HOOYOOYINKA SOOMAALIDA NORWAY oo Xaqiiqda Banaanka soo dhigay, Imise Caruur ayaa laga qaatay?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ค. 2018
  • FADLAN SUBSCRIBE DHAHA Si Aad Mar Walba Ula Socotid Muuqaalada Ku Qancin Doona Ee Aan Soo Galineynayno.

ความคิดเห็น • 298

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 5 ปีที่แล้ว +10

    Ilaahay si caafimaad qab ah idinku soo cesho si dhaqso ah Amiin.

  • @bilanbarwaqo7957
    @bilanbarwaqo7957 4 ปีที่แล้ว +11

    😥😥😥😥😭😭 I hate Norway 🇳🇴 waa Adunka wadanka ugu xun ilmaha aye dhagestan hudu ben shego iyo hadu ruun shego Subxanallah 😥 Aniga 8 years kunola anigo gabar aya imaday 2 carur aya kudhalay Ilaah aya oga walwalka kunola Alxamdulillah malinka sharciga citizenships kaqatay haben kumasi hooyan walahi dharar cad baa kaso tagay aniga iyo 2 cunug Alxamdulillah. Somalida kunol wadankas kafikira Ubadkina iyo dintina Iskuna dubnada Inshallah Ilaah ubadka muslimka dhan ha xafido Ameen

    • @ahmedsakaria4197
      @ahmedsakaria4197 4 ปีที่แล้ว

      Amiin wlshen hda xge ku nooshahay waba wanagsan tahay hoya fican tahay hda kala baxsarat carurtadi

    • @bilanbarwaqo7957
      @bilanbarwaqo7957 4 ปีที่แล้ว +4

      Ahmed Sakaria Walalo Africa Kenya 🇰🇪 kaga guray kana shaqesta Aniga iyo odaygeyga Asaga wu igaso horeyay meshana isku baranay Alxamdulillah inta jogay kuma qasarin waxba kabartay ila 5 sano o medical assistant ah hadana Africa kaga shaqesta Alxamdulillah uma darsan Norway 🇳🇴 haben wa mel xanun ah aad cabsi kujogtid aninga malinka kaqustay waxay ahed tulada dagana aya rer Somali ah 6 carur laga qatay midka ugu wen yahay 11 jir tan ugu yar tahay 8 bilod carurtodana rero galo loqebiyay hal hal walahi 6 bilod 1 mar aye arkayen hooyadi iyo abihi guri cidlo fadhiyen 😢😓 murug walahi wagas 1 cunug ayan hestay malinkas og’an qatay Norway 🇳🇴 malinka kahelo sharcigas ina sijogin inta sugayana Ilaah igu nabad yelo aniga iyo awladeyda iyo seygeyga ilahow maan Somalia 🇸🇴 madfaceda geyo badalke dintoda iyo dadnimadoda aay iga dhumi lahed ciyalkeyga alxamdulillah ilaah wu ila garab galay

    • @ahmedsakaria4197
      @ahmedsakaria4197 4 ปีที่แล้ว +1

      @@bilanbarwaqo7957 mnsha allh wll qli qof aad u fikir wanagsan ba tahay danteedana taqan carurtedana ufakartay Europe na meel maha haba uxumate norway allena haku xafido wll qli awladada runtii anu waxaan singal wli u ahay wa xanuunkaso miran iyo qurbe in noloshu adagtahay hda famil tahay Africa wlle raxa taal Nerobi mel jawi3dagan jogtaa

    • @jamillamohamed6145
      @jamillamohamed6145 4 ปีที่แล้ว +1

      Bilan barwaqo,welcome Kenya,kenya hakuna matata(means Kenya there is no problems),I live at Nairobi no one can take your child here,am sad by what's happening in Norway.

    • @bilanbarwaqo7957
      @bilanbarwaqo7957 4 ปีที่แล้ว

      jamilla Mohamed thanks 🙏 sis wan kudhawahay kenya 🇰🇪 wan ogahay kenya waa wadan peaceful ah wan kudhashay wana kukoray Alxamdulillah hadana wan kudhawahay walasheey thanks again

  • @fadumaabdiaden3030
    @fadumaabdiaden3030 5 ปีที่แล้ว +4

    Allaahu akbar, illaahoow ubadkooda u soo celi,aamiin walhi waa calool xumo iyo ciil aduun, hooyada tiri diintoodaan u baqaa caloolxumo aduun waa tii ugu xumeed, alloow kasoo aruuri cadowga, allaahuma aamiin.

  • @NH-pv1rr
    @NH-pv1rr 4 ปีที่แล้ว +7

    Allah ha idiinso celiyo, kuwa heestana Allah u xifdiyo

  • @halimoabdullahiadama9572
    @halimoabdullahiadama9572 4 ปีที่แล้ว +5

    May Allah bless you all and may Allah get you back to there parents Amiin yarab

  • @asmaaqadar26
    @asmaaqadar26 5 ปีที่แล้ว +6

    Ilahaw usahal caruurtooda amiin yarab wlhi aad ayn ogadabqaday😭

  • @kawsarsaid2251
    @kawsarsaid2251 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilhay si qayr qabta Ilahay awlada hadinkuso celiyo amiin🤲🤲🤲

  • @nimohassan6167
    @nimohassan6167 4 ปีที่แล้ว +4

    Allah ha idiin soo celiyo 😭😭😭waa wadan dhib badan

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 5 ปีที่แล้ว +12

    Wlhi wn ka xumahay caloosha ayaa i olashay,ilaahay barya salaatu laylka tu kada, ilaahay si deg deg ah idinku soo celiyo.

  • @hodan7631
    @hodan7631 4 ปีที่แล้ว +2

    illaahow hooyooyinkaan ilmahooda gaalada uga soo celi ayagana illaahow qalbigooda u qabooji.

  • @bushrakoos589
    @bushrakoos589 5 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi waan yaabanah maxaa gaalada ku dhajiyey dadkan hadeyba ubad kooda xor u aheeyn ducada xataa illahey idinkama aqbalayo maad kasoo tagtan mesha hadiiba ciil iyo xanuun aad sidaas ugu ooyeysan

  • @mohamedmohamed8358
    @mohamedmohamed8358 5 ปีที่แล้ว +10

    Waanka xumahay % laakiin halagu dadaalo hooyada iyo aabaha in leysku sabro malna looga wadasoo jeesto

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 5 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭ilaahow ilmahooda gacantooda soo geli amiin ku dadaala lana shaqeeya qabsada loyar fiican soo maali hadaanahay meel walba weynu Ku dhibanahay ilaahow dhibaatada naga Saar amiin

  • @somalilander7753
    @somalilander7753 5 ปีที่แล้ว +6

    Kabaxa norway waddanka ugu cunsuri san adduunka

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 5 ปีที่แล้ว +10

    Hooyoyinka somaliyed karti bay leyihin umana qalman in ubadkoda laga qaado Allah swt haydin so celiyo ayagoo caafimad qaba

    • @ducoqabe1225
      @ducoqabe1225 4 ปีที่แล้ว

      Quruxey iso duce gabdh wacan oon gursado

  • @axmeddiiriye4494
    @axmeddiiriye4494 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc my sister's I pray for all of you,may Allah Jabbar your children for you.Please only talk to Allah,because Allah has all powers.

  • @deeqahasan5478
    @deeqahasan5478 4 ปีที่แล้ว

    Waa arin xanuun badan in Ubadkaagii oo aad daashay in lagaa gurto walaalayaal allaha idiin soo celiyo Caruurtiina ayagoo diin iyo caafimaad haysta inshallah

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 5 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha idinso ceesho amiin

  • @zeinabhassan7753
    @zeinabhassan7753 5 ปีที่แล้ว +4

    Allaah. Ha. Idin. Soo. Aruuriyo. oo. Ha. Idin. Kabadbaadiyo. Sharkooda

  • @hamdiaden209
    @hamdiaden209 5 ปีที่แล้ว +7

    Naa.ka so.carara bismilahi caku somali cunto jecela kuwa anlagaqadan.waa.laga.qadan dona

  • @hawaali9921
    @hawaali9921 4 ปีที่แล้ว +7

    Hooyoinka miskimoyoinka ilahay Haa osocaliyo amiin

  • @ahassan3661
    @ahassan3661 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha idiinsoo celiyo caruurteena, dadaala oo isku duubnaada oo marnaba ha niyadjabina.caruur somaliyeed way soo noqonayaan inshaallah.

    • @sadiyaahmed3820
      @sadiyaahmed3820 5 ปีที่แล้ว

      Ilaahay hanoo soo celi caruiteen kuwa joogana hanaga siin
      Ilaahay qalbiyada haidiin kabo inlaaha macsaabiriin

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 4 ปีที่แล้ว +1

    Abaayaal illaahay ha idiin soo sahlo diinkodana illaahay haku sugo degdegna illaahay ha idiinkugu soo sahlo Aamiin

  • @uistabraq9222
    @uistabraq9222 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaalh dhibaen ee caruuta lags qaatay waa xanuu aad iyo aad Allah ayaan idiin kaga barya haa in uu Allah idiin SOO cello. Ayaa rabi yaarabi allow u SOO bad baadi wallahaas caruuta amiin AMIIN YAARABI

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 4 ปีที่แล้ว +4

    Abaayaal ma aaminsani in aad hooyo xun tihiin ee waa qadar Illaahay hasoo cesho kuli ilmaha naga maqana oo smli amaba muslim Aamiin

    • @safiyadirsche3782
      @safiyadirsche3782 4 ปีที่แล้ว

      Allah u gar gaar hooyo yinka somaliyee norway waa wadanka ugu xun yurub is ilaaliya inshalaah

    • @halimanasir479
      @halimanasir479 4 ปีที่แล้ว

      امين

  • @fathaomar3446
    @fathaomar3446 5 ปีที่แล้ว +3

    Subhanallah, 💔

  • @zulekhahussein2684
    @zulekhahussein2684 5 ปีที่แล้ว

    Waa waa

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 4 ปีที่แล้ว +2

    Ma aaminsani Ubadka oo aad farxad ku korisay ayaa lagaa qaadi karaa. Lakin Ubadka la dayaco ee la jidh dilo ayaa la iska qaada.

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 5 ปีที่แล้ว +3

    Walal alle ha iga soo qaado

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 4 ปีที่แล้ว

    asc.masha allah.iskaashiga aad is kaashaneysaan.waa inaad sameyaataan urur aad ku midoowdaan.wadankana u istaagtaan.allha allaha idiin keeno ilmihiina.insha allah.

  • @ayaannuur7886
    @ayaannuur7886 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah illah hakuxafiido

  • @ifraaxmaxamud333
    @ifraaxmaxamud333 4 ปีที่แล้ว

    Yaa.alaah yaa waduud yaa dulcashri majiid ilahow cadowga uga soo celi oo awladooda cadowga aamiin qalbiga ilaahoow u adkee ducadayda iyo inta islamka allah ha idin aqbalo aamiin

  • @2020Ibrahim
    @2020Ibrahim 4 ปีที่แล้ว

    Ha damm what 😦the heck is up in Norway 🇳🇴 sumhanaAllah

  • @heerqaranheerqaran7595
    @heerqaranheerqaran7595 5 ปีที่แล้ว

    Allaah ha usoo celiyo subxannaallah.waa xanuun wallaahi

  • @deekay872
    @deekay872 5 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana laah illaahay haydiin sooceliyo caruutiina

  • @Sir21Goals
    @Sir21Goals 5 ปีที่แล้ว +2

    Amin ya Allah please keep them safe Ya Allah

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 5 ปีที่แล้ว +7

    Allah norway yeeey maasibo indinku dhaacdeey naa markad aragtiin in laa idinku maqanyahaye magalada waa laga guura
    Walaal cadenkuba meesha laga soo gaalo waaye kaa guuraan

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaha idiin soo idin celiyo deg deg inshallaah Inshallaah

  • @razmi4568
    @razmi4568 4 ปีที่แล้ว

    Allaha idinkaga soo qaado caruurtiina waan idin soo duceynaa insha allaah

  • @fatumaahmed1772
    @fatumaahmed1772 5 ปีที่แล้ว +9

    Somalia woman are strong insha Allah God will happy I love you all

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 5 ปีที่แล้ว +4

    Miiskin 😢😢😢 May Allah preserve them for you

  • @deeqaboos8743
    @deeqaboos8743 5 ปีที่แล้ว +3

    Amiiin amiin 😭😭😭😭

  • @hassanmahmoud5403
    @hassanmahmoud5403 4 ปีที่แล้ว

    Asc wallaal illaahay dhamaantiin illaahay gacantiina haku soo celiyo iyagoo diintooda haysata oo nabadaqaba illahay ha idiin soo celiy dhamaantiin wallaahi markaan idin dhagaystay lilmo ayaa igu soo istaagtay illahay dhulkeena nabad haka dhigo amiiiiiin😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @musbaaxyousuf8021
    @musbaaxyousuf8021 5 ปีที่แล้ว +11

    Naa illahay kaama qaadane gaalaa kaa qaadatay miyay dhinteen kuyee illahay baa naga qaaday

    • @issybrosm5810
      @issybrosm5810 4 ปีที่แล้ว +1

      Fatima Osmaan naxdin baa kaa kentay waa beer wax dhalay oo laga qaatay halay yaabin

    • @nimcocumarxasan9891
      @nimcocumarxasan9891 4 ปีที่แล้ว

      Walalo wad samiita imahaga hadi Alla ka jecalado wayo Akhiiraba wad uu bahatahaya waxa Ku shafeca qada lakeen ilamahagii o lagu ogaleen. O diitisa biinayan Allah wallalaha somaliye uu garagar Adiiga ayan waxaba kugu cuusaleene wallo kama muudan nay inad tirahadi uu duce non luga jiira Alle aya oge

    • @shamsoaxmed866
      @shamsoaxmed866 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlley SAS hau hadlin waa laga qaatay oo hooyo ilmeheda laga kexeestay wax ka xanun badan malaha ee hallo duceeyo

  • @kaltuunxasan5842
    @kaltuunxasan5842 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u gargaaro

  • @abdiali3379
    @abdiali3379 4 ปีที่แล้ว

    yaarabi ilaahow ucawid umadaada masaakin wallah walaahi aad Ayaan uga xumahay ilaahow caruurtooda nabad ugu soo celi yaarabi aamiin aamiin

  • @farhiaahmed3744
    @farhiaahmed3744 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha idinkaga soo celiyo walaalayaal

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 ปีที่แล้ว +2

    Sax sax sax

  • @khayrohassan1286
    @khayrohassan1286 4 ปีที่แล้ว +1

    الهم صلي على النبي محمد و على اله وصحبه أجمعين

  • @Kenadid00
    @Kenadid00 4 ปีที่แล้ว

    Nimankii dhalay meeye aboyalow.dhasha allaha u xifdiyo somalida.!!

  • @abdirashidahmed3499
    @abdirashidahmed3499 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow u soo celi Yaarabbi. Inta haysatana ilaahow u soo celi.

  • @GALANGOOLI
    @GALANGOOLI 4 ปีที่แล้ว +1

    Soomalid qabqabti iyo isqabqabsigi ayy dalal shisheeye latageen .
    Sababta waxan u aanaynaya in dadka soomaliyeed aysan aad ufahansanayn sida ilmaha loo koriyo..
    Iyo masuuliyad daro kajirta dhinaca walidka ah.
    Alle ha idin garab galo
    #Mahadsanidin #ESG

    • @fatimajama1071
      @fatimajama1071 4 ปีที่แล้ว +1

      Siciid Galangooli waa qadar

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 4 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah, Ilahay ha idiin soo celiyo,Ilaahay ha idiin xafitho,kuwa kursiga Ku dagaalamaya ayaa ka masuul ah dhibaatada dadkaa Ku dhacay iyo inta dhici doonta

  • @sucdicabdullaahi6956
    @sucdicabdullaahi6956 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayow uga soo qaad

  • @manamahamed
    @manamahamed 4 ปีที่แล้ว

    Amiin Allah ha iidiin sahlo anagana Allah ha dhowro muragadaan

  • @Sacaada_Ali
    @Sacaada_Ali 4 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahow ugar gaar oo usoo celi adaa weyne aaax xanuunweyne weeye😭😭😭

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 4 ปีที่แล้ว

      Sababta ugu weyn yaa si fiican u sheegi Kara? Ma wax dhanka hooyooyinka ka yimi baa oo ay caruurta iyagu dayeceen?

  • @farhiyamohammedhaji1644
    @farhiyamohammedhaji1644 4 ปีที่แล้ว

    Wàan ka xumahay walahii qalbiga ayaa ijabay walahii waan dhaawacmay caawa ilahay ha idiin so celiyo caruurtiina walahii caawa waan murugsanahay ilahay cadowga ha idinka qabto

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 5 ปีที่แล้ว +1

    Allow akbar

  • @fatxacali9694
    @fatxacali9694 5 ปีที่แล้ว

    Aamiiin🤲🤲🤲🤲🤲

  • @trxndy
    @trxndy 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa run INUU ilaahay qadaray, laakiin WAA xaq daro. Noway is an EVIL country. Maba rumaysan Karo in all these mother lost their children. WAA plan LOOGU tala galay in caruurta Muslim ka ah lagu dhaqan gadiyo. European human rights courts dacwadiina gaysta. U sheega inay caruurta IDIN soo celiyaan oo wadanka dhanba ugu guuraysaan intiisa aanay wali masiibadani ku dhicina hada ka GUURA Norway

  • @deqa868
    @deqa868 4 ปีที่แล้ว

    Walaalayaal waan idin soo duceenaa inshalahaa wax waliba waa qatir I love u 💖💖💖🙏

  • @awalenuro4947
    @awalenuro4947 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah haso celiyo aya goo cafimat inta hartana Allah hano batbaadiyo

  • @Ailejjd
    @Ailejjd 5 ปีที่แล้ว +1

    hooyo mcn

  • @hawaabdullaahi2516
    @hawaabdullaahi2516 4 ปีที่แล้ว +1

    Insha allah wey idiin soo noqon aygoo diin iyo aqlaq islam wada

  • @najmagabane3280
    @najmagabane3280 4 ปีที่แล้ว +2

    Dhamantiin dad wanagsan tihiin ilahay haidin socaliyo

  • @faisacooking7774
    @faisacooking7774 4 ปีที่แล้ว

    Ilhaye haydin so cilyo carurtina

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 4 ปีที่แล้ว

    💖💖💖❤❤❤for you mother

  • @khadraahmed8878
    @khadraahmed8878 5 ปีที่แล้ว

    Ilahay hooyoyinka ilmohoda uga soqado

  • @shugriaxmed3807
    @shugriaxmed3807 5 ปีที่แล้ว

    alaha idiin xafido caruuta

  • @khayrohassan1286
    @khayrohassan1286 4 ปีที่แล้ว +2

    Wloyaal salaatu laylka tukada😭😭😭

  • @muhubo100
    @muhubo100 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaha idin so ceeliyo. Ayago nabad aah

  • @xamdicalasow1958
    @xamdicalasow1958 4 ปีที่แล้ว

    Subxaanalah ilaaheygii shalay isiiye ayaa igaqatay ayetire sida hadhihin kaamadhimane gaalaqaadatay nowrway isagaguura meelmaahan

  • @hawaabdullaahi2516
    @hawaabdullaahi2516 4 ปีที่แล้ว +1

    Walahi was very painful

  • @wiilkasomaliyed878
    @wiilkasomaliyed878 5 ปีที่แล้ว +8

    Ka haajira dhul gaalo malinwalbo no oohin

  • @nimcodaahir7258
    @nimcodaahir7258 4 ปีที่แล้ว

    Inshalh ilahay ha idiin so celiyo

  • @raaxomaxamed4910
    @raaxomaxamed4910 4 ปีที่แล้ว

    Alaha idiin sahli walaalayaal kaso taga meesha hadaad kaso ceshataan

  • @khayrohassan1286
    @khayrohassan1286 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haydin soo celiyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😍😘

  • @asiyaismailhassan1981
    @asiyaismailhassan1981 4 ปีที่แล้ว

    Illahay ha idin sakhiro rabbi ayaa awood leh

  • @mohdahmed8481
    @mohdahmed8481 5 ปีที่แล้ว +3

    يا رب العالمين ilaah haidin soo ceeliyo kaso hajrii

  • @muhimastylish6473
    @muhimastylish6473 5 ปีที่แล้ว +1

    waa qaracan iyo masibo awod bay sheganayan walid gaar ahan hooyo ilmaheda wax uga roon majirto yay u gaynayan bal Allah haydin dejiyo qalbiga dulmiga Allah haydinka saaro Allah ba idin hilinaya insha Allah

    • @fatimajama1071
      @fatimajama1071 5 ปีที่แล้ว

      Ilaahow u gargar anigaa qalbiga i xanunay dhanka Diinta islam guriga sh yusuf estat wuxuu ah nin xukumi jiray kanisad madax ka ahaan jiray idinkana ilahay baa dintoda xafidayo qalbigina ilahow daji

  • @nimoomar15
    @nimoomar15 4 ปีที่แล้ว

    Ilahayow kubad baadi

  • @hamdiaden209
    @hamdiaden209 5 ปีที่แล้ว +1

    ilahay hadin sociliyio

  • @nimoomar15
    @nimoomar15 4 ปีที่แล้ว

    Dhamaan

  • @fadumocumor8003
    @fadumocumor8003 5 ปีที่แล้ว +4

    Ya alaah waxa yar ee caydha ah aya ilmehena ku dorsanay heblayo ilmeheda walaqatay intad leheden kinina laqaday kaxesta ilmihina dal ayad ledihin mesha hayusina qalbigad kajirantihin uuuuf

  • @somalilander7753
    @somalilander7753 5 ปีที่แล้ว +6

    Meesha waa wadan cusuri ah oo yaableh pedophile ayaa ka buuxa unated nationska maad u dacwootaan, waxan looma dulqaadan karo plse

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 4 ปีที่แล้ว

    ilahay hoyoyinka somaliyed ha dhaawro waxi ilmo ka maqanyahayna haaw so celiyo😭

    • @nadifoabdi8621
      @nadifoabdi8621 4 ปีที่แล้ว

      Ilaahow khayrka idinku safiyo qalbiga alha idin qaboojiyo

  • @qumano2836
    @qumano2836 5 ปีที่แล้ว

    Walaal yaal ducada aan badin

  • @abdirisaqfarah8589
    @abdirisaqfarah8589 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaha idiin soo celiyo carruurta. Haddaad isku timaadeen calaacal looma baahna ee laba arrimood sameeya.
    1. Lacag aruursada ummadda Somaliyeedna u habar wacda meel kasta caalamka ay joogaan. Lawyerro xoog badan qabsada maxkamadaha ku karbaasha hayaadda carruurta haddii ay shaqadeedi siyaasadaysay oo cunsurinimo idinku beegsatay.
    2. Xildhibaannada barlamaanka constituencygiinna somali keliya ma ahee adinka iyo inta idinla tacaadufaysa ama idiin danqanaysa inta kaxaysataan culays abuura si ay gacan uga gaystaan wax u qabashada qoysaskaan iyo sababta Somalida loo beegsaday.iyo in dib loogu eego sharciyada qallafsan ee qoysaska lagu burburinaayo.
    3. Mediaha lacag siiya si ay dabagal ugu sameeyaan haddii ay jiraan carruur waalid laga qaatay oo waxbarashadi ka saaqiday ama balwado yeeshay ama tuugo iyo cayaala suuq noqday ama lagu koriyey dhaqankiisi iyo diintiisi wax ka baxsan taas oo u dhiganta in qasab diintiisi iyo dhaqankiisi looga beddelay oo xad gudub ku ah xaquuqul insaanka.
    Ugu dambaynna barta qawaaniinta dalka ee carruurta ku saabsan si aad isaga ilaalisaan waxyaabaha idiin keenaya in carruurta. Waxaadna isku darsataan lacag ama sanduuq aad ku kiraysataan lawyer joogta ah oo markiba aad u yeeran kartaan.
    Waxaan hubaa dhawr kiis haddaad uga guulaysataan inay dib idinkaga joogsanayaan.

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 4 ปีที่แล้ว

      Walaalkay arrimahaa ka hadashay waa ku mahadsantahay waxana dareemi Kara anigoo aan joogin oo waddan Muslim ah jooga, sababta ugu weyn waa dadka soomaalidu waa dad isku darsaday indha adayg iyo jaahilnimo aysan isu arag inaysan jaahiliin ahayn, waxa ay jaahiliin ka yihiin waxa ka jira meesha ay ku nool yihiin lamana socdaan, marka arrimahaa aad sheegtay oo dhan kama fekerayaan ee waxay moodayaan hay'adahan ama ururadani inay dawladdii yihiin oo

  • @amranmarwovlogs5357
    @amranmarwovlogs5357 4 ปีที่แล้ว

    Allaha haufududeyo walashen

  • @fathiamohamud6610
    @fathiamohamud6610 4 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @hmahamed2905
    @hmahamed2905 5 ปีที่แล้ว +1

    Rabi haydinka Soo qaado ubadkiina isagaa a wood lehee

  • @saffacismaan998
    @saffacismaan998 4 ปีที่แล้ว

    Walalyaal waan idiinducaynayaa wll walahi wan ooyay ilmayar oo muslim ah oo gaal qatay yaarabbi noogasoceli wll markadhibkugu dhaco idbaa camalkaaga loo fiiyaa hadii waxkaa qaldamo tobad dhaba lgarabaa allahna uukufarxaa toobad adònkisa dhibtana wukafaydayaa hadaankhalad jirin waalagu imtixaanaya samirkaaga la egayaa danbi waxaa inoogu filan hijrada loohijroodaygaalada allahayaw muslimiintadhibatasan ugergaar aamiin

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 4 ปีที่แล้ว

    Salaam alaikum warahmatullahi wabarakaatuhu. ya Allaah may Allaah make easy for you mother 😭😭😭😭😭

  • @taslimofficial9591
    @taslimofficial9591 4 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭❤

  • @bukhaariyare3139
    @bukhaariyare3139 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha inii nabad keeno ubadkiina hooyoyaal 😥

  • @ayaanbashir4350
    @ayaanbashir4350 4 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-nk7bq5kn3h
    @user-nk7bq5kn3h 2 ปีที่แล้ว +1

    Weli ma arag nin soomaaliyeed oo ilmo u ooynaayo

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo illaahay caloosha. Ha idin qaboojiyo Illaahay ma qaldan Ii ilmaha soo Dona waa munaafiqiin m ma aha insan Illaahay ha idin soo celiyo ilmaha

  • @sadam8268
    @sadam8268 4 ปีที่แล้ว +1

    Naag walba intay caruurta layso oo si xun ula dhaqanto hadhowna oohin lasoo fadhiisanayaan waa wada single mother stress kuwada dhacay

    • @fatimajama1071
      @fatimajama1071 4 ปีที่แล้ว

      s Adam waxa aad ku hadlayso waa laga fican yahay qadar baa dhacdey ka noqo erayga aad leedahay

    • @sadam8268
      @sadam8268 4 ปีที่แล้ว

      @@fatimajama1071 norway waan la joognaa qaarbaa caruurtooda nabaro u gaystay qaarbaa gaajo ku dilay intay hagbado galeen.qaarbaa guri cidla ah kaga tagay wadanka ay ku noolyihiin way og yihiin xaaladiisa..hadhoow oohin looma baahna.inaad caruurtaada sida ugu fiican ula dhaqanto iyo inaad wadanka kala baxdo waxba kama dhexeeyaan..caruurtayda dilayaa wadankana waan joogayaa isma gasho

  • @fartaabdul
    @fartaabdul 4 ปีที่แล้ว

    Allah subxanahu watacaala haidin sooceliyo caruurtina

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 4 ปีที่แล้ว

      Sababta dhabta ah ma sheegi kartaa? Ma dhanka waalidiintaa mise waa dhanka dawladda?