Been buu sheegey ninka leh waa al curuuba muqdisho waayo waa ta leh Hibo beri hore oo aan somaliya joogey baa gaasteri la igu sheegey alcuruubana riwaayadaha laguma dhigi jirin majaajiladana waxa la sameeyey 1972gii 26kii juun beerta xoriyada ee hargeysa meesha uu dacar matalayo waxa matalayey alle ha u naxariistee Basbaad isagoo Dacar na saxibkii matalayey basbaas sahra axmed ayaa xaaskiisa ahayd basbaas magaciisu wuxuu ahaa saxardiid markaa somalidu been badanaa
7:44 caadi ba ugu dhanansaday qofta somalidii hore wxkle ahayeen😅😅👍
Inbadan Runrun hEE Ya Joigo juroo Nolow hEE, i lEEnEEY Ya bismilaah shibistatE. YA QayEEEto.
Cabdi nuur allah ayaan ka arkay wale ragba isku yimiid
qadiijo qalan xagee ku dan beysaa ma dhimatey mise noooshahay waxey ahayd gabadhii ugau quruxda banayd somali
qurbaha kuye...walaalo waa hotel curuba 1988 habeenkaan waa joogey wa heeb tariiiq leh allow no hagaaji wadankeenii
Been buu sheegey ninka leh waa al curuuba muqdisho waayo waa ta leh Hibo beri hore oo aan somaliya joogey baa gaasteri la igu sheegey alcuruubana riwaayadaha laguma dhigi jirin majaajiladana waxa la sameeyey 1972gii 26kii juun beerta xoriyada ee hargeysa meesha uu dacar matalayo waxa matalayey alle ha u naxariistee Basbaad isagoo Dacar na saxibkii matalayey basbaas sahra axmed ayaa xaaskiisa ahayd basbaas magaciisu wuxuu ahaa saxardiid markaa somalidu been badanaa
Abdinuur allale baa kuu cadayna inay qurnaha tahay bse he wasnt in mogadishu
waxay ku jirtay majaajilo lagu dhigey beerta xoriyada 26 juun 1972 gii oo matalayiin basbaaso sahra axmed cisman gacanlaw cabdillahi diiriye sooraan oo basbaas dhalo khamri ah yidhi WAA dawo xaaskiisa oo sahra ahayd meel ii dhig WAA dawadii calooshee magaca basbaasna SAXARDIID buu ku matalayey sahra ayey calooshu xanuuntay oo cabtay dawadii markaa dacar bay saaxiib ahaa yeen basbaas oo isna majaajilada ku jirey
kkkkkkkkkkkkkkkkk very funny deeqa what you talking about khadra way nooshahay allah ha dayee
Soo imaw inbadan
😂😂😂qosol ikuma harin wllhi 😂😂😂😂wlle dad waa dadkii hore hadlna waa intuu yiri dadka fanaaniinta khaladka kafahmayoow way matalayaan bulshadayna uga digayaan oo way uka wacyi klinayaan
Sooo dhawoow inbadan qatraaayqaranEEy boqorad princseseseses Rasmi RiyaaqEEy raysaanEEy lagufarxeeeey
kkkkkkkkkkkkkkkkkk walee waa qosol iyo qosolyaalo wax jirey sheegeen fanaaniintu
bal inta soo baashaaleen oo aduunka soo dhameeyeen somalidii 1991 ka horeeyey ayey hada wadaada iska dhigahayan
Qarad D hhh maya iskama dhigayaan ee way waynaadeen 😂😂
caadi ma aha riwaayadani waayo waayo
sxb carabay riwayadan magaceed aad ayaan uga helaye iyada oo dhamays tiran ma helaya
Qosol iyo qosol inaba Caadi maaha
As,E QatraayEEy liina murwodumaroo samsamEey casayyareey lagufarxeeeey shahshahlEEy EhEEyE EhEEyE
kk bisinka ma wada cabsan yahinkuwaani
allale ayaa Ku jira
War naaskuuba hayaaye
Naagta sharka cad wadata octoberta ayuu katabtayba agaaaah
Kkkkk
Hotel curuba qurbaha ah
Hhhhhhh midakale khamriga wagas somalidu aad u cabaysaa
Sidaas awgeed riwayadan ayaa lajilay sidadku u nacan dhaqan xumada iyo khamriga
LEE, buux xalaal wanaagsanoo wacan Qadarin Qiimobadan lasoo koobin lEhna inbadan ileeneeey waxi faiudo leh lEEEEEagu tanaadaayoo tusqaadaa Akhiroooooooy duniba buux dooq .waxan waa wax sEE ah baa layirahdayE
Sidon walaal
Hhhh dumashideey calool kuus indha weynoow indha weyne
haa
Hibo surwaalk a ilayn waxay u ekayd jayte
Ku fool xumaydaa surwaalka hibo
Aad iyo aad…….Alle dheeriyaa oo dhuxusha ka madoobiyaa uunbay kaga dhigtey
carrabey thanks pls qaybaha kalena soo dhamaystir . khadra kugu xiintay dumashigay calool kuus kkkkkkkk kkkkk
QatroosqiimobadanEEy cadceeddumaroo murwodumaroo