Heesta Dalmar - Nafiso CabdiKadir iyo Xuseen Xareed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 65

  • @hashidile5125
    @hashidile5125 11 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo abwaan maxamed cali kaariye erayada abwaankaas dib loo heli maayo

  • @arganeshuba8699
    @arganeshuba8699 11 หลายเดือนก่อน +7

    It is one of the best cover versions of an iconic Somali song. Kudos to the singers and musicians for the stellar performance. I'm an Ethiopian and love classic Somali songs.

  • @dacardacar3530
    @dacardacar3530 11 หลายเดือนก่อน +4

    Waah waah waxaasa heeskaa ah
    Wiilka iyo Gabadhana waa laba fanaan oo buuxa.
    Wiilka 10/10
    Gabadha 10/8

    • @abdiqadarweheliye565
      @abdiqadarweheliye565 11 หลายเดือนก่อน

      Wiilka waan ku haysataa fanan inoo baxay

  • @xasanmaxamed6629
    @xasanmaxamed6629 11 หลายเดือนก่อน +2

    Woow woow, wah wah, allaa cisig, welle banaankoodeey kuwani, 🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍

  • @cabdinaasirxiddig2338
    @cabdinaasirxiddig2338 11 หลายเดือนก่อน +3

    Hees wayn iyo laba fannaan oo aad u soo dhaweeyay❤❤❤❤❤❤

  • @adancadays6622
    @adancadays6622 11 หลายเดือนก่อน +4

    Excellent voices!! Well-done ❤❤

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 6 หลายเดือนก่อน

    Waa erayadii abwaankii weynaa aun max'd cali kaariye. Xareed iyo Nafiisa soo kora,100% waa fanaaniin cod macaan

  • @abdallahwadani1157
    @abdallahwadani1157 11 หลายเดือนก่อน +3

    waaw astaan tv intaad fanaaninta playback fanka kusoo galay aad soo qadanaysaan fanaaninta hibada leh noo soo qaata ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Mahadxidig-official
      @Mahadxidig-official 11 หลายเดือนก่อน

      Tanba waa playback yaa ku dhahay waa live😂😂

    • @abdiqadarweheliye565
      @abdiqadarweheliye565 11 หลายเดือนก่อน

      Sida
      Kuwaan oo kale
      Wey shidan yihiin labadaan

  • @abubakarabdalla4214
    @abubakarabdalla4214 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waaaw hadlkeedi ayay dhigen runtii allah codka idin barakeyo 💯 💯🔥🔥♥️♥️✅️✅️

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 6 หลายเดือนก่อน

    These musicians r the most honest ones. They deserve a lot of thanks

  • @yazzyy0__
    @yazzyy0__ 9 หลายเดือนก่อน

    Mashallah wiilka waa Keenan iyo gabadha iyo musikadaba indeed

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 11 หลายเดือนก่อน +2

    Xuseen xareed caadi ma ahan waa fannaan buuxo

  • @nadyamalin4756
    @nadyamalin4756 11 หลายเดือนก่อน +2

    Codka aad ayaa ukeenteen xasuuus ayad na galiseen❤❤❤❤

  • @Dhagacadde_10
    @Dhagacadde_10 11 หลายเดือนก่อน +2

    Laxankii Salaad Maxammed Shardi iyo Ereyadii Maxammed Cali Kaariye.

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 6 หลายเดือนก่อน

    Heesta barteedii ayay dhigeen, si xiisa leh ayaan u dhagaystaa, nafiisa iyo xuseen hor u socda

  • @mohamedabdulahi6324
    @mohamedabdulahi6324 11 หลายเดือนก่อน +1

    Leeysma casiye
    Sida fan,ka ugu usub yihin
    Iyo sideey 100/99.9 uso dhweyen ma jiro fananin sida uso dhweyn kro hda

  • @abdikadirahmed9540
    @abdikadirahmed9540 11 หลายเดือนก่อน

    Esh cala labadaba, way cod macdahay gabada Masha Allah

  • @cabdirashiidgeele3968
    @cabdirashiidgeele3968 11 หลายเดือนก่อน +1

    Laba fanaan oo sax ah
    Labaduba makaladhacaan
    Waxayna leeyihiin hibadii fanka
    Haday soo gaadhilahaayeen xiligii somaliya ee fanku qiimaha lahaana
    Way Lajaan qaadi karilahaayeen.

  • @ShiineWaa-qz5us
    @ShiineWaa-qz5us 11 หลายเดือนก่อน +1

    Heesta waa keenteen luuqdeeda❤❤

  • @malyuunguulwade3405
    @malyuunguulwade3405 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wexey geeyeen booskedii❤❤❤

  • @AbdimahattMohamud
    @AbdimahattMohamud 9 หลายเดือนก่อน

    Woow waxaasaa cod Husen cod Dagan oo aaad u macan

  • @SaraSulub
    @SaraSulub 4 หลายเดือนก่อน +1

    Nice song

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 6 หลายเดือนก่อน

    Axsan axsan nafiisa iyo xareed waa lama arag, alla ha xafido

  • @dahirabdikadar4240
    @dahirabdikadar4240 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    hi, magaceygu waa dahir muse oo ku nool state-ka north dakota ee degmadda grand forks waa iddin salaamayaa kooxdda astaan dhamaantiin.

  • @atocareh7066
    @atocareh7066 10 หลายเดือนก่อน

    Close enough well done 👏

  • @daacadyare396
    @daacadyare396 10 หลายเดือนก่อน

    Wwww mesheedi baa dhigteen

  • @Daadirabdi121
    @Daadirabdi121 11 หลายเดือนก่อน

    Kabanka ustaad abdullahi liban😊😊😊

  • @Daadirabdi121
    @Daadirabdi121 11 หลายเดือนก่อน +1

    Dayaxa cadceedaa
    Duhurkii hareysee
    Adigey dadaayee😢

  • @somalimidnimotv
    @somalimidnimotv 11 หลายเดือนก่อน

    exellence voice

  • @cabdinaasirxiddig2338
    @cabdinaasirxiddig2338 11 หลายเดือนก่อน

    Astaan TV ❤

  • @malyuunguulwade3405
    @malyuunguulwade3405 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤ mashallah

  • @abdiali1017
    @abdiali1017 8 หลายเดือนก่อน

    Muusikadu saxma ahan

    • @abdikadar2
      @abdikadar2 2 หลายเดือนก่อน

      Muusiga waa sax, balse Qalabkii Hore Saxophone Alto , Brass iyo Trumpet, Flute ayaa lagu tumayay, Hadana Violin iyo Piano ayaa lagu badalay Brass iyo Trumpet flute. Qalabka ayaa kala cod ah balse muusigga tumista waa sidii saxda ahayd.

  • @warkahaji6119
    @warkahaji6119 9 หลายเดือนก่อน

    Labadan qof waxad meesha u kenten aflagaado magaraten umana dhigmikaraan hal qof oo kuwilahaa ah heesta markeedi hore Astaan wey u gaftey abtigey oo heesta lahaa markeedi hore
    Marka astaan wax dhintey waye tifiigan

  • @najka3719
    @najka3719 11 หลายเดือนก่อน

    Yslm ❤

  • @saacidfaaraxsiciid6115
    @saacidfaaraxsiciid6115 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ereyadii Abwaankeenii Beesha Shiikhaal, Maxamed Cali Kaariye AUN, iyo laxankii Salaad Darbi 1967

    • @hallad598
      @hallad598 11 หลายเดือนก่อน +2

      "Abwaankii Soomaaliyeed" xitaa ma u quuri weyday? Wax walba haddii reer lagu jaangooyo waa doqonnimo. Fanka reernimada ha laga daayo.

    • @abdiqadarweheliye565
      @abdiqadarweheliye565 11 หลายเดือนก่อน

      😂 heesihii xita ma Beel ayey yeshaan sorry
      Adigoo kale ayaa umada qaribaayo
      Qabyaalad waa midii dalkeena burburisay adiga Wali waad kacsanaysaa

  • @xarbiyarexarbi1126
    @xarbiyarexarbi1126 11 หลายเดือนก่อน

    Wlhi yarka aad bu u kenay

  • @xaliimomaxamedonlineshop183
    @xaliimomaxamedonlineshop183 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waa dhalinyaro aad ufiican sida ay ula keeneen laxamadii ugu adkaa lkn raga rugcadaaga ah ee utumaya fadlan Ereyada kasoo saxa dhalinta ( dalmarow aadoqonowday maahan,
    dalmarow waa dooq halowdee waaye )

    • @nuurcadeofficial6662
      @nuurcadeofficial6662 11 หลายเดือนก่อน +1

      Sxb soo ma aheyn waaa dooq haloowdee mise waad doqonow dee waaye

    • @xaliimomaxamedonlineshop183
      @xaliimomaxamedonlineshop183 11 หลายเดือนก่อน

      Nuurcade Aadbaan uga xumahay waad saxan tahay waa dooq halowdee weeye 🙏🙏🙏✋

    • @abdikadar2
      @abdikadar2 10 หลายเดือนก่อน

      Dooq haloow waaye ma ahan doqomoowday .

  • @looyaan323
    @looyaan323 11 หลายเดือนก่อน

    Wax aadan leheyn dad kuma qanci kartid😊

  • @abdirisakabdisalan5228
    @abdirisakabdisalan5228 7 หลายเดือนก่อน

    Aad bad u mahadsantihiin sida qiimaha leh ee aad u noolaynaysaan fanka iyo sugaantena dhalinta yar ku dadaala Asluub wanaag iyo Dhorsanaan

  • @hodanhapiofficial6627
    @hodanhapiofficial6627 11 หลายเดือนก่อน +1

    Meesha maxa kadhacay way kaladhacayaan music ga dhabaq ba ku jira

  • @abdiali1017
    @abdiali1017 8 หลายเดือนก่อน

    Wiilku salaad waakasareeya

  • @calikhalif5574
    @calikhalif5574 11 หลายเดือนก่อน

    Darling iyo magool. Originalka

    • @nuurcalinuur7584
      @nuurcalinuur7584 8 หลายเดือนก่อน

      Salaad maxmed shardi salaad derbi iyo magool ayaa lahaaa orginlka

  • @abdiqadarweheliye565
    @abdiqadarweheliye565 11 หลายเดือนก่อน +1

    Axsan hees xasuus waayo waayo. Wiilka Aad ayuu cod macaan yahay. Gabdhana maka liidato
    Kuwaan oo kale ayaa la keenaa

  • @calikhalif5574
    @calikhalif5574 11 หลายเดือนก่อน

    Darbi iyo magool originalka

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 11 หลายเดือนก่อน

      Darbi iyo magool waa sax sxb

  • @ciisemaxamad8034
    @ciisemaxamad8034 10 หลายเดือนก่อน

    Inkasto ls kobiyeen karin fanaantii hore hadana waad keenteen 2diinaba siiba wiilka

  • @mohamedabdulahiabdi2081
    @mohamedabdulahiabdi2081 10 หลายเดือนก่อน

    Xaliimo qaliif 100%
    Salad daribi 70%

  • @afraxaxmed4079
    @afraxaxmed4079 10 หลายเดือนก่อน

    DALMAROOW WAA DOOQ HILOOWDAY WAAYE EE MA AHAN WAA DOQONOOWDAY.... DHALINYARADA HALASAXO

  • @mustafehirsi592
    @mustafehirsi592 11 หลายเดือนก่อน

    Inantu heesta way ku dhacday. Willku waa keenay

  • @Jihaan-p5r
    @Jihaan-p5r 11 หลายเดือนก่อน

    Xabadan anaaba ka cod Mac 😂😂

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 11 หลายเดือนก่อน +1

      Hhhhhh oo cadaa

    • @Jihaan-p5r
      @Jihaan-p5r 11 หลายเดือนก่อน

      @@abshircarab18 kkkkkk

    • @Jihaan-p5r
      @Jihaan-p5r 11 หลายเดือนก่อน

      Haa oo cad

    • @libanwarsame5428
      @libanwarsame5428 10 หลายเดือนก่อน

      Run ma kaa tahay? 🎵🪘🎷🪗🎸🎹🎺🎬 Fagaaraha imow.