heestii ma istaahil baa , Nuur Cade hees aad u macaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 35

  • @ahmedhindi9925
    @ahmedhindi9925 3 ปีที่แล้ว +5

    Jecliyaa dhageyziga heestan dhaxaan dhageyztay anigoo jacayl la,ildaran!! Caawana anigoo marqaanzan ayaan ku dhageyzanyaa tuulada #halaya oo aan fadhiyo!..!..! Alla muxuu waqtigu ordayaa ilahayow waqtiga noo barakee oo noo sakhir yaa allaah

  • @jamiilweheliye
    @jamiilweheliye 3 ปีที่แล้ว +8

    Heestan Xasus Gaar ah bay iledahay 2021,25,April ban dhagaysanayaaaa ❤️ Hawaaro Jacaylku waxa ila fadhiya Qof aan aad u Jeclahay

    • @amiira_ahmet333
      @amiira_ahmet333 3 ปีที่แล้ว

      Fanaan adna Hees Istaahil La Dhaho Soo Qaad Plz😍😋

  • @barwaqochanle84
    @barwaqochanle84 4 ปีที่แล้ว +9

    Norwey to amrica 18/7/2020 malinka sabti /time hestan dhagysanto 3:27 taraag diyarada dusheda 😙 insh allah far casho ka dib wadanki hooyo iyo somalilnd garahan burco inshballlag

    • @ahmedhindi9925
      @ahmedhindi9925 3 ปีที่แล้ว

      Mazha allaah guul wll qli wlhi waxaanban moodayaa inaan sadarkaa kula wahelinaayo waxaan dareemayaa farxad jacayl oo waayo waayo izoo martey aduunyoy xaalkaa,be

  • @cabdikarinaxmed2302
    @cabdikarinaxmed2302 4 ปีที่แล้ว +16

    Wooow walalkey my prothar Nuur cade heskan wan tageraa manta oo ay tahay sabti taraag ayan kudhageysanayaa heeskan 2020.3.20 like ha ila dhafina culimo

    • @umunashaad4191
      @umunashaad4191 4 ปีที่แล้ว +1

      Cabdikarin Axmed sidookale taraag markaa wado heestaan kutuurto bisinka ❤️❤️❤️🔥🔥🔥🔥💯💯💯

    • @ccadeaxmedawcabdiccadeaxme230
      @ccadeaxmedawcabdiccadeaxme230 3 ปีที่แล้ว

      @@umunashaad4191 waa wllkey heeskisana wanjecelahy

  • @anascabdirazaaq248
    @anascabdirazaaq248 3 ปีที่แล้ว +2

    heestan waxaan kusoo xasuustaa Gabadh aan jeclaaday waa anagoo ciyaal school aha oo istaahil ladhihi jiray xasuus 🥰😪

    • @naimaahmed2126
      @naimaahmed2126 3 ปีที่แล้ว

      Qof waliba jacaulkiizi ugu horeyay ee dugziga hoose ayuu kuzoo xasuusanayaa iyo maalmihio wacnaa ee wadanka lawada joigey waqtihuna aanu zidan inika u,adkaan

  • @bashiirsaciid8221
    @bashiirsaciid8221 4 ปีที่แล้ว +4

    1/9/2020maalin talada ah Ankara turkey Ayaan joogaa markaan heeskan dhagaysanayo

    • @bashiirsaciid8221
      @bashiirsaciid8221 3 ปีที่แล้ว

      9/dec/2021 habeen khamiis so galayso 2:13 Am semmering austria ayaan ku dhagaysanayaa

  • @ahmadabdirahman8760
    @ahmadabdirahman8760 3 ปีที่แล้ว +1

    Marka aad Jeceshay gabadh Istaahil La yidhaa Heestaa Dib Xasuusatid 😘😘 2021 /sep 14

  • @AhmedAhmed-du3qr
    @AhmedAhmed-du3qr 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa hees aad u macaan, ruxaan arkaba ma istahil baa .

  • @shukaybkalinle3303
    @shukaybkalinle3303 4 ปีที่แล้ว +4

    27/02/2020 Maalin Khamiisa, Mirqaankuna Faniin Yahay. Heestan Heesaha Ugu Jecelahay, Mudo Badan Baan Ka La’a TH-cam Oo Laga Saaray

    • @elmitech
      @elmitech  4 ปีที่แล้ว

      Haa sxb aniga xataa waraadin jiray
      Lkn waan soohelay

    • @shaaficecishqi8739
      @shaaficecishqi8739 4 ปีที่แล้ว +1

      @@elmitech sxb heesta uu qaado fanaankani ee tidhaahda waankugu sahwiyayoo saqda dhexe habeenkii salalaayay awgaa TH-camberkii u horeeyey ee soo galiya boqo insha allah

    • @zakimagan5791
      @zakimagan5791 3 ปีที่แล้ว

      Maxaad tiri mirqaankuna faniin yahay walee inaad rageedii tahay ... Mirqaanku hakuu wacnaado saxib

  • @bashiirsaciid8221
    @bashiirsaciid8221 3 ปีที่แล้ว

    9/dec/2021 ayaan mar kle ku dhegaysanayaa heestan semmering Austria hestani wa mid ka mid ah heesaha aan dhagaysto markaan xasuustoo fahma maxamed ahmed fahma aziizo aduun iyo akhiraba inaad liibaanto ayaan ku rajaynaaa fahmooy wll

  • @istahilcabdi2149
    @istahilcabdi2149 10 หลายเดือนก่อน

    Heestaydii ❤😂😂

  • @abdisamedomar1557
    @abdisamedomar1557 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax waxaan ku zoo xasuustey heestan jacaylkaygii iigu horeeyey ee noloshayda izoo mara aniga oo primary dhigta ayaan barefad galey waxa aanan ka jeclaadey inan la dhaho #ubah #abdi #eize. Xafada qudhacdheer oo ka tirzan degmada #maxmuud #haybe. 2007 iyo ilaa 2021 wali ma ilaawo heestan ayaan markaa redio airphone lahaa ku dhagysan jirey

  • @kingrashiid4212
    @kingrashiid4212 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasuuus hore iyo dareeen xoogan

  • @mahdiali3032
    @mahdiali3032 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan dhagaysanayaa 2020 december 20

  • @farxaanqarasta9268
    @farxaanqarasta9268 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wlky nuur cade

  • @abdifatahmumin6250
    @abdifatahmumin6250 4 ปีที่แล้ว +2

    Hada ayan dageysanaya 2020 ma istahilba

  • @naimaahmed2126
    @naimaahmed2126 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesahaga aad qaado hadaan mid kamida dhagayzto dhamaantood dhagahaygu waxay jeclayztaan iney wada djagayztaan nuir cadow

  • @RayaanaAhmed
    @RayaanaAhmed ปีที่แล้ว

    Tnz wll❤

  • @abdikarimtoldo702
    @abdikarimtoldo702 3 ปีที่แล้ว +1

    Nuur cadee..❤️❤️❤️

  • @CabdiqaadirCabdi-ek9vj
    @CabdiqaadirCabdi-ek9vj 5 หลายเดือนก่อน

    Wamahad naqjogta ankularabo

  • @sadiiqjaamac5414
    @sadiiqjaamac5414 ปีที่แล้ว

    Heestan waxa ku dubayaa roodhi moofo berbera ku taal waa hees dareen leh

  • @ibrahimismaciil-h2p
    @ibrahimismaciil-h2p 9 หลายเดือนก่อน

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 3 หลายเดือนก่อน

    2024/8 30 listening

  • @umunashaad4191
    @umunashaad4191 4 ปีที่แล้ว

    Heeesta lyrics ka soogaliya axbaabi

  • @Ridwaantechnology
    @Ridwaantechnology 4 ปีที่แล้ว

    Usaaar walal kaaa subscribe asxpta ifka wax las kugu taraaa walalka ku caaawi subscribe adna alaha kaa farxiyo wllo 🤲🤲 amin amin janada alaha ha inagu kulmiyo qalbi saafiya intii leh ee isaraysa alahana dhaman toood Ha ka farxiyo amin abaaal mairin toodana alaha jano ha ka dhigo aamin amin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @kingrashiid4212
    @kingrashiid4212 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasuuus hore iyo dareeen xoogan