ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

CAFI WALAALKA GABAR EE ISLA SHAQEYN JIREY AYU JACAYL BEEN AH LA JILAY SI U LACAGTEYDA ULA QEYB SADO🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024
  • #FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID
    FOLLOW

ความคิดเห็น • 218

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 12 วันที่ผ่านมา +2

    Kani Allaa kaa reebey dheh Alhamdulillah alle mid ku jecel adigana aad jeceshay qiimahaagana yaqaan Allah ku siiyo Aamiin Yaarabi

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 6 หลายเดือนก่อน +12

    Subhaana laah kan waaba doqon aan caadi ahayn

  • @user-go1uy4fu2t
    @user-go1uy4fu2t 2 หลายเดือนก่อน +5

    Mida guursan rab taa dhib qabto. Adigana alaaaa laa bad baadiyey kan nin maaha doqon lakordhabay lahoosdhabay

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 6 หลายเดือนก่อน +9

    Neef neef dhaafay ilaahoow kuwanoo kale gabadha soomaaliyeed kabadbaadi aaaaaaamiiiiiin aaaaaasmiiiiiin

  • @SamraaahmedCali
    @SamraaahmedCali หลายเดือนก่อน +4

    Waadoqon isla weyn waligaa hacafin noloshaada hormar alla kuma gaarsiiyo

  • @user-hi5sb3wh7q
    @user-hi5sb3wh7q 6 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahay waxaan kaagah baryaah nulushaadah dhan farxadah hakaaxarimo yaarabi

  • @cibadocabdi9401
    @cibadocabdi9401 6 หลายเดือนก่อน +7

    Ilaahay waxan ka baryayaa in ilaahay lugahaaga hoos keeno neefkan waa neefe

  • @user-up6cc6ru5j
    @user-up6cc6ru5j 6 หลายเดือนก่อน +5

    Waa doqon la jeclady war qofka qalbigiisa xita la ilalya hadana rabin midkle public ina kenten mhyn dadkn

  • @user-rj1sr3uj4k
    @user-rj1sr3uj4k 6 หลายเดือนก่อน +7

    Asc inta qerka jecl ❤

  • @user-rs3dr2ds4k
    @user-rs3dr2ds4k 6 หลายเดือนก่อน +5

    Never give up siz😢❤

    • @user-bx7op4ee1z
      @user-bx7op4ee1z 6 หลายเดือนก่อน +1

      Hhh wr wxaan been wyh😂

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b 6 หลายเดือนก่อน +2

    Best girl ever .

  • @user-is6xk9sh5f
    @user-is6xk9sh5f วันที่ผ่านมา

    Waa ilma yar cunugu runtana wuu shegay ya wax xun loqorin gabadha yarta ahna ilahay qalbiga haw dejiyo

  • @user-nv2nu7bl8m
    @user-nv2nu7bl8m 6 หลายเดือนก่อน +1

    Never give up my sister❤❤❤❤😢

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaano kole ayaa raagnimo sheganaayo

  • @fahadmohamed2776
    @fahadmohamed2776 6 หลายเดือนก่อน +3

    Gabadha uu guuran rabaay iska sii ogow adne sidan iyo si kasi daran ayu kula dhaqmi doonaa ee hada kasi tasho kan doqonimada ka buuxsan ty wll qaali

  • @ayaancumar9685
    @ayaancumar9685 6 หลายเดือนก่อน +1

    subxanalh Allah kaan nin maha waa xayawan xaqeda Allah haa kasosaro insha allah waa jiimaco ayadana nin wanagasan Allah haa siiyo insha allah binelaah nin wanagsan yaa rabi Aamiin Aamiin Aamiin

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv 10 วันที่ผ่านมา

    Axlaam wlshy waxaa thy gabar boqorad wlhi alle kheyr haku siiyo lakin nascas baa ku helay alle kheyr badan hakuugu badalo wlhi axlaam wxd mudanthy waxwalba oo wanaag ah alle haku sharfo wlshy axlaam wlhi waxwalba wn kula qaybsan 100%

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 6 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanallah wax daraan Baad thahay

    • @rodamahamoud
      @rodamahamoud 5 หลายเดือนก่อน

      Asc.Eviter les imbéciles comme ceci

  • @user-lt8to2ku6g
    @user-lt8to2ku6g 6 หลายเดือนก่อน +4

    Nabsigeda allaha kasosaro

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 6 หลายเดือนก่อน +2

    Usoceeli lacaghtedi saqajanyahoow

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 20 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha axlaam nin khayr qaba ha siiyo hadaan kari laha inankayga curadkaan siin laha america iyaan ku noolahay please telephon keeda iiso qora I am Seattle Washington please Ahmed kalla Axlaam telephone keeda iisoo qor

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 6 หลายเดือนก่อน +3

    War ninkaan inuu iska aamuso aa roonayd raga ninkaan oo kale aa ceebeenaayo @@

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maskin Maskin Maskin

  • @user-zy5hr6dj6n
    @user-zy5hr6dj6n 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waxanoo kale in la cafiyo uuma qalmo kibir baa kabuuxa wasakh

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 6 หลายเดือนก่อน +2

    Dhulka kula gooo

  • @user-sv3lt9pr6e
    @user-sv3lt9pr6e 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wabishi cafiska iska cafi ilahay dartis

  • @fahadmohamed2776
    @fahadmohamed2776 6 หลายเดือนก่อน +6

    Sorry abaayo mcn axlaam never give up my sister

  • @user-ml9ij8kd6i
    @user-ml9ij8kd6i หลายเดือนก่อน +1

    waa doqon lakin mida hada uu qiyaani rabo ayaan unaxsanahy

  • @Farhan-dd7mh
    @Farhan-dd7mh 6 หลายเดือนก่อน +1

    War kan waa dhaadhaan doc weyn wlh mana istaahilyo in lacafiyo iskadaaye in laso hor fadhiistane ma istaahilyo kaga darane war mayaqo isgao nuucaso islasii wen yhy wale taa guursan rabta dhib kugu qabte ilahey waxan kabarye ine kugu boodo adne walibo kaa ooysiiso uff waxana rag ahaan noomatalo😏

  • @cashojimacle8713
    @cashojimacle8713 2 หลายเดือนก่อน +1

    waa. doqon aan aqli badneyn

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 20 วันที่ผ่านมา

    Also I would introduce to my older son

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 6 หลายเดือนก่อน +1

    Iyada ku xumeyni Doon xayawaan

  • @ibreinwarfa555
    @ibreinwarfa555 6 หลายเดือนก่อน +2

    Please wallow Gebedhan miiliso hirir karta Please 🙏 Please 🙏 aniga raba dacad way gabidhan❤

    • @user-bx7op4ee1z
      @user-bx7op4ee1z 6 หลายเดือนก่อน

      Wr cunugaan anaa kasaah wxaan been waaye😂

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wuxu tv laso fadhistay arka wa isla ficanyahy doqon.

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waalagu waaxa kafakayhay Gabar wanagsaan

  • @user-qg3uf9bv1d
    @user-qg3uf9bv1d 6 หลายเดือนก่อน +1

    Am really sorry sister 😢😢

  • @saladabdille7278
    @saladabdille7278 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa doqon ee halahadlii

  • @halimamohamed2462
    @halimamohamed2462 6 หลายเดือนก่อน +3

    waa wasaqa. waxamagarda ah. illha. hakaso saro. nabsigeda

  • @ismahanhassan2694
    @ismahanhassan2694 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wali ayuu qaldanyahay waa xayawaan buri

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 6 หลายเดือนก่อน +2

    Nin Kaan Aqliga Caloosha Uuka Galay Gabdhaha Somali Haka Fiirsadaan Raga Noocaan

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 20 วันที่ผ่านมา

    Best girl if I have her phone I will contact from America

  • @AliOmar-in1qs
    @AliOmar-in1qs 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa nacas rag ceebays ayaa dila wllhi waa duqon

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 6 หลายเดือนก่อน +2

    Saqajaan waayo kanokolle

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kan in doqonka ah ka horkaxeeya gabadha

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 6 หลายเดือนก่อน +1

    isagaan u qalmin gabadha maxay ku falaysaa noocan doqonka ah

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 20 วันที่ผ่านมา

    Kani Allaha reer kale mayeesho oo caruur masiiyo iyo naag kale masiiyo

  • @mnviepapa2003
    @mnviepapa2003 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa doqon neeef ah o caqlikaa kaxanusan ,sidee nin raaged umahadlayo o sidaa gabdhaha isku jesjesaya kiir adbaa u qalaan gabadh doqonow

  • @saladabdille7278
    @saladabdille7278 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa doqon lajeclaaday

  • @user-bx6ey7em6d
    @user-bx6ey7em6d 18 วันที่ผ่านมา

    Ilmaha in si fiican loo koriyo waa muhiim, dad ba'ay , Umadu haday Xaaraan iyo kala Dambayn iyo dawlad nimo la'aan Ku koraan waa sidan.

  • @liibanxasanwarsameliipoi
    @liibanxasanwarsameliipoi 7 วันที่ผ่านมา

    Wilka waa hooyo canjero isii wye sida u hadalayo qof aqli leh ma ahan gawdha waa gawar imaan leh qalbiga allaha ha uqawojiyo anga dumar la ahay wan darema xanuunkeda 😢😢😢

  • @cibadocabdi9401
    @cibadocabdi9401 6 หลายเดือนก่อน +1

    Imika sheekadani ma run baa mise way ciyaarayan ileyn sidani caadi maahee

  • @samsamcadey
    @samsamcadey 23 วันที่ผ่านมา

    Abyo insha alaaah waa helee qof kuu qalmo kan dhaadhaan waye umaqalmo gabar somaliyeed umaqalmo

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 6 หลายเดือนก่อน +2

    Dhadhaba doqon

  • @mohamedabikar9058
    @mohamedabikar9058 6 หลายเดือนก่อน +1

    Saacaan miish kakeec Wash ee qali Rali noq Rag Aya kabaadaan

  • @abduwahabahmedmahamed547
    @abduwahabahmedmahamed547 15 วันที่ผ่านมา

    War yarkaan wa duqon ❤ gawadha sidaan dhan ku so caawisay miyaa sidaan dhehee😢😢😢😢😢

  • @user-wh4cv8hh2w
    @user-wh4cv8hh2w 6 หลายเดือนก่อน +1

    War gabadha dhafi waxan bilaa aqlaqda ah

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ha cafin axlaam hans utagin kan

  • @user-dy1mh8bn2p
    @user-dy1mh8bn2p 6 หลายเดือนก่อน +1

    AIIah☝️😭😭😭🤲🤲

  • @jimalmohamed1390
    @jimalmohamed1390 19 วันที่ผ่านมา

    Wa qoslaya baa

  • @houseinbuluushe4815
    @houseinbuluushe4815 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waa doqon wlhi

  • @abukarahmed2474
    @abukarahmed2474 12 วันที่ผ่านมา

    waa atoore baadiyo

  • @user-fl4sd1fz5v
    @user-fl4sd1fz5v 5 วันที่ผ่านมา

    Sorry walashey MCN kan oo kale baa laguahaa waa nin raag naxas waye walh waar gaber soo kulama dalan

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv 10 วันที่ผ่านมา

    Axlaam wlhi waa libaaxad libaaxad dhaaftay oo karti qaymo iyo caqli isku darsaty wlhi msha allh lakin doqon nacas ahbaa helay alle iimaanka kaa qaad axlaam wn aragnaa sharaftaada qaymahaaga qadarintaada xushmadaada iyo wanaaggaaga alle wanaag hakuugu badalo oo qalbigaaga farxad hagaliyo waankula qaybsanay gaar ahaan anigu waana kaxumaaday waxa uu kugu sameeyey doqonka duligaa dufoow nacasoow raggu magaca ,magta iyo muuqay kasimanyihiin

  • @cabdullahishugri
    @cabdullahishugri 11 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢

  • @cibadocabdi9401
    @cibadocabdi9401 6 หลายเดือนก่อน +1

    Eaar kan iga hor dhaqaaji yaanan ku dambaabine subxaan alaa

  • @sacdiyomuuse9337
    @sacdiyomuuse9337 13 วันที่ผ่านมา +1

    Aqlaaqxumo amowkusameyay gabadha

  • @abdibareabdule3441
    @abdibareabdule3441 20 วันที่ผ่านมา

    Walaaley ninkan waa dabaal caqlina ma lahan ee nin kale ka raadso jaceylna waxba kama yaqaano ee ka dhamoow doqpnkan

  • @sacaadajibriilchanel
    @sacaadajibriilchanel 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waa duqon

  • @abduwahabahmedmahamed547
    @abduwahabahmedmahamed547 15 วันที่ผ่านมา

    War aniga hadii aan ahan lahaay gawadhaan lugaha ayaan u dhaqi lahaay. Iisoo raadiya😂😂😂😂

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa 20 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂waa ware bele😂😂😂😂😂kkkkkk

  • @user-yt8lc1jd2o
    @user-yt8lc1jd2o 6 หลายเดือนก่อน

    Ala kumasiiyo ilmo walal amiin amiin

  • @jimalenur4142
    @jimalenur4142 2 หลายเดือนก่อน

    Aboyo this man has the brain of infants. See him the way he approaches the innocent soul 😢sorry slzto

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 5 วันที่ผ่านมา

    Qofku intuu geedka Ka booddo arinwuu Ka booddaa waa caruur caqli fudud

  • @sabaahhersi1909
    @sabaahhersi1909 6 หลายเดือนก่อน +1

    Beeentaa naga daayaa😢

  • @user-ml9ij8kd6i
    @user-ml9ij8kd6i หลายเดือนก่อน

    ha cafinin axlaam markiii hore maxuu dar alle qalbigeeda uu ilaalini waaye markuu hada dar ale uleeeyahay

  • @safiyoasan
    @safiyoasan 6 หลายเดือนก่อน +1

    Doqon waaye

  • @baabamaama2533
    @baabamaama2533 12 วันที่ผ่านมา

    Waaduqankan wallhi xoolobuuran oiska burtay

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dhadhaan

  • @MedRob-r8y
    @MedRob-r8y 6 วันที่ผ่านมา

    iso qabto

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 6 หลายเดือนก่อน

    Subxanaallah yaa rabi

  • @Abdallahmohamed59127
    @Abdallahmohamed59127 17 วันที่ผ่านมา

    Zorri abyo 😢

  • @user-on4so4cp7h
    @user-on4so4cp7h 6 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdhax somaliyd waxanleyah kaafogatha

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 6 หลายเดือนก่อน

    Soomaalida beenta waxa eey moodaan wax fiican nabi Moxamed caleehi salaamna waxa uu yiri qofkii been sheegaa umadeeyda maahan bal hada kana bal kawarama 😂😂😂😂

  • @sabaahhersi1909
    @sabaahhersi1909 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ciyaalkan iskahadlayaq

  • @houseinbuluushe4815
    @houseinbuluushe4815 6 หลายเดือนก่อน +2

    Baster doqon kibirsan calaamo kugu dhacday maxuu nalasoo horfadhiistay day

    • @fertunali1007
      @fertunali1007 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 nin kii nolow wax walba waad arkeysaa

  • @user-xq4ym3mz6g
    @user-xq4ym3mz6g 19 วันที่ผ่านมา

    Wa nacas wiilka

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 6 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga saqajaan ayaad taahay wasaaq ah welibaa

  • @user-wk1kh4rd8h
    @user-wk1kh4rd8h 6 หลายเดือนก่อน +1

    Shame on him 😮😮😮

  • @user-on4so4cp7h
    @user-on4so4cp7h 6 หลายเดือนก่อน

    Abayo waa Gabar wanaqbadhan waxanleyah doqonkas niyadha kaasar walashe somaliyd Allah baa kagadigayow

  • @safiyoasan
    @safiyoasan 6 หลายเดือนก่อน +1

    Axmaqe waaye

  • @abdifosiya23
    @abdifosiya23 2 หลายเดือนก่อน

    Axmad kala waa been jeekadan ad nlwdaty wad jlsiin😂😂😂😂😂

  • @AwliyoawmuxumedCali-t1m
    @AwliyoawmuxumedCali-t1m 6 วันที่ผ่านมา

    Kano was garac

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 6 หลายเดือนก่อน

    Gabdhu maca kaqaldaan

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 6 หลายเดือนก่อน +1

    Iska illali qofkan hadu ku so labto qof fican ma ahan qiyanole

  • @maryanhussein5194
    @maryanhussein5194 6 หลายเดือนก่อน

    War waa yaab aduun inaad siaas ula haddsh gabadh waa ceeb aduun

  • @biimaastadium6243
    @biimaastadium6243 6 หลายเดือนก่อน

    Caanimo oow raadinaa qofka wax wareysanayina midida ayoow ku leeliijiyay

  • @Koyama548
    @Koyama548 6 หลายเดือนก่อน

    Wa isla quman yahay hada nacas kan duli batahay 👊🏿

  • @aragsangeedi6897
    @aragsangeedi6897 หลายเดือนก่อน

    Jilitaan waaye gabadha waa qoslee cameradeey fiirinee war beenta nagala taga

  • @user-sv3lt9pr6e
    @user-sv3lt9pr6e 6 หลายเดือนก่อน

    Subxan laha nabsi waye

  • @bulle14
    @bulle14 17 วันที่ผ่านมา

    Ciyaal waaye kan