Salam aleykum waa runtaa reer kii hooyo iyo aabo wiil yar aa jeclahay in lagu la biilo ha sameynin GUURSO mid adna ku daryeelo ilmahaada daryeelo jaceylka guurka kuma jiro guurka waa nolol xurmad ah iyo karaama ❤ all you
Aaadbaan uga fikir duwanahay inantaaa waayo ninku more uu waqti badan ku galiyo waa more uu kugu fara adaygo lkn nin aaan juhdi kaaga bixin aanad ka cadhoon ku sasabin ku qaylin kuu samrin aanad fahmin dabedcadihiisa kuwaagana fahmin hadhow marku ku guursado wax dadaala kuguma bixinayo anaaa wuxu kaasoo qaadayaa qof uu hantiyay
Dadku isku mid mahaa🙌 anigu ninka i jecal ee walxba ii siinyaa jecalahay ❤ oo naxriis leh
Waxa aan hayaa qiso jacayl oo afar sano socotay , blse ugu danbayn murugo iyo oohin ku dhammatay 😢😢😢
Xageen iskugu nimaadna sxb waxa laga raba channelka ABDALA JAMAAL
De bal natus wxb mesh kum hyside😮😅
❤❤❤
Alow garashada kuu badi wlhi waa gabar aqlibadan isku figrad ayaa nahay runtiii❤❤❤❤
Raga inta aan wax hayn u dhiiba😂😂
Nin weyn ba ku dhiqi kara ❤
Ramadan Kareem
𝘬𝘶𝘴𝘢𝘭𝘭𝘪 𝘯𝘢𝘣𝘪𝘨𝘦𝘦𝘯𝘪 𝘮𝘶𝘹𝘢𝘮𝘦𝘥 𝘴𝘤𝘸❤❤
Ridwa qurux ❤
M.a Ridwa runti waa inan dagan o aqli badan weeye tasna waxa cayn u ah jwpaheeda 💯👍🏻
Ramadan kareem❤❤❤❤
Salam aleykum waa runtaa reer kii hooyo iyo aabo wiil yar aa jeclahay in lagu la biilo ha sameynin GUURSO mid adna ku daryeelo ilmahaada daryeelo jaceylka guurka kuma jiro guurka waa nolol xurmad ah iyo karaama ❤ all you
Tankiis ridawaa❤
Anba waankugu raacsanay fikirkaa❤
😢😢xapiip.wayeen
Ridawaa soolo ficaana baadakajawabtaya😢😂dhiba bayanagu hayana naaga qurbo joogta
Alla ina ader mid Adan Aqon maxad kufaliba😮😊
Qoftan waa wax garad runtii maqaamkaagaan kugu salaamay
Naaagta nin bilaysaa waa naag xanuun hayo😅😅😅
Fikir wanaagsan bay shegty sharf kunolow
Waa rental
Apsulant wan kula qbnaa m.a 😊
M,a❤
Wax badan ayaa ka qaldan gabadhaas waxaana sabab u ah weey soo jabty wax badana weey la soo kulantay
Waa runteed ridwa👍🏻👍🏻
Fagarkayga anigu ma aminsani in waynantu dulqaad keento waxa ha aamini Ina
Ridwa mustafe daanyeeradayda❤
Ninkii dhambaaL 😅
😂😂😂😂😂waa siran tahay runtiiii😅😅😅😅😅
❤️
Inantan wiil ay waxbadan lasocotay miyaa kubooday mise duq qurba joogay balansatay 😢😢😢😢
Ninby kala hdheen wlal Aad ujeclyad😮
😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉
Aaadbaan uga fikir duwanahay inantaaa waayo ninku more uu waqti badan ku galiyo waa more uu kugu fara adaygo lkn nin aaan juhdi kaaga bixin aanad ka cadhoon ku sasabin ku qaylin kuu samrin aanad fahmin dabedcadihiisa kuwaagana fahmin hadhow marku ku guursado wax dadaala kuguma bixinayo anaaa wuxu kaasoo qaadayaa qof uu hantiyay
waar gabadhu caqli wanaagsanaa
dumarka sideedaba NINKA WEEN AYAA DHIQI KARA WEYNAANTU MAAHA ODEY RAQAYO AH .
Doqonbaanu unaqaanaa maxaa weeyi adinku maxaad noqonasaan markaa war naagta unaga qabo jiliicyohow
Waxaasi waa been dumarku jacayl aan lacag ahaynba malaha ahhahahahahahhahaha ninku haduu lacag siiyo way jeckaanaysaa😅😅😅😅
No love 💔 in the Africa 😂
𝗧𝗮𝗮𝘀𝗮𝗻 𝗕𝗲𝗲𝗻 𝗮𝗵𝘆𝗻 😂
@@ApdyshakuurSiciid waa runtaaa😀😀
Naa inder raga ha nagu dirin 😏
Wa runted walal aniga naag jeclado way i kicisay 😂
@@askari_jifa sorry wll waligaa adoon guursan naag ku kicisay ha isku guursan reer dhaqan maysee
Kukicisay maxaa laga wadaa
@@faraj114 lacagtii kaa dhamaysay 😂
@@ikranhaji2241 adigu bal iso qor snapkaaga
ADIGA YAA KU RABA MARKAAA INA QADAN QARAN
🐰 🎀 𝒢𝒶𝒷𝒶𝒹𝒽𝒶𝒶𝓃 𝒲𝒶𝒶 𝒮𝓂𝒶𝓇𝓉 𝑀𝒶𝓈𝒽𝒶-𝒶𝓁𝓁𝒶𝒽 𝒜𝓁𝓁𝒶𝒽𝒶 𝒳𝒶𝒻𝒾𝒹💞 🎀 🐰
gabadhaan waan ka helay halay doono hada❤❤❤❤❤
Ninka wayn waa kugu naxsanaanaya Ta jirta waxay thy adiga haqda ku go an Oo waa bad ka dhacaysa 😂
Nin kaa weynbaa ku dhaqi kara hhhhh ma adhibaa iyadu ?
Dhiqi kara waa dhaqalayn kara macna heedu ,Dhaqidii adiga maahee kkkkkkkk
Hhhh😊
marka aad cid wareysi qadaysan waliba arimo xasaas ah wareysta dadka khibraada leh
Runta
Laa ilaaha ila laah naa wll hana nabin waxan jecelnahay raga najecel waxkastana noo quudha ☹️
Yeah