Faadumo Qaasin ,,,, ceelka soo jiid.....by Arrowtail

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 198

  • @axmedbariis
    @axmedbariis 10 ปีที่แล้ว +16

    alla yaaraxmah Fadumo qasim axsan fanan somaliya hadii aan maqlo ama xasuusto codkeed waan ilmeeeyaaa janadii allaha ka warabiyo qof wanaagsan ayey aheyd

  • @geeska
    @geeska 11 ปีที่แล้ว +43

    Great performance ALLAHA u raxmado FADUMA QASIM HILOWLE

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 5 หลายเดือนก่อน +1

    1985 dadka dhan sidan ayey gareyska u xiranjirene gabdhahane inta badan caato ayey ahanjirene marisa carbone waa reer jowhar hooyaded waa jareer aabehed waa talyaani quruxna waa inta la dhalin yaryahay

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maxay cod dahab ah laheyd😊 Faynuusta Fanka faadumo qasim Allah haku naxariisto mama❤

  • @Buurmadow
    @Buurmadow 7 ปีที่แล้ว +2

    Ceelka jiidowgiisa la caatoobee cawinaan waaye caasha waan noogee wayo wayo Allow jannadii gee fadumo

  • @sacdiyoaden8315
    @sacdiyoaden8315 6 ปีที่แล้ว +10

    Our tradition is one of the best!!!!!❤️🇸🇴🇸🇴❤️

  • @ATL1208
    @ATL1208 9 ปีที่แล้ว +34

    I remember watching this video when I was kid. wow good old days tho. R.I.P. mama Fadumo

    • @zakariyeabuukar8472
      @zakariyeabuukar8472 6 ปีที่แล้ว

      I myself watched when I was child i remember

    • @oma2635
      @oma2635 6 ปีที่แล้ว

      how old are you kkkkkk kkkkkk kkkkkk Mather gorilla Somal Bantu Koko 55 bigab

    • @CumarxaashiCali
      @CumarxaashiCali 3 หลายเดือนก่อน

      KULLIGEN SOMALI WEYN AYAA U ILMEYSA MAAMO QAALIYA INA AABE QAALIYA A U N. WALLAHI. WAAN ILMEYNAYAA.

  • @mohameddecoofficial1942
    @mohameddecoofficial1942 7 ปีที่แล้ว +4

    Walahi fanaaniinti hore jacayl ayaa ka dhaxeeysay bal fiiri markeey mama fadumo u waceeyso mama Maryan mursal

    • @nabilhoussein5083
      @nabilhoussein5083 6 ปีที่แล้ว +2

      Mohamed Ahmed wa faynuus sheickh dahir maryan maha Allaha u naxariisto faynuusta fanka

  • @khadarabdulahi7497
    @khadarabdulahi7497 9 ปีที่แล้ว +8

    wwww allow ku naxariiso mamo faadumo qaasim hilowle

  • @mohamedabdikadiromar8559
    @mohamedabdikadiromar8559 7 ปีที่แล้ว +15

    "caweeys iyo ciyaar dhaafee" feeynustii fanka soomaliyeed faadumo qaamis hiloowle Allaha u naxariisto.

  • @ibrahimabdulle8206
    @ibrahimabdulle8206 4 ปีที่แล้ว +1

    Geed-Caleentiisa-soo-Carfoow haaysaa 💘
    Cirka Waa soo Ciiii'raamiyoow-haayaa 💘

    • @muqtarcali16
      @muqtarcali16 10 หลายเดือนก่อน

      Cuud caleentaasaa soo carfoow haysaa waaye sxb

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 6 ปีที่แล้ว +1

    Woo fadouma kasim she was very talented artist ilahoow ku naxariisto amin

  • @habonali4414
    @habonali4414 7 ปีที่แล้ว +37

    iam so proud to be soomali, but we have keep it up our great traditional.

  • @midabsan3635
    @midabsan3635 7 ปีที่แล้ว +5

    Old but GOLD! ALLAH haku naxariisto Faaduma Qaasim

  • @MIRALUUL979
    @MIRALUUL979 4 ปีที่แล้ว

    Faadumo ilaahay ha unaxariisto hablaha safka hore bey kujirtey cod nadiif ah jiliin wanaagsan iyo golejoog aad usareeya bey lahayd heestaana waxay kmaidtahay heesaha soomalida kuwa ugu mac uguna caansan

  • @saddamosl7544
    @saddamosl7544 7 ปีที่แล้ว +28

    xafadeena ay daganayd 84 to 90 weligay ma arkin gaari ay ku keli jirtatay gurigeeda ,qiimaha fanka nocaas uu ahaa , alaha kuu naxristo

    • @yousefalshekh5366
      @yousefalshekh5366 5 ปีที่แล้ว +1

      xafada eey daganeyd oo adna aad ladeganeed waa xaafadee magaca xaafada noo sheek

    • @saidadan6882
      @saidadan6882 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkk fan maqaiyma leex yahuu

    • @bestan0493
      @bestan0493 4 ปีที่แล้ว

      @@yousefalshekh5366 bilajo carab saan u maleyo

    • @MIRALUUL979
      @MIRALUUL979 4 ปีที่แล้ว

      Fadumo boondheere ayeey kudhalatey ay deganeyd

    • @abshirsalaad7602
      @abshirsalaad7602 4 ปีที่แล้ว

      Hilwaaa ayee dagneed alla yaraxma

  • @safiaabuukar7674
    @safiaabuukar7674 5 ปีที่แล้ว

    Ah ah ah ilahow kuunaxariiso insha alah walahi wa boqorada codka hablaha Somalia mid lalabarbardhigo meyjirin faynuustii fanka Somalia mama faduma qasim hilowle ilahey ralikanoqoy insha alah janatul firdowsa kunolow

  • @smilegirl4524
    @smilegirl4524 6 ปีที่แล้ว +10

    ciyow biyaha kenee
    cidaa oo maanee
    caweys iyo ciyaar dhaafee
    ceelka soojiidee
    2019 somaaalaaaaaaaaaaY is Amina

    • @mariza101_
      @mariza101_ 6 ปีที่แล้ว

      Smile girl ceel soo jiiidowgisa aan lacaa toweee ,caasha waa wanoogtee please help 🖐🏿 siiiii 😂???

    • @Alhamdulilah_-4_-everything
      @Alhamdulilah_-4_-everything 5 ปีที่แล้ว

      @@mariza101_
      Hhh

    • @Alhamdulilah_-4_-everything
      @Alhamdulilah_-4_-everything 5 ปีที่แล้ว

      Somalaaay is Amina
      Ani bilawayo waku amin sanahY abayo

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 4 ปีที่แล้ว

    Allah cod macaaneedaa Miss Fatima Qassim Hilowle AUN Amiin

  • @mohamedabdi2091
    @mohamedabdi2091 3 ปีที่แล้ว

    Faadumo Qaasim Ilaahey ha u naxariisto fanaanad qaran ayeey aheyd.

  • @hassanabdullahi8448
    @hassanabdullahi8448 7 ปีที่แล้ว +4

    Faadumo iyo aabahed qasim hilowle
    alle ha u naxariisto waa laba hobol ama fanaan aan ku faani karno

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 5 ปีที่แล้ว +1

    Lovely my be loved country somalia, we will comeback.

  • @hassanali2845
    @hassanali2845 8 ปีที่แล้ว

    waayo waayo fadumo qasim diris ayaan aheen boondheere libaaax

  • @xamdixisclahi5588
    @xamdixisclahi5588 8 หลายเดือนก่อน

    Allaha kuu raxmado Faynuusadi fanka faduma qaasim hilowle

  • @hassanmire1452
    @hassanmire1452 5 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto mama Faaduma Qaasim Hiloowle. Ceelka soo jiidowgiisan la caatobee....

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 5 ปีที่แล้ว +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴long live my Somali people. Allah yaraxma fadumo qasim

  • @hassanalihaji2616
    @hassanalihaji2616 7 ปีที่แล้ว +2

    Tala xumo tol mabadiso ) waa runtaa si fiican ayaa u taqaan

  • @barambarassamire5796
    @barambarassamire5796 5 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto hooyadii fanka

  • @saciidcumar9534
    @saciidcumar9534 7 ปีที่แล้ว

    ilaahay ha u naxariisto fanaanad qaran.faduma qaasim hilowle.janatul farduus insha allah

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 4 ปีที่แล้ว

    Allah cafiyo Adduun iyo aakhiro Maamo FQ Hilowle

  • @mustafmustty3035
    @mustafmustty3035 7 ปีที่แล้ว +3

    fanaaniintii hore iyo kuwaan kuwii hore a cod macaam

    • @musemuse8734
      @musemuse8734 7 ปีที่แล้ว +1

      Musti Mustty kuwa hada ma fanaaniin baa fanka shubaakada aeet kasoogalen dadkii hore fanka iriday kasoogali jireen

    • @mustafmustty3035
      @mustafmustty3035 7 ปีที่แล้ว

      Muse Muse waa runtaa sxb

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 6 ปีที่แล้ว

      Qalbigoodaa nadiif ahaa

    • @diiriyeahmed6699
      @diiriyeahmed6699 6 ปีที่แล้ว

      @@qalbihodon721
      Waa runta bro waxaa faniininta dambe heesasahooda Boring ka dhigay waa Qalbi wasakheysan

  • @yusufnurcabdi3588
    @yusufnurcabdi3588 7 ปีที่แล้ว +2

    Naxariisti jano haka warabiyo feynusti fanka

  • @abdulkadirabdirahman8203
    @abdulkadirabdirahman8203 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah ha una raxariisto fanaanad kahadashay taariiqda ceelasha biyaha lajiidijiray waaye baadiyaha iyo tuulooyinka yaryar

  • @nazwaffen9219
    @nazwaffen9219 5 ปีที่แล้ว

    100%#1 Xamari 🔥🌷. Nimcadaan anakoo kujirna Reebaadiye Ceelkii Isbaro ma dhiganoo.

  • @fitahkassim
    @fitahkassim 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah faadma alla yaraxma

  • @akdirhassan9446
    @akdirhassan9446 8 ปีที่แล้ว +3

    Allaha unaxariisto Mamo Faadumo Qaasin. Aamiin

  • @nazwaffen9219
    @nazwaffen9219 5 ปีที่แล้ว

    Saraf hadii lahaleeyo Masoo noqoto.
    Xamar Waa laxumeeyay .

  • @safaamohamed2681
    @safaamohamed2681 7 ปีที่แล้ว +2

    Qurax saafi ah masha Allah

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 6 ปีที่แล้ว +2

    Wadaniyad dhab ah bay ahayd ilaahay janatul fardawsa ha ugu deeqee. Aamiin

    • @1xbewin189
      @1xbewin189 5 ปีที่แล้ว

      Saas waa sxb

  • @mohaabdirahman4765
    @mohaabdirahman4765 7 ปีที่แล้ว +1

    Fadumo qasim hilowle fananad qaali ah iyo astaan qaran,
    allah yaraxma

  • @sahraahmed7390
    @sahraahmed7390 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u naxariisto Amiin yaa Rabbi😂😂😂😂

  • @nasroxooshey2835
    @nasroxooshey2835 8 ปีที่แล้ว +2

    waaw nice ada u xiseya hestan

    • @m.o.9263
      @m.o.9263 6 ปีที่แล้ว

      Qofta you have nice lips made for kissing

    • @tiktokvideosofficial3097
      @tiktokvideosofficial3097 4 ปีที่แล้ว

      Fadumo qasim hilowle nalki fanaaninta eheed wlhi

  • @abwaanbulchinaofficial3638
    @abwaanbulchinaofficial3638 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah Walaal Waan Ku soo Dhaweeynaa Keep going Hormar Wacan Insha allah Isoo Booqo Addigoo raali Ah🙏👍

  • @qaaliladanhassan8555
    @qaaliladanhassan8555 10 ปีที่แล้ว +1

    Alaaah u naxariisto Faduma qaasin Aaamin

  • @nurmohamed6866
    @nurmohamed6866 7 ปีที่แล้ว +1

    Waa sanadahoi qaliga aha xagga fankane meel an loo xisa aheed

  • @mohmedcatar5646
    @mohmedcatar5646 9 ปีที่แล้ว +1

    allaha kuunaxariisto waafanaanad qaaliya

  • @hafsasheikhnuur4634
    @hafsasheikhnuur4634 6 ปีที่แล้ว +2

    Alha unaxariisto

  • @ilaysbaxay7295
    @ilaysbaxay7295 7 ปีที่แล้ว +2

    Allah yarxama wll

  • @MssSuuro-bk4uf
    @MssSuuro-bk4uf 2 วันที่ผ่านมา

    Heestan hooyo mcn ii qadi jirty markan aniga yar allow iika dhaaF

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 6 ปีที่แล้ว

    😊👏👏👏👏👏👏👏👏Quluubti faraxsan baa fanka soo burqate ALLA MAHADIYE; QABYAALADI BELO KU DHAN!!

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 4 ปีที่แล้ว

    Late fadmo gasim was one of the best cultural sings of old generation Allaho yarhmaha

  • @abdirahmanmaye1766
    @abdirahmanmaye1766 8 ปีที่แล้ว +45

    Marlabaad waxaan u sax saxaa walaalkeyga Mohamed Osman Says; (Tala Xumo Tol Mabadiso, waxaa i Aweis Geedo Diinleh,} sidaas darteeda fikrada waxaa iskalahaa Sheikh Mayaw Hallaag, ereyada waxaa sameeyay Aweis Geedow Diinleh heestaan miraheeda waxaa iska leh Aweis Geedow Diinleh waana ruwaayadii ugu horeeysay oo banaadiri ah lagu soo bandhigo National Teatar Somalia 1968, ruwaayada kale oo banaadiri oo waawayn ayaa ka horeeyay ruwaadaan laakin xiligaas teatar inooma dhisneen Ruwaaayadahaasi waxaa kamid ahaa 1- Suldaan Al Caashaqiin waxaana la dhigay sanadka markuu ahaa 1933 waxaana lagu dhiga dagmada xamar wayne waxaa kaloo jirtay ruwaayada kale oo badan oo xiligaas ladhigay 2- Basaat Al riix , waxaana la Dhigay 1956 waxaana lagu dhiga Via Roma meesha looyaqiinay Banadir Jerszone oo lagu soo badhigi jiray astaanta SYL 3- Doolay iyo Dahabsoore 1961

    • @AHMEDOSMAN-hp3kx
      @AHMEDOSMAN-hp3kx 7 ปีที่แล้ว +1

      THANKS *ABDIRAHMAN MAYE DADKA LO BAHN YAHY AD TAHY SI TARIQDA BANADIRIGA JILKA CUSB LO BARAA MAR KALE MAHDSNID

    • @cabdullahimaxamed5157
      @cabdullahimaxamed5157 4 ปีที่แล้ว

      maashallaah abdiraxmaan maye nin wax badan og

    • @ibrahimabdulle8206
      @ibrahimabdulle8206 4 ปีที่แล้ว

      Maa'Shaa'Allaah Tabaarakallaah 💘

  • @tiktokvideosofficial3097
    @tiktokvideosofficial3097 4 ปีที่แล้ว

    Heestan wax badan aya maqli jiray kama dalo dhagaysi geeda alliw ku naxariso fadumo qasim hiliwle ubaxii fanka 😋☺😍☺😝😏😏😒😒🦰🦲🦰🦰🦰

  • @missrita2712
    @missrita2712 6 ปีที่แล้ว +2

    aloow intii dhimatay unaxariiso yaa allah

  • @mahamuudali1765
    @mahamuudali1765 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla yaraxma.

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 6 ปีที่แล้ว

    Ilah ha unaxiisto mama faadumo qaasim

  • @علوشهنورعيني
    @علوشهنورعيني 9 ปีที่แล้ว +1

    wah waah xasuuus

    • @lastborn3551
      @lastborn3551 8 ปีที่แล้ว

      علوشه نورعيني

  • @faysaljiite255
    @faysaljiite255 5 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariiiso maamo faadumo hilowle😰😰

  • @barkahabobakaralhamari6064
    @barkahabobakaralhamari6064 9 ปีที่แล้ว +2

    alaha ku naxariisto

  • @CumarxaashiCali
    @CumarxaashiCali 5 หลายเดือนก่อน

    MAAMO. FAADUMO. MUWAADIDAD. SOMALIYEYD. ALLAHA. KUU NAXARIISTO. AAMIIN

  • @CumarxaashiCali
    @CumarxaashiCali 5 หลายเดือนก่อน

    MAAMO. TAARIIKH LAMA ILLAAWAN DHEH

  • @qurxiyestimac5590
    @qurxiyestimac5590 5 ปีที่แล้ว +7

    like ii saara inta 2019 fiirsanee

  • @hassanabdullahi8448
    @hassanabdullahi8448 7 ปีที่แล้ว +35

    Ciyow biyaha keen
    cidaa oomanee
    caweys iyo cayaar dhaafee
    ceelka soojiidee

    • @KUFAARKIIKOFIIDA
      @KUFAARKIIKOFIIDA 5 ปีที่แล้ว

      Old is gold

    • @kawsaribrahim.nesdexa453
      @kawsaribrahim.nesdexa453 5 ปีที่แล้ว

      Ciyow ii macneeya anigu shimbir baan u aqaan ciyow ma shimir soo qabtay u jeedaa

    • @muniracadey440
      @muniracadey440 5 ปีที่แล้ว +2

      @@kawsaribrahim.nesdexa453 ciyow waa soo dhaqso

    • @alimohamedisack2734
      @alimohamedisack2734 5 ปีที่แล้ว +1

      @@kawsaribrahim.nesdexa453 ciyoow means dhaqsi ama quickly

    • @fursohussein2421
      @fursohussein2421 5 ปีที่แล้ว

      @@kawsaribrahim.nesdexa453 waa halke meesha shinbirta loga yaqan ani reer bari bosaso ciyow waa waxan u naqana dhakhso ama dhaqso macna badan Bay noqon garta ciyowki baa baryey

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 9 ปีที่แล้ว +31

    Maqalka dhegihiina soo gaaraya wuxuu ka mid yahay Ruwaayadii Talo Xumo Tol ma badiso. Waa fikradii Aweys Gedow, Naaxiyadii Macow awdinle, iyo Cali cismaan darog. Farshaxankii Cale Malexan iyo shigshig arts. Waa isku dubaridkii Shankarfoon iyo Yaaweli Video. Cajaladan oo dhameystiran waxaad kaheli kartaa Bar Nova jente, kasoo horjeedka Masajidka Marwaas iyo Shanemo Super. Qiimaha Tiyaatarka waa 100 shilin. Ha moogaanin

    • @hassanabdulahi2593
      @hassanabdulahi2593 9 ปีที่แล้ว +5

      Yaa salaam shaarkeey waayo waayo na soo xasuusisay walaalkay dad dadkii hore waaye been ma ahan

    • @issemohamed9917
      @issemohamed9917 8 ปีที่แล้ว +1

      ok wan ogahay

    • @mahamedhassan348
      @mahamedhassan348 6 ปีที่แล้ว

      WAAYO WAAYO IGA DHEH

    • @osmansufi4066
      @osmansufi4066 5 ปีที่แล้ว +1

      Walaal sanadkee la dhigey riwaayadan heestani ku jirtey

    • @alimohamedisack2734
      @alimohamedisack2734 5 ปีที่แล้ว

      Xagee ka heli karnaa ruwaayadoo dhameyatiran wll

  • @faatimalovechelsea228
    @faatimalovechelsea228 6 ปีที่แล้ว

    wawayo dat qalbi fcn wa datki hore wlhi

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 5 ปีที่แล้ว +3

    66II WAAYE MARKAAS TABTAASAY AHEYD MOGDISHO XAAFADA ISKURARAN AAN DAGANEYN ILAA 5JIR BAAN AHAA GURYAHA BADI CEELAA KUDHEXYAALAY GABDHAHA SINTTAY AASHUN KU QADIJIREYN.

  • @sedraaml9701
    @sedraaml9701 7 ปีที่แล้ว +1

    Soomaalida saxda ah waa dadkaaan masha aalh

    • @cbzzh8269
      @cbzzh8269 7 ปีที่แล้ว

      hh anaga koobi miya nahay kuwi hore aman ka fiicnhy ba

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 5 ปีที่แล้ว

    Faynuustii fanka Allah Un

  • @iisamuhamudabukar5448
    @iisamuhamudabukar5448 4 ปีที่แล้ว

    hooyo ayaan dhagey san jirtay wagaan yareen weekend marka shaqada ayaa laga nasanaa lkn hooyo asal ahaan waa wllaheen yeman

  • @mohainawacane9777
    @mohainawacane9777 6 ปีที่แล้ว +1

    Quruxda degenida eedaabta dhowrida dhaqanka wlhi Waxaan Ciil Sanayaa inaan Waqtigaan Aanan dhalan 😭😭😭

  • @sacdiyoaden8315
    @sacdiyoaden8315 7 ปีที่แล้ว +16

    SIMPLY BEAUTIFUL 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙💙💙❤❤❤❤👏👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @munirTT
    @munirTT 10 ปีที่แล้ว +1

    Allaha kuu naxariisto

    • @soolan1
      @soolan1 8 ปีที่แล้ว

      maama faaduma qaasim waa fanaanad iigu wayn oo waliba dadka isaga dhawnahay heestaan waa heestii iigu horaysay ooaan television kadaawado waliba anoo 7jir ah alla yaaraxmo raaximiin janada fardooso Allaha karaabiyo

  • @isackyusufabdirahman7984
    @isackyusufabdirahman7984 5 ปีที่แล้ว

    Faadumo Qaasin Hilowle,waayo waayo iyo beri samaadkii ( GEEL KUUL XAASKA KASAA KURTUNKAAS KURUGTAAYE) kuwa axadii soogaley wadanka mayaqaaniine yaa usheega murtida Fankii hore. yaa ay xusuus kusoo dhacdey oon ooyin

  • @melaninqueen5344
    @melaninqueen5344 7 ปีที่แล้ว +4

    this is most danced in muqdisho😍😍

  • @siidcaliyuusufyare618
    @siidcaliyuusufyare618 6 ปีที่แล้ว

    ciyoow biyaha geen cida omane 😚

  • @Akvlogs_2025
    @Akvlogs_2025 4 ปีที่แล้ว

    Somalidii asalka ahayd, dhaqankeenu wuxu aha unique markasaynu tuurnay oo dameeri dhaan raacday noqonay

  • @frontendprodesigner4299
    @frontendprodesigner4299 6 ปีที่แล้ว

    Skulka ayaan drama kuciyarii jiirnee hestaan m.a

  • @cabdicabdillahiyonis3241
    @cabdicabdillahiyonis3241 10 ปีที่แล้ว +2

    Faadumo qaasim hilow leh ilaahay ha unaxariisto

  • @muuqaalis5924
    @muuqaalis5924 4 ปีที่แล้ว

    1972 maryan mursal iyo faniin kale ayaa jiibaa
    Feynuusta fanka

  • @ahmmedisse
    @ahmmedisse 4 ปีที่แล้ว

    Faynuustii fanka Allow ku naxadiisay

  • @AhmedXMacalimu
    @AhmedXMacalimu 5 ปีที่แล้ว

    Balbalaarka iyo dadkan miyaa la is garab dhigi karaa.... heeso waa kuwi hore nacalaa sheydan ku yaala 😃👽💕

  • @maxamedcalibulaybulay8228
    @maxamedcalibulaybulay8228 5 ปีที่แล้ว

    fanku waa kii hore

  • @calicali5029
    @calicali5029 6 ปีที่แล้ว +3

    Erayadii laashin Aweys geedow Diinle 1970s AUN

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 ปีที่แล้ว

    Aun feynusti fanka fadumo qasim

  • @gabadhixalay2066
    @gabadhixalay2066 5 ปีที่แล้ว +3

    Ya dawanayo 2019😥

  • @abdiazizkule7933
    @abdiazizkule7933 8 ปีที่แล้ว

    alla yaraahma wadaniyaad

  • @MuxdiinCali
    @MuxdiinCali 6 ปีที่แล้ว +4

    Cidii 2018 daawaneyso like ku qabo waa hees xasuus mudan oo qiiro leh

  • @xuseenfarax316
    @xuseenfarax316 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw qarami 2020 cida iga danbeyso sub isaara

  • @nazwaffen9219
    @nazwaffen9219 5 ปีที่แล้ว

    Cadow Biyaha keen baan kujirnay👉.
    Markii Reer mudig iyo Qoodhan Ceelka naga xirteen

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 4 ปีที่แล้ว

    Qofkii ugu Qiimaha badnaa Somalia Fadumo Qassim Hilowle

  • @Halloumistar
    @Halloumistar 4 ปีที่แล้ว +1

    lik isara inti 2020 ka firsatay

  • @احمدالغامدي-ك9ن
    @احمدالغامدي-ك9ن 5 ปีที่แล้ว

    الله رحمه mama fadumo qasim hilowle

  • @AHLUKHEYR
    @AHLUKHEYR 4 ปีที่แล้ว

    Earayadii abwaan aweys geedow diinle

  • @اوتاكو-د9ض
    @اوتاكو-د9ض 9 ปีที่แล้ว

    allah yarxamak feynuustii fanka soomaliya

    • @mohamedkarama5891
      @mohamedkarama5891 9 ปีที่แล้ว

      👍

    • @aweysabukar5224
      @aweysabukar5224 9 ปีที่แล้ว

      +Mohamed Karama Waxan Rabaa Album Hooyo Ladhaho Oo Maamada Qaday Waliba Jedah Ayaa Lagu sameyay Sacuudi Arabia Hadad Heleeso Ugaas

  • @omarnuh
    @omarnuh 6 ปีที่แล้ว

    Allah Yaramuha Faynuustiii Fanka Banadiriga Maamo [ Faadumo Qasim Hilawle.] Aun. intii dhimatay & Maytaadkeeniiba. Faay Qasim runtii aqoon fiican umaanan lahayn aan ka'ahayn inay ahayd Fanaanad Famouse ah si aadna loogu Ixtiraamo Fanka guud ahaantii gaar ahaana Heesha Wadaniga ah. Aabaheed Qasin Hilawlana waxa uu kamid ahaa Halgamayaashii Af kudirirka ahaa Waqtiyadii Qaraaraa ee Xornimo doonka. Maayo [Faay Qaasin. Aun.] aankee waxay kuhadli jirtay dhawr Luuqadood like *Talyaaniga & Carabiga.] heer xiitaa markii ay yar Cuslaatay waxa Fanka Banaadiga lasamayn jiray si loosoo Shamuumo waxaa lasaari jiray Codkeeda waxaana kudheeli jireen [ Madiino Abdi Gacal, Luul Jaylaani, Faaynuus Sheikh Dahir, etc.] waxaa iyaduna Xusid mudan Fanaanadeenii Weynayd yaa waaye yaa kale hee [Asha Abdow Malayka.] oo intii danbe ee aynu Qaxnay 90s. Aankee diiday inay Qaadato Jinsiyad kale like kenya and Tansania..[My Allah Guard Somalia.]08:35am.zo.6jan.2019.nl.

  • @umrumr7437
    @umrumr7437 5 ปีที่แล้ว

    Murtidan hadii ciyalka lagu jilo oo qaawnanta laga ilaaliyo waa wax fiican maxa yeelay kalanki wanagsan waxtarleh waa ajar siloxususto geerida dadka waa wen hakusoban dhigan ciyalka xasanad uhelan aanqiradod hailaalsadan hadalkod ajar halooga qoro iyaga isha haiska qariyan kalaka wanagsana hacuriyan oo ciyalka gabdhaha gooni ah hawen gooni haugudbiyan ragana sido kale rag yaryar hakuso ban dhigan

  • @kenyanqween8800
    @kenyanqween8800 5 ปีที่แล้ว +3

    bantu ppl where y'all at💯

    • @Shimba-uh2lx
      @Shimba-uh2lx 4 ปีที่แล้ว

      There are no Bantu in Somalia.
      Alle we are Somali.

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 5 ปีที่แล้ว

    Woo 549 vieux mashallah rest peace x x

  • @abdirahmanmaye1766
    @abdirahmanmaye1766 8 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan walaalkeyga shaarka oo uu meesha kusoo Qore maqalka dhagahiina soo gaaraya waxay ka mid tahay falxaasid iyo faqiir wax helay,, laakin run ahaantii kama mid aheen heestaan waa taariiqi ah oo aad u facwayn waxayna qayb way kaga jirtaa turuuska banaadiriga waxayna ku jirtaa ruwaayadii uGu horeysay oo national theater of Somalia oo lagu soo bandhigo sanadka markuu ahaa 1968 rawaayada magaceedda waxaa dhahaa..(Tala xumo tol mabadiso ) fikradii Sheiq mayow halaag iyo Erayadii Awes gedo diinle...

  • @fartuuncalikuusfartuuncali7287
    @fartuuncalikuusfartuuncali7287 8 ปีที่แล้ว +1

    Allah yarxamak