Barnaamijka Heello | Heesta Liibaan ma leh | Muna mIski | Xasuustii Saado Cali Astaan HD 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 213

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 ปีที่แล้ว +14

    الفنانه منئ مسكي أبدعت ماشاءالله .......صوت قوي , واحساس راقي , واداء متميز, ربنا يحفظك وبالتوفيق دائما

  • @adena2210
    @adena2210 3 ปีที่แล้ว +11

    Dadku khasab maaha inay isku mid noqdaan. Saado AUN si fiican bay u qaaday gabadhuna si fiican bay u qaaday labadaba qofkii dhagaystay waa heer sare dadku isku mid maaha midkii ku qanciya ku raaxayso. Gabadhuna waqti bay galisay masha allah dhaha adoo hadal wanaagsan lacag la’aan ku helaya maxaa kuu diidaya inaa qof ku dhiirigalisid.

  • @majorsalah7647
    @majorsalah7647 3 ปีที่แล้ว +13

    Heestani Waa heesta kaliya ee ay ugu Jeclayd AHN,Eddo Sado Ali, Muna Miski Waa Fanaanad Talent, Qurux , Cod iyo Deggenaan isku darsatay, Hore U soco

  • @yusufali-jc8gj
    @yusufali-jc8gj 3 ปีที่แล้ว +22

    Kooxada musikada garaacaysa waa dad taqasus gaar ah leh xagga muusikada. Astaan waxaan leeyahay odayaashaas si wanaagsan uga warqaba. Muna waxaan ku leeyahay aad baad u cod macaantahay. Horay usoco.

  • @MrDrezzy007
    @MrDrezzy007 3 ปีที่แล้ว +33

    Yessss. Finally a top class young singer who knows how to convey the expressions needed for these incredible lyrics. Lately ive seen singers dancing and happily smiling to heart wrenching words like this.
    10/10 Muna Miski. Keep going sis.

    • @abdikadirahmed9540
      @abdikadirahmed9540 3 ปีที่แล้ว +3

      Saxib hees somaali iyo af qalad oo ingiris ah ismaleh ee luqadada hooyo kor u qaad..otherwise promote yr language...

    • @faizam523
      @faizam523 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdikadirahmed9540 Oo adigaagan isaga ku canaanaya inuu afsoomaali wax ku qoro maxaad dhaantaa sowdigan is dhexqaadey Somali iyo English! sheekadaadu waa "Waraabeba waraabe canaaney" ama "Maroodigu takarta isaga fuushan ma arkee ka kale ta fuushan buu arkaa" Adigu horta isa sax.

    • @progamergamer4822
      @progamergamer4822 2 ปีที่แล้ว

      indeed

  • @abdifitahmohamed5327
    @abdifitahmohamed5327 3 ปีที่แล้ว +3

    Bilaa calaykum eega kooxda garaacayso waa qubaro Asal Ah idil ahantood heesta waxa dhadhanka u yeelana waa ayaga

  • @mowlidabdullahi3916
    @mowlidabdullahi3916 3 ปีที่แล้ว +14

    Cafaa caleyk munooy waad dhigtey inta yer ee qaafiyada ah wad iska sixi doontaa lkn waxad la timid geesinimo iyo cod sixir ah mahadsanid astaan group

  • @mohamedibrahim4987
    @mohamedibrahim4987 3 ปีที่แล้ว +3

    Somali talented young Singer,Muna-Miski.Astaan,Thanks for your efforts of revatalizing old somali songs.....Muna,you did it well.You are appreciated.Keep it going wl...

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wallee waad agdhigtey muneey 10/9 kusiiyey

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 3 ปีที่แล้ว +19

    Allaha u naxariisto "saado qurux" cid gaari karto majirtee😪🤲

  • @najiibabtidoon7396
    @najiibabtidoon7396 3 ปีที่แล้ว +2

    Kooxda musiga Garacesa caadi mahan Aad aye udiyarsan yihin muna miski cod & Qurux Rabi wakusiiye Boqorada

  • @mustafeMS
    @mustafeMS 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan marka hore erayada heesta waa xifdi
    Nin xareed ladaabtaa marbuu libiq cantuugaa Libiq waa biyo dhaaqo ah
    Codkaagu waa ok kooxda music tumaysa 💯

    • @caliismaaciil336
      @caliismaaciil336 3 ปีที่แล้ว

      Lidiq weeye maaha libiq kala saar D iyo B.

  • @mohamedaminali6594
    @mohamedaminali6594 9 หลายเดือนก่อน +1

    الف سلام وتحية للمغنية / مني مسكي … ول سادة على ورسمي مليون رحمة ومغفرة.

  • @mubaarikkobre7471
    @mubaarikkobre7471 3 ปีที่แล้ว +7

    Hooyo saado cali warsame illahayow janadii ku gee

  • @MrMooris7
    @MrMooris7 2 ปีที่แล้ว +1

    What a wonderful song. Such songs live forever,this song is so catching. Still love this legendary song with this amazing singer.Love Love from Holland.

  • @dalsamemotivation8808
    @dalsamemotivation8808 3 ปีที่แล้ว +5

    Wow hees inaga nagu weyn
    Ereydada:aadan tarabi
    Codkii:sado cali waramee
    Adiguu kula laday nabad
    Kul unbey lugtaada libin kuu tilmaamtaa
    Axsan hees

    • @abdimuse5468
      @abdimuse5468 3 ปีที่แล้ว +2

      Luxudka kuu Tilmaantaa...

    • @dalxisiyowaayoaragdalxis5208
      @dalxisiyowaayoaragdalxis5208 3 ปีที่แล้ว

      Mar mar waxa is dhaha Aun saado Cali waxay ku nooleyd usa 🇺🇸 Minnesota waxay lahayd gaadhi bmw bay wadaday iyo guri house 🏡 ay Lee tahay dhoowr jeer ba gurigeeda hor maray iyo hees kan markan maqlo Aun saado Cali iyo sidi moqdisho lagu dilay Aun qaranimo somaliyeed bay raadinaysay

  • @faisalmuumin7782
    @faisalmuumin7782 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaw of caleek Nice Songs and Old School kooxda Caadi Maahan weliba Ninka Turumabada walee Dadkii hore Caadi Maahan

  • @maxamedaar3153
    @maxamedaar3153 3 ปีที่แล้ว +1

    bahda saxaafada waxa xaga fanka ugu horeeya ishqiyaasak wa Muna yar inaba caadi maaha iyo bahda music macaan tumeysa naaxiyadii xasan gareyd allaha u naxariisto maamo saado cali warsame

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 ปีที่แล้ว +8

    Muna Miski Fanaaanad Cod Wanaagsan Keep Going My Queeeen .

  • @cabdicaynab4877
    @cabdicaynab4877 3 ปีที่แล้ว +11

    Muno aad ayaad u codmacaan tahay keep going

  • @abdiali8227
    @abdiali8227 3 ปีที่แล้ว +3

    Maashalah wariye Muna Alah ya xifdhk # love ayaan kugu u hav million talents sis keep going

  • @Short_factz
    @Short_factz 3 ปีที่แล้ว +7

    Wow wow amazing voice with amazing music 💫😘

  • @korontostudio5448
    @korontostudio5448 3 ปีที่แล้ว +7

    Muna Miski heeso badan oo ay soo cusbooneesiisay bay i jecleesiisay runtii, aad baan u taageeraa gabadhaan fariidka

  • @abdiomarimohamed6626
    @abdiomarimohamed6626 3 ปีที่แล้ว +3

    Muna You are a killer voice and style!! :)

  • @shaaficiabaar3643
    @shaaficiabaar3643 2 ปีที่แล้ว

    Barnaamijka Heello waa mid heer sare ah runtii, waana mid dib inoo xasuusiyay heeso maankeenna iyo maskaxdeenaba ku wayn. Bahda Astaan TV aad baan ugu bogaadinayaa barnaamijkan. Kooxda miyuusigga tumaysaa waa hiboolayaal dhab ah oo aan iska yeelyeelayn shaqada ay hayaan. Waxa iyana cajiib leh codka macaan ee dheddigga ah ee Muna-Miski inoogu qaadayso. Alle ha daayo.

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 7 หลายเดือนก่อน

    Heesta waa Qaraame Quburada Tumeysa Waa Asal Wafasal waana Xasuusta Saada Allaha u Naxareesto Munna Miski waa Cod Macaan

  • @xamadaibrahim9276
    @xamadaibrahim9276 2 ปีที่แล้ว +1

    From sudan and i like somli musik ❤️❤️

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 3 ปีที่แล้ว +7

    Muna Miski waad so baxday waaaaaaw KEEP GOING

  • @Moa353
    @Moa353 2 ปีที่แล้ว

    Oh My God, I really enjoy this beautiful voice, with so emotional song. Alla Ya Cizak Munooy

  • @abdiomarimohamed6626
    @abdiomarimohamed6626 2 ปีที่แล้ว +2

    OH! Beautiful Muna Miski!! Special talent!! :) :) Your cool is amazing!!!

    • @faizam523
      @faizam523 2 ปีที่แล้ว

      "Your coolness is amazing"👍

  • @djimos9058
    @djimos9058 2 ปีที่แล้ว

    Waaw xasuustii saada cali warsame allahyarxamu waydul dhigtiey muna miski cod iyo jaamal bey iskudarasatey

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 3 ปีที่แล้ว +2

    Muna miski waa ka baxsatay war caadi maba ehee ilaa hada heesta waan ka xiiso dhici la,ahay

  • @mahdiabdillahirabile9975
    @mahdiabdillahirabile9975 3 ปีที่แล้ว

    Midhaha wax Badan ayaa kaa Qaldan iska sax keep going ayaa dadka lug goysa ee iska sax

  • @ckgaruun2011
    @ckgaruun2011 3 ปีที่แล้ว

    Muna Misk, the one and only. What a beauty both physical and voice. Nuna Misk halkeedii ayaad dhigtay, walee ileyn dadbaa nool. Fanku weli ma dhiman....

  • @justnow7263
    @justnow7263 ปีที่แล้ว

    Jah 😮.
    Waar waxa yari cod wacanaa.
    Maansha allah

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 3 ปีที่แล้ว +1

    Show muna iyadoo fanaaniinta wareysaneysa arkayaa! Ileyn waaba fanaanad taagatey oo fanka dhaxal u leh. Koley keep going oran maayo laakiin halkeedii bey dhigtey 😆

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 11 หลายเดือนก่อน

    Muna waad cod macaan tahay walaashay , come in hargeisa please❤

  • @mohamoudibrahim8153
    @mohamoudibrahim8153 3 ปีที่แล้ว +1

    Kooxda Astaan tv aad baa ugu mahadnaqayaa heesahii ayay dib u soo nooleeyeen

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 ปีที่แล้ว

    Waad isku dayday but this song it's very difficult keep going younger Lady

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt 2 ปีที่แล้ว

    Kooxdan waa koox yar oo fiican. Ragga muusikada tumaya waa macallimiin.Aad baad ugu mahadsantihiin fankii lumay ee aad soo noolayseen. Bartaa ka wada. Dhaqanka iyo fankaba Ilaaliya walaalayaal.

  • @seexiyeahmed6575
    @seexiyeahmed6575 2 ปีที่แล้ว

    waa layli waayuhu layal maaha marka hore waa lurka kuu tilmaantaa marka danbe waad saxday gala xareed ladaabtaa marbuu lidiq cantuugaa

  • @amiirkaumada9957
    @amiirkaumada9957 3 ปีที่แล้ว +1

    Alayacizak xasuustii Eedo saado cali Warsame nooloow Muna miski

  • @SuperMan-kv8fy
    @SuperMan-kv8fy 2 ปีที่แล้ว

    ASC WAAN KA HELAY GABARTAN QURUXSAN M.TABARAKALAAH

  • @abdihamidmohamed98
    @abdihamidmohamed98 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂 qofta funny waaye wlh

  • @husseinmiami
    @husseinmiami 3 ปีที่แล้ว +2

    Beautiful voice. Xasuus saado Ali.

  • @siciidxiin4821
    @siciidxiin4821 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah yaa raxmak mmo saado

  • @mohamednoor3217
    @mohamednoor3217 3 ปีที่แล้ว +4

    Www astaan hol fcn baad fanka u haysaaa qofkii astaan takersan lik

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +42

    Erayada heesta baydka hore waxa alifay *Aadan Tarabi Jaamac* baydka danbana *Xasan ganey* sidaa daraadeed sida uu xeerka fanku yahay waxa iska leh qofka bilaabay baydka Hore
    Laxankuna waa Xassan Great
    Heesta waxa ku jira erayada loo yaqaano "Awaadh" ama "guhaad" wata la dhoho hebel wuu is guhuudshay
    oo ah in uu Qofku Wax Saadsado
    Saaado Cali (AUN) Qisada Heestu yadi ayay dib ugu Soolabatay
    *Adigoo ku ladaya nabad*
    *Kol kol bay lugtaadani*
    *Luxudka kuu Tilmaanta*
    Iyadoo maraykan ka Timi ayay wadkeedi Muqdisho Igu dhex Timi !!

    • @abdifatahmohamed4409
      @abdifatahmohamed4409 3 ปีที่แล้ว +2

      “Cawo Cumar”
      Wadku baaqan maayee, allahayoow innoo naxariiso🤲
      Aad baad innoogu faah fahisay
      Waad mahadsan tahay wallo👏

    • @ahmedadem1829
      @ahmedadem1829 3 ปีที่แล้ว +1

      Walahi wa run qisadan ilahow unaxariiso amin iyada iyo inta islama.dhimatayba

    • @fayzayusuf3240
      @fayzayusuf3240 3 ปีที่แล้ว

      Sax wall

    • @Shimba-uh2lx
      @Shimba-uh2lx 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc. Cawo. Waxaan kaa soo salaamay Jarmalka. Saan filaayo Afki Hooyo waad ku fcnthy. Ee Walaal heesta Xoodaamo ee Cabdi Tahliil ma jilcin kartaa erayada adag ee ku jira. Mahadsanid.

    • @safiyahassan9308
      @safiyahassan9308 3 ปีที่แล้ว

      Asc walal qofna ma oga meesha uu ku dhimanayo somaliduna waxay heesta ka hor tidhi qabrigu ma socdee qofkaa socda, ok saado ama heestu ma laha anigoo ku laday nabad kol kol bay lugtaydani luxudka ii tilmaantaa marka waa malahaaga. malaa

  • @abdirahmanmohamed3303
    @abdirahmanmohamed3303 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle naxariistiisa Hasiiyo Saado Cali Warsame.

  • @cabdisalaanjeelle9987
    @cabdisalaanjeelle9987 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah
    Cod Macaan ayaa leedahay Muna Miski

  • @abuqardirmohamed9206
    @abuqardirmohamed9206 3 ปีที่แล้ว +1

    Mudo kadib oo heesihii hore oo midba mida kale ka macaantahay oo live musig aad ayaa umahad santihiin waqtiga aad galiseen

  • @hassanmohamedegue9762
    @hassanmohamedegue9762 10 หลายเดือนก่อน

    Très belle voix.

  • @khadarahmed3084
    @khadarahmed3084 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa midhihii adan tarabi jamaca iyo codkii sado ali warsame

  • @abdisirajabdi5420
    @abdisirajabdi5420 2 ปีที่แล้ว

    Keep going sister cod mcn ayaad leedahy 🥰🥰🥰

  • @hodonfaahiye4885
    @hodonfaahiye4885 2 ปีที่แล้ว

    Xasuustii saado cali alle yaraxma
    Waa hesahada hestaan ugu jeclahay
    Muna miski waa dhawaysay
    Qalabak quruxda wajiga dagan
    Caadi maha

  • @saadsamatar3002
    @saadsamatar3002 ปีที่แล้ว

    Pure joy, keep up walaashey💜

  • @bashirsharif7069
    @bashirsharif7069 3 ปีที่แล้ว +2

    Really I like it 100%❤️❤️❤️

  • @VivaWNP143
    @VivaWNP143 5 หลายเดือนก่อน

    heestan markaan maqlo walahi ilmaa iso qabata waan istaagaa hadaan socdo hadaan hadlayana waan aamusaa

  • @abdullahimohamedcoloow2952
    @abdullahimohamedcoloow2952 3 ปีที่แล้ว +1

    caadi maahin kooxdaan tumitaanka qalabka laguma gaaro waxa xarakada u yeelayo heesta waaa ayaga.

  • @hassanaideed1435
    @hassanaideed1435 3 ปีที่แล้ว

    Astaan tv,fanaanada miski,kooxda muusikada iwm waa mahadsantihiin

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaaaaaw muno miski go on nice voice ⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘

  • @johnabraham681
    @johnabraham681 ปีที่แล้ว +1

    Natural music 🇸🇴🇪🇷

  • @odayqaraami2165
    @odayqaraami2165 3 ปีที่แล้ว +2

    heesaha markuu cumar seerbiya soo kala xuli jiray qof matali karana la raadin jiray ayaad qarssmiga wskiil ka ahaydeen lkn cunug kasto inuu waxuu rabo iinla imaado oon uga qab siisaan hoos ayay idiin dhigaysaa
    come on astaan

  • @boqorhanad7104
    @boqorhanad7104 3 ปีที่แล้ว

    Muna miski waxay ku fcnthy heesaha kabanka ah soo badi xasuusaha saado

  • @kaysemaxamed1675
    @kaysemaxamed1675 4 หลายเดือนก่อน

    Inanta erayada halaga soo saxo

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allh wllshy muna miski horay usoco

  • @Zr-Muparik_
    @Zr-Muparik_ 2 ปีที่แล้ว +2

    Rest in Peace Maamo Saado Ali Warsame 😭

  • @maalikcadow1853
    @maalikcadow1853 3 ปีที่แล้ว +1

    allow Saado u naxariiso

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 2 ปีที่แล้ว

    Astaan my Cable ❤️

  • @dalxisiyowaayoaragdalxis5208
    @dalxisiyowaayoaragdalxis5208 3 ปีที่แล้ว +2

    Saado Cali warsame Aun libaan maleh aduun

  • @abdimuse5468
    @abdimuse5468 3 ปีที่แล้ว +5

    Erayada Heesta Fadlan iska Sax.
    Waxaad Tidhaahdaa:- Ka Xareed Ladaabtaa Mar buu Lidiq Cantuugaa.
    Caashaqa. Lurkiisii, Laan deyrihiisii.... Mahadsanid

    • @mowlidabdullahi3916
      @mowlidabdullahi3916 3 ปีที่แล้ว +1

      Heestaa waxaa curiyey laba abwaan oo qaaliya ah xasan ganay iyo tarabi waxaa si hagarla aaneed ugu luuqeeyey naxriistii jano ala hasiiyee saado ali warsame
      Muna miski wad dadaashey runtii lkn deelqaaf yer aya kugu jira ee iska sax
      (ka xareed la daabtaa mar buu lidiq cantuugaa) iyo meesha kale aad tiri lagdeymihiisi sida saxda waa laandeyrihiisi mahadsanid cod macaan geesinimo

    • @cismaanmohamed363
      @cismaanmohamed363 3 ปีที่แล้ว

      Waa erayadii abwn aadan tarabi haa erayo khalad ayey ugu dhawaaqdey way ku jiraan

    • @ELMANSSON
      @ELMANSSON 3 ปีที่แล้ว

      soomaaliyeey kaalaya cabtooy miyaad kulligiin tihiin?
      Heestii qaaddaybee goormay iska saxaysaa? ma dib usoo qaad baad leedihiin?
      War idinku af-soomaaliga iska saxa.

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 ปีที่แล้ว

    Caashaqa lurkiisii laandayrihiisii wali kama ladnaanine wali wali waan u liitaa

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 3 ปีที่แล้ว +1

    ereyadii abwaan aadam tarabi jaamac iyo abwaan xasan ganey laba nino culus

  • @mustafeahmedhurre9178
    @mustafeahmedhurre9178 2 ปีที่แล้ว

    Eeshqiyaasak Cod wanaagsan balse kelmedaha heesta sax ugu dhawaaq baayo

  • @husseinbashi6075
    @husseinbashi6075 3 ปีที่แล้ว

    Wow this is the real somali songs

  • @deeqofaaraxalasow2617
    @deeqofaaraxalasow2617 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaw best zong Muna Miski

  • @abdirahmangelle8669
    @abdirahmangelle8669 3 ปีที่แล้ว +1

    Muna 💯💯💯💯Keep going

  • @abdillahiisse
    @abdillahiisse 3 ปีที่แล้ว

    احلي صوت......

  • @digriyowkhaliil5507
    @digriyowkhaliil5507 3 ปีที่แล้ว

    Wariye sare + fanaan sare kuwa qaba hadaa hadli kartit waad hesi karta isjira hee sidaa ma ahee qoftan bey gaar utahay sis hore usoco walashey somaliyeed idin jeclahay ❤️

  • @nafisamohamoud852
    @nafisamohamoud852 3 ปีที่แล้ว +1

    Muna soo nooleenta fananka ayee qeyb ka wadaa noloow

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 3 ปีที่แล้ว +7

    Xooga waad dagdageeysaa erayada waad khaldeeysaa lkn ma cod xumid

    • @malmo4235
      @malmo4235 3 ปีที่แล้ว

      Iska aamu oo iska naso deg deg baas aduu kujiraaaye

  • @sadaamibraahim8936
    @sadaamibraahim8936 3 ปีที่แล้ว

    Sado cali ilahay haw naxaristo waxay ahayd fananed isku darsatay cod iyo qurux

  • @saleebaanabdisamad2990
    @saleebaanabdisamad2990 3 ปีที่แล้ว +3

    Liibaan ma leh adaanyadu weeyaan😂.
    Muna miska fanaanad buuxda.

  • @salaamocabdalla5064
    @salaamocabdalla5064 3 ปีที่แล้ว +4

    Lafoole maxa ugu dhagantihin so daya sa usugaye wa idalisen wlh

  • @kingmohaz1192
    @kingmohaz1192 3 ปีที่แล้ว +2

    The best covered song

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 3 ปีที่แล้ว

    Muna caadi maahan heestaan
    Runtii fanaanad aad ujeclahay Ayaa tahay heestaan aad iyo aad ayaa ujeclahay

  • @ayaanbilanabdikarim
    @ayaanbilanabdikarim 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha uu naxristo

  • @Mohamediniho.usa2
    @Mohamediniho.usa2 3 ปีที่แล้ว

    Muna miski halaydoono nin cayr ayaale ah marabtaa ragii gaysiyaasha kasoojeeda

  • @guudxun585
    @guudxun585 3 ปีที่แล้ว

    Heesta lyrics ayaa u baahna astaan TV

  • @waxar95
    @waxar95 3 ปีที่แล้ว +1

    Loox iyo Qaddiisu dheh, Qarkiisu maahane, wah

    • @happyahmeth361
      @happyahmeth361 3 ปีที่แล้ว +1

      Qaddiisu maahee qadkiisa dheh adiguna

    • @hassanomar8890
      @hassanomar8890 3 ปีที่แล้ว

      Adaa qaldan ee inantu sidee tahay ayeey heesta ugu dhawaaqday

  • @foziarakotobe200
    @foziarakotobe200 ปีที่แล้ว

    Qaaci show ❤❤❤

  • @fardawsasayleci1005
    @fardawsasayleci1005 ปีที่แล้ว

    Heesta erayeedada badh dhan baa qaldan

  • @yuusufabdirashiidosmaan4610
    @yuusufabdirashiidosmaan4610 3 ปีที่แล้ว +2

    Haanta aad ka lulato maahan ee waa haanta aad kululatana.
    Caashaqa lurkiisii lagdaymihiisii maahan ee waa lendeerihiisii.
    Kan xareed ladaabtaa marbuu lidiq cantuugaa.
    Heesta qaafiyadeeda iyo hab-dhaca ereyadeeda iska sax fadlan.

    • @thesouthsidegirl9463
      @thesouthsidegirl9463 3 ปีที่แล้ว

      Ado mahadsan walaal erayda heesta no soo wada qor wanka helay. Tankale way cod macaantahy Muna kaliya erayada aya qalad yari ku jira waayo mawada xifdisana

  • @Bocor65
    @Bocor65 3 ปีที่แล้ว

    Xusuustii saado Cali waayo waayo.

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 8 หลายเดือนก่อน

    Musik waw khubaradii waaweyned baa is heshay……..

  • @abdisalanhassan3196
    @abdisalanhassan3196 3 ปีที่แล้ว

    Gabdhu waa soo dhoweeysay heesta

  • @abwaanbaruuguurebaruudguur742
    @abwaanbaruuguurebaruudguur742 ปีที่แล้ว

    Aaway faraysta yaashii soqabta farka meshakujira

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramadaanka barnamij fiican nosodeya😀

  • @IbraahimHaji04
    @IbraahimHaji04 3 ปีที่แล้ว

    Oo Gabadhaan wariyaan ku ogaaye Goormay Heesihiina ku Darsatay 💯

  • @abdirashiidali5219
    @abdirashiidali5219 3 ปีที่แล้ว

    Fanaanad miyaa codka m.a😘😘😘