Samayska Roobka 💧

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 479

  • @sacdiyacali9629
    @sacdiyacali9629 4 ปีที่แล้ว +30

    Aad ban u jeclhy soo jeedintada waadna noo faa ideysay wana naga qosliday shaqsiyad cajiib ayaad ledahy walalkey masha allah guul wacan ayaan ku rajeyna👍

  • @abkisse8438
    @abkisse8438 4 ปีที่แล้ว +5

    First scientist oo ku guleystay sameyenta daruuraha roobka kaas oo dhashay dalka somalia aya ku guuleystay nopel price 🇸🇴🥇hamada welcome 👏👏

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj 4 ปีที่แล้ว +4

    The best somali youtuber ever seen xaqiiq wlh good job bro sida energy ga ah aad macluumaad usoo gudbineysay adigoo daawadayaasha u diidaayo caajiska inta ay ku daawanayaan wlh 48 dii saacadood lasoo dhaafay muuqaalada ayaan ku mashquulsanaay daawashadooda wlh marnaba caajis maba dareemin

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  4 ปีที่แล้ว +2

      🤣waa ku farxay hadalkaaga sharafta leh 🙏🏽♥️Mahadsanid

  • @sleepchannel5180
    @sleepchannel5180 4 ปีที่แล้ว +8

    7:27 inaan wax faa iday 😍😍

  • @sisayadee347
    @sisayadee347 ปีที่แล้ว +2

    Nio Ani 2023 Lee kugu so biry wax aan dhafay malaah waxna waaka fahmay lkn nio timaha mad biratid 😂🤣

  • @khalidfaraz
    @khalidfaraz 4 ปีที่แล้ว +33

    Nio waxD noosoo diyaarisaa sida wax loo akhriyo iyo sida .macluumaDka loo raadiyo

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  4 ปีที่แล้ว +15

      InshaAllah

    • @AadanAsmarofficial
      @AadanAsmarofficial 4 ปีที่แล้ว +2

      Haa pro sidado okale

    • @khalidfaraz
      @khalidfaraz 4 ปีที่แล้ว

      @@hamadaibrahim7424 mhaDzaniD wlloH hamigaagana allaH hakuu fududeydiyo

    • @khalidfaraz
      @khalidfaraz 4 ปีที่แล้ว

      @@hamadaibrahim7424 qorigaa xunna naGa soo badel😂😂😂😂😂

  • @abdulmalikcalasow3910
    @abdulmalikcalasow3910 3 ปีที่แล้ว

    My teacher on TH-cam information aad ufiican ayaad noo soo gudbisay aad ayaa ugu mahadeantahay

  • @dacardacar3530
    @dacardacar3530 4 ปีที่แล้ว +2

    Soo dhacyeey
    Ustaad Hamaada waa ku salaami danbo qorigaagna wax malooga sheegi

  • @unboxinthings5784
    @unboxinthings5784 4 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂😂😂 wlllhi pro you are the best Somali youtuber somaliga nogu wad

  • @inashekh3420
    @inashekh3420 4 ปีที่แล้ว +2

    Shukran sxb sida aad codsigeyga ugasoo jawaabtay 😍
    Noosoo diyaari sida dhulgariirka ku yimaado

  • @abdirisakjibril6331
    @abdirisakjibril6331 4 ปีที่แล้ว +6

    Aad ayaan uga xumahay in aad noqon wayday macalinkaygi dugsiga ama jaamacada. Runtii gudbintaada iyo soo jeedintadu waa mid ay dhif tahay cida laga helaa.
    Guuleyso saaxiib awdheere.

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  4 ปีที่แล้ว +1

      Boqorow waad ku mahadsantahy hadalkaaga shrafta leh 🙏🏽♥️😫

  • @whzznhaji7744
    @whzznhaji7744 4 ปีที่แล้ว

    Ahhhh walal waxanba waaayay su aaal aanku weydiiyo ahhh maaasha Allah waxa tahay qof xigmad badan ilah haku xafido sxbow

  • @hodanmuse7746
    @hodanmuse7746 4 ปีที่แล้ว +5

    Habka aad videoga u samaysay waa yaab, waan u bogey. Horey u soco walaalo❤️

  • @zakaria8909
    @zakaria8909 4 ปีที่แล้ว +1

    roobka oo imaado
    shaanbo iyo saanbuun diyaar waaye
    waaba halka maalin ee aan si fresh ah u qubeesano inta kale biyaheena wasakh waaye oo full clean maaha oo filter lama soo mariyo 👍

  • @dabacsariskadeh8610
    @dabacsariskadeh8610 4 ปีที่แล้ว +2

    haa roob wan ku qaweystay aw deere lkn shampoo ma is ticmalin wan iska dax bodi jiray marhore ayee ehed 2012/13😅😂love you legend❤

  • @AarkaDunida
    @AarkaDunida 4 ปีที่แล้ว +2

    mansha,allah keep going pro . runtii aad ban ugu helay wax soo jeedintaada . somaaliyeey halaga faaideysto Mr. Hamada.

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  4 ปีที่แล้ว +2

      Boqorow allah yacizak 👊🏾💕💕💕

  • @abassabdullahi721
    @abassabdullahi721 4 ปีที่แล้ว +2

    Ow dhereroow noo so badi video yada

  • @yuusufkapilla8865
    @yuusufkapilla8865 4 ปีที่แล้ว +4

    Mudane thnks a lot Waa fuure saa uqslye wlhi 😂😂 plus cilmi dheerad aan ka fa idey Yqeeyow Illahey Haku parakeyo Aamin dheh Awdheero ✊peace🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  4 ปีที่แล้ว +2

      Aamin aamin ♥️🙏🏽🙏🏽🙏🏽🤣

  • @Thommack
    @Thommack 4 ปีที่แล้ว +8

    Yaaba jaamacad rabo hadiiba adiga lagu heesto 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aaminaabukar8714
    @aaminaabukar8714 4 ปีที่แล้ว +2

    Ok waad ku mahadsanthy sida wngasan aad inoogu soo gudbisay iyo sida aad inoogu soo laafiyootit. Hadaba sidee lagu heli karnaa nobel prize mana jiraa qof helay oo somali ah sideesa ku heli karaa qofkii rabo mahsanid aw dheere🙏🙏🙏

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  4 ปีที่แล้ว

      Qofki ugu horeeyay oo Somali ah oo Nobel prize helo waxa waaye ( Hawa Abdi Dhiblawe ) 🥰🤯maanta inaa ogaatid qoftaas 😫😫

    • @aaminaabukar8714
      @aaminaabukar8714 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hamadaibrahim7424 ok kaligey maaha dad badan baa fahansaneyn nope prize mahadsnid.

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  4 ปีที่แล้ว +1

      @@aaminaabukar8714 InshaAllah wll mcn waa gaarena waana ka hadleyna muqaalo soo socdo

    • @aaminaabukar8714
      @aaminaabukar8714 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hamadaibrahim7424 ok waan kaa sugeynaa insh Allah

  • @mulkianwar4421
    @mulkianwar4421 4 ปีที่แล้ว +25

    You really make me laugh wlhi 😂😂😂😂 but anyway, thanks for the beneficial information.

  • @kingyonc3sskno714
    @kingyonc3sskno714 4 ปีที่แล้ว +4

    Awdheer wlhi wku wata u make my day 😂😂😂😂😂

  • @updalla.mohamet
    @updalla.mohamet ปีที่แล้ว +1

    big fan pro🥺

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 4 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah är fantastiskt att skicka in din video verkligen wow

  • @11stars26
    @11stars26 4 ปีที่แล้ว +10

    Macalin wxaa aad ka daba takta ethiopia in lagumeysatay iyo inkle sheekadaa waa ku wareere thnks🤔🤔

  • @hoosmany1700
    @hoosmany1700 4 ปีที่แล้ว +2

    Ow dheere wllka ma jiro na bar asneh

  • @dagan12349
    @dagan12349 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaha waad mahadsan thy wllo 😍❤💯

  • @siraajali4544
    @siraajali4544 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxbow wlhy intaa aan ku daawanyo qolsol afka iskuma qabto wax faado leh ayaad ka haddha lkn dawashadaada kuma caajiso wax badan waan kaa faaiida hore uso sxb Hamada

  • @muslimopwnsudjs8033
    @muslimopwnsudjs8033 4 ปีที่แล้ว +1

    Thnks inbadan,
    Waxa tahay qofka kaliya ee somali you tube ah oo ku arko arimahan sayniska la xidhiidha. Fadlan wareega dhulka iyo the sun system
    Mahadsanid

  • @sahankaguusha3448
    @sahankaguusha3448 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah
    Markaan ku arko Waan iska sii qoslaa ,
    Guuleyso mudane

  • @mahdimiad
    @mahdimiad 4 ปีที่แล้ว +2

    دحيح الصومالي.
    ماشاء الله
    Great content

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  4 ปีที่แล้ว +1

      اشكرك 🙏🏽♥️

    • @cabdiwali4
      @cabdiwali4 3 ปีที่แล้ว

      daxiix soo ma'ahan kii ilxaadka faafinayay ee dr iyad qunaybi dhowrka xalqo uga hadlay.hadii uu qayb wanaag ah leeyahayna waxaan rajaynayaa halka aad uga shabbahday walaalkaan inay tahay.

  • @marwan80080
    @marwan80080 4 ปีที่แล้ว +4

    Sameysanka roobka io mexy bani aadamka isku shumiyan maalayacnigas ma ubaahnin waxn rabnaa inad noo fa ideeso casharada nolosha io ciwaano qof walboo nool anfacaya aaan rabna waxa tahy qof baraha bulshada ubaahan waana ognahy inad kumanan You Tube furtay aad dhaanto mrka naga kori maskaxda
    Marabno malayacni waxn rabna waqtigena inan ku raxesano aan maskaxda korino dhiira galino 🙏
    Codsigega hadad tixgalineso ii so jawb bro
    One love🥰

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  4 ปีที่แล้ว +1

      InshaAllah masuul waa igu ogtahay inaa soo dadaalo 👊🏾

    • @dagancabdullaahi8625
      @dagancabdullaahi8625 4 ปีที่แล้ว +3

      @@hamadaibrahim7424 xaqiiqda ayaan ah iney aqoon tahay waxaadka hadleyso dad badana ay ubaahan yihiin oo hore usoo fahmi waayey cahiradaan oo aan aniga ka koow ahay shukran waxaa kale oo aan rajeynaayaa iney dad badan ka faa.idaan mawduucaani waa muhiin wlhi lkn dad uu wiilkaan ka koow yahay ayaa moodo maalaa yacni iyo inaad iska hadleyso waxaana ufahmey inuusanba waligiis uu qaadan cashiradaan aysan xumaan ka ahayn

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  4 ปีที่แล้ว +2

      @@dagancabdullaahi8625 waa saxsantahay. Marka waa wajib na saaran inta awoodno inaa ummada somaaliyeed hurda ka kicino oo wax qabad samameyno 🙏🏽♥️

    • @marwan80080
      @marwan80080 4 ปีที่แล้ว +3

      Hhhh walshy wad ku mahdsanthy sidaad u aqrisay qoralkega
      Ha warun maqadadid cashrafan o kle lkn adaaba qof qaaty u ek
      Lkn maxa ka ga so kordhay inad roob siduu u imanyo aad barty
      Tasi wa cilmi ilahy ugaar ah hadaad barto wax maka badli ketid
      Ninkan asagaaba ku dhahy wax aan lo bahnen lkn in la ogaado
      Ay ficanthy , anigana waxn ubahnen maba dhagesto
      Subscribna ma dhoho ninkan awsheere la dhahyo .eeshan isocdo wa fhmaa an umlena micnaha waxn ula jeedo hdlkega
      Wxn raba video-ga igu so horeya inu ciwan kaga dhigo
      Waxyaalaha nolosha ku ceeran ............🚸🤔🥰✌

    • @dagancabdullaahi8625
      @dagancabdullaahi8625 4 ปีที่แล้ว

      @@marwan80080 haaaa waa fikir fiican wllky mideeda kale cilmiga hawada bada cirka iyo waliba aduunka oodhan waala bartaa wax danbi ahna malahan waliba dadka muslimiinta ah waxayka qaataan cibro qaadasho iyo ineey fahmaan awooda ilaaheey in ay balaaran tahay wax kastana ay allaah gacantiisa ku jirto😊🤗

  • @sabiriinosman6713
    @sabiriinosman6713 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilove markad qoslesid😁wlh dacad u qoslay lafyo qurxana🤦‍♀️😍keep going

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  4 ปีที่แล้ว +2

      Aww ☺️🥰thank you wll 🙏🏽♥️

  • @AhmedSaid-ub5jv
    @AhmedSaid-ub5jv 4 ปีที่แล้ว +2

    Waigaqosolsisay 😂😂 legend keep going

  • @eprahimwadani
    @eprahimwadani 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep up bro content ugu fiican ee aan ku arko youtube ee ay somali soo bandhigto

  • @AarkaDunida
    @AarkaDunida 4 ปีที่แล้ว +12

    Sidaan kor ugu qaadno walaalkeen videos yadiisa hala share gareeyo please .

  • @suldaanyare6393
    @suldaanyare6393 4 ปีที่แล้ว +9

    Aw dheere Cusmaaniyiinta tariqdooda noso daa🙏🏾🙏🏾

    • @gurmad-trader114
      @gurmad-trader114 4 ปีที่แล้ว

      Waa Kugu Raaacsannahy Noo sooo Kooob Taariikhda zhp Soo Guuus guus

    • @kingmaan8047
      @kingmaan8047 4 ปีที่แล้ว

      Waa kugu raacsanahay

  • @fadxiyaqali1894
    @fadxiyaqali1894 4 ปีที่แล้ว +1

    Hadaladaa gus guska ah waaw hakaa rebin barnamishka gaa🥰🥰😘😘

  • @abdihassan1977
    @abdihassan1977 4 ปีที่แล้ว +2

    Hamada science guy👏

  • @dagan12349
    @dagan12349 4 ปีที่แล้ว +3

    Waad fogeysay waqtiga 💯🥰

  • @fadxiyaqali1894
    @fadxiyaqali1894 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaay waay 😱😱😱2

  • @abokarahmed9271
    @abokarahmed9271 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah brother videogaga laguma cajiso xaqiqdi waxan ka sugnaba waa tarikhda wadankena insha allah

  • @yaracasse8870
    @yaracasse8870 4 ปีที่แล้ว +1

    waaba la sameyay widaayoow

  • @Umu-amiiro
    @Umu-amiiro 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahow yaa macalinkeyga historg kaa dhiga cilami badan kaa barna laha wlhi
    Oky su aasha an wato waa noososame taariqada SUMERIANS ok kaasuga macalin

  • @zacknour3988
    @zacknour3988 4 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad hamada see u aragtaa mawaadiicdaan hoos ku taxan inaad muuqaalo ka samaysid...
    1:- Theory of Evolution
    2:-Theory of relativity. Special and general relativity
    3:- Dar matter
    4:- Dar energy
    5:- Black holes
    6:- Neutron starts
    7:- Philosophy iyo tariikhdeeda.
    8:- Big bang theory

  • @s.hilaacwarsame1915
    @s.hilaacwarsame1915 4 ปีที่แล้ว +2

    Awdhere noo soo samee sida nugliyarka laa sameeyo

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 4 ปีที่แล้ว +1

    Somalia qabyalada gormay deenysa iyo jahiilnimada video qosol badan ka soo saame qabyalada

  • @engineerxidig4661
    @engineerxidig4661 4 ปีที่แล้ว +1

    Isbuuci ugu yaraan sadax video halagaa helo ugaas 👌

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣masuul shaqo iyo orod aa iga dambeeyo

  • @nourjustin8498
    @nourjustin8498 4 ปีที่แล้ว +3

    zxp waxa nooso diyaarisah sida usameesmoh volcano

  • @ABWildin
    @ABWildin 4 ปีที่แล้ว +5

    AMAZING VIDEO!!! 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @Shabi7m
    @Shabi7m 4 ปีที่แล้ว +6

    Koleyto videogaan Biyaha ka hadlaayo Ayeeydaad Gacan ayeey ka taagtay ayaan filaaa lkn midkoo mataankaaga ah oo sidada camal dhukuran aa noo keentay Kalkaaaan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Ilaa iyo hada waxaaan aaminsanahay in aad si kaftan ah Cilmi noogu sheegeyso Horay u soco My brother👌🏾👌🏾

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  4 ปีที่แล้ว +1

      My g. 🙏🏽😂😂😂🤣allah yacizak boqorow

  • @khdwlimm6903
    @khdwlimm6903 3 ปีที่แล้ว +1

    Video sidu barafku usamysmo kasoo hadal insha allah .
    Guul mar walba wll.

  • @baboaimaraimar7599
    @baboaimaraimar7599 4 ปีที่แล้ว +1

    Xgee kabaxday awdhere walagu xisay 🙌

  • @mustafabashir9811
    @mustafabashir9811 4 ปีที่แล้ว +1

    Marshall bro hore u soco keep sxp keep going rageedi ba tahy 🤙🏻🤙🏻💘💘💘

  • @nbalivetv_YT
    @nbalivetv_YT 4 ปีที่แล้ว

    4:07 haa sxb kkkk

  • @sleepchannel5180
    @sleepchannel5180 4 ปีที่แล้ว +7

    9:57 haa lkn sham bada alaab ta maku quweesan

  • @abdiomerchanelcom4880
    @abdiomerchanelcom4880 4 ปีที่แล้ว +4

    Nin
    Waalan

  • @maxamedabuukarshooble
    @maxamedabuukarshooble หลายเดือนก่อน +1

    Hamada xagee kabaxdey

    • @Jonior_1
      @Jonior_1 หลายเดือนก่อน

      Wuu maqan yahay zxp

  • @inamohamud3677
    @inamohamud3677 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks for your information keep it up bro. 🤗

  • @naruurainacarab3413
    @naruurainacarab3413 4 ปีที่แล้ว +2

    From Tik Tok wlhi kaa helay m.a nolow

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  4 ปีที่แล้ว +1

      Ku soo dhawow masuul 🙏🏽♥️😄

    • @naruurainacarab3413
      @naruurainacarab3413 4 ปีที่แล้ว +2

      @@hamadaibrahim7424 waan dhawahy wll
      Shekeyinka cabsida noo soo daa wll please

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  4 ปีที่แล้ว +1

      @@naruurainacarab3413 InshaAllah wll

  • @ilyasali161
    @ilyasali161 4 ปีที่แล้ว

    Hore usoco pro hamada waan ku wataa

  • @abdirahimmmohamed3637
    @abdirahimmmohamed3637 4 ปีที่แล้ว

    Tnx wll mcn lkn my question is how make light from the water

  • @Ogoow143
    @Ogoow143 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep Going

  • @funnytiktokclips6323
    @funnytiktokclips6323 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a all your videos aan 1day kudameye so intrest i wish u to be my history teacher A+waax kakoreyo aan keni lahaa 😅😅😅😅

  • @ibrahimdalbac5170
    @ibrahimdalbac5170 4 ปีที่แล้ว +1

    Wn ku sugaynaa zxp dhib maleh 👏👏

  • @Sinipoi
    @Sinipoi 4 ปีที่แล้ว +1

    Bro wanku salamay magaceyga wa abdirahman waxan ka codsanlahay ina no sheegto sida uu shaqeyo hapdiska dhiga midas ka codsan lahay

  • @maqalka-sportsZone
    @maqalka-sportsZone 4 ปีที่แล้ว +1

    legend waxa muuqal ka diyaarisaa sababta cirka ama badaha ay blue ugu egyihiin marka aad ka fogtahay🤜🤛

  • @mohavasces4696
    @mohavasces4696 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan jecelanahy inaad afkaaga hooyo ku hadashid

  • @khalidfaraz
    @khalidfaraz 4 ปีที่แล้ว +3

    Aw dheere😂😂😂😂😂

  • @armaan97pro17
    @armaan97pro17 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan daawashadiisa raaxan ku Darren

  • @Abuyusuf7
    @Abuyusuf7 4 ปีที่แล้ว +2

    😢saaid u farxay wlhi hamada i love your vedios said waliba waana kugu im your role model 🥺waa sugaa vedioka

  • @yossefsaidyossef5393
    @yossefsaidyossef5393 4 ปีที่แล้ว +2

    Aw dhere nopal price wad iga haysata xagaygaa 🥰

  • @ameinmohd6116
    @ameinmohd6116 4 ปีที่แล้ว +1

    Tariikhdi cusmaniyinta noso daa wll

  • @ayubabdulkadir1437
    @ayubabdulkadir1437 4 ปีที่แล้ว +1

    4:22 wlhi wa iga qoslise 🤣🤣🤣

  • @D_A_L_M_A_R
    @D_A_L_M_A_R 4 ปีที่แล้ว +2

    Aw dheere siyaad barre sido ey dowladisa ku so baxdy iyo sida ay ku burburtay kaso hadal plz😊tnx

  • @yaya2850
    @yaya2850 4 ปีที่แล้ว +2

    Wow keep going

  • @wllmaanka2479
    @wllmaanka2479 4 ปีที่แล้ว +1

    Volka soo sameee prt 3 af.soomali ka soo samee

  • @hamdiali871
    @hamdiali871 4 ปีที่แล้ว +1

    الدحيح الصومالي😍👌🏾👌🏾

  • @ayzarahmet1873
    @ayzarahmet1873 4 ปีที่แล้ว +3

    AwDHeeRe CaDCeeDa MaCLuuMaaD NooGa Soo SaMee 😂🥰🥰

  • @kalgacalone4179
    @kalgacalone4179 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going bro

  • @nuuxmc6525
    @nuuxmc6525 4 ปีที่แล้ว +16

    I have just finished whole your videos completely and I really admired . It is adorable , commendable and understandable ,I could make 1M Google accounts just to subscribe this channel and make u get what u deserve ,keep it up bro.

  • @SuleymanYarow-mm8mh
    @SuleymanYarow-mm8mh 2 หลายเดือนก่อน

    Dr ayaan nogon rabaa❤

  • @mohamudhamze3178
    @mohamudhamze3178 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa adagtahy in lafahmaa runtii lkn blv me waa interesting walhi.suualna waan qabaa awdheere ayeeyo ayan rby inan kuwaydiiyee lkn waxan kajeclaaday inan ogaado XAMAADA WAA KUMA halkuu wax kubartay ama muxuu bartay????
    Thbks bro

  • @AyoubbOfficial
    @AyoubbOfficial 4 ปีที่แล้ว +5

    wll dagaalkii 2 labaad full documentary ❤❤❤✍

  • @apduraxmanfeysal3342
    @apduraxmanfeysal3342 4 ปีที่แล้ว +8

    Nio wllhi funny thy wllhi🤣

  • @Raul.143
    @Raul.143 4 ปีที่แล้ว +1

    oow dheere video yada noosoo badi gaar ahaan kuwa physics 🌌

  • @CusmaanCabdi-k1x
    @CusmaanCabdi-k1x หลายเดือนก่อน

    Waxyaado badan aa kaa fahme aankufakari waligeey macalin hore usoco❤

  • @liibaancumar9116
    @liibaancumar9116 4 ปีที่แล้ว +1

    Hirarka badaha maxaa keeno sxb

  • @Yuusuf_M_Y
    @Yuusuf_M_Y 4 ปีที่แล้ว +2

    GRAVITYGA KA SOO HADAL AKHII !!

  • @sahanelaki1234
    @sahanelaki1234 4 ปีที่แล้ว +5

    Hhhhhhh🤣 ka zii wa aniii awdheerow

  • @aliyare3869
    @aliyare3869 4 ปีที่แล้ว +1

    Ok shu.asha dhamestir qofka ku qabesto robka ma jemis ba ku dhacayo anaga marki yaren ku qabesan jirnay wax neh lama kulmin jawab dag dag? 😂

  • @ChessSom
    @ChessSom 4 ปีที่แล้ว +1

    Haa waan ku qabeeystay

  • @yaskacade8873
    @yaskacade8873 4 ปีที่แล้ว +1

    Xirane waan ku wataa 😀😀

  • @bashiircabdiraxmancabdulla9048
    @bashiircabdiraxmancabdulla9048 4 ปีที่แล้ว +1

    Wax maka soo samayn kartaa law-ga.

  • @Sooyaal252
    @Sooyaal252 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlle videowyda soo badi

  • @khadiijashoole6547
    @khadiijashoole6547 4 ปีที่แล้ว +8

    أهم شيء كوب الشاي لا تنسى تشتري الشاي ههههه
    بالعافية مع كأس الحليب.
    الجرثومة الذكية
    طريقتك بالشرح تحتاج إلى جائزة نوبل
    دمت بخير

  • @dj.legend4588
    @dj.legend4588 2 ปีที่แล้ว

    Wll waa kuuxiisnay ku aaway 😇🙏

  • @gaax-nuugvlogs3114
    @gaax-nuugvlogs3114 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlha its good pro cilmi baa kaa guuxaaya share baan kaaga samay nYaa TIKTOK intaan meel ka sarey,sa aad gaarte

  • @ina_____apdullahi8091
    @ina_____apdullahi8091 4 ปีที่แล้ว +4

    Waan sugi karilaayahy aw dheerooow plz soodaa soodaaa waacod siye 🙌🙌🙌

  • @Mohamed1234td
    @Mohamed1234td 4 หลายเดือนก่อน

    Aw Dheere suaal. Meeqa buug aya akhridaa per day
    😮