Masha allah Mudane madax wene Mustafa cagjar in badan waad ka jiftay dadkaga oo hortada lagu soo Barakiciye hadaad hada hurdada ka soo kacay soo wada xir xuduudada oodhan waayo itopiya waa lagu kala tahay ee soo xira xuduuda somaliyed oo dhan Waan ku mahad santahay mudane
Man sha allah ilaah ha daayo Lkn isku diyaariye Insh Allah dowlad gooni sidaa u noqon lahed aragti dheer ba la bahan yahay Ethiopia wax la dhaho way dhamatay isku diyaari inad dalkiin xoreystan
Guul Guul iyo Guul iyo Guul, iyo hanbalyo ku aadan ciidamada DDS ee ka qalin jabiyey tababarka kala duwan ee uu askarigu ku gudan karo waajibkiisa loo idmaday.
Jiida cidankan looga baahan yahay waa xuduudka deganka somalida inay difacaan ma aha xukunka ha sii fadhiyo abi in loo geeyo degano aysan shaqo ku lahayin sidii markii hore loo geyay deganka tigrega
Car yaa manta somaliah oo awood ciidan isheegan Kara oon ani ahayn me ogaaden ❤❤
Masha Allah guuleeysta somali galbeed 💙💙💙. From Djibouti 🇩🇯
Mansha alh wll gubtii jabuuti❤❤❤😊
Mansha Allaah Bisbimilaah caleekum guulaaysta weligiin Rabi Haaydin Xafido
Masha allah
Mudane madax wene
Mustafa cagjar in badan waad ka jiftay dadkaga oo hortada lagu soo
Barakiciye hadaad hada hurdada ka soo kacay soo wada xir xuduudada oodhan waayo itopiya waa lagu kala tahay ee soo xira xuduuda somaliyed oo dhan
Waan ku mahad santahay mudane
❤❤❤❤❤❤❤
Landhere banan degay
Ogaadeen
Waa difaca soomaali wayn
Guleysta
Brother ha dhihin Malaysia ma aha kuwan wa ciidamo qaran guuleysta dds marwalba inshallah
Mashaalaah walalayaal guul❤😊
daawlad soomaliyeed baa maanta jirin oodalkii mooryaan baaqabsataye waa lataageerilahaa walee soomali galbeed laakiin guulaaysta waayhagaagaaysaaye mooryaantan soomaliya haaysata waa lga qabanayaaye
Warunta wll insha Allah way hagaagi
Cagjar wa nin damiir leh waliba geesi ah mashallah gul ❤❤❤❤ Somaligalbed
Hadii hooyo iyo caruur soomaliyeed loo adeegsaneen wee fiican yahiin.hadii itoobiya EE unoqdaan kabaqaad wax ee faaiido malahaanaayan meel xunne wee udanbeenee ilee umadooda ayee kusoonoqdeen.nin hooyadiisa iyo walaalkiis dilaayo waxmicno malahaanaayo.
Maansha allaah guul walaalaheena Soomaali galbeed.
Man sha alaah gul dowlAda dagAANK ddģ
Saax, Mustafe Cagjar uu soo jeeda. Guul , ciddan adag sameyso somaalidana midee sidaas ayaa lagu badbaadi kara. InshaAllah khaire
Gul gul.
Mashaa Allah gull❤❤❤❤
Waa ciidamadii soomaali galbeed oo ethiopia qaramaysay.
Masha Allah My Allah protected you God bless you ❤️❤️🙏💎🕋🙏😭💙🌄🌄🌄🌄🚓🚓🚓🚓👍🚓🚓🚓👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲💯💯💯💯💯💯💯💞💯
Nabigeena mohamed ku Aaliyah scw scw
Guul ciidamada luyuuga fardo awliyo
Ciidamada itoobiyaa kujiraa calamadoodna wata
Mxa kawada wll
Bishaar awal
Man sha allah ilaah ha daayo Lkn isku diyaariye Insh Allah dowlad gooni sidaa u noqon lahed aragti dheer ba la bahan yahay Ethiopia wax la dhaho way dhamatay isku diyaari inad dalkiin xoreystan
Maxay faaiido keenayaan amxaaray dabada u dhaqaane oo canfar bay iska celin kari la yihiine
Macha Allah Guulaysta Somalidu ha noolaato
Maasha allaah tabaarakallaah
Man Sha allh
Kuwa Ku dhiirada cadowga Ethiopia Allaha Ka dhigo Wadno yeesha Iska celiya ciidanka Ethiopia
Masha aalah. الف مرة
Alle haydin guuleeyo
Mashalahla soomaadii Guul Guul Guul galbéed gadhaay Djibouti ciise liaahayow wiilasha Nooosoo naaBad ceii igy agoonabada pour 😊❤❤
Guul
Mansha alh guuuuul ciidankena❤❤❤😊❤❤😊
Guul Guul iyo Guul iyo Guul, iyo hanbalyo ku aadan ciidamada DDS ee ka qalin jabiyey tababarka kala duwan ee uu askarigu ku gudan karo waajibkiisa loo idmaday.
Mansha allah
Guul somali galbeed inchallah 🎉🎉🎉
Wariyuhu luqada hasaxo malayshiyo mahan wacidan dawladed wana boliska garka ah
Deegaanku wuxuu leeyahay ciidamo kala duwan, markaa kuwan maleeshiyo ayaa loo yaqaannaa Deegaanka xooga gaarka ihi waa liyuu booliska. Waxaa kale oo jira ciidanka rabshadaha (arbaaga), booliska caadiga ah, asluubta, taraafikada, minashiibyo iyo sirdoonka oo kala wada talis ah oo hoostagana hogaanka nabad galiyada
@@mawlidaxmadnassiraw-cali6880 walal wasax incidamokaladuwan deganku leyahay balse magacan malaysiyo baqaldan malaysiyo macnaha ujedku wacidan beled nadam iyo mamul hostagin sida macawislay kuwan dawlad waxbartay mamusha asxan darawiish haladhoho
Mashaa Allah hore usocda
raga udiyargarobay dhimashada intay nolyihin haladaryelo cagjar iyo ina qasiin kamafiicne yanay kadhigin geridu nimadan aqon iyo geljire ayay kuficantahay mel houbahan hadal kumabogsoto ina cagjar
Mudane madaxwayne xaaji biidaar ilaahay hanoo barakeeyo oo hanoo saxo oo bidcinima iyo khawaarijta wahaabiisamka ahi ilaahay haka saaro oo suni shaafici ahi hakadhigo aamiin 🤲 afmiinshaar odhaahda dhihi og oo aan awood fulineed oo sax ahi aan lahayn weeye madaxweynuhu balse balse dhinaca musuqmaasuqa mooyaane dhinacyada kaleeto madax badan oo inasoomartay ayuu dhaamaa ilaahay hanoo xafido noona saxo aamiin 🤲 deegaanka shiico iyo wahaabiyo in ay kataliyaan iskadaaye in ay kunoolaadaan xitaa xaq uguma laha mudane ee dalka qashinka kuhabsaday kanadiifi inshallah💯🇬🇶🇬🇲❣️☂️
😂 adigu masuufiyo basa ayaad muslim utaqaana takale qolyahan salifiya ciilkad uqabto muxuu yahay
@@Amiir013 Ahlusuno waljamaaca ayaan ahay ciilna anigu maqabo waa waajib diini ahi in mujasimada lanaco dadka iyo diintooda suubana laga badbaadsho bidcada juhalada murakabiinta ahi
Calankii ethiopia ku gaashaaman.
Jiid xageeya
Cidankan maliyu bolisba odeganka somalidaleh mise wamilatariyo aby balotababaray? waxankabaqaya aby dagalki tigre canfar wuxu kumalay 5degman somali idinkasinaya mantana inusomali kumalo 5tidegman idinsocelinaya amxaro ilaqabta gulahan G.sitina yihin waxlayslaogyahay
War laba biliood maxa lagu bartaa
Waa
Film 😂😂lagu sirayo itoobiya waxay qaaateen hal sano iyo badh
Jiida cidankan looga baahan yahay waa xuduudka deganka somalida inay difacaan ma aha xukunka ha sii fadhiyo abi in loo geeyo degano aysan shaqo ku lahayin sidii markii hore loo geyay deganka tigrega
Soomaaliyeey cadowga umidooba oo itoobiya iska celiya waa. Itoobiya waa qolfoof maran.
Cajar qudhadiisa Ethiopiyana yaad mooday waa Faarax macalin iyo Sh Umal oo kale siday Kenyan u yihiin Aggaa haysku halayn
❤a
Masha allah
Mashaalaah walalayaal guul❤😊
Guul