Daawo:Barnaamijka Madasha Hal-Abuurka Iyo Abwaan : Xasan X Cabdillahi ( Xasan Ganey) - Part - one

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 41

  • @aliismail8049
    @aliismail8049 6 ปีที่แล้ว +3

    Maraajika madasha hal abuurka iyo heesaagu.waa asal.waah yaa weriye abiib iiman xassan

  • @calisaleban4501
    @calisaleban4501 10 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allaah Xasan X.C/laahi Xasan, marar badan baanu wada sheekaysanay, Wuxuu ku cad yahay Hal Abuur weliba wuxuu Cid walba dheeryahay qaabka Farshaxanka ah ee uu Suugaanta u sameeyo.

  • @abdiqaniibrahim5174
    @abdiqaniibrahim5174 5 ปีที่แล้ว +8

    Qaarbaa kule waa abwaan somalibuu ahaye qabiil buu noqday markii jeelka lagu gurayay iyagoo heesaha ugu khatarsan 9 iyo 5saneedd xidhayseen mxay ahaayeen

  • @xamseismail9106
    @xamseismail9106 2 ปีที่แล้ว

    Xasan ganey ayaan wataa

  • @baxarofficial9886
    @baxarofficial9886 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasan ganaey waxa uu ixasuusiya dhaqanka

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 3 ปีที่แล้ว

    al meesha abwaan hadraawi aya fadhiya macaal

  • @HassanYuusuf-p9z
    @HassanYuusuf-p9z 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan abwaan
    9:13

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 ปีที่แล้ว

    Yaasiin aburaas watch

  • @dilachanelpro4464
    @dilachanelpro4464 3 ปีที่แล้ว

    Ganey baan wataa

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 ปีที่แล้ว

    ⚽️⚽️⚽️🏄‍♂️🏄‍♂️🏄‍♂️dhug🚴‍♂️🚴‍♂️🚴‍♂️dhugleey.🚴‍♂️🚴‍♂️dhuuldheer.maribaa..yaasiin

  • @sheekhabdillahi7318
    @sheekhabdillahi7318 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhijaamu waa meelo biyo qabad ah ama godan sida galgalin o kale

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      Waa jidhaamo ee .maaha dhijaamo

  • @mohamoudhajimohamed6761
    @mohamoudhajimohamed6761 5 ปีที่แล้ว +2

    waa ka xumahay abwaan soomaaliyeed ayuu ahaa balse markii danbe waxa uu raali ka noqday in uu noqdo abwaan reer

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 5 ปีที่แล้ว +7

      Ma geed soomaaliyeed la yidhaa baa laga soo jaray miyaan ilaahii abuuray reer ka dhigin waxyow bukaa sowkii afwayne reer noqday soydinkii deegaankiisa dhulkiisii iyo dadkiisii oo dhan reerkiisa allah ka dhigay ku laynayay sowdigaa xiqdiga reerkiinu reerkiisa u qabaan u duudsiyaya reerkiisa isagana quudhi waayay xageed nin iyo reerkiisa asalkiisa ,dhiigiisa, haybtiisa allah ka beeray u kala qaadaysaa munaafaq #1

    • @mohamoudhajimohamed6761
      @mohamoudhajimohamed6761 5 ปีที่แล้ว +1

      asal hargeisa abwaan xasan ganey waa abwaan keeni dhaqanka somali oo dhan macalin ayuu u yahay meelkasta oo ay joogaan koonfur waqooyi jabuuti itobiya kenya xataa dadka afsoomaaliga yaqaan ee soomaali aan ahayn abwaan ayuu u yahay aniguna kama xumi inuu reer ka dhashay ee si qaldan ha ii fahmin

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 5 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamoudhajimohamed6761 haye walaalkay waxaan uun diidayaa sidaad qabiil ugu riixday umanaad jeedin baan u malaynayaa ana waxay iga ahayd xasan iyo kuwii kaleba laguma karaamayn murtidoidii halgankoodi dhaqanka iyo wadaniyada xornimadii 1960 kaga soo qabo ilaa kacaankii hadana imisa jeer baa la xidhay iyagoo loo nisbaynayo kaliya qabiilkooda bal cabdi qays hadraawi gaariye ahmed.s bixe huryo iyo qaar kaloo badan ilaa labaatan jirow qaar baa 9 sanadood xidhnaa sida qays hadraawi 5 maxay galabsadeen hees baad samaysay aan kacaanku jeclayn come on wali ma aragtay abwaan kale oon isaaq ahayn oo sidaa loo galay una fiirso heesahaa ama ruwaayadahaa gabayadaa waa kuwa ugu mudan ee soomaali kasta taabanaysa dawlad kasta dabaqaysa dhaliisheeda xasan ganey murtidiisa iyo kuligoodba markay curinayaan aniga ama intooda uun maskaxda kuma hayaan waxay madkaxda ku hayaan markaa soomaali kasta ana xumaan hayga fahmin walaal khayr baan kuu rajeeyay

    • @selfieboychannel8338
      @selfieboychannel8338 5 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamoudhajimohamed6761 waad kusaxantahy aragtidaada abwaanka waan jeclahy lakin inu abwaan reer noqdo wey ila qaldantahy

    • @mohamoudhajimohamed6761
      @mohamoudhajimohamed6761 5 ปีที่แล้ว +1

      @@selfieboychannel8338 waqtigaa sxb keenay ee xaqiiqdii waa abwaan weyn oo suugaanta soomaaliya ku xusan

  • @dark_energy500
    @dark_energy500 4 ปีที่แล้ว

    🙃🙃

  • @anisaabdule3495
    @anisaabdule3495 3 ปีที่แล้ว

    4:54

  • @apdirohmankaizeh4945
    @apdirohmankaizeh4945 10 หลายเดือนก่อน

    2023/9/25

  • @mihinaxmed9797
    @mihinaxmed9797 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansada kurkaan kahaya jacayl aan uqabo darteen

  • @user-ls5ed6hw7s
    @user-ls5ed6hw7s 2 ปีที่แล้ว

    👏👏👏👏👏👏❤❤❤

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 5 ปีที่แล้ว +3

    Car yagaranaya dhijamaha?

    • @shaakiraxmed7819
      @shaakiraxmed7819 5 ปีที่แล้ว

      waa balli

    • @abdiqaniibrahim5174
      @abdiqaniibrahim5174 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa meelaha yaryar ee godan

    • @daadproduction6574
      @daadproduction6574 3 ปีที่แล้ว

      Waa meelaha biyuhu galaan oon ahayn meel hore u samaysnayn balse ka samaysma roobka iyo raxmaadka

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 ปีที่แล้ว

      dhijaan wa meel godan o biyuhu galan lkn bali iyo ceel midna maha dadna ma qodin

    • @dilachanelpro4464
      @dilachanelpro4464 3 ปีที่แล้ว

      Waan garan

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 ปีที่แล้ว

    Ubax.=tuse.
    Curiye.la.tilmaansade../maaha

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 ปีที่แล้ว

    Abiib.ubax.meel.ubax.cas.baad.jooogtey.sawirka.waaa.la.fasiri.karaa

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 ปีที่แล้ว +1

    Ubax??????.waxaaan.ahey.///.wadiga.dugsuyada..wadada>>>>______lasoo.maro____________🌹🌹🌹ubax.laga.waraabshooo.

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 ปีที่แล้ว

    Dhafaruuurbislaatey...malab//???anaakuu.fasiri.....???🎯🎯🎯malab.goob.noocana.buu.kugu.hagayaaa.eee.garta///garanwaaa ...gold best...ha.necbeysan..yaasiin