Caruur aabahood shaqeeyo hooyadoodna raaliyo ceyrta ogoleen tahay albaabkooda lama so istaago lkn nin xaaska lo biilo canugiisa xafaayada lo iibiyo in gurigiisa lagu maamula waa gar Norway waa barwaaqo ninkii ragnimo iyo iman leh wuw shaqa tagaa si an loso faragashan qoyskiisa
Omg Norway foolxuma plus waxaa u dheer qaboow zaaid iyo mugdi badan..somalida meelaha xun eey dagtaa . They have longest winter months in Europe .like if u agree
Anigo 14 jira Netherland le keene hada 21 aya jira lagamana yaabo ina yurub ku arooso aan ku ilma dhalo hada da dhameyo jamacada waan laawana wadankeega ku guursana kashaqesana kuna ilma dhala paspoort keegana wadanka rawa ku taga waayo ani sharciga somaliga heeste 5 sano wuu iga dhace waxa rawe sharciga ween ee somaliga ina qaata rawe lkn dowlada somalia iidiide ano somali dhalad ah wexey idhaheen sharciga diblomasiga madaxda bisa lo ohol yahe igu dhaheen anigo Netherland ku dhalan aya heesto sharciga dhalashada waan u xanaqsanhy ano somaali ah in laidiidi sharciga ween ee wadankeega
Norway meelaha somalidu dagtu halka uko xun waaye ..anaa dalxees ku tagay somalida way caban intooda badana waa depression xitaa kuwooda shaqeeya .qaar shaleey la taahaya aad argesaa "Sweden aan so jiray hadaan saan ogahay sweden ama Holland aan iska dhebi lahaa" yurobta kale qofka mar hadu shaqeeyo in badan ayu dhaama psychological ahaan haa financially xogaa way ku yara roon yaheen lakin moral ma jiro ,
Nimco Abib hey nimco , Am so happy you do love hargeisa...i wanna come back but I have vot terrible feeling that life sucks also in hargeisa....No jobs, no No security.....
hosseinel hosseinel no hargeisa is so peaceful and hav more jobs but most somalilanders are don’t working there country gone Europe and other part of the world and they say somaliland havnt job but we have oceans or see. Also gold mountain oil and so money economy jobs but want to start and don’t have people who started
Runta u sheega dadka jiir cml aa loogu noolyahay Europe tuugsi iyo madallo ay ku jiraan 😉Hees intee ugu soo afjereysiin idinkoo dhibatada somalida soo arkey 😡 allow damiir na sii😕
Cali gabyoow dadkii dadka joogey waxay ku dhahayaan hanoo caayin qurbaha ama ka soo noqo maahmaah soomaaliyeed baa ahayd magaalo khayrkaana u cay adna ha dayn Sidaasay dadkeeni aamineen
Waxaan kala talinayaa in aad Qabyalad ku dhaqanto jagooyinka Dowlada ne aadan ubixinin ya igu Qabiil ah amba ya nacam leeye ii ah malinta qiyaamo illahay wa ku waydinayaa lafariiso mucadka dalka wa laga dhexeeya wan wada leenahay waxaan kaga digayaa kaligii Talis nimo dadka runta ku sheego dhagayso ha dhagaysan mid nacam leeyaha ah because wu ku luminayaa,
Norway the most beautiful countyr according to lonely planet And the richest country in the world by united nation ed and the devolop countreas index and statics of each year Soo baara Waxaad Norway ka taqaanaan majirto Qofkasta oo dumara oo uur qaada 8000 us dollar lasiiyaa waa qayb kamida barwaaqa sooranka aysan dalalka kale la wadaagin Maaha waxaan sheegayo ee waa the fact. Xaqiiqda waaye idinkuna soo baarta..
Farmaajo waxaan ahay gabar aad kuu taageerto reer Marko cadey bn ahay waxaan kaa codsanaa in wax barashada lacag la aan laga dhigo ,shacabkane dhaqaalee dadka faqiirka ahna wax yar xataa alaha ka dhigee wax uu sii maxkamadane fiiro gaar u LaHood,sababtoo ah meeshaaa waa meesha ay bulshada loogu kala gargooyo qof weliba xaqiisa lagu tusiyo maxkamada dad fiican fariisii sida qeyre oo kala ah ileyn dariska kala ceLis bey u baahanyihiin
Insha allah mar uun waaku tukandonaa masajidkaan
Markaa tago Norway
4/4/2024 insha Allah nabad ilahey ha igu garsiyo🤲
Hada xage jokta wll
Hada ma joogtaa
Hada ma jogta❤
I’m happy for Somalia 🇸🇴 people
Masha.Allah Masha.Allah
Masha Allah
My second home #Norway❤️
Ohh
M.A sharmake abukar iyo SNT wadsalamantihin 👍❤️💯
haaa
Norwey wixii ku nool like saar
like isaaara aaa ma meesha caruurta lagu qaato
Haa saar like ama hawshaada raaco
maasha allah
Ascwrwb dhamaan anigu waxaan kunoolahy Wadanka Sweden waxaana ahaay family .Marku sanadku ahaa 209 waxaayna ii ahayd mugdi ito gaajo iyo qabow niyad jab ayaa kala kulmaay eaayo waxaay ahaay waqti barafkiina baxayo kulaula dhalan markaasaan qabow idilay .Sweden waa mazkiin koris
nolasha wa sidee
Allaahayoow dhulkii noo nabdee
Amin
mansha allha soomaaliye alle hanidayo
Norway waan joogi jiray waa wadan xun oo cunsiri ah
Negative maa lagudhiibay😂🤣🤣
Xagee jogtaa wll
Insha allah wadan kas wan iman wan ku haminaya iso duceyaa
FilmDucumentey I enjoys very more why maskaxda ayay ka kobciyan thanks National TV
All Europe no big different . But Germany is the pest if you are from Germany say me like
@@abdallahfarah1900 yes i know in europe but people in germany are furthest. In other countries, the French are guerrilla guys that are yours
Adeer gabayha kamanan yeelin waanu soo soconaa
.
:-D
Hhhh taga waxa kaheeshiina leedahiin
Caruur aabahood shaqeeyo hooyadoodna raaliyo ceyrta ogoleen tahay albaabkooda lama so istaago lkn nin xaaska lo biilo canugiisa xafaayada lo iibiyo in gurigiisa lagu maamula waa gar Norway waa barwaaqo ninkii ragnimo iyo iman leh wuw shaqa tagaa si an loso faragashan qoyskiisa
Waa run
Omg Norway foolxuma plus waxaa u dheer qaboow zaaid iyo mugdi badan..somalida meelaha xun eey dagtaa . They have longest winter months in Europe .like if u agree
Lkn somalida dalxiis uma tagin ee waa qaxooti buurahaas qabow ayaa u dhaanta dagaal sokeye.
Ma aragta Norway looks like third world country
Isma laha magaca iyo siday u eegtay
Insha Allah mar ayaan booqan
@@thefearlesskibaarka9642 hhhmhhh spot on
@@Nimo-abiib meel kalo ka fiican oo boqato maleh miya?
kadaaya baanu lenahay norway wanu uso soconaye 🔥
Hada xage jokta
Meel walba oday gubtay ayaa taagan
Hrdy hgf waad iga qosliisay walahi😁😀😁😁😁😁
@@SWIFTZFN aaduunyada ilahay dhaliyaraa ugu tagaysaa meel walba anaka somali hadaan nahay oday madax yar iyo habar toqfalo weyn meel walba na hortaagan tan uqaado homework ahaan tv Somali aad fiiraato kawaayi meaysid odayo gubtay oo calool taagan kamirada isku dhigaayo wlahi meel walba Somali kunooshay waana dhibka nahaysto xitaa maqaayad iyo meelaha dhalinyarada ku cayaarto oday baas kugu soo cariirinaayo ciyaal suuq ah oon xishoon dumar kasheekaynaayo... wlah waa characteristics cajiib ah somalida ugooni ah
Xayawanow ma dhalin yaraa ahaane waligaa one day oday fil daranaa noqee ninkaan waaba oday xamala oo wanag gudbaa
Ha igu soo sheegin Norway waa wadanka ugu qaadasho badan caruurta Muslimiinta siiba Soomaalida? Bal away Dowladii Soomaaliyeed?
Hhhhh. Anagaa dalkooda ugu tagnay inta keeni ku heshiin waynay maxaa dowlad Somaliyeed uga jira. beentii iyo balaayadan sheegi jirnayna gaaladii waa nala fahantay🤣
Anigo 14 jira Netherland le keene hada 21 aya jira lagamana yaabo ina yurub ku arooso aan ku ilma dhalo hada da dhameyo jamacada waan laawana wadankeega ku guursana kashaqesana kuna ilma dhala paspoort keegana wadanka rawa ku taga waayo ani sharciga somaliga heeste 5 sano wuu iga dhace waxa rawe sharciga ween ee somaliga ina qaata rawe lkn dowlada somalia iidiide ano somali dhalad ah wexey idhaheen sharciga diblomasiga madaxda bisa lo ohol yahe igu dhaheen anigo Netherland ku dhalan aya heesto sharciga dhalashada waan u xanaqsanhy ano somaali ah in laidiidi sharciga ween ee wadankeega
Ma noo shahy wallo😟
Norway meelaha somalidu dagtu halka uko xun waaye ..anaa dalxees ku tagay somalida way caban intooda badana waa depression xitaa kuwooda shaqeeya .qaar shaleey la taahaya aad argesaa "Sweden aan so jiray hadaan saan ogahay sweden ama Holland aan iska dhebi lahaa" yurobta kale qofka mar hadu shaqeeyo in badan ayu dhaama psychological ahaan haa financially xogaa way ku yara roon yaheen lakin moral ma jiro ,
Xoolo adiga meshaa joogto oo dalxiiska uga timid waa xagee? Teeda kale qamri cabis kumaxirno wadanka aad joogto. Waxaas cml dadka halasoo hor istasgin.. qashin jævel🖕
War 5000 Oo cauurta ayaa maqan ee joojiya wakhti lumiska
Who me waa runtaa walaal wallahi
Hargeisa ❤️❤️❤️
Nimco Abib hey nimco ,
Am so happy you do love hargeisa...i wanna come back but I have vot terrible feeling that life sucks also in hargeisa....No jobs, no No security.....
Please tell me what makes you love hargeisa? Wanna hear why do you fancy living there instead of appalling western culture....
Nimco Abib I wish somaliland will be found oil so that the economy booms....They need economy source like oil or by other aspect RECOGNITION
hosseinel hosseinel no hargeisa is so peaceful and hav more jobs but most somalilanders are don’t working there country gone Europe and other part of the world and they say somaliland havnt job but we have oceans or see. Also gold mountain oil and so money economy jobs but want to start and don’t have people who started
Kandala Somalia Way better than Norway
Wow
Muslimko dhan ayuu ka wada dhaxeeya
Norway qabow iyo mugdiga naga haysto qaar ku ducaysanaa allha idin keeno nala arka
Aamiin alle hana keeno
Runta u sheega dadka jiir cml aa loogu noolyahay Europe tuugsi iyo madallo ay ku jiraan 😉Hees intee ugu soo afjereysiin idinkoo dhibatada somalida soo arkey 😡 allow damiir na sii😕
Cali gabyoow dadkii dadka joogey waxay ku dhahayaan hanoo caayin qurbaha ama ka soo noqo maahmaah soomaaliyeed baa ahayd magaalo khayrkaana u cay adna ha dayn
Sidaasay dadkeeni aamineen
Waa joogaa ee ku aaway?
Caruurtii Soomaaliyeed soo dhiciya Dalxiis looma baahneee
Been badanaa ma Norway ba ilmaha amaan ku ah Finland meel dhaanto yurub mlhn
Norway waa halka ogu badan caruurta lagu qaato kan wuxu og yahay maleh
Walal Germany wadan dhaama malaha Caruurtu haday kaa cararto xataa waa laguusoo celinayaa amaankana yadaa ugu fiican.
Waxii caruurta sharaf ku korsan waayo halaga qaato qabiil ka sheekeeye
Norway raga jooga dumarkay dilan niman depression hayo wada sick wa wadan basoo buste saranyay
Mugdiga maxaa waaye kkkkk
kkk
Been mad sheegin bustaa saaran wa erayga ugu wanagsan ee lagu qeexi karo😂😂🤦♀️
Adigu oday baa tehe muxu caqligaga ku dhihi wayey meshas waxba majirane iska joog adeer waxba hano shegin wa soo socdaaa
Ma tagtay sxb
Maxeetahay meesha xamar ueg
War caruurta masaakinta oo laqaty iyo hooyoyinka dhibaateysan wax kaduuba oo kahadla oo cawiya alaha cawiyo intii hoyaa oo dhibaateysan anakana alaha nabadbaadsho
Hawo waa saxsantahay lakiin nasiib darada somalida hesata aa waxa tahay qabiil. Dadkii qurbaha jooge waqti dheer ayaba manta qabilkii ku washay. Marka iska iloow umadan cidkastaa aragtay in ayaka un isku jedan. meelkasta ayey somali ku dhibantahay manta, Mooyale,ilaa Minneapolis.
@@jeeeeyah waa run wlh asc walaal markay qifku kutiraahdo qabilkaaga yaa waaye aa kuxigto wlh qabilkey ma aqaano sifican hadana dadka qurbaha joogto waa rufuyaano qaarkood
War ka kaalaya
waxaa igu yaab badnaa isalaan somali ah janta fagax lamiga ku goyneyso towol ma km4 ayay moday
Dhalka socadka intusan ka xirman ay ka gareysay.
norway waa meesha ugu qabaw uguna mugdisan een waguba ka baryin sanadka intiisa badan, waana mesha ugu caruuur qaadasho badan, maxay dumar waaleen anigu waxan kula talin lahaa somalida caruurta aad u yar yar haysata ka guura oo xataa caruurtu intay weynaanayso wadankii taga amaba ingiriiska taga
Mugdi saaid miyaa wall🤔 maxaa quruxda ma soo baxdo miyaa
Goorman tagaa norway
Norway hasoo aadin ducaan kuugu daraa hadaad soomaaliya joogto aadaa unasiib badantahay hadaadan jooginna soomaaliya. Aad qurbokale kunooshahay soomaaliya. Aad iyada waxdhaamo waala waayay qurbo kurbooleey waaye waxaan wareer iyo cimri deg deg aheeyn mayaalo qurbo dhiig kar iyo sokor ayaa taalo qurbo raaxo mataalo qaasatan yurub magaca yurub gaalada iska leh ayakaa quruxsaday laakin silac aduunyo iyo kadeed ayeey kunoolyihiin qawoow stress fikir aaan dhamaaneeynin dhib aduunyo ugu imaaw qurbo qaasatan yurub
@@maxamudali33 hhhhhhh ma.caynkasa wan so socdaa hadaba hargiesan joogaa lkn meeshaa waa inan mar so arkaaa
Hore u gaadh wllo
@@thefearlesskibaarka9642 hhhhhhhh saw maahan
@@intafayowintafayow809 Haa kkkkk lkn yaan lagaa buuxin doonta
Documentary ga meel qeelo bdn leh yaan lagu duubin
waa run ee maaxaa ka siya
Ciiri waa cagtaa gunoole aloow colnogunaadi
Anigoo farmaajo ah ayaan dawanayaa waan idin jeclahy somalidda waa dad howl kar ah
Waxaan kala talinayaa in aad Qabyalad ku dhaqanto jagooyinka Dowlada ne aadan ubixinin ya igu Qabiil ah amba ya nacam leeye ii ah malinta qiyaamo illahay wa ku waydinayaa lafariiso mucadka dalka wa laga dhexeeya wan wada leenahay waxaan kaga digayaa kaligii Talis nimo dadka runta ku sheego dhagayso ha dhagaysan mid nacam leeyaha ah because wu ku luminayaa,
Norway the most beautiful countyr according to lonely planet
And the richest country in the world by united nation ed and the devolop countreas index and statics of each year
Soo baara
Waxaad Norway ka taqaanaan majirto
Qofkasta oo dumara oo uur qaada 8000 us dollar lasiiyaa waa qayb kamida barwaaqa sooranka aysan dalalka kale la wadaagin
Maaha waxaan sheegayo ee waa the fact.
Xaqiiqda waaye idinkuna soo baarta..
Farmaajo miyaa tahay mise kalaa tahay
Farmaajo waxaan ahay gabar aad kuu taageerto reer Marko cadey bn ahay waxaan kaa codsanaa in wax barashada lacag la aan laga dhigo ,shacabkane dhaqaalee dadka faqiirka ahna wax yar xataa alaha ka dhigee wax uu sii maxkamadane fiiro gaar u LaHood,sababtoo ah meeshaaa waa meesha ay bulshada loogu kala gargooyo qof weliba xaqiisa lagu tusiyo maxkamada dad fiican fariisii sida qeyre oo kala ah ileyn dariska kala ceLis bey u baahanyihiin
Darwiish sawdigan meeshiba bahdilay waxan oo cay ah ninyohow yakadhafaya cidi kuma jawabine sow lama joojiyo hadad nin rag ah adtahay horta cuqdadi dhulbahantay kudanbaysay waxana adkacabata 24/7 Majerten & iyo dhulka Alla kuguberay dadka wada dagtan wa qodob