Maad u deysid Dowlad Deegaanka Somalida, xagee uga daba wadaa Itoobiya? Waa fikirki laga guuray ee ina Iley. Hada deegaanka waxaa loo yaqaanaa DDS (dowlad deegaanka Somalida).
Sida reer NFD oo kele bala idinka rabaa 10sano oo sosocota ciidanka militari ga Ethiopian iyo kuwa cirka kuwa bada waa inaad 100kiiba 40noqotaan sidaas kutela gala reer DDS
Reer DDS kelmada ha ah maleshiya iyo ciidanka garka ah ha isticmalina aa aqli kudara oo dhaha ciidanka Ethiopian aa deganka marka aad gaartaan mesha aad rabtan markaas tarta aad dontaan qora lkn inta ay cudud diinu ay iska gaareyso aqli kudara oky cidna ha isku haleen aa adiga ayaa leh Ethiopian aa qaado reer NFD manta kenya iyaga ayaa leh oo weyba qaateen oo dhaqale iyo ciidanba cidna kuma dhacdo
Wll meeshan maaha Kenya oo kale. Kenya waa wadan horumaray oo dadkiisu system reer Galbeed ah ku dhaqman. Itoobiya waa meel gumeysi oo cidba cida ay ka xoog badan tahay ayey gumeysataa, marka taladada meeshan kama shaqeyneydo. Waa meel xoog iyo cabsi galin la isku maquuniyo.
Maasha allaah Doowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa kamuuqda qurux ween Ilaahay ha u saa idiyo hormarkooda.
Maad u deysid Dowlad Deegaanka Somalida, xagee uga daba wadaa Itoobiya? Waa fikirki laga guuray ee ina Iley. Hada deegaanka waxaa loo yaqaanaa DDS (dowlad deegaanka Somalida).
❤❤waxaan u ma had naqayaa Saraakiisha iyo Askartaba. ❤❤
Asc maa shaa allaah guul isku tashada soomaali galbeed ✅✅✅
Masha Allah somalia mabajro cidan sidan ohabasan guul kilinka5 viva ogadeniya❤❤❤❤❤
❤maasha Allah tabaaraka Allah
Ilaahay wiilasheena ha barakeeyo cadawgooda Ilaahay ha jabiyo❤
Alxamdulillaahi rabil caalamiin honey usocda ogadenia❤❤❤❤❤ halyay mw mustafe muxumed cagjar
Mâcha allah. Guul !!! Nolada @!!! Mudane Mustafe Nolow president.
Waaw Masha allah guuul umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
calanka qarmuun foosha xun ee itobiya naga qariya
Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉
maa shaa allaah waa idinku faraxsanahay ciidamada soomaliyeed meel walba ay joogaan .
Dad ENFD waa dad adoonsi ku jira waana dad an oo oglayn cidn gaar ah
Viva Somali Galbeed .. gumeysiga ha dhaco...free my people
iinsha Allah
Maashaa Allah Ethopia ayagaa ku filan walaahi ✅✅✅✅
❤🎉maasha Allah 🎉🎉🎉
Masha allah somalinimo wadaninimo dadkan bay kudhantahay somali koonfur iyo wuquyi iyagagiiba isku mashuulay dhalintiina kuciyaray
Abo nolow adigiyo abayashena kale dacadda ah e duulinka diidaan e nabadda jecel e cadawga iska niciyaba allaaha nila jiro amiin amiin amiin
MAASHA ALLAAH DEEGAANKII HADDA AYUU WADADA DIFAACA DADKIISA IYO DHULKIISABA QAADAY UGU YARAAN 100.000 KUN OO WIIL WAA INAAD SAMAYSATAAN WELIBA ETHIOPIA MAANTA WAA SII KALA SOCOTAA
DDSS galbeed 🇬🇶 🇬🇲 ♥️
Mansha alh ❤❤❤
Guul iyo gobonimo
Mudane madaxweyne halkaa ka sii wad dadaalka
Masha allaah Allaahu Akbar alxamdulillaahi rabicaallaamiin Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin ‼️😭❤❤❤❤❤❤❤️🕋💎🕋🕋💙💙🌄🌄🌄🌄🌄🌄🌄🌄🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎❤💎🕋💙🌺💐🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺
Waa masti in aan cidanka deganka is qoro intuu galbeedku inaga maqan yahay we are one dds
Shakiga laga qabo Ethiopia in Qoomiyad Qoomiyad burburto Deegaanka Somalida waxaan isleeyahay hadii aay hormarkan kusocdaan Doowladnimo ayagaa iskugu filan.
❤❤Madaxwayne Mustafe guulayso guulayso ❤❤
Machala
Inshallah Allah cadow hajabo nolada inshallah wilashena cadow hajabo
Manshal Allah tabarak Allah AK bar
Sida reer NFD oo kele bala idinka rabaa 10sano oo sosocota ciidanka militari ga Ethiopian iyo kuwa cirka kuwa bada waa inaad 100kiiba 40noqotaan sidaas kutela gala reer DDS
Maan shaa alaah ilaahaw kornagayeel
Clankaa Ethiopia waqtigii la dhigi lahaa baa la gaaray.
Maansha alaah
Halkaas guul baa ka dhacday waa difaac qaran
👉🏽❌🇪🇹. No more flag Ethiopia in our lands. If Oromo dropped it, Tigray dropped it, Amhara dropped; somalistate must drop that flag.
❤❤guulaysta geesiyaal ❤❤
Geeska Africa ma degano, sidaa darteed waan soo dhaweyneynaa diyaargarowgan iyo abaabulka socda.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul 💪
“Militia” kadaaya ciidanka oo ugu yeedha waxkale Ciidanka DDS ayaa kafiican in aad maleshiya dhahdaan.maleeshiya waa ciidan aan wax sharciyad dawladnimo ah haysan hogaan sharciyana lahayn tababar fiicana aan haysan.
Maanshallaah
Guul iyo Gobanimo
Guul iyo gobonimo
❤❤
Fartuunsallaad 50
War afka iska hagaaji waa maxay maleeshiyo wa ciidan kii dhaha. Ciidanka waa in ay ugargaran shacabka oo magaalooyinka hagajiyaan iskaa wax uqabso hasameyaan geedkii qalooca hatiiriyaan shacabka hataakuleyan guulaysta illaahay haidin barakeyo gulaysta
💪🏾
Very good
mustafaw intaat xilka qabatay dhiig badan baa baaqday
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
M,a waxa halkan hambalyo hambalyo hambalyo oga diraya cidanka xoga garka ah DDS iyo dhaman madaxda DDS iyo shacabka DDS dhamantod waxa idin leyahay wa Arin wanagsan in ad cidanka labadiyo sababto ah cadowgi Aya tirada kabate Marka wa in ad difacatan deganka intas kadib madaxweynaha hadalkisa iyo wxi u kahadle qofki wax garad ah oo damirkisa Jogo Wu Fahmi madaxweynaha Mel dher ayu kahadle
Malii kun
AYAGOO ETHOPIYA DAGAN AYAY CALANKA SOOMAALIYA KU CALAAMADEYSAN YAHAY SLND WEYBA INGIREYSAA IYADOO SOOMAALI KA MID AH DAWLAD DEGAANKA SOMALIDA GUULEYSTA
Maleeshiyado maxa waaye
gugugugug gugugugug
Reer DDS kelmada ha ah maleshiya iyo ciidanka garka ah ha isticmalina aa aqli kudara oo dhaha ciidanka Ethiopian aa deganka marka aad gaartaan mesha aad rabtan markaas tarta aad dontaan qora lkn inta ay cudud diinu ay iska gaareyso aqli kudara oky cidna ha isku haleen aa adiga ayaa leh Ethiopian aa qaado reer NFD manta kenya iyaga ayaa leh oo weyba qaateen oo dhaqale iyo ciidanba cidna kuma dhacdo
Wll meeshan maaha Kenya oo kale. Kenya waa wadan horumaray oo dadkiisu system reer Galbeed ah ku dhaqman. Itoobiya waa meel gumeysi oo cidba cida ay ka xoog badan tahay ayey gumeysataa, marka taladada meeshan kama shaqeyneydo. Waa meel xoog iyo cabsi galin la isku maquuniyo.
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️
Allahou rayamou aux martyrs musulmans somalies states sitte et mooyaale
❤maasha Allah tabaaraka Allah
Ilaahay wiilasheena ha barakeeyo cadawgooda Ilaahay ha jabiyo❤
❤❤❤❤