Barnamijka Qaraami - Dunta Iigu Kaa Xiran - Xuseen Sultan & Nafiso Baxsan - Suugaan Bile

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 40

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n หลายเดือนก่อน

    Mansha allah wiilka iyo gabadhuba waykenen heesta

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 16 วันที่ผ่านมา

    Wiilka Waa in lagu soo badalaa
    Mid cod guux ah leh

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 20 วันที่ผ่านมา

    Nafiso magoosha nool MaashAllah

  • @DalxiisChannel
    @DalxiisChannel 4 หลายเดือนก่อน

    Bahda Suugaan Bile waad salaman tihiin , gaar ahaanna Nafiso Baxsan iyo Xusseen - Codadkooda Dahabiga ah ayaa ku raaxeysanayaa - Hargeysa ayaan idinka soo salamayaa

  • @maalmo2454
    @maalmo2454 11 หลายเดือนก่อน

    Safwaan iyo qadan yaarakay2010hore usocda👌👏👏👏👏👏

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi หลายเดือนก่อน

    Hye haye

  • @khadra-km6lq
    @khadra-km6lq 2 หลายเดือนก่อน

    Dooga waa wax caraf badan .

  • @abdirahmanmahamed8673
    @abdirahmanmahamed8673 ปีที่แล้ว +1

    Wwww xuska fanankayga iyo nafiso fanka huray u socda ❤

  • @atamayste4593
    @atamayste4593 ปีที่แล้ว +1

    Ehelu fan ba is helay nifis waa duni kale

  • @nimcaanhassanwali8432
    @nimcaanhassanwali8432 ปีที่แล้ว +1

    DOOLIYO AFDHEERO Halkas iga sax sida kale waan idin waataa

  • @abshiryusufabshiryusuf5996
    @abshiryusufabshiryusuf5996 9 หลายเดือนก่อน

    Wwww m.a cajab❤❤

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei ปีที่แล้ว +2

    Hees way dhaaftay yasalam salan sare djibouti

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 9 วันที่ผ่านมา

    Gabadhu wey ka baxsatey laakiin Waxaa loo baahan yahay in wiilka wiil kale oo cod danan ah leh lagu soo bedelo

  • @user-abdishakor
    @user-abdishakor 8 หลายเดือนก่อน +1

    Saxiix❤😂🎉😢😮😅😊

  • @kalimow7263
    @kalimow7263 ปีที่แล้ว

    Wariiruu aa

  • @faycalflo3332
    @faycalflo3332 ปีที่แล้ว

    Mashallah nafisa wad Ku dishey horey u sooco

  • @fahmi1435
    @fahmi1435 ปีที่แล้ว

    Habluhu dahab la mood iyo

  • @AbdifataaxFaarax-rl4qq
    @AbdifataaxFaarax-rl4qq 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 8 หลายเดือนก่อน

    Anigu waxaa ka naxaa dhalin yarada qoraal koda.
    Hal jumlo oo saxan qof qoraya kuma jiro.
    Nasiib daradaas bal ila arka!!!!

  • @gaashaanlechannel6262
    @gaashaanlechannel6262 ปีที่แล้ว

    Nafiso wax kale waaye maasha Allah

  • @hashidile5125
    @hashidile5125 ปีที่แล้ว

    Suugaan bile baad sheeganaysaa waxaadna kari wayday inaad xusto heestaad soo cusboonaysiisay abwaankii alifay iyo fanaaniintii hore ee qaaday bal is qabadsii magacaad wadato iyo ciwaanka aad soo qortay

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei ปีที่แล้ว

    Walalahayaga soomaliyeed aan jecelnahay

  • @husseinahmed7265
    @husseinahmed7265 11 หลายเดือนก่อน

    Dikriyaso culumadu weeyaan maaha culumada please.

  • @jaamaccabdiaadan5408
    @jaamaccabdiaadan5408 10 หลายเดือนก่อน

    Inanta ka cod fiican o ag dhigtay magool

  • @akramshiikh779
    @akramshiikh779 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @Alpha101-x2w
    @Alpha101-x2w ปีที่แล้ว +1

    Tan hees wey dhafy
    Video quality =100%
    Codka=99%
    Color grading =200%
    Music=100%
    Edit =100%

  • @abdullahimohamedcoloow2952
    @abdullahimohamedcoloow2952 ปีที่แล้ว

    Waa magool yar

  • @matmat735
    @matmat735 ปีที่แล้ว

    Ridamku aad ku tumaysan waa qalad saxibayaal !

  • @Safiyalowriinta
    @Safiyalowriinta ปีที่แล้ว

    Musica Waad Laseexseexateen

  • @akramshiikh779
    @akramshiikh779 ปีที่แล้ว

    Waxba kadhacay

  • @user-abdishakor
    @user-abdishakor 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xadiisku sax8izxsmw❤❤😂🎉😢😮😅😊

  • @mohammedali7545
    @mohammedali7545 ปีที่แล้ว +1

    wooooooooooooooooooooooooo

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 ปีที่แล้ว

    fananadii Qaranka magool lama kopiyenkara

  • @abdirisaaqmaxamed8805
    @abdirisaaqmaxamed8805 ปีที่แล้ว

    Jeff
    Jolla. 4:15

  • @bishaaroaxmed4715
    @bishaaroaxmed4715 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha cod macana balse laqaadayo wuu isku qasbaya fankuna wa udhalasho e liskama keenkeeno

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 ปีที่แล้ว +1

    Jeeganta robkiyo…..

  • @nimcosiciid3761
    @nimcosiciid3761 ปีที่แล้ว

    Inyaroo carab la.aanaa jidha hhhh

    • @xayiraiyoxoodmidia5326
      @xayiraiyoxoodmidia5326 11 หลายเดือนก่อน

      Wll ma jirtee lahjadooda AYAA sidaa way sax san yihiin 🎷 🎷 🎷

  • @AbdisalanMohammed-m9t
    @AbdisalanMohammed-m9t 9 หลายเดือนก่อน

    Greedy 😢