Subxanaallah ilaahow u naxariiso walaalaheen, waa ciidankeenii qaranka somaliyeed in qabiil loo dilo ma ahayn, waa xanuun wiil somaliyeed oo inuu ciidan noqdo ,difaaco qaranka somaliyeed in sidan loo dilo ,iyagoo darayskii qaranka somaliyeed xiran in qabiil loo dilo ,waa dhamaadkii dawladnimo
Illaah umadan hakala maslaxo waa argaagax iyo dhibaato dadkena qaar ay isku hayan subxanallaah. Dad xanuunsan oo hub wata aya umadi kudhax jira ale ha caafiyo amaana ale.
Cawa xawadla hada nahay wa hbn madow wilal an dagal kula jirin inad xabad afka ka galiso wa xanun waxan halkan kala hadala besha xawadle plz yushedan ku qadin ha dilin wiala kale oo abgal ah adinko rabo aarkosi wayo wilashas wax danbi Malaha kuwa dilay un ugaarsado aana qabil haku dilin wil An ku dilin😢
Wil abgal meey dileen rer tolkey aaana qabil cml sorry wlh waxan didana bey sameyen ma ficno qof an waxba ka samen ina u disho aana qabil abgal xly wey na dulmiyeen ilhey waxan ka rajeyna kuwa dilay bes in la dilo an loo dilin rag kale an danbi laheyn
Walahi wan yaab iyo naxdin joogto ah😭Aniga wan yaabaye Dadkaan Diinta muslimka sow kuma dhalan oo laguma korinin?Qofkii Qof dilo dulmi ku dilo Cadasbtii Allah sugeyse Qalbi cabsoodo ma le miya?Xata aawey bani adenimodii Qof an kugu taagneyn la dilayo Waalidiinti dhalay ka nixi😭Wadankaas dagi maayo.Alow ada no maqan.
Ilaahay SWT ha u naxariisto dhamaantood, Marti la jecelyahay Alle haka dhigo, cadalad inay helaan ayaan Alle ka rajaynayaa, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah🙏😢
@Heimatar ninkii sojoog laga wayo so jiifa laga hela buu buuniste macabsano cadaw noma hanjaba inta ladhageesta qabiilba toog la kuba sarana mar gaaljecel kubood mar ceyr kubood mar burale kubood maxey kadheefeen natiijade eey kadhaxleen manta wa taas ragan waxa dhilay generalka rer hiiran madaxiisey cawa oo dhinteen
Waxa quus ka dhigay Somalia Xasan dhiiqo. Yaa ku dhahay Somali qaar baa qabyaalad ka badbaaday. Alla maxaad iska hadashay. Somali aan heshiis ahayn oo dunidana aan heshiis la ahayn ayaa Xasan dhiigo inoo sheegay.
Asc Hadii ay baxsadeen aduunka korkiis ogow alle ayan laga baxdan waana la horgeyn doona alle swc una sheeg dadkaas inay galen xuquuqu naas ilaahay ma cafiyo xuquuqu naas
Ninkan hadlaya Maxu meel xun so taagna ma kinin bu ku sexda tolow anigu dhibka inan maqlo ama arko ma jecli asaguna meel dheer gaarsii bu ku leyahay yaaaahuuuu
War hadan inaga is leyno wadankani yaa umaqan waxani cadi ma aha waxaan u maleyaa inaan sixranahay war illahay haloo noqda xariga alle aan qabsano cidkasta oo dhig muslim dulmi ku daadiso ha ogaado iney illahay cab kulul u diyaariyey uuna ku waarayo beri qabiil waxba kuma tari doona shalay ayaana kuu danbeysa
Canaalaa Abihiin ku yaal soomaali jaahil sanaa oo cawaan sanaa waxan ku talin lahaa dadkan soomaalia degan wa dad cawaan ah Diin Aan la heyn Diin ka dhig teen qabiil oo ay caabudan Diin ahan u cabudan qalbiilka wa in dalka soomaalia lo kala qeyb biyaa Kenya 🇰🇪 iyo Ethiopia 🇪🇹 soomaalida wa dad cola dhaqato ah cawaan ah Diin been Ama is laam nimo been ah is ka sheegta Diin tooda ay tahay qabiil mana is maamuli karan soomaali nidaam ma samey san karaan dowlad ma dhisan karan wa dad xoolaha xitaa ka sii liita wa in wadamada dariska la ah soomaalia ka faaideystan dhulka qeyradka badan Ee soomaalia oo ay qeyb sadan Kenya 🇰🇪 iyo Ethopia wa in dadka lo taliga qolada is waal waasha Ee dhahda wan dagala meyna midh yaan laga reebin hala xasuuqo inta so harto hala gumeysto dalkana ha ka faaideystan kenya 🇰🇪 iyo Ethopia
War walaalkaa maxaad ku dileysaa xooga walaalkaa aad u haysid maad eithopian la aadid somaliya waxay ku mahmahdaa doqon ha il ayey ledahay ishasina waxay ku aragtaa walaalkaa war eithopianka ayaa loga bahanyahay cidkasta oo dhiiga walaalked u ooman
Subxanaallah ilaahow u naxariiso walaalaheen, waa ciidankeenii qaranka somaliyeed in qabiil loo dilo ma ahayn, waa xanuun wiil somaliyeed oo inuu ciidan noqdo ,difaaco qaranka somaliyeed in sidan loo dilo ,iyagoo darayskii qaranka somaliyeed xiran in qabiil loo dilo ,waa dhamaadkii dawladnimo
Oo cawaanta mooryaanta isbaarooleyda Abgaal yaa kacelin doona xawaadle 😢😢
Hoyada mooryanta kawase meedka ikasodopno🆎️🩸💪🦁🥷
@@OtaSheere Aaqiro haka saarto Qurun baa tehe aan diin lahayn
War cid ma laha mooryan ee cadaalada ha shaqayso
Fidnada dhacday hakudigan adigaba adeeradaa iyo abtiyaashaa sidaa ayey isku xasuuqaan soomaali meel aan leesku gumaadeen ama leesku xasuuqeen qabiil iyo qurun dartiis waxaa kajirto kaliya gobalka banaadir waxaana sabab u ah gobalka banaadir soomaali oo dhan ayaa masuul ka ah
Ilahey xasan sh umada hadhaafiyo maalintuu imaanaayey dalka halmeel kamasocon maantana meel nabad majiirto
ALLAA xanuun badana ALLAHA unaxariisto
Dad somali ah oo is cunayo SubxanaAllah 😢
Illaah umadan hakala maslaxo waa argaagax iyo dhibaato dadkena qaar ay isku hayan subxanallaah.
Dad xanuunsan oo hub wata aya umadi kudhax jira ale ha caafiyo amaana ale.
Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajucuun Allah unaxariisto dhamaantood munsarow cadaalad Allah keeno 🥲🥲🥲
Ilaahow unaxariso dhamantoood
Alle ha unaxariisto dha maantod
Cawantan abgaal wa in xawaadle aylayan
Waa ga. Maqabyaaldii baa warekayso subxana alĺh
Inta meesha uu joogo xassan gurguurte Mala sugaayo wax cadaalad ah.
Ee hadaalin walal.
Alle ha unaxariisto
Qeeylo dhaan waa wareey soomaaliyeey siaan xal maaha
War wixii loo tahriibayaa ayaa saana h😮😮🎉
Dadku wali waa jaahil arka qsbyaaladda
Subxaanallaah allaha unaxariisto Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
allow u naxariisto walalheen aamin Aamin Aamin yaaa allaah
😢😢😢 INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN ALLAH YARXAMA RAAXIMIIN
Walal alle somali nasri hawsoo dajiyo tan kale dawladi majirte ee dalka halo kaco
Cawa xawadla hada nahay wa hbn madow wilal an dagal kula jirin inad xabad afka ka galiso wa xanun waxan halkan kala hadala besha xawadle plz yushedan ku qadin ha dilin wiala kale oo abgal ah adinko rabo aarkosi wayo wilashas wax danbi Malaha kuwa dilay un ugaarsado aana qabil haku dilin wil
An ku dilin😢
Walhi aniga meesha joogey wiil ka mida baan nahey ii naxariisto lkn wey dileen walhi anoo abgaal ah baa la xanuusadey lkn waxba uma awoodin
Wil abgal meey dileen rer tolkey aaana qabil cml sorry wlh waxan didana bey sameyen ma ficno qof an waxba ka samen ina u disho aana qabil abgal xly wey na dulmiyeen ilhey waxan ka rajeyna kuwa dilay bes in la dilo an loo dilin rag kale an danbi laheyn
Adeer qabyaaladu meel kuma istaagto. KALMADA LAAN DHEERE WAA TAN SOOMAALI KALA REEBTAY . SOOMAALI WAA DAD AAKHIRO IYO ADUUN MIDNA GACAN UGU JIRIN ILAA MID ALLAAH U NAXARIISTAY MOOYEE.
Intaas in eey gaarto maaheeyn, in ummad wada dhalatay is dilaan waa qalad, qaasatan in Askari Dowlo Loo dili qabiil waa qalad, Allaha u naxariisto 😢
Inaa lilaah wa inaa ileeyhi rajicuun
And then hassan sheikh saying "dorasho qof iyo cod" ayaa dalka ka dhaceyso
And then afsomali Miya
Alle ha unaxaristo
inaalillahi wa inaa ilayhi raajicuun Allha unaxariiso wiilashan war dadkaan les tusey maxy tahy dhiig inay daadiyan moye mayaqaniin miyaa wax kle Alla xasidsanaa
WANAAGN ASXAABTA AALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN
Walahi wan yaab iyo naxdin joogto ah😭Aniga wan yaabaye Dadkaan Diinta muslimka sow kuma dhalan oo laguma korinin?Qofkii Qof dilo dulmi ku dilo Cadasbtii Allah sugeyse Qalbi cabsoodo ma le miya?Xata aawey bani adenimodii Qof an kugu taagneyn la dilayo Waalidiinti dhalay ka nixi😭Wadankaas dagi maayo.Alow ada no maqan.
Diinta kuma dhaqmaayan idaa kudeen maa aya lagu wada dhalay
Xaeaadle ayaga bilaabay lkn aarrsi ma fiicno😊
Cadaalad ma jirto ee ha laga aaro
Abgaal bahahin wixi dhexdega ama wax kudarsada sidas aya u danbeneyso
Qabyaalad waa qurun
Munasarow abgaal iyo xasan xumow wadanka laga qabto dugaaga aan arxanka lahayan abgaal ayadaaba isgubeyse oo isduleysaneyse maxay udileen ragaan dulmi geysan munasarow garguurte illaahay diinta dalka dadka haka qabto aamiin allaha unaxariisto wiilashays dulmiga lagu diley somali ayada gamcahooda isku dhameyneyso 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔
Abgaal maxa ula so carare iyo xasan waxaan waligood ee jiren somali wa ine heshisa
Wa run abgaal wa gun cawaan ah xasan tuug wuku faraxsan ayahay
@@deqawarsame-ml7fm ada gun ah ada abgaal dhan ku tilmamtay gun ya tahay ii sheeg horta qabilka wa ka ganbane wa ogahay
Waa arim Iaga xumaado
War dalka iyo dadka soomaaliyeed waalootashaday ee isdaaya oo iskajira cadowga itoobiya iyo iskudiraya walaaloha soomaaliyeed
Ina lilahi wa ina ilayhi rajicuun
Ilaahay SWT ha u naxariisto dhamaantood, Marti la jecelyahay Alle haka dhigo, cadalad inay helaan ayaan Alle ka rajaynayaa, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah🙏😢
Subxaanalahaa😢😢😢
Dawladnimo mar hore ayay dhimatay. Waxaa dilay Xassan-Xaabsade iyo Dammu-Jadiid. Allow naga qabo. Damiir-laaweyaashaan. Pullshit
Qabiilka habaaro
Inalilah waina ileyhi rajicun 😭😭
Xawadlow jawab dagdag kuwan wa gaalee🤮
Waa lo aaaraaa adeeer taas loma dhaafayo ninka xawadle waa labo nin 12 ka tirsada
Laandheere hadaad maqasho naartaa leeygu dheereyay ayeey lamidtahay qof qof kale kadaraja badan waa in uu kaa cibaado badan yahay kaliya beni aadamka waxa ugu sharaf badan oo kaliya nabiyunaa muxamed s,c,w, waxa labeeya kan awaamiirtii allaah iyo sunadii nabiyu allaahi muxamed s,c,w , xafiday kuna dhaqma abuu baabuur kala dagoow iyo mopeyl dhacoow iyo calaq caboow wax layeelay manoqon doonaan ee wax ayagu aay dalbadeen oo waa ahlu naar waxaan katagay isbaaro dhigtoow lacag uusan shaqeeysan xoog ku qaatoow allaah naarta wuxuu ugu weyneyey asiga kaliya ayaa og balse kuwaan soo xusay aduun iyo aakhiro wuu seegay hadaan maqasho janaasadooda xitaa lama tago tigidhkii naarta ayeey jarteen oo iyagaa ineey jartaan sheydaanku ku amrayaa cayaadu billaahi sharahum washara sheydhaan soomaaliya xaqiiqada allaah ayaa garanayo dilka badanayo wax baa kusoo xiga oo kadhalan doona caradda allaah ,s,w, alloow kuwa ballaayada loo adeegsado iyo kuwa adeegsado adigaa caalumal algeeyb ahee ayagaa dhulkaaga fasaadinayo caradaada in aay imaane shaki iigama jiree ku ekeey laa illaaha illaa anta subxaanaka inii kunta minal dhaalimiin jamhuuriyadda meel uusan dhiig soomaaliyeed si xaqdara ah ugu daadaneeyn majiryo alloow adaan magan kuu nahay oo dhibaatada wadankeeyga kadhex dheceeyso oo cadaw shisheeye cadaw ii ah ii siidheertahay kuwaa naga qabo dhulka fasaadinayo adigaa xoogbadane ahee dacwo allaah mooyee cidkalle oo wax kaqaban karto xaalka wadankeena ee allaah alqawiyo alcasiisu talada saarta waxa kusoo xigo waan arkaa rag babur laga dagsaday ladilay waxa kusoo xigo horta wixii wax dilay waqtigaan majoogaan habaar idiin dil waxaan cadaab allaah oo aheeyn miyaa laga dhaxlaa waa maya kii abaabulay kii ogaa kii ku farxay waa idiin kaligiin wejigeey kabanaanka laaxoowla wallaa quwata illaa billaahi lacaliyu alcadhiim inaalillaahi wainaa illaahii raajacuun
Subxaana Allah
somalia sidee u dhantahay oo dhan waxay kusii socotaa jidkii ay martay phalastin, markaan is aragno anagoo dhexda kataagan xaalada phalastin ay ku jirto ayaa indhaha lakala qaadi doona. "hadalkaan maalin maalmaha kamid ah ayaan kuso laaban doona ayan arki doona hadalkeygiyooo rumoobay!!!" inshaAllah.
Inna Lillahi wa inna ilayhi raji'un💔😭😢🤲🏽🤲🏽
AUN Xaa geeyay ceel baraf
Xoolow
Faduul
Ceel baraf welcome to hiiraan 🔜
Abgaala layay maskiinta xawadle 🆎️🩸💪🦁🥷
Nacas ayaa tahay ceeb waryaa.
@Heimatar ninkii sojoog laga wayo so jiifa laga hela buu buuniste macabsano cadaw noma hanjaba inta ladhageesta qabiilba toog la kuba sarana mar gaaljecel kubood mar ceyr kubood mar burale kubood maxey kadheefeen natiijade eey kadhaxleen manta wa taas ragan waxa dhilay generalka rer hiiran madaxiisey cawa oo dhinteen
@@OtaSheere wax makuu sheegaa reer gawal is dila aya dhaheesiin xamar dabka ayaa iska qaadaheesiin guryaha deriska aad ku tihiin , xabsiyada booliiska waad iskala shaqeesataan qaasatan gaalshiro , ninkii caatama asigaa afkiisa ku yaala waakaas cisaaqa sida uu u caayo oo naceebka Soomaaliweyn uu u qabyo waad aragtaan idinka oodwadaag aaa tihiin xawaadle waqooy hiraab ayaa ka jira bari Abgaal ayaa ka jira galbeed Gugundhabe iyo gaal jecel ayaa ka jira koonfur Raxanweyn ayaa ka jirta godoon ayaa ku jiraan hadana waa dad ood wadaag aad tihiin aniga Abgaal iyo Xawaadle isku key mid ayee ii yihiin wa walaalo waa deris hadaan ahay Gugundhabe Jijeele lkn waan yaabay Abgaal isagaa isdilayo guryo iska gubayo Abgaal dhaxdiis xitaa ma is cafiyo Xawaadle isma dilaan lkn wee kala jeeb ween yihiin qaar ayaa dhib badan walaalayaal waa ceeb in aad sidaan isku dishaan u dhaqma sidii idinkoo jooga Xamar afka isku jafa lkn yaan lais xasuuqin
Oromo aa tahay ano abgaal ah waxaan ma raacsane somalida isku direesid iska daaa 😊
Ilhey akala qabojiyo beelaha walale waaye
إنا لله وإنا اليه رآجعون
Somaliya cuquba ku dhacaday qabyalada xumaa goorma laga dagaya. Dowladii ayaa qabiil ka samaysan goormey somalida ka tagayan
Ogow marka aad sheegto qabiil la laayey iyo kii laayay inaad masuul katahay hadii ay meelkale wax kulaayaan
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Waxa quus ka dhigay Somalia Xasan dhiiqo. Yaa ku dhahay Somali qaar baa qabyaalad ka badbaaday. Alla maxaad iska hadashay. Somali aan heshiis ahayn oo dunidana aan heshiis la ahayn ayaa Xasan dhiigo inoo sheegay.
🎉🎉🎉🎉
Mushkiladu waa dowlad dhab ah ma jiro magac bay jirtaa federal dheh ama maamul dheh
Aniga Kuma racsani in ladile dad aan wax galabsan lakin xawadle adiga bilabay dadka iney dilan adigane waala dilaya
Calol xumo badanaa😢😢
Wcs wr wb
Allah ha unaxariisto wiilashaas soomaaliyeed ee sida qaldan loo gumaaday lakin fidnadii hore in laga dhiidhiyo ayey eheed sababtoo ah waxaa baraha bulshada lagu faafiyay dhaqan xumo rag waaween oo ciidan beeleed ah ayaa wexey ku hanjabayeen iney xasuuq geysanayaan marka somali waxaan leeyahay fidnada marka hore hala falcelyo waana kaxumahay waxa meeshaas kadhacay waana ficil xun oo dhamaan dhulka soomaaliyeed kascodo sida mudug iyo aaga dawacoley dds iyo galgaduud iyo hirshabeele oo eheyd tan ey kadhalatay carada maanta dhacday uyo ficilo xunxun oo horey uga gobalada dalka sida buntuland iyo somaliland iyo hadaana laga hortagina wey sii kordheysaa fidnadaas waxaana asal u ah maamul gobaleedyada iyo isdiidooyinka hogaamiyaasha qabaailka
Nio dadkaan waa eber 2025 baa qabyalad dhalinyaro isku dilayaan meel walba
2025 iyo qabiil😢😭
Asc Hadii ay baxsadeen aduunka korkiis ogow alle ayan laga baxdan waana la horgeyn doona alle swc una sheeg dadkaas inay galen xuquuqu naas ilaahay ma cafiyo xuquuqu naas
Balasheeg warkaaga war so dhaaf😂😂😂
Ninkan hadlaya Maxu meel xun so taagna ma kinin bu ku sexda tolow anigu dhibka inan maqlo ama arko ma jecli asaguna meel dheer gaarsii bu ku leyahay yaaaahuuuu
telegarmkee lasoo dhegay 😢😢 🙏🙏🙏
Munasar
Waas xasan xaraash baa ka masuula
Asc Qabyaalada hala joojiyo
Intii dhimatay allaha u naxariisto.
Qiyaamo ayaa sugaya iyo qabrigii ninkii qof ama dad dilay.
Aargudasho qof kale can waxba galabsan ladilo waa gardarro Horley.
Dhalinyaradaas ilaahay ayey martial marti uyhiin asaga ayaa xaqooda masuul ka ah ileyn waa ladulmiyay.
Somali waa wada gun walahi car qabil danbe landhere ha sheegto
masiibada la iska galayo ma dhadhawa.
Halaga baxo dowladda Soomaaliya
Nidaam waxba kama jiraan
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Allah unaxariisto dhamaantood😢
War hadan inaga is leyno wadankani yaa umaqan waxani cadi ma aha waxaan u maleyaa inaan sixranahay war illahay haloo noqda xariga alle aan qabsano cidkasta oo dhig muslim dulmi ku daadiso ha ogaado iney illahay cab kulul u diyaariyey uuna ku waarayo beri qabiil waxba kuma tari doona shalay ayaana kuu danbeysa
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak allxmduliilh
Farmajooy kasoo bax madaxtooyada sidaan miyaa kadambeyse. Sanbalooshe hadifaaco dadkiisa.
Abgaal iyo habargidir dhibaato ayee kuyihiin Hawiye iyo somali oo dhan..
Subaxana allah 😢
Wadankan dadkisa lees ku dhameey mustaqbalka wax rag nuxsana ama lawaya
Inaa lillah wa inaa ilayhi rajicun
subxaanka yaa alaah yaarabi 😂😂😂
Subxanallah😢
Beesha xawaadle ma hawiyaa ?
إنا لله وإنا إليه راجعون الله
حسبي الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
No justice in Somalia
🤲💔😭😭😭🇸🇴🤲🤲🤲☝️
Sorry 💔🇸🇴🤲🤲🤲
Supxanalha
Canaalaa Abihiin ku yaal soomaali jaahil sanaa oo cawaan sanaa waxan ku talin lahaa dadkan soomaalia degan wa dad cawaan ah Diin Aan la heyn Diin ka dhig teen qabiil oo ay caabudan Diin ahan u cabudan qalbiilka wa in dalka soomaalia lo kala qeyb biyaa Kenya 🇰🇪 iyo Ethiopia 🇪🇹 soomaalida wa dad cola dhaqato ah cawaan ah Diin been Ama is laam nimo been ah is ka sheegta Diin tooda ay tahay qabiil mana is maamuli karan soomaali nidaam ma samey san karaan dowlad ma dhisan karan wa dad xoolaha xitaa ka sii liita wa in wadamada dariska la ah soomaalia ka faaideystan dhulka qeyradka badan Ee soomaalia oo ay qeyb sadan Kenya 🇰🇪 iyo Ethopia wa in dadka lo taliga qolada is waal waasha Ee dhahda wan dagala meyna midh yaan laga reebin hala xasuuqo inta so harto hala gumeysto dalkana ha ka faaideystan kenya 🇰🇪 iyo Ethopia
انا للله وانا اليه راجعون
إنالله وإناإليه راجعون
Somalidu waaa jaahiliin.
Ilaahay wuu awooday inuu dal kale iga dhaliyo, inan soomali noqdaa xigmad ilaahay baaku jirta ana ma dooran waaku sabrayaa 😢
Sharcigeee hhhhh
WCS SXB 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤
Waa Arin Fiican Walahi Waayo Hawiye Waa Fashilmay, Puntland Wey go’aysaa, Somaliland na Marhorey Tagtay, Koonfurhalbeedna Waay Tagee,
Jubaland Na waa Lamid iyo Gedo .
Hirshabeela Iyo Galmudug Alshabaab Wey Kusoonoqonayaan.
Laakin Hooshaan Sidaa Usaconmeyso Ciyaari Waa Gelindanbe.
Subaxanalah
انا لله وانا اله ر اجعؤن الله يا ر حمة
Subuxaanlaahi
Xasan markuu. Yimaado. Maxaa. Dadku is lasyo
Maamule
Telegram kaaga waan waayey.
Ee fadlan noo soo dhig.
Marka madaxweynaha aad sugeysan waa kee
😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢😢