Muno oo 30 sano jir ah aya sheegtay in aysan guursan rajana ka qabin madama Abaheed Aqoon laguna til

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 6

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illaahay ha kuu soo dhaweeyo aabaha iyo ehelkaagaba amiiin amiiin yaarabi

  • @nadiifosalaad1763
    @nadiifosalaad1763 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha kuu sahlo aabe macaan dagdag allaha kuugu saqiro insha Allah

  • @AliMohamed-m7f
    @AliMohamed-m7f 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wcs wll ilaahay ha ku sahlo waalidka waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis ❤❤❤

  • @khadramuse1218
    @khadramuse1218 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🎉

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 57 นาทีที่ผ่านมา

    Walal iska guurso hooyo iyo abtiyaal hada hesatid maxaa ku dhibay🥹

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    soomaliba hagursan maxa kuluray🎉 markaad lacag hesho ayaay imanayaan🎉wax noqo wll daruuri maha dadkas