WALWALKA iyo ISLAHADALKA, ANXIETY and DEPRESSION PART2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 มิ.ย. 2021
  • taladaan qaado qofaad jeceshahayna u sheeg
    walwal iyo isla hadal waad is daynaysaan.

ความคิดเห็น • 46

  • @TheGatewayProductions
    @TheGatewayProductions 3 ปีที่แล้ว +3

    Huge thanks for this video! Depression is devastating but we can crush it!

  • @khaledmohamet8393
    @khaledmohamet8393 4 วันที่ผ่านมา

    جزاك الله خيرا ❤

  • @fahmoali4186
    @fahmoali4186 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah MashaAllahhhh Allah hakuxifdiyo sheikhuna fidunya wal aqira

  • @ifraahtahliil2113
    @ifraahtahliil2113 3 ปีที่แล้ว +2

    Sh abdirizak barnamijkan ino so badi allah ku xifdiyo💯

  • @caasimcadde2239
    @caasimcadde2239 3 ปีที่แล้ว

    allaahu akbar sheikh sidaad usharxeeso qodobada. allaha kuu ziyaadiyo fahamkaaga wax soo gudbint uu alle kugu maneestay.

  • @Ilyasiftiinshe
    @Ilyasiftiinshe หลายเดือนก่อน +1

    m.a❤

  • @mohamoud_8852
    @mohamoud_8852 3 ปีที่แล้ว +2

    حزاك الله الله يبارك فيك 💕

  • @yahyemohamud1108
    @yahyemohamud1108 5 หลายเดือนก่อน +1

    Manshallh jazaakalah sheikh

  • @caasimcadde2239
    @caasimcadde2239 3 ปีที่แล้ว +3

    jazaakallaahu khyr sheikhunaa.
    runti waa cudur halisa lkn dadka badan kooda daawada saxda ah mayaqaanan! yacnii wexe u tagaan dhaqtar psychology ama ciilmu nafsi ah wuxuna usoo qoraa daawooyin lkn runti waxaa daawooyinkaas ka fiican inaad xasuusato الا بذكر الله تطمءن القلوب dikriga ilaahey badiso alle xusto ducadana kaashato. lkn daawooyinkaas kaliya wexe dajinayaan maskaxda waxaa laga yaaba qofka inuu side effects ukeento marka cilaajka ugu wanaagsan waa digriga alle badi ducadana badi

  • @hoyomacan5205
    @hoyomacan5205 2 ปีที่แล้ว

    Alha ha kuxafido shiiq

  • @adanmohamed9546
    @adanmohamed9546 3 ปีที่แล้ว +1

    sheikh c/rizaaq masha allah

  • @shukriomar309
    @shukriomar309 2 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaalaah xafidulaah

  • @sharmakemohamed9434
    @sharmakemohamed9434 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah runtii videogan wuxu ka mid yahay videoyada yar ee I anfacay intaan social media wax ka daawanayay Allah ka abaal mariyo anagana hanagu anfaco I.a.

  • @DumarBilla
    @DumarBilla 5 หลายเดือนก่อน

    Thnk.you shekh ilhy hno aqblo

  • @fahima6666
    @fahima6666 7 หลายเดือนก่อน

    Jazaa kullah sax waaye🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻♥️♥️

  • @faadumomaxamed2626
    @faadumomaxamed2626 ปีที่แล้ว

    Mnsh shekh alle haku barakeyo amiin yarabi

  • @AdoontiAlle2023
    @AdoontiAlle2023 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah Subxaana allah

  • @SaciidAdikarim
    @SaciidAdikarim หลายเดือนก่อน

    Sheekh wllhi daaawo aa isiisey😢

  • @xamakowramram7730
    @xamakowramram7730 2 ปีที่แล้ว

    subxanallah shukran

  • @bashiirabdulle9704
    @bashiirabdulle9704 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah

  • @xasankhalifcabdi3778
    @xasankhalifcabdi3778 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalh

  • @kevindepruyne8009
    @kevindepruyne8009 7 หลายเดือนก่อน

    Sheikh xumaha sithe logoya

  • @user-zx2bz3fz2c
    @user-zx2bz3fz2c 9 หลายเดือนก่อน +1

    Shaqow waxa shegtay dhan wa sax ana hada igu dhacday ayatul baqra haf wan aqristay salada qalbi xadir kuma tukto wa shegtay sheq allah ka ajar siyo taloyinka

    • @IqroAbdifitah
      @IqroAbdifitah หลายเดือนก่อน

      Hadaa sethy walal

  • @hoyomacan5205
    @hoyomacan5205 2 ปีที่แล้ว +1

    Msh allh

  • @khadiijamohamed3261
    @khadiijamohamed3261 10 หลายเดือนก่อน

    Shekow alle Haku xafido aad ayad u mahadsan tahay waxan ku dhibanahay isla hadal iyo fikir maxa sameyaa

  • @mohsinwarsame
    @mohsinwarsame ปีที่แล้ว

    Mahad sanid sheikh Allha ku barakeeyo

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 3 ปีที่แล้ว +2

    ASC Sheekh maasha Allahaa xafido Allah amiin amiin amiin amiin amiin

  • @caasimcadde2239
    @caasimcadde2239 3 ปีที่แล้ว +1

    marka sheikh mowduucaan aad dooratay walhi wa mowduuc aad loogu baahanyahay waxaana laga yaabaa dad badan o ku dhiban inad aragtay marka dhaqaatiirta daawooyin un bee qorayaan lkn deenteena wexee ka sheegtay daawadeeeda saxda ah nooga faaidee ilaahey hakula garab galo mowduuc muhiim ah dooratay

  • @AdanNuh
    @AdanNuh หลายเดือนก่อน

    Asc wll

  • @malyuuncali5824
    @malyuuncali5824 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭

  • @abdikafiwizz9128
    @abdikafiwizz9128 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll walwal iyo strees iyo islahadal maxkaxda wan qaba noloshaydu way badalntay wax qorsho ah malihi rajoyinkeygi an laha malihi sheik wax un iga latali

    • @faadumomaxamed2626
      @faadumomaxamed2626 ปีที่แล้ว

      Abyo ana kulamida mxan zameyna

    • @abdikafiwizz9128
      @abdikafiwizz9128 ปีที่แล้ว +1

      Abayo salada kudadal iyo adkarta Inshllh wad kacafimadi hurdo Wacan na hel

    • @ilhaanabdi7744
      @ilhaanabdi7744 ปีที่แล้ว

      Subxanallah subxanallah haa isdhibeen wll anba saasa noqde maando dhan dhumasho unba ka cabsaan jiire lkn ayamahan waa roonehe saliika nabiga saalada quranka ku daadal isna ilawse wll

    • @ZeynabAbukar-to5fw
      @ZeynabAbukar-to5fw หลายเดือนก่อน

      ​@@ilhaanabdi7744 abyo anaa welwelkaas I hayo side thy hada adi

  • @dhameysdumar9172
    @dhameysdumar9172 2 ปีที่แล้ว +4

    Dhimashada kacabsadah shiikhow mlin ale keeno qalbigyga islhdl meel yar hdy ixanuunto waa dhimnysah iska dhadhicinh

    • @munahaji5098
      @munahaji5098 2 ปีที่แล้ว

      Se ka Noqoty wll

    • @farxiyoabdimuuse5884
      @farxiyoabdimuuse5884 2 ปีที่แล้ว

      Abayo se noqotay hada ani side ah

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 ปีที่แล้ว +3

      Abayo qalbiga deji waxba kuuma dhacaayo waa fikrad qaldad 100% waalaga caafimaadaa qu,aanka iyo saliga nabiga badso istiqfaarta iyo tasbiixda sidoo kale🥰🥰🙏🙏

    • @axlamabdi2054
      @axlamabdi2054 10 หลายเดือนก่อน

      Kulamida ahy wlh ilahey hanaga cafiyo😢

    • @MarioAxmed-ll6gc
      @MarioAxmed-ll6gc 9 หลายเดือนก่อน +2

      Walaahi abayo anaah saasah maxaa isku samayseh seeyeeshay mise wali siidiibah tahay anaah dhibkaa suh ihay istaah