NUUR CADE MIYAAN XALAYTO JIIFSADAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 149

  • @rahmoroos9326
    @rahmoroos9326 5 ปีที่แล้ว +17

    Qadarow jacelkuna waxan jirin hadu yahy jalecadan ku egaba jiro ima haleshen mana jidhidocoden intan jaah warero .qadar miya xaleyto jifsaday jir jirkaba miyan dhigay alla riyad igu jogte 💋😭❤️💯

  • @ahmedhindi9925
    @ahmedhindi9925 3 ปีที่แล้ว +9

    Mazha allaah nuur cade fanaan qaliya oo fanka zomaliyed uzoo hiiliyey intii wadankeenu bur,burey. Fanaaniintii waayadii dhexe fanka xidigaha ka ahayd ayuu ka mid ahaa. Imikana warkiiza sanadahan dambe maan maqalba meel uu maraayo. Inzha alaah nolol qaliya oo qiimo badan ayaan kuu rajeynayaa inzha alah

  • @amiiramaxamuud7171
    @amiiramaxamuud7171 6 ปีที่แล้ว +10

    Ogobeey jaceylkuna waxaan jirin hduu yahay jaleecadaan ku eegaba jiro ima haleesheen mana jidhidhicoodeen
    2018/11/26/isniin 😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @shaaficishaafici9695
      @shaaficishaafici9695 6 ปีที่แล้ว

      Anaa kaasi danbeya
      Miyaan xlyto jifsaday😭😭

    • @amiiramaxamuud7171
      @amiiramaxamuud7171 6 ปีที่แล้ว

      @@shaaficishaafici9695
      😃😃😃😃
      Gabigaba

    • @MariaMohamud-gi8jh
      @MariaMohamud-gi8jh 7 หลายเดือนก่อน

      Waxay talana joogtaa ama hadalku jaran yahay Hee……….🙈🙈🙈

  • @naimaahmed2126
    @naimaahmed2126 3 ปีที่แล้ว

    Wowo nuir cade fanaan qaaliya oo dadka zoo xasuuziyey alle hanxriztee axmed mooge liibaan. Wlhi wll fanka zomaliyed waad uzoo hilisey oo aad uzoo da,daazhaye. Nolol wacan oo qiimo badan ayaan alle kaa rajeynayaa inzha allaaj

  • @kafia71
    @kafia71 15 ปีที่แล้ว +1

    woooow wooow man nuur cade yaa saalam man wat a song manshalah i love this song,,,,,,

  • @hashimsayid1727
    @hashimsayid1727 6 ปีที่แล้ว +2

    Heestan xuus qali ah ayay ugu leedahay jacaylkagii iigu horeeyay bn ku xusuustaaa 👌👌

  • @abdisamedomar1557
    @abdisamedomar1557 3 ปีที่แล้ว +2

    Mazha allaah wlhi nuur cade barteeda ayuu dhigey heesihii uu lahaa axmed mooge ilahay unxriztee. Keep going bro qaraamiga oodhan waa inaad noo soo cuzboneysiisaa hadii alle idmo inzha allaah. Ku noolow nolol qiimo badan oo jawi dagan leh bro

  • @asmaruun9514
    @asmaruun9514 6 ปีที่แล้ว +1

    Nuur Cade allow kudhowr love you Xasus igadeeh Allah Riyad igula Jogta liburn lee

  • @maryuumaxaji5139
    @maryuumaxaji5139 ปีที่แล้ว +1

    Ayy hestan kama dalo waxan dhageysana 2023 ugubey jeclkuba waxan jirin hadu yahay jalecadan ku eegaba jiro ima heleshen hoy miyan xaleyto jifsaday🥺

  • @ridwanibraahim8101
    @ridwanibraahim8101 6 ปีที่แล้ว +5

    Xusuus!!!! wllhi xili uu jacayl idishay ayan dhagaysan jiray

    • @inaaxmedxasan319
      @inaaxmedxasan319 6 ปีที่แล้ว +1

      Ridwan Ibraahim ax af xusiis jacayl

  • @Bamoja
    @Bamoja 14 ปีที่แล้ว +2

    one of the best new songs and best new voice in Somali Artist.

  • @WatchNow1million
    @WatchNow1million 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hestan mar walpa wan dhageysta anigo ku xasusanaya xaskeyga aan jeclahay. Ee aragsan jama ali jama. Qali adunka ayaan kugu jeclahay. Waxan rajeynayaa in nolosha inta ka dhiman. Aan sidaa uwada jiri doono. Allena inagu arsaaqo caruur intan ka badan. Oo sidaada uqurux badan

  • @whatthedawgdoin1068
    @whatthedawgdoin1068 4 ปีที่แล้ว +3

    2020 baa dhageesanaya ee like ii saara

  • @18faduma
    @18faduma 13 ปีที่แล้ว +1

    Waaw!I like this song.It reminds me of ma friends in Kenya,we use to listen this song together,Thanks Nuur Cadde!

  • @saeedlover2457
    @saeedlover2457 ปีที่แล้ว

    Nuur cade anigu waan ku wataa

  • @sucaadcumar455
    @sucaadcumar455 ปีที่แล้ว +1

    Igu curay jcylki igu jabi silsilad bira ❤❤

  • @dhaadeey1
    @dhaadeey1 14 ปีที่แล้ว +1

    fanaan cod macaan nuur cade
    haal kawad heesaha macaan

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 8 ปีที่แล้ว +3

    ereyadii abdi aadan xaad abdi qays oroginal ahmed mooge liiiiban lkn nuur abti waad keentay well done

  • @abdirzakkaahin4920
    @abdirzakkaahin4920 8 ปีที่แล้ว +23

    heestan aad baan u jeclahy waxan xasuusta anoo safar ku jira inan asxabta ila socota ku maaweelin jirey kkkkk aaah aaaah malmo xasuustod

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +2

    KULUC AHN.
    LYRICS:
    Jidhku muu dubaaxsheen
    Naftanoon ku jirinoo
    Cirku jabaq ma keeneen
    Tii yoon jirin daruurtuye
    Ifka Lamaba Joogeen
    Dhulka oo aan La jiifine
    Ogobeey jacaylkuna
    Waxaan Jirin haduu yahay
    Jaleecadaan ku eegaba
    Jiro ima haleesheen
    Manaan jidhi dhicoodeen
    Intaan jaah wareeree
    Miyaan xalayto jiifsaday
    Jir jirkaba miyaan dhigay
    Hadhkaagayla Joogee.
    HALIIMO AHN.
    Bal inuu wax jira yahay
    Jaleecadaan ku eegaa
    Jeenigiyo feedhaha
    Jugtii ugu horaysaa
    Aaa Aaa Xanaftii i Jiidhee
    Jiidh damaqsigaygii
    Jibaadka iyo taahii
    Jaarkii baygu toosayoo
    Jalaadkayga yaabee
    Ciyaar ugama jeedee
    Ciyaar ugama jeedee
    Ee Ee Ee Anba jaah wareeree
    Miyaan xalayto jiifsaday
    Jir jirkaba miyaan dhigay
    Riyaad igula Joogtee.
    AHN KULUC.
    Milicdii dhul jiiftiyo
    Jilab qodaxle waa halis
    Hadaad guuro jiidhee
    Jiic iyo cadaadiyo
    Jidhi waad ku xidhantaa
    Jeerin dhuluu ku yaalee
    Jidiin wuxuu cadaadaa
    Ama oon ka jabiyaa
    Markaad jeex abaariyo
    Jid cidla ah Lugaysee
    Jabka kaa kasii daran
    HAA HAA HAA HAA
    Hayaay waa Jacaylkee
    Miyaan xalayto jiifsaday
    Jir jirkaba miyaan dhigay
    Riyaad igula Joogtee.
    HALIIMO AHN.
    Jirabaad aduunkiyo
    Ileen naar jahanama
    Tan jacaylka weeyaan
    Hore iima jiidhine
    Imisuu jirkiisii Ii ii
    Jeegadaa i saaree
    Jawda iyo xiinkii Jirfadkiyo
    Xawaaraha geeatii aan
    U jeestaba dabayluhu
    I jiidhoo jar dheer buu
    I mariyoo Oo Oo Oo
    Jihaa iga halowdee ee
    Miyaan xalayto jiifsaday
    Jir jirkaba miyaan dhigay
    Riyaad igula Joogtee.
    KULUC AHN.
    IGu curay jacaylkii
    Igu jabi sil silad adag
    Intuu jaanta kuu rogay
    Adna kula jiciiree
    Intuu caynka kuu jaray
    HEE HEE HEE HEEE
    Ana heenso igu jebi
    Jiridayna dhigayoo
    Labadeena jeex qudha
    Jir jirka isu keen geli
    Waxay talona joogtaa
    Ama hadal ku jaran yahay
    HII HII HII Doqon waa la jiitaa
    Wanaag baan u jeedaa
    Samaheena maad jari?
    Mise wacadka waad Jabin?
    HALIIMO AHN.
    Sagal jiidan caadiyo
    Fadadkoo is jiidhoo
    Midab midab iskugu jira
    Ama jir habeenoo
    Daruur kala da'aysoo Oo Oo
    Intay dhibicdii Jaw tidhi
    Sida loo jeclaystaad
    Ana iila jaad tohoo
    Xareedii dhulkii tahay Sida
    loo jeclaystaad ana iila jaad tehee Ee
    Adoo jiita mooyee
    Jari maayo wacadkee
    Adna qayrkay ha ii jabin.
    AHN KULUC.
    Miyaan xalayto jiifsaday
    Jirjirkaba miyaan dhigay
    Hadhkaagay la Joogee.
    AHN HALIIMO.
    Miyaan xalayto jiifsaday
    Jirjirkaba miyaan dhigay
    Riyaad igula Joigtee.
    #DHAMAAD.
    #ERAYADA abwaan Abdi Qays
    Raxmaanku haw naxariisto
    AHN Haliimo Khaliif IYO Kulucba.🤲

  • @axmedyare9493
    @axmedyare9493 2 ปีที่แล้ว

    Markazta oo aan marqaamayo heeskan dhagayzigeeda wlhi run ahaantii kama daalo. Zababtoo ah waxaan ku xazuustaa waayahaygii kalgacal we izoo marey 2014 iyo inantii hablaha ee aan zida dhabta ah u jeclaan iyana ii jeckayd ee zamiira maxamed cumar yuuzuf warsame. Calafka ayaa nakala fogeeyey ax

  • @omarislow7391
    @omarislow7391 8 ปีที่แล้ว +1

    Waa fannaan cod mcaan runtii , hrestan waxaa horay u qaaday Axmed Moge Liban.

    • @akrammubaarak3139
      @akrammubaarak3139 8 ปีที่แล้ว

      Lkn axmed mooge ma uusan gaaarin hhhhhhh

  • @Libaan99
    @Libaan99 15 ปีที่แล้ว +2

    woow yaa salaam Nuur cadey waa fanaan dhamaystiran dhinac kasta oo laga eegoba , xaga codka , xaga maslas faneedka... Fanku waa u dhalasheee maaha wax layska dhigi karo..

  • @hajiyowinakeynan9075
    @hajiyowinakeynan9075 6 หลายเดือนก่อน

    Wlhi xasuusa galay 2008 adunow abaha was.. 😊😊

  • @shakaaldepana3033
    @shakaaldepana3033 7 ปีที่แล้ว +5

    🙌🙌🙌🙌🙌✔✔✔✔✔✔✔super watching from north Korea✔✔✔✔

  • @mumtazahmed7512
    @mumtazahmed7512 4 ปีที่แล้ว +1

    Best singer I love this song

  • @bilanahmeddheere1631
    @bilanahmeddheere1631 6 ปีที่แล้ว +1

    xasuus axmed mooge
    allaha unaxariisto

  • @xuseen6845
    @xuseen6845 ปีที่แล้ว

    Nurcade saxi b wankusalamey

  • @abdirisaqmohamoud8740
    @abdirisaqmohamoud8740 6 ปีที่แล้ว

    Ereyadii cabdi qays xaad iyo laxankaba iyo musigiiba markay originally ahyd ,oo jooga hargeysa alle haku dhawro waxaa hore uqaadi jirey fanankii weynaa ee axmed mooge libaan......lknse nuur cade dib buu uqaaday xasuustiu axmed mooge naxasuusiyry,,,, jiilja danbe saa ula socda.... by a.rizaak labawaranle
    5..4..2018

    • @osmansufi4066
      @osmansufi4066 6 ปีที่แล้ว

      Jooji heestan talantaali baa loo qaadaa aun cabdilahi diiriye sooraan iyo aamina cabdillahi baa wada qaada axmed mooge sidan ninkan ayuin buu ka dabaqaaday

  • @maslahahmed7766
    @maslahahmed7766 6 ปีที่แล้ว +7

    jidhku muu dubaaxsheen
    naftanoon ku jirinoo
    cirku jabaq ma keeneen
    tii yoon jirin daruurtuye
    ifka lamaba joogeen
    dhulkanoon la jiifin
    ogobeey jacaylkuna
    waxaan jirin haduu yahay
    jaleecdaan ku eegaba
    jiro ima haleesheen
    mana jidhiidhicoodeen
    intaan jahawareeroo
    miyaan xalayto jiifsaday
    jirjirkaba miyaan dhigay
    riyaad igula joogtee
    igu curay jacaylkii
    igu jabi silsilad bira
    haduu jaanta kuu rogay
    ana ila jiciiree
    intuu caynka kuu jaray
    ana heeso igu jabi
    jagaadeey la dhigiyo
    labadeena jaho quda
    jirjirka isu keen gali
    waxay talo joogtaa
    ama hadal ku jaran yahay
    dumar waa la jiitaa
    miyaan xalayto jiifsaday
    jirjirkaba miyaan dhigay
    riaad igula joogtee

  • @istahiljanu494
    @istahiljanu494 7 ปีที่แล้ว +25

    Asadow Jaceylkuna Waxan Jirin »»Haduu Yahay Jaleecadaan Ku Eegaba »» Jiro Ima Haleesheen »» Mana jiriricodeen »» Intaan Jaah Wareero »» Hooy Miyaan Xaleyto Jiifsaday Jir Jirkaba Miyaan Dhigay »» Alla Riyaad Igula joogtee

    • @fatxisiyad8429
      @fatxisiyad8429 6 ปีที่แล้ว

      Istahil Janu 😍jecliya magaca asad 😘😘😘

    • @adnaahmed6801
      @adnaahmed6801 6 ปีที่แล้ว

      ax inbti istahil Asadow hee

  • @nimcocali
    @nimcocali 14 ปีที่แล้ว +1

    Ogobeey Jacaylkuna Waxaan Jirin Haduu Yahay. Jalecadaan ku Egaba Jiro ima halesheen mana jidhidhicodeen. intaan Jaah wareroo.hooy miyaan xalayto jiifsaday jirjirkaba miyaan dhigay riyaad igula jogtee woow nuur cade.

  • @24ahmedj
    @24ahmedj 13 ปีที่แล้ว

    waaaaw inaba caadi ma aha thnx nuur cade

  • @missom100
    @missom100 7 หลายเดือนก่อน

    2024 habeen jimca ah 9:30❤❤❤

  • @naimaahmed2126
    @naimaahmed2126 3 ปีที่แล้ว

    Jeezahaaga waxaan ku xazuustaa markii uhu dhacey javaulkii uhu horeeyey ee caruurnimo

  • @somaliaandjiboutionelove9958
    @somaliaandjiboutionelove9958 6 ปีที่แล้ว +3

    Waxaa iska leh allaha u naxariistee Axmed mooge liibaan

    • @farxiyaquruxsan9425
      @farxiyaquruxsan9425 ปีที่แล้ว

      Mohamed Mooge aya Iska Leh Ahmed maha in kasto walalo yihin Labadub

  • @mahatbulebule6706
    @mahatbulebule6706 7 ปีที่แล้ว +1

    Am still watching 2018 08/1/2018 Monday :16:25 nur cade thumb up

  • @farxiyoabdulaahi9267
    @farxiyoabdulaahi9267 9 ปีที่แล้ว

    eesh calaa hees anay igu socotaa

  • @Qanciya1900
    @Qanciya1900 13 ปีที่แล้ว +1

    inaba caadi maahan! noolow nuur cade inader

  • @libax615
    @libax615 13 ปีที่แล้ว +1

    i love this song masha allah

  • @suldaannuurdhagacun
    @suldaannuurdhagacun 9 ปีที่แล้ว +1

    alla yarxam axmed mooge nuur daalacay halkeedu dhigay

  • @Cartan7
    @Cartan7 9 ปีที่แล้ว +1

    waqooyiga somalia abwaan u dhashay alifay erayada abdi aadan qays.

    • @akrammubaarak3139
      @akrammubaarak3139 8 ปีที่แล้ว +1

      Dhaqtaraaaaa u baahan tahay bro hhhhhhhhhhhh

  • @feisalhussein6456
    @feisalhussein6456 5 ปีที่แล้ว +1

    2006 iyo marqaanki kenya ayan xasuustaa

  • @jakaliijakalii5465
    @jakaliijakalii5465 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa dawanaya 23/2/2020

  • @sammypeipe534
    @sammypeipe534 7 ปีที่แล้ว +5

    I need lyrics for this song please 😥 I can't understand

    • @duda-eg5ww
      @duda-eg5ww 7 ปีที่แล้ว +9

      Jiidhku muu dubaaxsheen
      Nafta oon ku jirinoo
      Cirku jabaq ma keeneen
      Hadday jirin daruurtuye
      Ifka la maba joogeen
      Dhulka oon la jiifine
      Ogoobeey jacaylkuna
      Waxaan jirin hadduu yahay
      Jalleecadaan ku eegaba
      Jirro i ma haleesheen
      Mana jiriricoodeen
      Intaan jaah wareeree
      Miyaan xalayto jiifsaday
      Jirjirkaba miyaan dhigay
      Riyaad igu la joogtee

    • @sammypeipe534
      @sammypeipe534 7 ปีที่แล้ว +1

      阿布多 thnks 😘😍😍

    • @duda-eg5ww
      @duda-eg5ww 7 ปีที่แล้ว +1

      Sammy Peipe u welcome Hno

    • @sammypeipe534
      @sammypeipe534 7 ปีที่แล้ว +1

      阿布多 💜💙💛❤️🖤💔💝💘💖💗

    • @abdijirde6124
      @abdijirde6124 5 ปีที่แล้ว

      Why u listen if u not understanding pitch🖕🖕🖕🖕

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb3065 3 ปีที่แล้ว

    Miyaan Xalayto jiifsaday
    Riyaad igula joogtee😍🥲🥲

  • @iluvxamar
    @iluvxamar 13 ปีที่แล้ว +1

    Luvvvvv it!!

  • @zaaamomatan2313
    @zaaamomatan2313 8 ปีที่แล้ว

    wooowo in badan Baan radiyy heestaan well done

  • @mak.am9804
    @mak.am9804 6 ปีที่แล้ว +1

    Sweet song

  • @nimcocali
    @nimcocali 14 ปีที่แล้ว

    alla hestan jecliyaa. kama daalo xusuus bay i galisaa.

  • @cumarcabdiraxman1649
    @cumarcabdiraxman1649 6 ปีที่แล้ว

    anay igu socotaa xes taan

  • @cadarus75
    @cadarus75 12 ปีที่แล้ว +3

    AHMED MOGE - R.I.P - MY FAVOURITE SONG AT ALL THE TIME.

    • @hasanismail6989
      @hasanismail6989 3 ปีที่แล้ว

      heesxul ah nuurcade miyaad xalayto

  • @cabdinuur5304
    @cabdinuur5304 5 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan waaba madaw
    Ma istaahilo
    Magaca

  • @muxubobuulleadam7494
    @muxubobuulleadam7494 5 ปีที่แล้ว

    Cadi maha nuur

  • @abdikadirali9438
    @abdikadirali9438 9 ปีที่แล้ว +1

    waaw ad ayoo uga baxsaday ish calaa fanaan

    • @softsofti157
      @softsofti157 9 ปีที่แล้ว

      alla ninkan wan jeclahay waa quruxlow ninkeyga ne wu eg yahay sas ayan ku si jeclathay

    • @softsofti157
      @softsofti157 9 ปีที่แล้ว +1

      alla ninkan wan jeclahay waa quruxlow ninkeyga ne wu eg yahay sas ayan ku si jeclathay

    • @maxamedtaajir3230
      @maxamedtaajir3230 8 ปีที่แล้ว

      soft softi

    • @hudadhawarzan3729
      @hudadhawarzan3729 7 ปีที่แล้ว

      soft softi hhhhhhhhhhh ma taasad keentay

  • @Ayanabdi7
    @Ayanabdi7 3 ปีที่แล้ว

    9/12/2021.
    Maba jidhidhicoden intan jahwarero

  • @youngmoney2458
    @youngmoney2458 7 ปีที่แล้ว +5

    who's watching....... ""2017""

    • @hudadhawarzan3729
      @hudadhawarzan3729 7 ปีที่แล้ว +1

      young money me 5/24/2017

    • @youngmoney2458
      @youngmoney2458 7 ปีที่แล้ว

      Huda dhawarzan waan kula socdaa 😍😍

    • @qaxartv7024
      @qaxartv7024 7 ปีที่แล้ว +1

      young money 17/6/2017

    • @youngmoney2458
      @youngmoney2458 7 ปีที่แล้ว

      Qaabiil Wali wax kle wlhi 😂😂

    • @qaxartv7024
      @qaxartv7024 7 ปีที่แล้ว

      young money hhhhhhhhh

  • @ikransaid762
    @ikransaid762 6 ปีที่แล้ว +1

    Hestan xasusbadan ayay igu ledahay noloshaydi hore

  • @Am00ny09
    @Am00ny09 13 ปีที่แล้ว +3

    Iftiinoow Jacaylkuna Waxan Jirin »» Haduu Yahay Jaleecadaan Ku Eegaba »»» Jiro Ima Haleesheen »» Mana Jiriricodeen »» Intaan Jaah Wareero »» Hoooy Miyaan Xaleeyto Jiifsaday Jir Jirkaba Miyaan Dhigay »»» Alla Riyaad Igula Joogteee.....

  • @SuperBarwaaqo
    @SuperBarwaaqo 13 ปีที่แล้ว +1

    @AmalDk1 kkkkkkk, mee too qalbi i love dis songgggggg

  • @amiiramaxamuud7171
    @amiiramaxamuud7171 6 ปีที่แล้ว

    Ogobeey jaceylkuna waxaan jirin hduu yahay jaleecadaan ku eegaba jiro ima haleesheen mana jidhidhicoodeen intaan Jaha wareero ohey oh

  • @habonhaji8072
    @habonhaji8072 8 ปีที่แล้ว +1

    nomber 1 hees aan dhagaysto JALECADAN KU EEGABA JIRO IMA HALESHEN

  • @abdikafiahmed9832
    @abdikafiahmed9832 2 ปีที่แล้ว

    2007 album

  • @ahmedomar-ib1qv
    @ahmedomar-ib1qv 7 ปีที่แล้ว

    nuur cade cadi matihit wala hesa loma heeso walagu bugay nuur cade

  • @saliimabare2011
    @saliimabare2011 9 ปีที่แล้ว

    waaaaw nice song

  • @yzireda4010
    @yzireda4010 9 ปีที่แล้ว +1

    viiva nuur cade

  • @scwscw3047
    @scwscw3047 4 ปีที่แล้ว

    Jeegada ina dhigayo
    Labadeena jeex qudha
    Jirjirka isu keen geli

  • @studiofarsamo2961
    @studiofarsamo2961 7 หลายเดือนก่อน

    Bal aan Inan ayaan daranhay maxaa jacaylkaaga ibaray

  • @adamali7385
    @adamali7385 3 ปีที่แล้ว

    I still remember my youthful days when i was a paltalker..... Olaaaaax.

  • @alim359
    @alim359 14 ปีที่แล้ว

    waah waah qatar

  • @umaymamoh1667
    @umaymamoh1667 3 ปีที่แล้ว

    Walahi wu cod macaanyhy ‘ ninkan muu ka bxay fanka talow !

  • @istahiljanu494
    @istahiljanu494 7 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax ax dareen goniya ayay ledahay

  • @ridwaanabdirahman4811
    @ridwaanabdirahman4811 5 ปีที่แล้ว

    my song

  • @ahmadabdirahman8760
    @ahmadabdirahman8760 4 ปีที่แล้ว +1

    👍👍

  • @adanhoyo9332
    @adanhoyo9332 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @YDNHIFM
    @YDNHIFM 13 ปีที่แล้ว +1

    Ogobaay jacaylkuna waxan jirin haduu yahay jaleecadaan ku eegaba jiro ima halesheen mana jidhidhicodeen...intaan jaah wareero...Hoooy miyaan xaleeto jiifsaday jidh jidhkaba miyaan digay riyaad igula joogteee...:(........) ishq cala qiyaasik hees...:)

  • @NimcoYar12
    @NimcoYar12 ปีที่แล้ว

    Still 2023/23/12😢❤

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 6 ปีที่แล้ว

    Heestan waxa iska leh oo wada qaada alle ha u naxariistee cabdillahi diiriye sooraan iyo aamina cabdillahi markaa reer koonfur hadaad tihiin wax aad leedihiin qaada kan qaadaya hadii ereyada heesta macnee la yidhaa

    • @fatuushshafeec2536
      @fatuushshafeec2536 2 ปีที่แล้ว

      Tariiq hadada haynynin maxad isku so dhibty huno hestaan axamd mogee liban baa qady dadka ad sheegty maqadin

    • @osmansufi4066
      @osmansufi4066 2 ปีที่แล้ว

      @@fatuushshafeec2536 kkklkk orod weydii dadka heesta talataali bay u qaadaan sooraan iyo aamina cabdillaahi ka baadh u tube ka Wiuu ka dabaqaaday mee doorkii naagtu markuu qaadayo

    • @fatuushshafeec2536
      @fatuushshafeec2536 2 ปีที่แล้ว

      @@osmansufi4066 hhhhhhhh o cadaaaa

    • @fatuushshafeec2536
      @fatuushshafeec2536 2 ปีที่แล้ว

      @@osmansufi4066 mrakan komantiga ku so qorayay waxan is dhahay qofkan ad comntiga u qori tolow ma nolayayhy amuu ayaahy qof wa hore rawaxy alx hada iso jawabte cimri dheer iyo cafimd ku rajeyn wall

  • @cabdiyare5447
    @cabdiyare5447 5 ปีที่แล้ว

    Laxni ayaa kabuuxa luuqaaga Iyo dhawaaqa erayada lknse aniga ayaad iga luuq wcantahy hhhhhhh.

  • @maxmedwardi2495
    @maxmedwardi2495 6 ปีที่แล้ว +1

    Heestn wxa wda qaadi jiry mxmed axmed kuluc iyo xlimo khlif mgol sidoo kle wxa ka dba qaady axmed mooge liibn

  • @TheMusharaf00
    @TheMusharaf00 13 ปีที่แล้ว +1

    Nuur cade caadi ma aha sxb walalkaa Cabdiraxman baa isku egtihin lol

  • @mohamedlibanmohamed3393
    @mohamedlibanmohamed3393 5 ปีที่แล้ว

    Libaax libaax dhalay nuur

  • @sekeriyem3557
    @sekeriyem3557 6 ปีที่แล้ว +1

    Ax xasuus ciyal nimo 😢

  • @ahmedhussein1777
    @ahmedhussein1777 ปีที่แล้ว

    Ahmed Piano's student

  • @mohamedabdirahman5556
    @mohamedabdirahman5556 9 ปีที่แล้ว

    Wwwwwww inaba caadi maaha waxasaa heesa waad ka wadataa halkaa kaga hay

  • @maliarmy
    @maliarmy 15 ปีที่แล้ว

    wooooooow cadida mahan

  • @habonhaji8072
    @habonhaji8072 8 ปีที่แล้ว

    Unique voice

  • @Qanciya1900
    @Qanciya1900 13 ปีที่แล้ว

    woow! caadi maahan

  • @maslahahmed7766
    @maslahahmed7766 6 ปีที่แล้ว

    Who is fuckng watchng 2018

  • @balqeesabshir
    @balqeesabshir 6 ปีที่แล้ว

    Axsan. $

  • @amaltmuhumed8592
    @amaltmuhumed8592 7 ปีที่แล้ว +1

    xasuuus weeyan runti heestani

  • @sacadbagaase1045
    @sacadbagaase1045 5 ปีที่แล้ว +1

    Heestan habey anigo joga 150 hargaysa ayan kumurqamay

  • @faiza9305
    @faiza9305 ปีที่แล้ว

    Heestan marka soo baxda ma 13 sano ban jiray🤣🤣🤣

  • @filsancumar6924
    @filsancumar6924 6 ปีที่แล้ว

    xuusuus wlee igu qaliyaa

  • @mohamedabuukar3777
    @mohamedabuukar3777 6 ปีที่แล้ว

    axsan hees

  • @istahiljanu494
    @istahiljanu494 7 ปีที่แล้ว +1

    Asad kuma wayo nolshyda jcyl xanun badanaaaa

  • @fathiaibrahim6651
    @fathiaibrahim6651 3 ปีที่แล้ว

    Inaba caadi maaha
    A

  • @jablibaax
    @jablibaax 6 ปีที่แล้ว

    Axmed mooge baa lahaa

    • @osmansufi4066
      @osmansufi4066 6 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed mooge ma leh isba wuxuu ka daba qaaday aun cabdilahi diiriye sooraan oo ay la qaado aamina cabdillaahi sidaa u baro

  • @mohamedabdullahi9614
    @mohamedabdullahi9614 8 ปีที่แล้ว +2

    ax

  • @zamzamhaybe932
    @zamzamhaybe932 6 ปีที่แล้ว

    Axmed shihab