Cudurada Ku Dhaca Dhagaha, Cunaha iyo Sanka Iyo Daawayntooda | Caafimaadka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 มี.ค. 2020
  • Barnaamijka Caafimaadka
    Xuquuqda Muuqaalkan Waxay Gaar u Tahay Astaan Tv.
    2020.

ความคิดเห็น • 156

  • @hadermmj832
    @hadermmj832 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Dr Abdulaziz aad buu ugu wacan yahay gudbinta hadalka Jazaka Allah.

  • @munita9256
    @munita9256 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah Dr Abdulaziz Alle ha ku xifdiyo

  • @ducaysanbintb5464
    @ducaysanbintb5464 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah tabarakallah alle haku siyaadiyo cilmiga aad baratey Doctor. Fadlan doctor TH-cam sameyso ama fbook marba si cilmigaga aad noga faaiidayso. Sanka iyo cudurada qanjaha ku dhaca oo kale kaso hadal in shaa Allah.

  • @cabdisamad5008
    @cabdisamad5008 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a
    Illaah baa nacaafine
    Wlaal wxaan ubahnay
    Dr qaabil san xanuunda cunaha dhegaha sanka
    Aad bn uraadinaynaa ee
    Nagu caawiya wlaalayaal
    Iinshaa allah

  • @dhuuxamaxamed
    @dhuuxamaxamed ปีที่แล้ว

    Drka indo fadhiya ama wa halke xarundisa magacisa iso shega adinko mhdsn bal jazakalah kheyra

  • @abdirashidmuusemacalin3951
    @abdirashidmuusemacalin3951 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah Dr Abdiaziz idiris walhad go forward

    • @caydendecker2771
      @caydendecker2771 2 ปีที่แล้ว

      You prolly dont care at all but does any of you know of a way to get back into an Instagram account??
      I was stupid forgot my login password. I would love any tricks you can offer me

  • @abdisamad4776
    @abdisamad4776 3 ปีที่แล้ว +3

    Baarakallaah Dr

  • @abdi-handulle
    @abdi-handulle 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Dr. Abdiaziz shaqo aad u muhiim ah ayaad uma u haysaa. Allah aqoonta haku siyaadiyo.

  • @drabdihakimmohammedaare7402
    @drabdihakimmohammedaare7402 3 ปีที่แล้ว +2

    barnaamij kale oo Dr abdi casiis walhad keena sxbpyaaal

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 ปีที่แล้ว

    mhdsnid jizakallahu kheyr dre

  • @faraxmaxamed6034
    @faraxmaxamed6034 3 ปีที่แล้ว

    masha allah xageen kahelayaa dhkhtarkaa

  • @abdirisagabdigder7300
    @abdirisagabdigder7300 4 ปีที่แล้ว

    maasha allaaah wlhi dadnoocaan ah oo badan ayaanb u baahanahy

  • @CabdiwakiilmaxamadXasan
    @CabdiwakiilmaxamadXasan 2 หลายเดือนก่อน

    Macalin hor usoco

  • @anfacwarsame
    @anfacwarsame ปีที่แล้ว

    Thanks doctor

  • @xilkascade
    @xilkascade 3 ปีที่แล้ว

    Walal dhaqtarka xagee Kala soo xidhiidhnaa

  • @user-iq4gs8lh8l
    @user-iq4gs8lh8l 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allha dr❤😊

  • @abdirakib6755
    @abdirakib6755 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah

  • @Ikraanabdala-gk1bv
    @Ikraanabdala-gk1bv ปีที่แล้ว +1

    Masha allh

  • @yuusufahmad8270
    @yuusufahmad8270 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah

  • @zamzamabdulahi1780
    @zamzamabdulahi1780 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah dr abdiaziz we are proud of u

  • @fayodahabo1433
    @fayodahabo1433 3 ปีที่แล้ว +1

    Mhdznid dr c/ciis dhagba iqaylinysa hawana way iga galaysa mxn kula tacala dr

  • @ismahanmawlid2399
    @ismahanmawlid2399 หลายเดือนก่อน

    Dr hargaysa makal hawal galaaa goobtu fadhiiso qofkii yaqaana hayga cawiyo

  • @maslaxxasan5926
    @maslaxxasan5926 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr ent baculer malaga diyarikaraa ama master lee waye

  • @bahjamohamed2612
    @bahjamohamed2612 2 ปีที่แล้ว

    Asc hargaysa halkuu ka fadhiistaa

  • @naasirabiib5381
    @naasirabiib5381 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc walalo waxaan rabaa in lay sheego xanuunka ku dhaca caruurta sida: Qixida maxaa Lagu Daweeyaa?

  • @kaltoummuuse6778
    @kaltoummuuse6778 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allah Dr

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    LOVE

  • @rodamohamed8026
    @rodamohamed8026 2 ปีที่แล้ว

    Asc cage mahela yaa wllo

  • @rahmaabdi8987
    @rahmaabdi8987 2 ปีที่แล้ว

    Dr illaahay khayr badan hakusiiyee aniga mudo dheer waxaa ixanuuna dhaga hada dhagta bidix waxay inoqotay mid maqalku kayar yahay o way iqaylin hasaa

  • @yuusufmohammed3600
    @yuusufmohammed3600 4 ปีที่แล้ว

    جزاك اللهُ‎

  • @sarahasan7075
    @sarahasan7075 4 ปีที่แล้ว +1

    Apdi Aziiz WalHad allHa haku barkeeYo Apti gacanta haku barakeeYo🌸💖

    • @mohamednuur6976
      @mohamednuur6976 4 ปีที่แล้ว

      Meeshuu ka shaqeeyo ma taqaanaa wallo

    • @nasteehomohamed2975
      @nasteehomohamed2975 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamednuur6976 haa waanu naqanaa

    • @leyluushhaji6537
      @leyluushhaji6537 3 ปีที่แล้ว

      @@nasteehomohamed2975 hadad taqaano.maa inoo shèegtid 🙏

    • @nasteehomohamed2975
      @nasteehomohamed2975 3 ปีที่แล้ว

      @@leyluushhaji6537 wllo anigaa ku shegiye Numbarkaa iga soo wac 0634687788

    • @kifayayoonis6824
      @kifayayoonis6824 2 ปีที่แล้ว

      @@nasteehomohamed2975 lambarkiisa isheg wllo dhakhtarkan

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    LOVES

  • @Darulcilmi6707
    @Darulcilmi6707 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah Ha dhowro Dr.kaayaga Dr Horey usoco Waaan Kuu Duceeyaaa Illaa Haddeer Cilmigaaga ilaahey Hakuu Barakeeyo Mar Baaad Iga Qashay Qanjaha Waana ku Caafimaadey Sababtaasna Adigaa Lahaaa waxeyna Aheyd 4/2/2020

    • @umusaaid9151
      @umusaaid9151 3 ปีที่แล้ว

      Blz wllo ila soo xidhiidh dhakhtarkaan halkan ka helayo aan ka warystee

    • @Darulcilmi6707
      @Darulcilmi6707 3 ปีที่แล้ว

      @@umusaaid9151 Wll Waa Boorama Ayaad Ka Heleysaa Hargeysana Wad Ka Heleysaa

    • @cabdiphataaxdiirane
      @cabdiphataaxdiirane 2 ปีที่แล้ว

      @@Darulcilmi6707 hargeysa oo halkeeya wll dhakhtarkuu fadhiistaa?

    • @dhuuxamaxamed
      @dhuuxamaxamed ปีที่แล้ว

      Wll ado mhdsn drkan magacisa ii sheg moqdisho maa jogah 😭😭😭😭😭😭😭

    • @BarbaraBaandi-sg3mr
      @BarbaraBaandi-sg3mr ปีที่แล้ว

      ​@@Darulcilmi6707wll xoqado in la iga qalo rabaa hlkee ayuu joga drku lacagtuna wa imisa

  • @zagaarchanelzagaarchanel6446
    @zagaarchanelzagaarchanel6446 3 ปีที่แล้ว +6

    ASC dr anigaa quman leh dheguhuna Wey iqeylinayaan markay iqayliyaan dheguhu maqalkaa small noqonya maxaa isku daweeya dr IGA caawi taladadu way muhiiime😓

    • @zakariye2037
      @zakariye2037 ปีที่แล้ว

      waa uu ka hadlay oo waxa uuna ku dhahay dhaqtarka kugu dhaw tag si lagu baaro misane lagu daweyo, oo xili fcn iska daway si xaladada uga sii darin👏 allha ku caafiyo

  • @user-qg5rm6uq9p
    @user-qg5rm6uq9p 10 หลายเดือนก่อน

    Mnchlh Dr clcaziiz waa Dr fican wuxuuna sabab unoqday caafimaad 3 sano aanan haysan aan helay mrkuu qalniinka isameeyay

  • @maryamamahomed8124
    @maryamamahomed8124 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaal waxan rabaa dhaqtarka in leygu xero xubka idulelo plz igu cawi lambar kisa

    • @cashaqsoor
      @cashaqsoor 9 วันที่ผ่านมา

      Hargeisa ama Borma ayaad ka
      Helaysa huno mida akale way
      Jiraan

  • @mohaabdi6723
    @mohaabdi6723 3 ปีที่แล้ว

    ASC dr

  • @sahalshow8424
    @sahalshow8424 3 ปีที่แล้ว +3

    asc astaan tv wn idinsalaamayaa waxaan ubaahnaa doctor c/casiis idiris walhad markaa xageen kala xidhiidhaa numbekiisa ama ciwaankiisa igu caawiya insha alaah

  • @ugaaz_ahmed_john
    @ugaaz_ahmed_john 5 หลายเดือนก่อน

    waa cisbitalkii laygu qaly qanjaha walhad

  • @samiiracadaani3137
    @samiiracadaani3137 4 ปีที่แล้ว +1

    Cudurda Sankna idnkoo mahadasn

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 2 ปีที่แล้ว +2

    Absolutely 💯 true

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga isagaabaa iga jaray qanjaha Dr abdiasiis 2017

    • @umusaaid9151
      @umusaaid9151 3 ปีที่แล้ว

      See noqtay markaa huuno

    • @ahmedshaani5604
      @ahmedshaani5604 3 ปีที่แล้ว

      @@umusaaid9151 Ala dee walaal waan duulayaaa😀🙈 Alhamdulillah lkn Wakhtiga LA jaraayo Ayaa kolba xaalada

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@ahmedshaani5604 qanjaha mxaa kadremi jirty sena ku noqon jiren wll

  • @anisaabdle1272
    @anisaabdle1272 7 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxa i xanuunayaa dhagaha dushooda sare way i casaadan tolow mx u daawo ah😢

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n 6 หลายเดือนก่อน

    Aniga dhagta bidix way iguuxaysaa maqalkeedana waa yaryahay alxm sankana urta iga ixran yacni saxaro iyo baraafuun waa iskugukaymid alxm iisoduceya wllyal

    • @hafsanoor7365
      @hafsanoor7365 4 หลายเดือนก่อน

      Hadaa hesho ii soo sheeg abyo

  • @hibonoura1087
    @hibonoura1087 2 ปีที่แล้ว

    Walal dagaaha xuun aya qaba maqal malihi

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    LIKE

  • @user-vn8wp2zl8q
    @user-vn8wp2zl8q 11 หลายเดือนก่อน

    Ďoktor aniga waiguuxan

  • @sahraibrahim2849
    @sahraibrahim2849 2 ปีที่แล้ว

    Ñumberkaga soo qor

  • @nasteehomohamed2975
    @nasteehomohamed2975 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah

    • @mohamedyasinismail3613
      @mohamedyasinismail3613 3 ปีที่แล้ว

      Wllo waxad noogu timada clinic Aad markii hore noogu timiday wixii Aad u bahantahayna wanu ka cawinayna nagala Soo xidhiidhi Tell 0634426429 ama fariin iiga Soo dir mahadsanid

    • @abdiwalisheikh
      @abdiwalisheikh 3 ปีที่แล้ว

      wixi igu dhacay ayunbaa kugu dhacay sory

    • @NUURLayaan
      @NUURLayaan 7 หลายเดือนก่อน

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    LIVES

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    Share

  • @laztzmartaskar5259
    @laztzmartaskar5259 3 ปีที่แล้ว +3

    Acs wll aniga cunaha ayaad mooda in ay wax iga jiraan dhakhtar ayaan u tagay waa qanjaha ayuu igu yidhi marka hore qanjahaa i xanuunayay hadane waxad moda in cunaha wax yar iga tagan yihiin imana xanuunayo wll plz iga jaahil saara ma noqon kartaa qanja xanuun

    • @fadumaabdille731
      @fadumaabdille731 3 ปีที่แล้ว

      Anaa hoyadey sas ah sida laguu heyo ee maxaa isku daaqeyswy' plz iso sheg

    • @laztzmartaskar5259
      @laztzmartaskar5259 3 ปีที่แล้ว

      @@fadumaabdille731 wll uur aanan isku ogayn baa la igu sheegay waana gaastari laab jeex waaye cuntadaa dbuunta iguso istaagayso insh allh caafimaad baan u rajaynayaa qof walbo xanuusan

    • @nasteehomohamed2975
      @nasteehomohamed2975 3 ปีที่แล้ว

      Dr xaruuntiisa ugu kaalay wll adoo mahadsan wll si uu xaladaada badhitaan dherada ugu sameyo

    • @asmamohamed5716
      @asmamohamed5716 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll aniga saas waxad modaaa in aye waxa igu socneyna maxa lagugu shegye

    • @asmamohamed5716
      @asmamohamed5716 2 ปีที่แล้ว

      Ijwp

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    LIVE

  • @ismailismail_mohamed1342
    @ismailismail_mohamed1342 ปีที่แล้ว

    Halkuu ku yaal dhakhtarku tolow

  • @rodamohamed8026
    @rodamohamed8026 2 ปีที่แล้ว

    Asc xageela gaa.helyaa.wllo

    • @aaminaabdiasis3550
      @aaminaabdiasis3550 2 ปีที่แล้ว

      Wcs wllo wuxu jooga
      Magalada borama
      Gaar ahaan Alale Hospital 🏥
      Maalinta Arbacada io khamiista hargysa ayuu ka shaqo gala

  • @caaliyobintufayax3204
    @caaliyobintufayax3204 ปีที่แล้ว

    dagtor aniga cunaha Aya i cuncuna io qufac

  • @amaaraaragsan4784
    @amaaraaragsan4784 3 ปีที่แล้ว

    Hospital kee laga helaa Dhaqtarkaan

  • @istaahililkacase4559
    @istaahililkacase4559 7 หลายเดือนก่อน

    Siiciid walhad waa dhakhtar caajiibah

  • @jamacyuusuf6720
    @jamacyuusuf6720 2 ปีที่แล้ว

    Dr,sanka ,iyo,cunaa,iyo,dheguhuba waxay,ibukaane,xagee,baad,joogtaa,fadlan aad,iiwaa,deeyr,side,Insha,allaah

  • @bahjamohamed2612
    @bahjamohamed2612 2 ปีที่แล้ว

    Dhakhtarku

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    Facebook

  • @shucaybcali1590
    @shucaybcali1590 4 ปีที่แล้ว

    War adiga ma dhahaa lagaa hayaa wareysi xumidaa nio

  • @shugrishacni8376
    @shugrishacni8376 3 ปีที่แล้ว

    Dhaqtarka qanjidhada igajaray cabdicasiiis walhad

    • @maryamamahomed8124
      @maryamamahomed8124 3 ปีที่แล้ว

      Asc abaayo aniga ubahan dhaqtarkan ee ma igu xeri kartaaaa

  • @mohamednuur6976
    @mohamednuur6976 4 ปีที่แล้ว +1

    Doctor kan xageen ka heli karaa

  • @Ak-nv9zn
    @Ak-nv9zn ปีที่แล้ว

    Xanaqa rumiga musqusha ladhigta aba lagu dhex rumesto xanaqa hadalka kaajarjarma riraxyo wuleyahay

    • @QueenMalika-bd1or
      @QueenMalika-bd1or หลายเดือนก่อน

      Walal I fahansii musqusha lagu dhex cadaysto see samayn ugu ledahy

  • @shucaybcali1590
    @shucaybcali1590 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxbadan baaan faa idaysan lahayd marka sheekadii ba dhagahaa baad u badisay

    • @idocabdi3104
      @idocabdi3104 3 ปีที่แล้ว

      Mnshalle danbiga alleh ha dhaafo waa dgaktarkiii idaweyey allh haku barakeyo gacantada janada fardawsa ku gal inshalle saad no dawsao rabi haku hanuujiyo

    • @KeydKEYDSANE
      @KeydKEYDSANE 3 ปีที่แล้ว

      @@idocabdi3104 wll mcn xgeen ka heli karaa dr kaan

    • @nasteehomohamed2975
      @nasteehomohamed2975 3 ปีที่แล้ว

      @@KeydKEYDSANE hargisa ayaad ka helaysaa

  • @wiilocaddan6200
    @wiilocaddan6200 ปีที่แล้ว

    Dhagaha saliida

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    Lo

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    FacebookS

  • @alideeqmohamed3226
    @alideeqmohamed3226 4 ปีที่แล้ว

    walale xagen kaheli karaa digtoore

  • @sabnaaaliniisahil781
    @sabnaaaliniisahil781 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr aniga sanka hilib ku leeyagay waana igu kacaa dhib igu haya mxaa lagu daweya allha ku barakeyo aqontada anaga nagu anfaco inshallah

    • @ismahanaweys678
      @ismahanaweys678 2 ปีที่แล้ว

      Isku mid ayan nahay wll aniga manta aya dhaqtar tagay sanka hilib kugu yaalo aya laigu dhahay quman xitaa wey igu yalan

    • @sportscap24
      @sportscap24 2 ปีที่แล้ว

      @@ismahanaweys678 see ka noqaty wllshie

    • @ismahanaweys678
      @ismahanaweys678 2 ปีที่แล้ว

      @@sportscap24 alxm hada wan fcnhy wlloh

    • @sportscap24
      @sportscap24 2 ปีที่แล้ว

      @@ismahanaweys678 haa m.a pyo labada san miyaa

    • @ismahanaweys678
      @ismahanaweys678 2 ปีที่แล้ว

      @@sportscap24 maya abowe lawada maha ahan 1 san ayu iga yalaa adiga side lagu hayaa

  • @ruweydaruun1207
    @ruweydaruun1207 4 ปีที่แล้ว

    dha dhanka iyo urka iga tagay waxna ima urayan waxna ima carfayayan waxna ima dhadhamayaan marka maxa keni karo masa ledahay dawo

    • @umubinyamin9821
      @umubinyamin9821 4 ปีที่แล้ว

      Wllo kulamid ayaan ahya

    • @umubinyamin9821
      @umubinyamin9821 4 ปีที่แล้ว

      Wxaa dawo miyad u hishya

    • @dheeman3348
      @dheeman3348 4 ปีที่แล้ว +1

      Walal anigaba waan isku arkey

    • @dheeman3348
      @dheeman3348 4 ปีที่แล้ว

      Adiga wll dhagah miyaa ku xanun

    • @dheeman3348
      @dheeman3348 4 ปีที่แล้ว

      Aniga haa

  • @user-zq2wk4mu4n
    @user-zq2wk4mu4n 9 หลายเดือนก่อน

    Dhagaha dilaco

  • @xafsomohamed1534
    @xafsomohamed1534 3 ปีที่แล้ว

    Asc wllo dhakhtarkan xagee jooga

  • @aamiimcabdih4362
    @aamiimcabdih4362 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    LIVE