Taliskii strategic ah ayaa laga qabsaday daacish lkn wali dagaalkii ma dhamaan. Taliska maanta laqabtay waxay ku qaadatay ciidanka 35 saacadood, maalin walba ciidanka puntland waxay soo saaraan in ka bada 200 oo miino oo dhulka ay ku aaseen
Digil Aw mirifle iyo hawiye ha fiyow iyo darood iyo jererweyne manta tariikhda kuqora xawadle iyo Al shabab khawarij ta ah iney is dagaal len xawadle uu ka adkadey khawarij tii argagixisada aheed kadibna Abgaal uu usohiiliyey argagixisada dii oo Xawaadle ay ku wada dulayaan khawarij tii iyo Abgaal oo islasoco taas kuqora tariida si ay jiilka danbe u akhristan
Puntland Janaraalka guud ee soomaaliyeed ahna jenaraalka reer hiiraan guuleyso
General hiiraan mahadsanid ilaaheey nabad ha dhex dhigo reer abtiyaasheey xawaadle iyo abgaal aamiin .
Generals..! Somali xalaal ah..
Janaralka hiiraan guuuul puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️❤️
Guul❤guul❤gobanimo ayaan kurajeynayaa hore usoco
Maashaa allaah ciidanka butlaan guul iyo gobanimo guul butlaan guuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dad nool baa jiraa guul general runta
Guulayso mahad allaa leh PL kama tirsana soomaaliya argaxisada ayaa soomaliya ka tirsan xasan xaraashna waxba bulan ugama baahna
Generale argagixisada puntland sidii lamoodayay maaha waa niman xoog leh wali fara kama qodna 100/20 ayaa laga adkaaday laakiin aakhir puntland ayaa kaguulaysanaysa inshallah waa ladhamaynayaa
Gulsyso general
Taliskii strategic ah ayaa laga qabsaday daacish lkn wali dagaalkii ma dhamaan. Taliska maanta laqabtay waxay ku qaadatay ciidanka 35 saacadood, maalin walba ciidanka puntland waxay soo saaraan in ka bada 200 oo miino oo dhulka ay ku aaseen
XASAN DHIIQO AWALBA DULI BUU AHAA....
Jenaral asc
Generale hada ka hor wan shegay puntland state and hiiran state of Somalia wa labada umad o dacada ka ah dagalka khawarijta runti
Xawaadle berka idinka ogin,ciidaki Xassan tuug ina Xawaadle ku cibadeysty ina puntland Xassan tuug tala ku cakiran
Waa yaabay ninkan xagee ku noolyahay war xumo badana