
      Nabiyadii ✅

    • @user-jd1ds5di9c
      @user-jd1ds5di9c 3 ปีที่แล้ว +1

      Scw Scw Scw

  • @queenyduriyadih4299
    @queenyduriyadih4299 3 ปีที่แล้ว +90

    Chrismatic person I've Ever seen is "SH. Muztafa x. Ismail harun" My allah bless him🥰

    • @omarisak5658
      @omarisak5658 3 ปีที่แล้ว

      @Subac Cusub suufi afkaaga haku taagin nacas yahoow

    • @zakariazulthan2276
      @zakariazulthan2276 3 ปีที่แล้ว

      Waa really

    • @hurt3094
      @hurt3094 3 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi mashallah

    • @sharmaketony7048
      @sharmaketony7048 2 ปีที่แล้ว

      Wllhi waa xaqiiq

    • @ayuuuuuuush
      @ayuuuuuuush ปีที่แล้ว

      Isku mid Baan nahay sheikh mustafa xaaji ismaaciil ayaa ii ah chrisma person❤❤❤❤❤

  • @aslanalinoor3522
    @aslanalinoor3522 3 ปีที่แล้ว +130

    Maanta waa jimce halaga faaideyso saliga nabiga {scw}❤❤🔥🔥

  • @hamdamubarik1868
    @hamdamubarik1868 3 ปีที่แล้ว +63

    sida adiga Oo kale dee Omarow Youberada Lmid maTihid♥️🥰

    • @guletmoh8034
      @guletmoh8034 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa tuntaa wll waa afyahan aqoonle

    • @zahraabdullahi668
      @zahraabdullahi668 3 ปีที่แล้ว +1

      Beentaa maahan cadeyda
      Mis baran karnaa qurux

  • @abdinazir8466
    @abdinazir8466 3 ปีที่แล้ว +55

    Charisma inuu ogaansho leyahy yaa ila araky igama ahan faan aan asaga faninayo

    • @sharmaketony7048
      @sharmaketony7048 3 ปีที่แล้ว +5

      Wllhi ben kamadan sheegin

    • @plmari3236
      @plmari3236 3 ปีที่แล้ว +4

      100%

    • @garaleagdjh1220
      @garaleagdjh1220 3 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi sxbken Omar inshar charisma wuu layaxaay

  • @sailani3706
    @sailani3706 3 ปีที่แล้ว +60

    Zxb soqaad baa sodhow zhp Tariikhda Azxaabta Kuna fa idee Wll mcn❤🤩😍💯

  • @king...3695
    @king...3695 3 ปีที่แล้ว +32

    Hadhaafin wll kusali nabiga scw fadlan

  • @dhambaalmedia1
    @dhambaalmedia1 3 ปีที่แล้ว +72

    4 tii cisho ee ugu danbeysey waxaan dul wareegayay channelkaaga wax muuqaal ama community post ma aadan soo dhigin hada markan salada jimcaha ka baxay waxan alle kaaga baryay inaad nabad noogu soo laabato intaasna adaa iga kasbadey waxad tahay macalinkeygii kuma ilawayo Alxmdulilah hadad adoo nabada inaad noo soo laabato jumca wanagsan ayan ku leyahay macalin omer 🥺🕌❤

    • @abdirizakahmed5822
      @abdirizakahmed5822 3 ปีที่แล้ว +2

      Waleee waa yaaaaab😁😁😁😁😁

    • @abdulkadiryare6815
      @abdulkadiryare6815 3 ปีที่แล้ว +1

      Bro horumar wacan

    • @husseinabukar7723
      @husseinabukar7723 3 ปีที่แล้ว +1

      @@dhambaalmedia1 taas waxey cadeyne Ina aheed qof indho xiran oo caalamka la Socon ninkaan aad ugu yeertay ustaad waaa nin ka macaasha warbixino uu ajaanib kasoo xigtay asagoo uga dhiga wax Uu alifay

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 3 ปีที่แล้ว

      @@husseinabukar7723 hhhhhhhh funny

  • @kinggoley5189
    @kinggoley5189 3 ปีที่แล้ว +21

    omar inshaa inuu yahye charisma inti ilargtey like one love

  • @hodanabdimohamed3556
    @hodanabdimohamed3556 3 ปีที่แล้ว +2

    Charisma dadka leh dhanka soomaalida wxaan is dhihi kraa wxaa kamid ah sheekh mustafe xaaji ismaaciil sababtoo ah wxuu leeyahay qaab soo jeedin cajiib ah aadna ula dhaceyso

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 3 ปีที่แล้ว +6

    Nabi Maxamed scw ayaa yir Aftahanimadu waa sixir
    Lahow Xoogaa Charisma

  • @khaalidgabiley9775
    @khaalidgabiley9775 3 ปีที่แล้ว +14

    Waa Ramadaan Wxaad Soo Badisaa. Taariikhdii Rasuulka iyi Saxabada, iyo Ku Dhiirigellinta Cibaadada inshallah.🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌👍

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 3 ปีที่แล้ว +32

    ••
    " هو خَيرُ مَن وَطِىءَ الثَّرى
    طُوبى لِمَن صلَّى عَليهِ وأكثرَا "ﷺ ..
    🔖 🧸

  • @farhanwadani4583
    @farhanwadani4583 3 ปีที่แล้ว +14

    Markii laga soo tago ajaanibta shaqsiga somaliga ah ee charisma ku caanka ah waa Rw hore xasan cali kheyre
    Soo sax ma'ahan

    • @hafza2135
      @hafza2135 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa

    • @zahraabdullahi668
      @zahraabdullahi668 3 ปีที่แล้ว +1

      Aqash
      Murursadahaasaa

    • @AbdishakurMostaf
      @AbdishakurMostaf 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll key Subescrube isaar 🇸🇴🇸🇴

    • @AbdishakurMostaf
      @AbdishakurMostaf 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hafza2135 Wll shey Subescribe isaar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @farhanwadani4583
      @farhanwadani4583 3 ปีที่แล้ว

      @@zahraabdullahi668
      Sahra aniga qabiilkiisa uguma jeedo sifada ah aftahanimada miyuusan ahayn aftahan

  • @farhanwadani4583
    @farhanwadani4583 3 ปีที่แล้ว +19

    Inshallah allah waxaan rajaynahyaa in aan noqdo mustaqbalka charismatic leader( hogaamiye soo jiidasho leh)
    Waxaa ila gudboon ka hor in aan maankayga quudsho oo ka buuxsho aqoonta.
    Dhalinyaroy aan waxbarano si dhalinta dunida kale aan ula baratano/ula tartano

    • @engapdirahman6079
      @engapdirahman6079 3 ปีที่แล้ว +1

      Daacadnimada iyo Diintana Ku dadaal waa muhiim Markaad Hogaamiye Aqoon leh hadana madaxa musuqa ah Noqoto Waa Laga fcn Yahay

    • @zahraabdullahi668
      @zahraabdullahi668 3 ปีที่แล้ว +1

      Nonsense

  • @cammaarkoosafo3371
    @cammaarkoosafo3371 3 ปีที่แล้ว +9

    Soo jiidasho ama charismatic runtii waxy I xasuusisay "Angın Altan düzyetan" Waa aktarkii matalay musasalkii cajiibaka aha e "Ertuğrul " Waana aabihii dhalay asaasihii dawladii osmaaniyiinta

    • @niciimayuusuf3859
      @niciimayuusuf3859 3 ปีที่แล้ว

      Xaqiiqatan ma arag ackatr la charimatic wanaagsan

    • @plmari3236
      @plmari3236 3 ปีที่แล้ว

      @@niciimayuusuf3859 actor ad qaar wey leeyihin marka laga yimaado flim ahaan

    • @zahraahmed9121
      @zahraahmed9121 3 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad kugu raacsanahay

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 3 ปีที่แล้ว +7

    Sida adigoo kale Omer inshaar❣ habka u hadashid waa cajiib 😍 Maasha Allah Tabaaraka Rahmaan

  • @sharmakehamari7233
    @sharmakehamari7233 3 ปีที่แล้ว +40

    Kelmada chrisma macnaheeda saxda waa BURJI = CHRISMA.
    Inta iga faaidaysatay like hay saarto , waa sida ugu saxsan.

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 3 ปีที่แล้ว +20

    Shukran Ogaansho wlhi waa barnaamij muhiim ah waqtigii loo baahnaa kusoo aady dhalinyaro in aan ka faa'daysano waa wajib sababta waa hormarka noloshaada wax ku saabsan lkn dadkena warka waa dhagystaan meeshana maka qaadan badankood salaam from Egypt 🤗

    • @AbdishakurMostaf
      @AbdishakurMostaf 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll shey Subescribe isaar 🇸🇴.

    • @xasankaafi3109
      @xasankaafi3109 3 ปีที่แล้ว +1

      Wllhy sout Africa ku noolahay chanalkan la aantiisa waxa maanan qabsateen alle ka su koow

  • @jaalewaryaa
    @jaalewaryaa 3 ปีที่แล้ว +6

    Cumar inshaar waxan dhihi kara Charisma qof leh oo muqalada uu so gasho i dhiri galiya soo jiidashona leh aan aad u gu xidhan ahay waa adi fikirkayga ahaan 💯✔️maanka allah kuu daayo akhii

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 3 ปีที่แล้ว +4

    WAAD MAHAD SAN THY OMAR INSHAR WAX KLE KU GUDOONSIIYO MA HYO AAN AHYN SHUKRAN

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 ปีที่แล้ว +10

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين

  • @alinaasir3575
    @alinaasir3575 3 ปีที่แล้ว +6

    في أمان الله جزاك اللهُ‎

  • @abdirahman5182
    @abdirahman5182 3 ปีที่แล้ว +6

    Charisma# abdi rahman abdi shakuur warsame

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc walalahyg qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh illaahay Ramadaan nabad haa nagu waad garsiyo aamin 🙏🤲🤲

  • @Muuse99
    @Muuse99 3 ปีที่แล้ว +15

    Jumco wngsn all inta qoraalkeyga aqrineyso💞💞🥰

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 3 ปีที่แล้ว +9

    walaal bisha barakaysan ayaa so dhow aan is cafino ❤

  • @samsunsam1338
    @samsunsam1338 3 ปีที่แล้ว +11

    رمضان يجمعنا انشاء الله 😘🥰😇💢💯

  • @wehelwaano7715
    @wehelwaano7715 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah Ustaad Allaha ku barakeeyo Waa miwduuc muhiim aha

  • @cabdallasamow6587
    @cabdallasamow6587 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah inta aad ina dhiirigalisay xaqiiqda inoo muujisay wad kumahadsantahay walalkeen Omar.
    Allah haku barakeeyo.

  • @saidkadarmouse2645
    @saidkadarmouse2645 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah ☝

  • @alinaasir3575
    @alinaasir3575 3 ปีที่แล้ว +4

    masha Allaah omar inshaar wad mahadsantaxay bro

  • @nasradheemancali9118
    @nasradheemancali9118 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah wlky 😍😍😍

  • @abdirizakahmed5822
    @abdirizakahmed5822 3 ปีที่แล้ว +23

    Waxa jira dadfarabadan oo aan nasiib uyelan ramadanta
    Si kasta oo aad uniyad jabsantahay uxanusanayso
    Wali fursadbad haysata maxad ku garanaysaa inad fursad haysato wali wad nefsanaysaa micnaha wad noshay
    Ka kac fadhiga horena usoco🥰

    • @AbdishakurMostaf
      @AbdishakurMostaf 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll key Subescribe isaar 🇸🇴🇸🇴

  • @user-um8oo6yh3z
    @user-um8oo6yh3z 3 ปีที่แล้ว +5

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته جمعة طيبة بدكرالله أن شاء الله

  • @nownews2792
    @nownews2792 3 ปีที่แล้ว +2

    To be sincere this is the best Channel we have as a Somali community very beneficial
    ani ahaan waxaan kafaidey chanelkaan waxbadan
    halbil kahor muda aan kuqayasayo Walalkeen Omar inshaar waxuu soo digey how to read the Quran in less than 10 minutes maalintaa ayaan bilaabey bacdal salat subax inaan aqriyo 1 xizb from the Quran daily Alhamdulilah maaanta ayaan dameyey ilah ajar haa kasiiyo
    My prayer is always with you Omar meelkasta aad kusugantahay JazakAllah

  • @abduqadirmuuse9320
    @abduqadirmuuse9320 3 ปีที่แล้ว +1

    Ogaansh soo jabaad aa waya wadaada soomalida iya koo charisma ana bara ayay daka hogaamiyaan

  • @maryamahassan377
    @maryamahassan377 3 ปีที่แล้ว +4

    Wll anigu wxan kuhamiyaa ogaansho adoo love iisaara iirumey riyadeyda wa wax aad uyare👍🙏🙏

  • @ahmedsh.mohameddaahir8784
    @ahmedsh.mohameddaahir8784 3 ปีที่แล้ว +3

    Illahay ayaan waydiisanaynaa Inuu Nagu arsaaqo Dhaman sifooyinka wanaagsan Sida Charisma

  • @HaldhaaChannel
    @HaldhaaChannel 2 ปีที่แล้ว +13

    Charisma comes after a millions of reading and self preparation

  • @axmedsahal5453
    @axmedsahal5453 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير الجزاء يا أخانا عمر

  • @jamaawilabdillahi8811
    @jamaawilabdillahi8811 3 ปีที่แล้ว +8

    Ramadaan 🌙is loading insha allah

  • @abdiwelin.ibrahimabdalla3869
    @abdiwelin.ibrahimabdalla3869 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah aad baad u mahadsan tahay cumar inshar

  • @farhiaayaanle1353
    @farhiaayaanle1353 3 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah wll omar muqaal qurux badan an wada sugaynay ayaad noo soo sameysay
    جزاكم الله خيرا و احسن الجزء🌟💕💞👍👍👍🙏

  • @hassanmohamedhassan2191
    @hassanmohamedhassan2191 3 ปีที่แล้ว +1

    Cumarow nio taariikhda barbarka ee uu ka dhashey daariq bin ziyaad kasoo hadal
    Iyo meesha aydagaan
    Mhdsnid💙

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks wll ogaansho❤

  • @mohamedhussein1082
    @mohamedhussein1082 3 ปีที่แล้ว +2

    shukran walal inshar

  • @mustafomar1783
    @mustafomar1783 3 ปีที่แล้ว +1

    جمعة مباركة يا مسلمين شكرا عمر أنشر

  • @wlldeeq5599
    @wlldeeq5599 3 ปีที่แล้ว +1

    Omar inshar xilima imanay somalia mise wad iska joogtay zhp

  • @Aliabdikarem
    @Aliabdikarem 3 ปีที่แล้ว +1

    Great content thanks Omar inshar

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 3 ปีที่แล้ว +5

    Legend alweys legends ❤🙋‍♂️👍

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516
    @cabdiraxmaancabdillaahi516 3 ปีที่แล้ว +4

    ustaad cumar inshaar mahadsanid
    ilahay ha ku barkeeyo
    waxaaad nagu fadhida kaalan aan cid kale oo youtube ah noogu fadhiyin mid kamida ha youtube ugu horeyey ee aan wax faa'ido leh ka dhageysto

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs warxma Cajiib mhdsanid wll omer

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walalo cumar inshaar

  • @hamzemabdi9
    @hamzemabdi9 3 ปีที่แล้ว

    In badan ayay igu idhahden waxa tahay charisma dad anu wada shaqaynaynay Aniga oo an aqoon waxay tahay, markii dambe ayan badhay kalmada waxay tahay oo an fahmay.

  • @munaabdikareenabdikarin7030
    @munaabdikareenabdikarin7030 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan kariim🌜🌙❤all muslimin

  • @khaalidnuurwarsame4638
    @khaalidnuurwarsame4638 ปีที่แล้ว

    Dhiiga AB qofka leh waa qof soo jiidasho leh

  • @zakariasalad828
    @zakariasalad828 3 ปีที่แล้ว +1

    'Charismatic' Waa qof leh awood dheeraad ah ama waxa afka qalaad lagu yiraahdo 'Extraordinary Power' waa qof leh awood burji ah. Sidoo kale waa qof karti leh, 'Charismatic Leader' iyada waa lagu dhashaa oo qofka caruurnimadiisa ayuu hogaaminta kasoo bilaabaa, xilliga uu yahay ama team leader ama qof dadka isku wadi kara.

  • @hana-of3sb
    @hana-of3sb 3 ปีที่แล้ว +1

    mashaAllaah wll adiga ayaaba ah qof charisma leh, qaabkaad wax usoo gudbiso
    TUSAALE
    CHARISMA
    CODKAGA
    SAWIRKA SARE EE MUUQALADAAFA
    HIDDIDIILADA POSITIVE NIMADA
    KA DUWANAANTA DADKALE
    ATTENTION RAADIN LA'AANTA MASHAALLAAH WALALE.

  • @THESHABEELO
    @THESHABEELO 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad walow aad mudo naga maqneyd.

  • @falaartijaceylka852
    @falaartijaceylka852 3 ปีที่แล้ว +3

    Balanteno waa adoonga saan ugu sareen lahen diindena umujino masjid waa weendhisno insha Allah♥️💙

  • @mohadirir8755
    @mohadirir8755 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah keep going our brother Omar inshaar

  • @AbdullSharrif
    @AbdullSharrif 3 ปีที่แล้ว +7

    My legend we miss you❤❤❤

  • @abdirahmanabuukar5091
    @abdirahmanabuukar5091 3 ปีที่แล้ว

    somalida dadka ugu qatarsan hadal jeedinta waxaa ka mid sh mustafa iyo xasan sheekh iyo ccw xta shariifka iyo axmed madowe

  • @Wajabaan
    @Wajabaan 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير الجزاء يا أستاذة مرحبا

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Ustaad Cumar mhdsnd jazakallah walaal🙏😊

  • @plmari3236
    @plmari3236 3 ปีที่แล้ว

    OGAANSHO Channel waa kan ugu fiican wallhi CHANNELada somalida waayo mar walbo wax un baa laga faaidaa vedios kiisa mid walba kan kale wuu kasii fiicanyahy marna kama caajiso... thanks mr. cumar

  • @sunnibarre5591
    @sunnibarre5591 3 ปีที่แล้ว

    Thank you omar inshaar

  • @HassanMohamed-pq9ib
    @HassanMohamed-pq9ib 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaallah dirigelin wangsan

  • @abdullahabdi2986
    @abdullahabdi2986 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah
    Thanks omar

  • @bakarsean4883
    @bakarsean4883 3 ปีที่แล้ว +2

    I appreciate that ❤️

  • @mohamudmohamedahmed4962
    @mohamudmohamedahmed4962 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Omar | OGAANSHO

  • @muntaasaxmed2687
    @muntaasaxmed2687 3 ปีที่แล้ว +4

    Ogaansho😎🔥

  • @abdirahmancktube
    @abdirahmancktube 3 ปีที่แล้ว

    my best youtuber ogansho

  • @ruweydoahmed1350
    @ruweydoahmed1350 2 ปีที่แล้ว

    allahayow iga dhig mid balaayiin insho soo jiidato
    balaayiin qalbina dagto
    ameen

  • @cabdiraxmaanfaaraxcali3141
    @cabdiraxmaanfaaraxcali3141 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustad

  • @mohamedmiidoh5736
    @mohamedmiidoh5736 3 ปีที่แล้ว +1

    Omeraw saxiib ramadaaanta tafsiirka walaal noogu dadaal adigoo mahadsan ustad🧡🧡🧡✅

  • @haleelka6573
    @haleelka6573 3 ปีที่แล้ว

    Barnaamij tixanaaa noo soo sameeey inta bisha ramadan lagu gudq jiro thnks

  • @Yaxyekhaliif
    @Yaxyekhaliif 3 ปีที่แล้ว +2

    Charism. thanks omar

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @khadarmahad8173
    @khadarmahad8173 3 ปีที่แล้ว

    Ogaansho ale ha ku barakeeyo walal runtii waad noo faaidaysaaa xili kasta

  • @mrhanad6655
    @mrhanad6655 3 ปีที่แล้ว +10

    Hassan ali kheyre
    Cml aniga kheyre ma taageero lkn markuu hadlayo caadi maahan wuu isoo jiitaa xataa cumar wuu fcnyahey
    Waxaa jira will la dhaho Hamada ibrahim oo youtuber ila soo arga codkiisa

  • @dr.zakariaabdirashidali1944
    @dr.zakariaabdirashidali1944 3 ปีที่แล้ว

    Thanks 👍 ogaansho

  • @caaqilyare9981
    @caaqilyare9981 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii ugu hereeye ee muuqaalka daawady jimco kariim

  • @farishtech7222
    @farishtech7222 3 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan karim team ogansho

  • @creatorlove1176
    @creatorlove1176 3 ปีที่แล้ว

    Thanks Ogaansho

  • @user-um8oo6yh3z
    @user-um8oo6yh3z 3 ปีที่แล้ว +1

    جزاكم الله خيرا اخي الكريم

    • @sahmiye9648
      @sahmiye9648 3 ปีที่แล้ว

      Wlal qaali fadlan wxan kacodsna inad subscribe isarto mhdsnd wlal qaali

  • @osmanm6672
    @osmanm6672 3 ปีที่แล้ว

    Shukran walaalkee

  • @MooganeAdvertising11
    @MooganeAdvertising11 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep go ogaansho

  • @maryamliban
    @maryamliban 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid omar

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 ปีที่แล้ว

    Ramadaanta Ilaahey hanugu gaadhsiyo caafimaad qab kheyrkedana Hana wafajiyo Aamiiin

  • @amraniid5225
    @amraniid5225 3 ปีที่แล้ว

    Well cumar inshaar thanks 👍

  • @bashirmohamed2867
    @bashirmohamed2867 3 ปีที่แล้ว +3

    mashallah hore isoco zxb

  • @Abdirashedmohamud
    @Abdirashedmohamud 3 ปีที่แล้ว +1

    omar inshaar keeo it up bro

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 ปีที่แล้ว

    mahadsanid mcalin

  • @ganacsaderoyal3173
    @ganacsaderoyal3173 3 ปีที่แล้ว

    Thanks mudane

  • @canababdi9022
    @canababdi9022 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @Sheiknor_Osman
    @Sheiknor_Osman 3 ปีที่แล้ว

    M.a Hadiyad baa Ogaansho igatimid الله اكبر

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 3 ปีที่แล้ว +6

    ••
    "ثم السلامُ عليكَ يا رسول الله، من مسافاتٍ عصيّةٍ على القُرب، أبت أن تُنيِلنا جوارَك و تُمِرّنا على قبرِكَ و بقيعِ أصحابِك، و أحُدَ الذي يُحبُّك ، و الشهداء الميامين في ثرى طيبةَ المُطهَّر!
    حِيلَ بيننا يا رسول الله!"🍂 🌻َ
    🔖 🧸