I heard this song from my mom back in 2005 when I was just a kid. I remember wondering why she was singing in the southern "Banaadiri" dialect, but I loved it nonetheless. The phrase "Aawi hee" stuck with me all these years. Now, hearing the song again for the first time in so long, it brings back all the memories of my mom, and the song lingers in my mind.
+mohamed somali waan calool xumaadaa wall mar walbo aan soo booqdo heesaha banaadirga iyo wixii hore aduuuuuuuuunyo ciil badanaaa calool xumo badanaa mantana waxa laguu dilaa waan ka shakiyey dat duurka ku jiri jiray ayaaa magalka soo galay yaaahuuu awoowe waxa uu ii shegay in 12..00 habenimo afgooye ka bixi jiray muqdisho ruwaayad u aadi jiray asagoo mooto yamaha la dhihi jiray wato waxa uu sii mari jiray xidigta ogtober baar fiat ca sadii italiano jeer norwey curub iyo shabeele ilmo ayaa igu taagan i,m feeling home sick destroyed by some pple whom i call animals sryy by
geele sxb dadki soomaliyeed ee wanaagsanaa waxaa badalay xoolo aan dal diin iyo dad kala jecleeyn raba uun in ay wax bireeyeaan,aniga xamar 25 sano ka dib 4 isbuuc ka hor ayaan ka imid,21 cisho ayaan soo joogay,dabcan waxaa aan booqday xaafadeeydii oo aan hal qof ka garaneeyn xitaa iskuulkaygi magaciisii waa la badalay inti xamar ugu shidneeyd ayaa maanta ugu baabasan xamarweeyne ilaa boondheere ex baarlamaan adi centerki waa eber waa baabaya,xamar ma garanaysid meel walba gaari cabdi bile ah iyo nin ay waardiyeeynayaan xaajiyadaha 4x4 ayaa yaacaya,ilaah ayaan leenahay ee magaalo madaxdii waa la baabiyey dadkeediina soomali weeyn dunida daafaheeda ayey qaxooti ku noqdeen,magaalo dadkaa magaalo ka dhigo xadaarada ilbaxnimadana waa dadka ee maha magaca iyo saraha.
allaha kuu naxariisto mamo... Anoo yar aa telefisionka xamar laga soo dayn jirey heeskan waan ka heli jirey ...... Darisna waxaan ka aheyn marxuumada xafadii huruwaa kaaraan 😭😭😭😭😭
alle ha u naxaristo hoyo faduma qasim hilowle marka aan maqlo heesteeda waan oyaa lakin nasiib uma yeelan in aan arko fananadeena iyado ku dhimatay london xita waan joogay marka ay dhimatay mana tegin qabrigeeda allow u naxaristo
Walaal nabadraadshe, heestan waxaan ka dubay iyo kuwo kale intayna dagaalku dhicin Xamar, cajallado badan ayaan ka duubay lakin waxaan kaga tagey Sucuudiga, qaar baan umalaynaya in yihiin Pal System inta badan VHS tapes waan badalay (NTSC) lakin meelahas ayey kulomeen. dozen caruur iyo full time shaqo ayaan wakhti u waaye. Bal hadaan helo waan soo galin. Thanks
somali wll Never forget you mama fatuma qasin hilowle allahkuraxmo eheelkadina samir iyo imankasi great female singer ever seen in somalia allayarxamak
Hestan waxay ila tahy inan maqly sanatka Marko aha 1997 anigo muqdisho jogo oo 7 jir aah lakin sida Nin wen camal wax uu kala aqany xafada waxay ahed numbar 4
One of the greats of African music. Showcasing beautiful Somalia before the poison of clan and religion took over. love from a Nigerian.
RIP - the best female singer Somalia ever had. Rest in Jannatul Fardawsa insh'Allah my sister. We will miss you.
I heard this song from my mom back in 2005 when I was just a kid. I remember wondering why she was singing in the southern "Banaadiri" dialect, but I loved it nonetheless. The phrase "Aawi hee" stuck with me all these years. Now, hearing the song again for the first time in so long, it brings back all the memories of my mom, and the song lingers in my mind.
Actually it’s not northern accent. It’s south accent.
@caweyskadalmar
Sorry it was a typo, Thanks anyway.
Understand, you welcome
She’s like a Disney princess, so beautiful
ilaahow ku naxariiso fadumo qasiin hilowle illahow janadi fordos kawarabii amiin waxee e heed qof wadanii aah oo u ficaan wadankeda iyo dadkeda waxan leyahay reer karaama samir iyo iimaan ha idiinka siiyo amiin .....koley aniga waxan eheey jiraan ayada iyo reer kada oo dhan boon dheere libaax
aawey hee aragiis ma iloowinee... indeed classic Somali music from Somalia's legendary Somali singer Faaduma Qaasim
Allahu naxarist iyo janatul ferdows ilahi ha ku sahlo
Yacni macquul ma tahay jiilka cusub in ay sameeyaan heesahaan oo kale,waqtigaas waxaan ahaa wiil yar oo muqdisho degan markaan maqlay ilaa maanta waa jriiricooda heestan inaba caadi maaha, fanaaniinteeni hore gold generation aa nasoo maray inaba caadi maaha out of this league,faadumo qaasim ,illaaheey hakuu naxariisto somalia kuma halmaami doonto weligeed.
+mohamed somali waan calool xumaadaa wall mar walbo aan soo booqdo heesaha banaadirga iyo wixii hore aduuuuuuuuunyo ciil badanaaa calool xumo badanaa mantana waxa laguu dilaa waan ka shakiyey dat duurka ku jiri jiray ayaaa magalka soo galay yaaahuuu awoowe waxa uu ii shegay in 12..00 habenimo afgooye ka bixi jiray muqdisho ruwaayad u aadi jiray asagoo mooto yamaha la dhihi jiray wato waxa uu sii mari jiray xidigta ogtober baar fiat ca sadii italiano jeer norwey curub iyo shabeele ilmo ayaa igu taagan i,m feeling home sick destroyed by some pple whom i call animals sryy by
geele sxb dadki soomaliyeed ee wanaagsanaa waxaa badalay xoolo aan dal diin iyo dad kala jecleeyn raba uun in ay wax bireeyeaan,aniga xamar 25 sano ka dib 4 isbuuc ka hor ayaan ka imid,21 cisho ayaan soo joogay,dabcan waxaa aan booqday xaafadeeydii oo aan hal qof ka garaneeyn xitaa iskuulkaygi magaciisii waa la badalay inti xamar ugu shidneeyd ayaa maanta ugu baabasan xamarweeyne ilaa boondheere ex baarlamaan adi centerki waa eber waa baabaya,xamar ma garanaysid meel walba gaari cabdi bile ah iyo nin ay waardiyeeynayaan xaajiyadaha 4x4 ayaa yaacaya,ilaah ayaan leenahay ee magaalo madaxdii waa la baabiyey dadkeediina soomali weeyn dunida daafaheeda ayey qaxooti ku noqdeen,magaalo dadkaa magaalo ka dhigo xadaarada ilbaxnimadana waa dadka ee maha magaca iyo saraha.
thns sxbkeyga aamin alaah ayaan leenahay wlh xaq baa lakala galay xaqii iyo wixii dhacay ayadoon leyskaa cafin wlh ma umaleynayo in ay nabad waartaa imaan doonto wlh 77 jir ah ayaan maan manta qabiil dartiisa qof bakeeri madaxa ugu jabin rabay wiligeyga waaan ciseynaayey blse waan kaa laa laabtay wey wada bukaan datka wlh inakstoo sidii hore aan la aheyn hadana wili kushka wax baa ku dhex jira wlh ala weyn ninkii aaminaa awood leh have a gd night wallkeyga
allaha u naxariiisto fadumo qaasim hilowle waaa fanaanad qaran ayadoo kale masoo mareyso qaranka somaliya allayaa raxa
woow woow thanks to you Dalmar...you always remind us of Barisamaadkii iyo Arligii wacnaa..runtii heesaha qaar oohin ayay naga keenaan sida midan Fadumo (AUN) oo kale.
I really shed tears when I saw this video, what a sweet memory. Dalmar load of thanks to you bro
allow kuu naxariiso faadumo qaasim. maalmo qurux badan bay ahaayeen iyo heeso qurux badan, Caweyska Dalmar thanks for your publishing.
Aamiin Aamiin Aamiin
Aamin
You welcome bro.
Allh u naxariisto faduma qasim hilowle kama daalo dhageysiga heeskan feynuusti fanka somaliyeed kuma ilowi doono
Aamiin
she the one and only Faduma Qaasim Hilowle = best Somali artist to shine out from Somalia... may God have mercy on her and blesss her....
ALLALYARAXMO RAXIIMIIN HOOYO FAN XASUUS reebtayaya
Aamin
ilahay ha uu naxaresti fananda somaleyeed faduma qasin hilowle
faynuustii fanka soomaaliyeed allaha unaxariisto
Mon frère est allé en vacance a mogadisho dans les années 80 c'étais a ce moment que cette chanson sort.
Très belle chanson.
Oui, c'était très agréable, j'ai moi-même visité le premier Mogadiscio 1978, c'était beau et paisible, quel pays nous avons perdu.
Désormais ça me fais pleurer kand
Je regarde les Beaux vieux temps
moi aussi
Ilaahow u naxariiso Faaduma Qaasin Hilowle. Waxay fanka ka dhaxashay aabaheeda Qaasin Hilowle AUN isagana. Waxaan xusuustaa Qaasin Hilowle oo laga wareysanayo Raadiyo Muqdisho, wuxuu yiri .............
🩵🩵🇸🇴🤍🤍 waa Hanti qaran Faadumo q.Hilowle ❤
Adiga ayaa mudan, waa runta wadan iyo nolol waanu soo marnay hadda sidu yahay dhulkeena waa wax murugo badan, Markii aan dhameeyey iskuul ka sare 1981 wadan buu ahaa xitaa iyadoy jabhadda ssdf iyo snm
When did she die
allaha kuu naxariisto mamo... Anoo yar aa telefisionka xamar laga soo dayn jirey heeskan waan ka heli jirey ...... Darisna waxaan ka aheyn marxuumada xafadii huruwaa kaaraan 😭😭😭😭😭
Ilaahey ha unaxariisto feynuustii fanka faduma qasim
Ilaahow u naxariiso Faadumo qaasin hilowle eheladii ay ka geeriyootayna samir iyo iimaan ka sii. Ma ku iloobi doono
Aamin ilaahay ha u naxariisto Fadumo Qaasin
SOMALIS FINEST FOREVER RIP SWEETIE FAADUMA YOU WILL BE MISSED DEARLY
alle ha u naxaristo hoyo faduma qasim hilowle marka aan maqlo heesteeda waan oyaa lakin nasiib uma yeelan in aan arko fananadeena iyado ku dhimatay london xita waan joogay marka ay dhimatay mana tegin qabrigeeda allow u naxaristo
Aamiin
waan ilmeeyay xusuus fog oo aan ku cabiray faadumo qaasin hilowle alaa yarxamu raaximiin my wallo oooh maxaan u daawaday baa i qabatay oh
Heart touching song, waayo waayo iyo waqti dahabi ah, allow u naxariiso, yaa ila daawanaayo 2020
Aamin
dalmar46 waad mahad santahay ..........viva somali
Allaha unaxariisto fadumo jantul fadowsa allah kawarbsho amiiin
Aaway hee?? Wallee lagu hel!!! Dalmar46 walaal ileyn keyd weyn ayaad ku dul fadhiday!!!! Mahadsanid walaal.
allayaraxmo mama fatuma qasin hilowle fanusti fanka somaliyeed
Allah ku naxriisto faadumaay
aamin
Awaye ❤❤😂😂😂😂😂😂
Walaal nabadraadshe, heestan waxaan ka dubay iyo kuwo kale intayna dagaalku dhicin Xamar, cajallado badan ayaan ka duubay lakin waxaan kaga tagey Sucuudiga, qaar baan umalaynaya in yihiin Pal System inta badan VHS tapes waan badalay (NTSC) lakin meelahas ayey kulomeen. dozen caruur iyo full time shaqo ayaan wakhti u waaye. Bal hadaan helo waan soo galin. Thanks
Feynuustii fanka Faaduma Qaasin Hilowle
somali wll Never forget you mama fatuma qasin hilowle allahkuraxmo eheelkadina samir iyo imankasi great female singer ever seen in somalia allayarxamak
allaha u naxariisto fanaanadeena qaran
Waa fanaanad aad iyo ad hesaha jecelka uhesi jurta
Hestan waxay ila tahy inan maqly sanatka Marko aha 1997 anigo muqdisho jogo oo 7 jir aah lakin sida Nin wen camal wax uu kala aqany xafada waxay ahed numbar 4
Rest in Peace. Allah ha ku naxariisto, Faduma Qaain Hilowle
Allaah ha u naxariisto 😰🤲
Aamin
allaw una xariiso wan uxiisnay faduma
mum. alle haku naxaristo qabrigana alle haku wasaciyo
dadkeena waxaa heley jahilnimo wlhi diinta aqris ayaan u wada baraney lkn kitaabka aduunka ugu qalisan anagoo hesano ayaanan fasirkiisa baranin wlhi hal ayad hadad micneeda baratid aduunyo faraha ayaad ka qadi leheed wlhi ilahey hortiisa malinta lagu keeno inän malaga ama tolkaa lagu weydinin
Tariqdu wa dahab india wax ku fani jirtay latta mangashtar somalida way ku fanijitay feynusti fanka fadumo qasin
Wow Latta Mangenshka, Asha Bosle, Kishor Kumar iyo Ahun Mohammad Raafi maxaan ku daawaday filim Hindi. Ahun Fadumo Qaasin Aamin
waaaaaaaaaaaaw inabo cadima fadumo qasin hilowle
HOOYO ILAAHAY CA KU NAXARISTO
alah yirhamha
Hees xmazad mudan ad ayn ujeclhy
waaaaaaaaaaaaah waaaaaaaaaah waxaasa kaa codah iyo heesba
fadumo qasin hilowle waw cadimaha
somaliyeey fadlan caawiya wilkan yar daruufta kacawanaya ninki wax u awodo magacisa waa Galib ramathan fadlancawiya waa will somaliyeed
Legend.
@abdirahman77 - You welcome bro
Can somebody please write down the lyric of this song
Faduma Omar 8 years ago meee dabcan wa wenaty
Aaaway heee Aaaway heee
Inankaan is arkoonayeee
Aaway hee aragiis ma illaaway heee
Aaaway heeeee
Waxaan u oomaaa u ooyaaa
Isma arkeeynin ayaantaan
Ii imaw
Aaaaaway heee aaaaaaaa... away heeee...
Waaah waaah waxaasaa hees ah Faaduma Q Alle yar xam
heestaan waxaan ka fiirsan jiray telfishinka qaranka waxaan dhigan jiray iskuulka shibis
Didnt she sang an Aroos song dekades ago?
What was the title? Remeber the aroos song?
Allaw unaxriis
Aamin
MAMAN
what year did this song about
+Mohammed Sheikh-ali I'm not sure I recorded from Somali tv Mogadishu September 1990
Someone told me 1972
waaaaaa 1946
Or they r 46