Axmed Madoobe oo lala cararay RW Xamse oo Amray in Kismayo dhulka lala simo Xaalka o meel xun gaaray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ahmed Amxaari ma jirno ee film kale soo wadaa kaas waa sheydaan mana jirto.

  • @xoriyoabdiali3264
    @xoriyoabdiali3264 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaa kariim

  • @Sarta100
    @Sarta100 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Madoobe waa nin dagaal kula jira diwlada marka wafdi ayaa xamar tagaya si dibeda caafimaad loogu qaado taas shaki bey leedahay waxaana dowladu u diidan tahay in uu hub iyo lacag kadoo qaato madaxweynihiisa bin zaaid oo taluya asaga iyo Gurguurte iyo zDebi marka waxa la leynayo waa dhalinta xooga dalja soomasluyeed oo haysato masiibo markii dalka kuwii kagu aamunay shisheeye u sheqeetaan iyo calooshoosa.

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Maya hubuu doonanayaa hadhin̈to

    • @CabdullahiHawarwaaa
      @CabdullahiHawarwaaa 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Axmed madowe wuxuu dhaqaalo ka doona rabaa imaaraati ee ma jiran axmed madowe

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa inuu isku soo dhiibo Dowlada Somaliya iyadaa dhaqtar geyneysa

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warmadoo e maxaad ugu haaysaa yaarabo madoobe waxbuuba dilayaa wanna ladilaaye yaarabo caafimaad kiisa

  • @CaliCabdalla-lx7pn
    @CaliCabdalla-lx7pn 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Yanlqadin

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Axmad madoobe ha iska dhinto foolxumadiisa umadiii buuba isku diraye mihiiisa ha isaga xijaabto

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gaduu rabaa inuu ciidamageeyo oo uu weeraro ninja waxmagacaabaa Maa xanuunsan ha isasoodhiibo xabsina ha udiyaar garoobo iyo maxkamad

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Axmed madoobe habaar waxba uga qaadimaysaan waxaasina Waa been axmed Hela cobter Baan Saari lahayn haday runtahay

  • @Muqtarkhalif-j2h
    @Muqtarkhalif-j2h 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninyaho waxa uubaad sheegtaa wax Run. Han kuma jiro

  • @AbdiwelMohaa
    @AbdiwelMohaa 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂 war kenya ogadeen ayaa kataliyo ogadeen hadaan nahay
    Axmed gacanku dhiigle
    Anagaa qawani rabnaa eeyga
    Eeyga dhalay
    Oo iLmaha masaakiinta eh
    isku Laay naayo
    Axmed madoobe anagaa dhoowlada soomaLia u gacan galineeynaa xaaraanka i,a

  • @GaraagBoy
    @GaraagBoy 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer juubaalaan maasoodiir saan ee waaxuusoo diirsaadaay kiinya buu soo daar saadaay keenya iyo Etopiiye Waa caadoowogaa Ankaanoolaan waay naay.

  • @xoriyoabdiali3264
    @xoriyoabdiali3264 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenloow anigaa hada jooga kismaayo habaarkaagu kugu noqey diyaarad maxay sheegtaa axmed wuxuu xukumaa from kismayo to nairobi haaa haa kkkk

  • @gaaraneguure7346
    @gaaraneguure7346 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tabari waxey idin bade habaar

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doon bu kubixi Kara bada

  • @MohamedHussein-bu2qd
    @MohamedHussein-bu2qd 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Madowe akufe kwa bure😂😂

  • @ShukriMaxam
    @ShukriMaxam 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alaha cafiyo laakiin cudurku nina lamadhalan mw yaan lahabaarin gurguurteba usagu caafimaadku kuwarayey lathy 😂

  • @MudaneSayidCaliHaadi
    @MudaneSayidCaliHaadi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Been waaye shar ma qabo ee waa khiyaano Ninku caqli badanaa bukaan Iska dhig ADDIS ISKA XAADIRI AAHH

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxba kama jiraan xanuunka uu sheganayo, wagii muqdisho uu ka tagayey xasan iyo xamso wuxuu usheegey in uu xanuun san yahay markii xaalad ku timaado xanuun been ah ayuu sheegta

  • @AhmedMohamed-yu3hn
    @AhmedMohamed-yu3hn 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dufow ee boqorka habaarka ka daa adaa moodey waxna mayeelikarto waxna matari karto waxna karto ee caq xoolaha ayaa kugu jira

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhimo dheh insha allah

  • @simplysweet7523
    @simplysweet7523 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenale muxuukayahey xasandhiiqo kismaanyo nin uncah waxba

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenlow nacalaaa la been badan tahay

  • @asheekh15
    @asheekh15 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shatab eyohow Soomaliya madowlad baakajirta aaway dawladu ileenmoryani maxishoto Abiyow kaalay badayda qaado oo Axmed wuu iga adkadaye kalay ilaqabo badina laqaadey Abiina diid inuu Axmed idinlaqabto xasan madhergana waxaa udambayndona sidii Bashaar al asad oodhakhso leh insha alaah hawiye ayaana ilahay kusaladi doonaa insha'allaah sidii Caydiid iyo Caato
    hada laynkii gabdhaha ayanmaqlayaa inuu Sucudiga kasooxirtay marlabaad ileen ceblomadhinto kaasi Soomaliyana waaba'iyey isaguna waa isudhameyey xamar unukaaleh maxaalaga dhefay?hadaa xaarla dhexfadhiyaa oo dalkii laguridey god usankasoo bixikarin sodonsano dadkiina reer aakhiraad iyo kuwinolaba laqaxiyey
    reer unukaaleh aadbaan idinkuqoslayaa maxaad kahesheen birmade mie baabi'iye? Weldone
    Mr madherge
    Mr qaxiye
    Mr gabdhgade
    Mr tuugsade
    Mr dhiiqo
    Mr saxiixaaye
    Mr gacan been ah duubte
    Mr xabalaqote
    Mr dulsysane
    Mr gaal uforarsade
    Mr family gaajo
    Hada kuye airport cusub ayan dhisayaye habraha dibada jiroow shalongada sheerkusogala
    Subxaan allaah dalkii markuu noocwalba ufiiqday hawenkii qurbaha ayuu usoodhigtay hayeey dumaroow
    Yaadabaal ahoo duurka loodiraa?