Cumar Dhuule Cali 🔥Iyo Heesta "CISHQI CIDHIB DARAN" (XAAFUUN)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @AwaysElmi
    @AwaysElmi ปีที่แล้ว +2

    Qaaci iyo qaaraami is wata ugu imow Allaha u naxariistee Cumar dhuulle Cali (Cumar Mahdi)

  • @ADOONKIIRAXMAN
    @ADOONKIIRAXMAN 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wa habeen arbaca soo galayso sacaduna tahy 3dii habeenimo april.2024. waa habeen ciid ah. waxan ku ciidaya mirqanka heestan xafuun oo aad u jeclahy iyo xuska qaramka. Alle ha u raxmado Cumar dhule cali. samayn wayn ayu ku yeeshay fankiisu noloshyda. hadan youtube soo galo aniga oo aan heesihisa mid daaran kama baxo.

  • @HassanJaaburi
    @HassanJaaburi 5 หลายเดือนก่อน +1

    Omar dhuule codkiisa xaaladkasta ku sugan tahay wa ku daawo coz maanta app mgciisa yahay 2139 Lcg leyga dhacay Wan jiifan waayay Cawa sacadu wa 03:06 am midnight hada waxan daremaya nafis Alla yaraxma Aabihiisa qiirada

  • @aliabdichannel.5659
    @aliabdichannel.5659 4 ปีที่แล้ว +15

    Xaafuun iyo laac waa laxanada aan ugu jecelahay,
    Waa cali cabdi cumer jooga Hargeisa somaliland hoyga fanka.
    Saacadu waa 02:21 pm habeenimo, waa habeen axadi soo galayso, 19.07.july.2020.
    Ilaahay cimriga haynoo dhereyo muradkeena midigta haynaga siiyo.
    Like igu qabo.

    • @awaarechannel1758
      @awaarechannel1758 4 ปีที่แล้ว

      Mirqaan wacan walalo 2:20 maxaa ku soo jeediyay 🤪🤪

    • @maanragaragtemaskaxdumardh4221
      @maanragaragtemaskaxdumardh4221 4 ปีที่แล้ว +1

      Annigu laxankaan ugu jeclahay waa subciska from burco gobolka
      ragga iyo araweelooyinka🤣
      oo indr ma murqaanbaad la seexan wayday🤣

    • @aliabdichannel.5659
      @aliabdichannel.5659 4 ปีที่แล้ว

      @@awaarechannel1758 weligayba ma qayilin xaajoow.

    • @aliabdichannel.5659
      @aliabdichannel.5659 4 ปีที่แล้ว +1

      @@maanragaragtemaskaxdumardh4221 😂😂😂😂😂😂😂 xaasha, maye jacaylba la seexan waayay

    • @maanragaragtemaskaxdumardh4221
      @maanragaragtemaskaxdumardh4221 4 ปีที่แล้ว

      @@aliabdichannel.5659
      4bil kabacdi xaalku waa sidee,
      bogsiimo ma jirtaa?🏃‍♀️

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 4 ปีที่แล้ว +3

    Waah waah aad baan u jeclahay heestan. Thanks WWW

  • @sultanalishire2174
    @sultanalishire2174 ปีที่แล้ว +1

    Cumar (ahun). Mustafe Kiiko waa durbaanka. Xamar, May 1989. Waxaa loo qabtay giraantan Diiriye Maxamed Siyaad. I got the original copy from my teacher M Kiiko and posted the whole songs. Kiiko jir on joog. By Suldaan Yare

    • @maxamedjamal983
      @maxamedjamal983 7 หลายเดือนก่อน

      Halkee baad ku post garaysay heesihii cajaladaaas

  • @disisfunny88
    @disisfunny88 3 ปีที่แล้ว +3

    Zxb lyrics aawey 😍😍😍😍
    Hees mcn waaye

  • @ibrahimhassan1748
    @ibrahimhassan1748 4 ปีที่แล้ว +2

    Waayo waayihii wacnaa
    Mahadsanid wll

  • @jacaylmohamed25
    @jacaylmohamed25 ปีที่แล้ว

    Alla yaa raxmah yaa Omar Mohamuud Cali dhuulle

  • @animeyaty8977
    @animeyaty8977 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah mirqaanku wa cirka woof woof

  • @haashimbare4936
    @haashimbare4936 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan hore oo qoraal ah yaa iga caawiya soomaalaay

  • @MohamedSaid-rs8rv
    @MohamedSaid-rs8rv ปีที่แล้ว

    Alaha yarhamu
    Cumar iyo ina hallac amin yaa rabi

  • @heellolyricsqaraamyahan4174
    @heellolyricsqaraamyahan4174 4 ปีที่แล้ว +1

    Laxanka xaafuun waxa iska leh cabdillaahi qarshe eh iska sax

  • @ibrahimhassan1748
    @ibrahimhassan1748 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxan kaa codsanaya
    In aad soo geliso
    Heesaha lamaanaha ah
    Ee kuuwii hore

  • @badrudiinnuur1060
    @badrudiinnuur1060 4 ปีที่แล้ว +3

    Abihii jaceylka Aun Cumar dhuule Cali rabow Qabriga kugu janee

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 3 ปีที่แล้ว

    😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇
    ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
    AUN C.DHUULE WA GARADO FANANINTA JIILKA JAMHRIYADA2
    LAGU LEBISi DONO ALLA IDAMKI

  • @kabanle1211
    @kabanle1211 4 ปีที่แล้ว +2

    Laxanka ka bilaabmaya 12 minute wixii ka dambeeya waxa la idhaahdaa Dhaawac

  • @canpeofficial5558
    @canpeofficial5558 3 ปีที่แล้ว

    Cumarka king loves ❤️❤️

  • @abdisamedmire2955
    @abdisamedmire2955 2 ปีที่แล้ว

    يلا عمر احححح تركتنا في عصر فلادكن وغيرهم

  • @khabiirharnandez5664
    @khabiirharnandez5664 4 ปีที่แล้ว +6

    Cumar dhuule waa aabaha jacayka & waliba aabaha qaraamiga bal eeg laxamada qaraamiga ah ee uu sida layaabka leh u qaado
    Jawhara Luula
    Isku shuban
    Xaafuun
    Dhexyareey ila dheel
    Raaxeeye burcaawi
    Aroor 2
    Murug
    Laac
    Damaq
    Ciil
    Jiib
    Carwo
    Balwo
    Cosob
    Xasuus
    Soodaani
    Helee helee
    Iyo laxamo Kale oo badan waxaa kaloo soo raaca fanaaniinta
    Boqorka codka Aun
    Kuluc Aun
    Gacanlow Aun
    Maxamed Yuusuf Aun
    Faysal Cumar Mushteeg Aun
    Maxamed Jaamac laba suule Aun
    Axmed mooge Aun
    Maxamed Mooge Aun
    Axmed Cali Cigaal
    Xuseen Cali Kaahin Aun
    Fanaaniinta xaga hablaha ee qaraamiga waxaa ka mid ahaa
    Magool Aun
    Maandeeq
    Saynab cige
    Hibo nuura
    Farxiyo Cali
    Xareedo ismaaciil

    • @eidomar5754
      @eidomar5754 4 ปีที่แล้ว

      Laxanka aroor iy Xasuus oo uu Cumar qaadayo zxp meel iigu tilmaam

    • @khabiirharnandez5664
      @khabiirharnandez5664 4 ปีที่แล้ว +3

      @@eidomar5754 sxb TH-cam ka waad ka helaysaa masalan laxanka xasuus waa midka oranaya
      Inaan miyirsaday ha moodina ee maankii iga raacay baa maqane maciin saday waana ii malagoo mawdkii idilaayay magan sadaye
      Maqaariib sidii jin i malmashoo meeraystayoo waan muqlaysnahayeen
      Laxanka Aroor 2 isagoo qaadayana waa ku jirtaa inkastoysan magaca Aroor ku qor naynayn balse hadaad TH-cam ka raadisid waad ka helaysaa

    • @Newheesocusub
      @Newheesocusub 4 ปีที่แล้ว

      Aun Axmed cali haaruun dararamle ayaad ilowday inta kle waad halkeedaad dhigtay wllky fan yaqaan👍👍👍👍

    • @khabiirharnandez5664
      @khabiirharnandez5664 4 ปีที่แล้ว +3

      @@Newheesocusub aad & aad sxb Axmed Cali haaruun Dararamle Aun isna waa safka hore waliba laxamadan loogama daba hadlo
      Liilalow
      Isku shuban

    • @Newheesocusub
      @Newheesocusub 4 ปีที่แล้ว +1

      @@khabiirharnandez5664 haaa wll waa sidaad sheegtay laxamaas caan buu ku ahaaa

  • @deeqaxasan9325
    @deeqaxasan9325 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 4 ปีที่แล้ว +2

    Umad aan xaafuun oo Cumar dhuule qaadayo, ama raaxeeye oo Maandeeq qaadayso garaynayn , inaynu la midowno sow xaaraan maaha?

    • @waarimeysidewanaag8847
      @waarimeysidewanaag8847 3 ปีที่แล้ว

      Kkk JAALLOW MA FILEYN MARIN HABOWGA INTA LE'EGI!!,,XAAFUUN WA MAGALO KONFUR GOBALKA BARI KU TAAL!! CUMARNA AUN SHANTA SOMALIYED ISKA DAYE! ADUNKO DHAN BA LAGA YAQAAN!!! ALLA HA KA CAFIYO CUQDADA GOONIGOSADKA!!!

    • @abdisamedmire2955
      @abdisamedmire2955 2 ปีที่แล้ว

      Ciil maan qabeen hadey fahmyan omer gacayte mmoge

    • @shaafijeyte9021
      @shaafijeyte9021 2 ปีที่แล้ว

      @@abdisamedmire2955 Gacayte iyo Mooge adiga aqoonso, balse Cumar Mahdi iyo Tubeecba heerkooda fannaan gaaray ma jiro ee haku dhererin rag aad qabyaald kusoo riixayso.