Maxaa dhici karo Haduu geeriyoodo Kim | ? Xaguu ku dambeeyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 563

  • @sadiqabdi503
    @sadiqabdi503 4 ปีที่แล้ว +172

    RAMADAN KARIIM
    ALL PEOPLE KUXURAN OGAANSHO
    LOVE

  • @cabdallecarabcabdi5139
    @cabdallecarabcabdi5139 4 ปีที่แล้ว +55

    Ilahow muraadka akhiro iyo kan adduunba noo sahal amin

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 4 ปีที่แล้ว +71

    Wll cumar waa qof aad uwanaagsan kanaalka ogaansho waa kanaalada aan aad ugu jclhy mar walbana fiiriyo maxaa lasoo dhigay marwalba ogaansho horay usocoto intii taageerto kanaalka ogaansho like dhac dhac dhac sii like dhac!!!!!!! Sii like

  • @aftaxkaraamahofficial7493
    @aftaxkaraamahofficial7493 4 ปีที่แล้ว +71

    HADAD WLL SOMANEED WLL ALAH HAKAA AQBALO SOONTA❤️🙏🏿

  • @hamzefarah1070
    @hamzefarah1070 4 ปีที่แล้ว +316

    Anaa ugu horeeyay wllo yaal 200 like waligay magaarine igaarsiiya please 👏

  • @المصريةبنتالديرة
    @المصريةبنتالديرة 4 ปีที่แล้ว +22

    كل عام وانتم بالف خير
    رمضان كريم على الجميع
    اللهم أعز الإسلام اللهم ارفع الوباء والبلاءعن كل العالم
    سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم خاتم الأنبياء والمرسلين

  • @Thebest-jy7gf
    @Thebest-jy7gf 4 ปีที่แล้ว +12

    Wcs wllayaal, ogaansho dadka Soomaaliyeed kuli midey ku xiran yihiin allah haka dhigo, wll cumar adna dadaal guusha waadanka

  • @ليبانمحمودجامع
    @ليبانمحمودجامع 4 ปีที่แล้ว +92

    Waxaan aad ula yaabanahy dadk aan xishoon oo meel walbo ku arkeyso ayagoo leh walal like ii saar , muhiimada iyo faaida uu leeyahay vedio ga kahadal ama iska aamus😍

    • @MrHanad
      @MrHanad 4 ปีที่แล้ว

      👏👏👏👏👏🙏

    • @moha.arlaadi
      @moha.arlaadi 4 ปีที่แล้ว

      Walhi dadkasa youtube inaan comment ka aqriyo u nacay horta like maxa laga faida ma wax aanan ogeen baa jira😂😂😁

    • @YusufAli-69
      @YusufAli-69 4 ปีที่แล้ว

      Moha Arlaadi sxb like hadee ku gaarto 500 TH-cam aa lacag kusii nayaan 200 dollar camal

    • @daacadmuuse7967
      @daacadmuuse7967 4 ปีที่แล้ว

      ليبان محمود جامع sax walhi 👍✅💯

    • @daacadmuuse7967
      @daacadmuuse7967 4 ปีที่แล้ว

      Yusuf Ali ma filayo anigu sidaas xitaa hadayba jirto Wax fiican in muhimada la saaro mawduuca laga hadlayo oo
      Aan laga bixin

  • @hazankaafi4473
    @hazankaafi4473 4 ปีที่แล้ว +26

    Hada qoraalkeyga aqrineyso waxan ku leeyahay Ramadan kaream ♥️

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 4 ปีที่แล้ว +162

    36 jir adunkoo dhan ka qeyliyen😹😹 Kim jun un 😂🚬

  • @EngYuyu
    @EngYuyu 4 ปีที่แล้ว +6

    Warbixin muhiim ah thanks Omar inshaar

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516
    @cabdiraxmaancabdillaahi516 4 ปีที่แล้ว +13

    Mahadsanid cumar

  • @mohamedahmednur9420
    @mohamedahmednur9420 4 ปีที่แล้ว +10

    Allah haynaga yeelo kuwa caawa naarta laga xoreeyo 🤲

  • @yaxyecali3557
    @yaxyecali3557 4 ปีที่แล้ว +37

    Ramadaan Mubarak Allah Hanaga qabalo RAMDAANka 🤲❤

  • @salahkanyare1862
    @salahkanyare1862 4 ปีที่แล้ว +17

    10 minute 2.3k the best canal in somali youtupers.

  • @Bakarq3381
    @Bakarq3381 4 ปีที่แล้ว +3

    Wax kama badalaayo haduu geeriyoodo dunida ileen nabigeena. Scw ayaaba geeriyooday isagoo aduunka oo dhan u ahaa rasuul

  • @axmeddhereye957
    @axmeddhereye957 4 ปีที่แล้ว +7

    Ramadan Mubarak
    Walhi
    Kim Jogn Un Ninka iyo waddnkiisaba waa la cabsadaa waLiba USA Tramp iyo Xulufadiisa ayaaba diirada ku haya waLiba waxy sugayaan inta uu dhimano

  • @wacaysshucayb9677
    @wacaysshucayb9677 4 ปีที่แล้ว +9

    Wcs omar inshar , mahadsanid soo jeedintaa wanaagsan iyo baadhitaankaa faaidada leh.
    Horta maxay Tartaa LIKE tu, Bal aan idinla eegee iisaara 😂😂Mahadsanidiin Daawadayaal❤

  • @haniabella5321
    @haniabella5321 4 ปีที่แล้ว +45

    بارك الله لنا فيك واعزة الآسلام والمسلمين بك.. وكا عام وانتم بألف خير وصحة وسلامة وتقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال والدعاء

  • @DrAbdulkadirOsman
    @DrAbdulkadirOsman 4 ปีที่แล้ว +4

    Full Info. Thanks Omar

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 ปีที่แล้ว +16

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته.....
    36 jirkan madaxa buuran ayaa aduunki faraha uwada tageen saguna 70 jirkii Trump aha ayaa naftiisa kala cararaya..
    WiiLkan inaga u baahan...🤣🤣

  • @Abdizizu
    @Abdizizu 4 ปีที่แล้ว +12

    Aamiin allaha naga aqbalo soonka

  • @MrHanad
    @MrHanad 4 ปีที่แล้ว +20

    *omar caqliga Allah ayaa kuu yaaley Mowduuc xasaasiya ayaa ka hadashey wlhi waa jeclahey waqooyiga kuuriya si rabaani ah maanta 10 jeer ayaa baarayey mowduucaan 🇸🇴🤔 horta alle ayaa og marabo in kim jong dhinto waa dictator caqli badan*

    • @abdirasakhhassan8159
      @abdirasakhhassan8159 4 ปีที่แล้ว +2

      Ogow haduu dhinto waa laga nafisaa cadaadiska iyo sifa ddka uu ula dhaqmayo oo waxuush nino ah

    • @MrHanad
      @MrHanad 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirasakhhassan8159 Reer galbeedka qiyaamadoodu arkey nuclear usameystey 5 sano ayuu dunida dhan caan ka noqday anoo yar chanalo korean daawan jirey kadib waa la yaabi jirey sida dadka ugu ooynayaan generalada sida ay uga dambeyaan sida in uu Allah kaligiis dunida siiyey kadib waxaa is dhihi jirey Fircoon miyaa 😅🤣 12 sano jirey markaas 2014

    • @nasteexomacalinhibhv4427
      @nasteexomacalinhibhv4427 4 ปีที่แล้ว +1

      @@MrHanad wa cadi.shid lkn kasi wa gak max lagajecanksran ayad isledahayn qof ka mar haduu dilayahay noloshisana wabil micno

    • @haawamaxamuud6793
      @haawamaxamuud6793 4 ปีที่แล้ว

      Been maha wllhi aniga xataa waan jeclhy korea waqooyi siiba kim jong un geesinimaadiisa

    • @haawamaxamuud6793
      @haawamaxamuud6793 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirasakhhassan8159 taasi waxay saameayn aha malahan mxaa yelay dadka sharciga culus ku adkaadan somalibhday saas ka jiri lahayd banaanbax mala maqli lahayn kim jong un cfimaad u rajaynaa iyo danbi dhaaf

  • @abdifitaxabdullahi678
    @abdifitaxabdullahi678 4 ปีที่แล้ว +5

    Ramadan Mubarak all of them muslims

  • @Walaalxasan.a8276
    @Walaalxasan.a8276 4 ปีที่แล้ว +20

    Mnsh allah wll Omar Inshaar❤❤

  • @amirofficial5493
    @amirofficial5493 4 ปีที่แล้ว +15

    Allaxamdulillah waa alla mahadii wayo waxan islahaa mowducan waxa uu soqadan donaa jumcaha balse waa uu nosohormariyay waa mowduuc xasasi ah oo habon in laga warhayo

  • @mjwsjamac8618
    @mjwsjamac8618 4 ปีที่แล้ว +12

    Aad ayan kuu salamayaa wll omar

  • @kubaayomedia
    @kubaayomedia 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah alle caqliga iyo cimrigaba ha kuu barkeeyo

  • @miskiyuusuf5633
    @miskiyuusuf5633 4 ปีที่แล้ว +23

    Mnta fadliga bisha barakaysan🕋🕋 awgeed tolow🤔🤔🤔 inte like lagu saraya

    • @abdinasir-y3g
      @abdinasir-y3g 4 ปีที่แล้ว +1

      Liketa balayo maxad ka heshaan.

  • @maxamedfuad2490
    @maxamedfuad2490 4 ปีที่แล้ว +3

    Sooonka alle ha inaga aqbalo intii muslim ah oo dhimatyna rabi ha u naxariisto liketa dhac ku sii walal

    • @hamsearnav1258
      @hamsearnav1258 4 ปีที่แล้ว

      Maxamed Fuad maxay kuu taraysaa

  • @najuuupae3774
    @najuuupae3774 4 ปีที่แล้ว +9

    Waan kufraxzanahy inaaan noqdo qufka ugu horeeye hormar wcn wll

  • @abdirasakhhassan8159
    @abdirasakhhassan8159 4 ปีที่แล้ว +47

    Walashiis ayA badalesaa oo iyaduna Kaligeed taliso ah 😂😂

    • @maarifacollege-kenya1264
      @maarifacollege-kenya1264 4 ปีที่แล้ว

      Abdirasakh Hassan walal subscribe ii saar

    • @MrHanad
      @MrHanad 4 ปีที่แล้ว +3

      Lkn Generaalada sare ma yeelayaqn bcz naag waaye

    • @abdirasakhhassan8159
      @abdirasakhhassan8159 4 ปีที่แล้ว +1

      @@MrHanad epow Boqorotoyo waye Daxalkana qufka mudan ayaa Boqoraayo marka wx ladhashay oo ugu dhaw walshiis ayaa kajirta

    • @abdirasakhhassan8159
      @abdirasakhhassan8159 4 ปีที่แล้ว

      @@maarifacollege-kenya1264 ok wll

    • @soolmediainc49
      @soolmediainc49 4 ปีที่แล้ว

      wLashis ma badali karto waayi naag naagina dhakh baa lagasiinaya

  • @inanwanagsan8514
    @inanwanagsan8514 4 ปีที่แล้ว +14

    Kim shacabkisa waxa u dan ah inu dhinto
    Balse maraykanka haw noolado 😂

  • @naima6045
    @naima6045 4 ปีที่แล้ว +6

    After 9min here I come now🥰..salaamu caleykum ya axbaabiii

  • @abdimajiidomer9541
    @abdimajiidomer9541 4 ปีที่แล้ว +5

    OGAANSHO Channel cilmi ka dhan yahay wlk keep going ❤

  • @khaliilabdirahmantube9191
    @khaliilabdirahmantube9191 4 ปีที่แล้ว +14

    Ramadan kareem 👉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

    • @gurrilaarmy6382
      @gurrilaarmy6382 4 ปีที่แล้ว

      Uf calanka somaliya

    • @khaliilabdirahmantube9191
      @khaliilabdirahmantube9191 4 ปีที่แล้ว +1

      Adaaa uf iyo ishba ah qaniiis waan ku faanayaa calankayga 👉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

    • @khaliilabdirahmantube9191
      @khaliilabdirahmantube9191 4 ปีที่แล้ว

      Adoo afsomaali ku hadlaya ayaad hadana cayaysaa calanka soomaalia dib isku eeg ka fiirso intaadan wax iska soo yaacin

    • @gurrilaarmy6382
      @gurrilaarmy6382 4 ปีที่แล้ว

      @@khaliilabdirahmantube9191 hadaba anagu ka tawxiidka ayaanu ku faanaa qadaadweynaya

    • @khaliilabdirahmantube9191
      @khaliilabdirahmantube9191 4 ปีที่แล้ว

      Caruur baad tahay iska aamus markale ayaad wax fahmi doontaa in sha Allah wall

  • @xuseenaxmed2331
    @xuseenaxmed2331 4 ปีที่แล้ว +77

    lambar one ayaan ahay inta iga danbaysa like ta hayla dhaafi na

  • @wiilsomaliyeed9716
    @wiilsomaliyeed9716 4 ปีที่แล้ว +4

    7:04 in aan ogaano waxa la karinaayo
    Waa midkamida qodabada ugu muhiimsan ee uu u baahan yahay qofkasta oo han masuuliyadeedle

  • @walhad6963
    @walhad6963 4 ปีที่แล้ว +7

    رمضان 🥰🥰🤩 كريم 🥰🤩👌🤚🤲

  • @LIBAN128
    @LIBAN128 4 ปีที่แล้ว +8

    Jazakallah

  • @faaraxcali1927
    @faaraxcali1927 4 ปีที่แล้ว +27

    Poqor bil adan ma poqor saneen Omar nolow intay nolol jirto zxp cadawkaaguna ,,,,,,,,,,,,

  • @xidiigagarxajisxidiigagarx8678
    @xidiigagarxajisxidiigagarx8678 4 ปีที่แล้ว +3

    Ramadan kariim somali maxamed 🇸🇴🇸🇴

  • @xasanabdullaahi1887
    @xasanabdullaahi1887 4 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan kariim inta muslimiin ahow nabad ku afura

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm 4 ปีที่แล้ว +17

    Asc asxaabta waan idin salaamay
    Fadlan muraad ayaan leeyahay ii soo duceeya wlaalayaal plz

  • @aweysmuqtaar8236
    @aweysmuqtaar8236 4 ปีที่แล้ว +10

    Waad mahadsantahay wll omar qeer allh kusiyo

  • @mohamedabasahmed7073
    @mohamedabasahmed7073 4 ปีที่แล้ว +16

    Ninkas inuu nolyahay ayaan umaleynaaa sababto ah hadda ka hor wuu dhinty ayaa layiri 5bil kabacdii ayy sobaxay

    • @Worldwide5800
      @Worldwide5800 4 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂

    • @farhiadaud5192
      @farhiadaud5192 4 ปีที่แล้ว

      Cabas1116 Bogis waxan waaba cadadiisa miyaa

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 4 ปีที่แล้ว

      Isgu bishii ba ma mar buu qarsooma 😂😂😂

  • @waheliye44
    @waheliye44 4 ปีที่แล้ว +7

    Keep going Bro from Cardiff

  • @rahiimmo7221
    @rahiimmo7221 4 ปีที่แล้ว +9

    macalimuu waxaa kugu jeclahay wax walbo oo aan maanka ku haayo oo inaa wax ka fahmo ama barto rabo chanelkaada waa ka helaa!! aniga iyo adiga miyaa isku si u fikirno mise wax kalaa jiro🤔

    • @MrHanad
      @MrHanad 4 ปีที่แล้ว +2

      Aniga xataa meelaha qaar waa arkey wiilkaan..

  • @lailaidil6995
    @lailaidil6995 4 ปีที่แล้ว +27

    Wcs omar

  • @Kalid__
    @Kalid__ 4 ปีที่แล้ว +28

    Haduu DhinTo adigu mxd Ka faaiidaysa 🤷😅
    Dhaxal-sugayaal ayuu Leeyahay nio >3 [ ogaansho ]

  • @Najm152.
    @Najm152. 4 ปีที่แล้ว +11

    allaHa coronaha naGa dulqaado please fadliga Ramadanka dartii subscribe iigu saar wll😴✊

  • @mohamudali9719
    @mohamudali9719 4 ปีที่แล้ว +21

    Mashaallah

  • @mohamedcqadir4285
    @mohamedcqadir4285 4 ปีที่แล้ว +1

    RAMADAN KARIIM
    DHAMAAN UMADA SOMALIYEED👏💔💔💔💘

  • @Degmadaqoryooley
    @Degmadaqoryooley 4 ปีที่แล้ว +29

    Asc wlalaha muslinta waxaan ahay arday somaliyeed 2k subscribe waxaa iiga harsan 100 subscribe fadlan halay gaarsiiyo caawa mhdsinidiin

  • @alicirro7110
    @alicirro7110 4 ปีที่แล้ว +6

    Dowladii Siyad Barre Cml Yeey noQobeYsaa MushakiL MaLahan

  • @queenxafsaciise7332
    @queenxafsaciise7332 4 ปีที่แล้ว +3

    hadu dhinto walaashiis ayaa jogta oo yaraanteedii hobigeeda ahaa iney mukulaalaha ceejiso 121 qof ayey dishey oo madaxtooyada ka shaqeyn jirey waa naag aan caadi aheyn yaahuu

  • @Primemoha1
    @Primemoha1 4 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah wll

  • @suleimansalahmohamed8018
    @suleimansalahmohamed8018 4 ปีที่แล้ว +4

    Asxaabta Ogaansho TH-cam ka haleego soo dhaweeyo 🙏🙏 Si aad ula socotaan muuqaalo muhiim ah

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 4 ปีที่แล้ว +14

    Wadankiisa rafaadiyy kim Jong dadka xitaa waxaa umalysa in ay noolyihin waqtiyadi hore 🙄

    • @cptn5141
      @cptn5141 4 ปีที่แล้ว +4

      Runtaada waaye laakin somaliya wey daaman

    • @aqoonraadis135
      @aqoonraadis135 4 ปีที่แล้ว +1

      DARYEEL CUNTO Nama Dhamaan

    • @nuuneeyaxmad562
      @nuuneeyaxmad562 4 ปีที่แล้ว +1

      DARYEEL CUNTO waa runtaada walal wayna dhamaan intaan muslim nahay bas aan ku dhaanaa maahee aduunka anagaa ugu liidano

    • @filsanmohamed1763
      @filsanmohamed1763 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi somalida caadi mahan waa nadhamaan mxa waaye inta sidaa ufikireysan waligiin sidaa lee ahaan dadkan hormar xitaa mahaystan xur mahan internet mahaystaan lkn anga maxaa naga maqan anga lee dhulka is dhignay

    • @cptn5141
      @cptn5141 4 ปีที่แล้ว

      @@filsanmohamed1763 hhh, taasi WA runta ee fikirkena Maaha, waa lawadaogyahay in an liidano ee islaweynida angabno an iskadayno

  • @abdirahmansomali317
    @abdirahmansomali317 4 ปีที่แล้ว +8

    Insha Allah next week waxan ku rajenaaya 30million viwes i.n

    • @zakilyrics2570
      @zakilyrics2570 3 ปีที่แล้ว

      🏀🏐🏈🥎⚾️🍉🍈🍇🍐🍏🥑🥥🍅🥝🥜🌰🥬🍆🍆🍒🍒🍒🍒🍓

  • @garaadsan.6191
    @garaadsan.6191 4 ปีที่แล้ว +9

    Cayilka zaaidka ah wadnaha ayuu dilaa!!
    Lkn hooyooyinka Somaalida faan ayey umaleeyaan.Nasiin darro.

    • @mustafjaamac6530
      @mustafjaamac6530 4 ปีที่แล้ว +2

      Mash allhaaaa aad ayan kusalamayaa aad ayan kujecel nahay baramamushakagun Waa wax than ah iyo halakaa mag hay Ramadan mubarig ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @fardowsahussainadontialle8036
      @fardowsahussainadontialle8036 4 ปีที่แล้ว

      abyo ii sara SUBSCRIBE please habibti adiga rali

  • @jaamacxuseenyuusuf267
    @jaamacxuseenyuusuf267 4 ปีที่แล้ว +1

    *Xog wacan omer thankz*

  • @mahmudcaaqil1064
    @mahmudcaaqil1064 4 ปีที่แล้ว +1

    300,000 kun coming soon brother omar inshar hambalyo 💯👏👏👏👏

  • @cadnaanjacayl4275
    @cadnaanjacayl4275 4 ปีที่แล้ว +2

    RAMADAN KAREEM 🌙
    Bahda ogaansho
    Bani'adamku siduu doono ha unoolaado waa mid dhimanaya
    يا ابن آدم عش ماشئت فإنك ميت

  • @richhome3678
    @richhome3678 4 ปีที่แล้ว +3

    Dhiibaato dhaqaale iyo mid Dagaalba qarka ayey usaaran tahay Dhibta ugu weyn waa in gumucyada nukleare ka
    Ay gacanta u galaan shacabka

  • @القرأنالكريم-ظ3ت5ط
    @القرأنالكريم-ظ3ت5ط 4 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير

  • @asmar3867
    @asmar3867 4 ปีที่แล้ว +2

    Allha ku sharfo Omar inshar

  • @hananali788
    @hananali788 4 ปีที่แล้ว +4

    Thnks wllkay

  • @hamdim4948
    @hamdim4948 4 ปีที่แล้ว

    Masha alahaa walaalkay marka hore ramadam kariim marka labada muddo yar ayaa ku bartay waxaan marayaa in aan sida musasalkii Halgo halgo ku dhegeysto. Waa xiiseyaa warkagga xigmadaha leh. Thaariikh yahan iga dheh. Waa ku hambalyen walaalkay guulayso thanks by bro

  • @nafisotahir9379
    @nafisotahir9379 4 ปีที่แล้ว +29

    5:35 meeesha tidhi isaago Nina ayey kuadkatay ilamaficno🤪 waaxalaga yaaaba iney ka darnaaato iyadooo dumar ah😉

    • @littleprincess6925
      @littleprincess6925 4 ปีที่แล้ว

      Haaaa wuku qaldana hadaladas

    • @drbuux4429
      @drbuux4429 4 ปีที่แล้ว

      Waa run
      Waayo wax rag qaban kari waayay dumar ma qaban karaan
      Xaga maamulka iyo siyaasada weeye

    • @osmanomar8334
      @osmanomar8334 4 ปีที่แล้ว

      Dumarka wa naxariis badan yihin marna kama xumNayso

    • @fadumoalimaad6392
      @fadumoalimaad6392 4 ปีที่แล้ว

      @Muhanad al gala hadii ay sidaas tahay nimanka Somalidu xagee bay ka fakaraan illeen way iska cadahay maskax ma isticmaalaane😂😂😂😂

  • @Santison_11
    @Santison_11 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah cumar inshar hikmada allah kuu ziyaadiyo walal

  • @kingbozz4014
    @kingbozz4014 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc cumar inshaar waxaan rabnaa mawduuc Ku saabsan ramadaan

  • @monamodelproduction2016
    @monamodelproduction2016 4 ปีที่แล้ว

    Maaaansha Allah Xogogaal Cumar Nolow bro🙏

  • @yuusufgadud9931
    @yuusufgadud9931 4 ปีที่แล้ว +1

    Jasaaka allha kher

  • @mohamedshdayib307
    @mohamedshdayib307 4 ปีที่แล้ว +1

    قناة ogaansho من افضل القنوات الصومالية تستحق المتابعة بها

  • @a.a1412
    @a.a1412 4 ปีที่แล้ว +5

    Tuugsiga iyo like,subscribe aad baryeysaan naga daaya oo mawduuva meesha yeel fikrdda ka dhiibta akhas ddka qaar comment iga mxaa ka qaldnan wa juhul caadiya
    Caadi iska dhig oo rayi dhiibta meeahan like iyo subscribe isii loogma baahnee

  • @alqaanuunigaaray4908
    @alqaanuunigaaray4908 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid cumar inshaar
    waa arrin khatartiisa leh

  • @khadarmoxmed.4906
    @khadarmoxmed.4906 4 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahadsanty ustaad cumar, waxaan kabaqaya isagoo ul ku dhitinaya inu 6 usbuuc kadib soo baxo🤣🤣🤣🤣 amakaag.

  • @dumarkaabachannel161
    @dumarkaabachannel161 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa arin la yaab leh calamka dhana uu indhaha iyo dhagahaba u tagayo anakana wan sugayna siday wax u dhacan

  • @draxlaam2695
    @draxlaam2695 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashalaah wad ku mahadsnthy

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 4 ปีที่แล้ว +10

    Kim Jong un inuu Nolaaado ayaa U Fiican Dunida

  • @Qosol_qaraaxo22
    @Qosol_qaraaxo22 4 ปีที่แล้ว +1

    Jaban waxa uu ugu necebyahay labada kuuriyo iney midoowaan ethobia iyo kenya .maxey u gu necebyahiin bal isweydii?

  • @abdikadirhashi1584
    @abdikadirhashi1584 4 ปีที่แล้ว +4

    *~Wll wxan raba iin ad isheektid side lagu oogankara Xiirfada aanleeyahay ?????????

    • @cabdiwiif815
      @cabdiwiif815 4 ปีที่แล้ว +1

      Aqli yaridaa ma doqon baa tahay qof xirfadaada ku shegi karo miyaa jiri

  • @Hanmor3412
    @Hanmor3412 4 ปีที่แล้ว +8

    kim jone un jeclaan laahye isagoo muslim ah walow uu gaalyay hadan waa nin cajiiba 36 jir dunida kaga qaylasiiyay

  • @mahdiabdi7108
    @mahdiabdi7108 4 ปีที่แล้ว

    Asc sxb Ramadan kariim wankusoo salamaya waxad iskudaydaa bish Ramadan qisiiyonkii asxbtaa nabiyadii

  • @zackclips3010
    @zackclips3010 4 ปีที่แล้ว +10

    Ogaansho xogbaahiye aan jeclahay

  • @walalhunter3719
    @walalhunter3719 4 ปีที่แล้ว +4

    30 minute 5.6 mzha Allah

  • @asmoahmet687
    @asmoahmet687 4 ปีที่แล้ว +7

    mar hadaa madax tahay wey adag tahay iney kujeclaadaan dadkaa oo dhami waa iney kaa baqaan kacabsadan dictatorship is best than democratic 😎👌😎👌😎👌

  • @rooblehassan7046
    @rooblehassan7046 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle acmasha ha inaga aqbalo

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 ปีที่แล้ว +2

    Kim jong un waaa nin ay ka wada cabsadaan reer galbeedku nuclear ayuu ku soo gami ileena omar in shar thnks huuuuno

  • @Y3a1
    @Y3a1 4 ปีที่แล้ว +7

    Hada jeceshahy inuu dhinto Like sar 👇😄😄

  • @kadare228
    @kadare228 4 ปีที่แล้ว +1

    sxp cumarow waxaas waa laga dran yhay ee dhgaxa ween barito kwrn haduu aduunka kusoo dhaco......aniga siday ilatahy iraan iyo dhulalkaas uu kussoo dhacaa hhhhhh

    • @nasirsiyaddaud8510
      @nasirsiyaddaud8510 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkk gaalada lama rumaysto nigisaw😂 waxba mey soo dhicine alxmadulillh weye😍

  • @fiirmogaar2242
    @fiirmogaar2242 4 ปีที่แล้ว +2

    Kim jun un somaliya ayaan urajeynaa nin asiga cml inuu uso baxo xumaantiisa kasikoow Waxana ladhacay sida u hormariye cudada ciidan wadankiisa

  • @faaymohamed5174
    @faaymohamed5174 4 ปีที่แล้ว

    Wan sugayay inad ka so hadasho arintan , shukran wall

  • @maxamudcismaan9182
    @maxamudcismaan9182 4 ปีที่แล้ว

    Thanks cumar

  • @abuu_khadarahmed2740
    @abuu_khadarahmed2740 4 ปีที่แล้ว

    Keeèp going bro omar..

  • @zamicaruus8894
    @zamicaruus8894 4 ปีที่แล้ว +4

    Kim wuu noolyahay sida dhawaan loo arki doono🌅

  • @saidahmed2544
    @saidahmed2544 4 ปีที่แล้ว

    Thank u walaal omer

  • @hamsearnav1258
    @hamsearnav1258 4 ปีที่แล้ว

    Anaga hadaan muslimiinahay khayr unbaan Alle ka rajaynaynaa gaalada intaan hanuun Alle u qorin hadhamaadan

  • @cptn5141
    @cptn5141 4 ปีที่แล้ว +2

    Nin kan ookale ayaa somaliya kufiican, wax juu daho lamaarkeen