DEGDEG NAAGTII DHULBAHANTE SHEEGAN JIRTAY AJAANIBTA DAACISH KUBIIRTAY TAAGEERTAY BEEN CULUS SHEEGTAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 314

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Garaadsan kama fiirsan arrintan puntuland waa inaynnu caawinnaa haddii kale u ducaynnaa from khaatumo ❤❤❤❤

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Nacaskaan ha la qabsado

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Guul guul guulaysta ciidanka Puntland geesiyaasha xaq u dirirkaa Allaha guuleeyo ❤❤❤

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Eedo Allaha so hadeeyo uducee Eedo! afkii baa cuqanagabay, I really don't know what to say is kind of shocking well done Cidanka Darawiishta puntland Allaha hakuxafiido GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍 from SSC KH 👏✊🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Doco nagama istaahisho xaasidada aduunka majeerten bay ugu necebtahay xaasidnimo inta le,eg wali ima so marin

  • @GuledDahir-m1f
    @GuledDahir-m1f 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Afkeeda bay iska xumaysay cidna kuma metesho l,m from SSC❤❤❤❤❤

  • @abdullahimusa9360
    @abdullahimusa9360 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Gabadhaas waan jeclaa ee ha la ii raadiyo aniga ayaa jeclesiin Puntland. From Warsangali

  • @MohamedHassan-jq8gu
    @MohamedHassan-jq8gu 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Wallee ninyahoow waxaad tahay qof meelfog wax ka arka, sanad & badh ka hor ayaad aragtay waan ku wataa anigu hore u soco wll..
    Naagtaan annagu u jawaabi meyno haddaan nahay reer puntland..idinkaa ku filan oo cel-celinteeda leh..

    • @PuntlandFirstCreator
      @PuntlandFirstCreator 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@MohamedHassan-jq8gu Asba Waa reer Puntland wiilkaan. Waa Cumar Maxamuud Reer Mahad.

  • @TopcatJJ
    @TopcatJJ 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    Dulhbanta is the best First one to Comment and Watch. I love Dulhbanta is the best Wallahi ❤

    • @fouzeyahyousef3082
      @fouzeyahyousef3082 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      WELCOME ❤

    • @PuntlandFirstCreator
      @PuntlandFirstCreator 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Who cares? Go and have fun with each other

    • @Safiyakafiya
      @Safiyakafiya 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Af somali maa iska soo qortid,af aadan aqoon maxaa kugu kakifey?😂😂😂

    • @fouzeyahyousef3082
      @fouzeyahyousef3082 16 นาทีที่ผ่านมา +1

      @Safiyakafiya اخت. صفية انا اعرف اللغة. الصومالية. ولكن لا اعرف. الكتابة. الصومالية. لماذا. هذا.التهجم.الصوماليون.عقدتهم القبيلة

    • @TopcatJJ
      @TopcatJJ 8 นาทีที่ผ่านมา

      @PuntlandFirstCreator You are A Loser From Puntland Dulhbanta Will Rise and Be extremely Successful. You Are Broke Nayaa And if you are a Man Shame on You Dulhbanta gave You Freedom From The British Government (Wallahi) I encourage all Dulhbanta to Make Somalia people pay taxes because they forgot Dulhbanta (Shed Blood)🩸 for Somalia 🇸🇴 You Guys Owe Us Big Big Time (Wallahi)🐎🐎💪🐎💯

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Naagtaan waa doqon waxaan layaabay markey maamulka SSC wax kashegto oo faraadada durto wey fududahay 😂

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Aad iyo aad naaktan mj naceeb baa kabatay
    Wax badan baan ka xishoonay maantay darood oo dhan weey arkan naktan
    Guul iyo gobanimo dowlada pundland iyo ciidamadena sharafta badan geesiyada afrika masha allaha ❤🫶❤️🫶❤️🫶💙🤍💚🤍💙🤍💚✅️

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Midaan goormay waalatay maxaa sheegtay Subaxaanallaah walaalah Reer puntland umabaahana dacaayad iyo Aflagaado garabisitaag iyo guubaabo
    Ayaayrabaan guuleysta guul guul ❤❤❤❤

  • @lulm6983
    @lulm6983 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    MashaAllah Caduun, mar hore ayaad ogaatay goftan, Viva Darwiish TV. Xaqiida ayaa ka hadashay ❤❤❤

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Garaad yar waa naag xooga xasan siiyey oo deni iyo puntland lagu siiyey mar horaan ogaa

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    GUUUUL SSC IU PUNTLAND WA WALALO GUUUL HARTI GUUUUULESTU❤❤❤

  • @Ayaanbarqadcali-zo1pr
    @Ayaanbarqadcali-zo1pr 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Naagtan waa basasad Hala Baro sawiridad nalawadag

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    darwiish tv thank you🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdisalamhussein2150
    @abdisalamhussein2150 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waa aaran jaan waxaa ku dhex jira Cabdihalas, Timacadde, iyo Bidhaan

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxaay ka darnayd marku farmaajo joogay wa xaasidad hoosteday ka heli

  • @Muxubo-q3k
    @Muxubo-q3k 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    eedo maa sh allaah garaad yar warkeeda iskadaa

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Garaad yar kulahaaa

    • @khadar917
      @khadar917 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      cajuusad qabxad istarees dilay weeye

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@khadar917 cajuusad maaha laakiin way edeb daran tahay naagtu subxaaanalaah

  • @HamdkI
    @HamdkI 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Darwiishoow naagtaasi waa nasg bareertay una bareertay dadka iyo dalka reer puntland

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Reer puntland naagta xunta mel hala wa horgalada Garaadsan media

  • @rageosman1726
    @rageosman1726 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Thnks caduun xitaa waxay aminsan tahay in MJ yahay dad yahuda ka fog, ileyn isaaq xanunsan aya kansar ku aburay

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Garaad yar waa argagaxiso is qarinayso ,lagaaga hari maayo Garaad yareey

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ILLAAHEEY HAA IDIIN HAFIIDO GULEESTA GULEESTA GULEESTA

  • @InnocentArmadillo-bb7qh
    @InnocentArmadillo-bb7qh 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gabadhasi cidna ma metesho sarkaal fuad xanano aniga aderkis ah dadkana ugu xiga wa halgama dalkisa iyo dadkisa ayuuna difaacayay qofkii majeer naca wa qof qoraxda ladagalamy

    • @lailaismail1317
      @lailaismail1317 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Allaha caafiyo adeer fuad xanano

  • @BadeedBadmaax
    @BadeedBadmaax 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    you are very smart ❤❤❤❤❤

    • @XamseMaxamed-c4m
      @XamseMaxamed-c4m 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤
      😊

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Is she smart for all of this dunia shit

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Warye Naagtaydii Naagtaydii batahy dumarka maxa Ku dabo dhigay xayawan yahow😮

  • @Xasan77766
    @Xasan77766 22 นาทีที่ผ่านมา

    Doqon baad tahaye inaadeer meel aan. Kaga hadhi karno ma jirto puntland iyo ssc kh illaahay baa iskaaya baday dhamaana waan u bdheedhnay garaad saneey iska seexo inaadeer.

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    PL SSC JL D5 JEBIYA CADOWGA II DOOR. GGGUUULLLAYSTAA.

  • @saynabaadam6882
    @saynabaadam6882 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Naagtay ugu qoranthy washamsi kuqaada kala noqda subiskareybka

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waa naag xun anagay cid noo xigtaa waa doqon laga badbadiyay
    Walhy ma daawado xitaa

  • @aliabdi1254
    @aliabdi1254 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    War gabadha maxaa kaqaldamay wayfiicnaan jirteye ma dhalmadii baa wax udhintay yaah?

    • @11naa44
      @11naa44 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wxy tiri wadada cerigabo hala xiro

  • @AishaAli-ck3zc
    @AishaAli-ck3zc 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ KABTAN CADUUNOW INAADEER HARTI WAXAY NOQDEEN UMMAD ALLAH BADIYEY OO AAN IS WADA GARANAYN MARKAAS BAA SAQAJAAN OO DHAMI SHEEGTAA DHULBAHANTE AMA MAJEERTEEN AYAGOO CADOW SOO KIDHAYSTAY, WAADKU MAHADSAN TAHAY INAAD FAHAMTAY DHUUMASHADA DHABARKU MUUQDO. GEESI GEESI DHALAY NOOLOW INAADEER CADAW JEBEYE.

  • @JawaherMohamed-l7k
    @JawaherMohamed-l7k 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Omliskadhafay ila ey wadanka qabsadan😢

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa laakuush ee uyada maaha
    Waana wax ka imanaya iidoor iyo Hawiye.

  • @adanabdullahi2108
    @adanabdullahi2108 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Congrats bro I part of your witness keep going walolo

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    NAAGTANI MIYEY LA SHAQAYSAA ARGAGIXISADA II DOOR KA ISAAQA AH?

    • @mrhirsiothmanabdullahi
      @mrhirsiothmanabdullahi 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hooyada was shuubo dhilo

    • @zamzamabdi295
      @zamzamabdi295 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Afku ku go'ye maxaa isaaq kuu geeyey

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Gabadhan waa Yacquubka Siyaadka Dhulbahante ee Majeerteenow u dul qaata oo ha ku dayanina! From Baardheere

  • @abdinur9475
    @abdinur9475 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    asc waa runta qabadhan wali gee wexey wali geed haystaa puntland ayada iyo cabas madeni,waa qof jeran

  • @Amira_lul
    @Amira_lul 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Aniga waxaan qabaa dad ilmaadeer baa tihiin kala xishooda.

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    TANI WAA YACQUUB OO KALE EE OGAADA.

  • @Xilwa_Xaggi
    @Xilwa_Xaggi 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer abtigay Alaha caawiyo cadawga ku soo duulayna Alaha ka qabto naa gabary hadaad dhulbahante tahay sidaa umaad hadasheene tolkaa ka xishood oo umada ha isku dirin from ssc

  • @kubra8
    @kubra8 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha Allah, nin yar oo aragkti dheer ayaad tahay. Inata caqliga liidata ee umada madhin habaabinayana waa in laga qabtaa la isuguna tagaa.

  • @HooriDucaale
    @HooriDucaale 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caawa dhulbahante iyo majerteen ayaa ishaya dacish laogaa waa darood xaqii baa dilacay

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Reer Xamar waxay dhahaan Luuq Luuq marow Lasmiga lee imaaney.

  • @libaaxbarri2659
    @libaaxbarri2659 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Tan inay dhiiqo gelay Waa ogaa waayo reerkayga odhan bayba horgalo ku sheegtay maalmo hore 🤣🤣

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inaadeer alle caqliga hakuu siyaadiyo barteedii baad dhigtay naagtana dhulbahante ma matasho waa dadkaa baraha bulshada ku waashay waxay isku daydaa inay khaatumo difaacdo oo qadiyadaa u taagan tahay lkn maba taqaan cida ay ka difaacayso iyo cadawga khaatumo midna dhawr goor ban arkay iyadoo ku dhegen oo aflagaadeynaysa beesha majeerteen lkn hadalkeeda ka soo qaada yacquub siyaad sidad sheegtay hadanu nahay dhulbahante aad banu uga xunahay dadka noocaas ah ee walaalahayo puntland oo manta cadow la dagaalamaya waxaa ku hadlaya viva puntland !

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wiilka Cumar Maxmamuud iyo wiilka Xasan Ugaas ee uu shaqeeyo ee la yidhaa Axmed Laari ee deggan St. Cloud, Minnesota hadii aydnaan edeb darrada joojin waxaa igu ballan ah in edeb la idiinyeelaa oo igu billaahi ah. Joojiya cayda hablaha yaga.

  • @jamawarfa6267
    @jamawarfa6267 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Naagtan waa xanuunsan tahay😅daacish dhibaato ka xun ma jirto oo umadda dulsaaran naag xun loo joojin maayo

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Naagtaan waxay qaadatay lacag doqon weeeye ee ma iyadaa shirqoodhay ?

  • @Ms.Taleeh
    @Ms.Taleeh 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    My. Darwish yare waxaanu kasoo jeedna SSC waxaanuna u taganahay. Difaca putland dumar ayaanuna nahay ilahay guusha hayna siiyo

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Way kashifantay naagtan waa nag edebdaran guusha naag aha waxay u shaqeeyan daacish garaadsan kamana hadli karto waxpuntland ladhaho waa edebdarantahay

  • @AsliAhmed-k1h
    @AsliAhmed-k1h 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Naagtaas maaha dhulbahante

  • @nasteexoaadanmaxamed8128
    @nasteexoaadanmaxamed8128 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahay hanaga qabto qofkastoo dhib nagu wada

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GABADHAN FIKIRKEEDA AYEY KA HADASHAY EE CID KUMA METASHO WAA ARAGTI U GAAR AH.

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Garaad yarna Allaha hanuuniyo, waxay u egtahay qof cid kale ku shaqaysanayso waxse ma qaadi karaane ha iska hadaan

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    She telling you that truth about raga sxb

  • @AbdinasirYassin
    @AbdinasirYassin 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Absolutely ❤❤❤

  • @nesterooymohamed6782
    @nesterooymohamed6782 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adiga iyo iyadaba hadii dawlad wayn OO somaliya haday jirilahayd hospitalk dadka waalida ayaa laydin gayn lahaa si qudhunka iyo qabyaalada laydiinka daweeyo

  • @sporttv24timmar
    @sporttv24timmar 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    war benta daa gabadha daacish kuma biirin ee xaqiiqda meesha jirta ayee sheegtay

  • @maandeeqessa1012
    @maandeeqessa1012 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nairobi Bey wareegi Murray reer bey ku pulsar ku aheyd
    . Waxey ismooda iney wax tahay. General Xanaano illaahay ha noo caafiyo . Waa geesi la hubo waxuu yahay innu noo bogsooaya. Harti was dad walaalo ah. Guuleysta Waxaan ahay SSC Khaatumo. Ma aha qof caqli leh doqon

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkan may insoweerarin Like waa inasoo weraray cadawkadaran oo iyagu haben iyo maalin werar ah keesax ah inlala dagalamo wakhtigan xaadirka ah?

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MJ WAAXBA KAMAA QAADII QAARTO DHILADAAN DHULBAHANTE MAA AHAAN

  • @mmuuseofficiall1458
    @mmuuseofficiall1458 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naagtan anigu 2023 ayaa arkay oo reer ssc ayey kalagurta waa qof xanuusan waxayna iska dhigtaa mid waxtaqaan report gareeya doqonta Argagixiso da ah .

  • @luulcabdi930
    @luulcabdi930 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walahi naagtan reerkeda aad wanag Ulajeceshaha lkn waxay inu majeerteen dhamaado

  • @SheepSaalim
    @SheepSaalim 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WARYAA GABADHA MEESHA EEY MARTO SAACAD MA MARI KARTID IOSANO

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ina adeer libaax baa tahay waxaan kaa daawanayaa Toronto 🇨🇦 7:30 am coffee geeygi baan cabayaa

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    GUULAYSO DARWIISH TV OO MHDSNANID.

  • @OtaSheere
    @OtaSheere 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bowe mj saliidiina qata oo dacishta ika so afjara de😂😂

  • @Ali34388
    @Ali34388 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    karbaash xalaal ah 😂😁🤣👏👍

  • @saciidocabdrahman1277
    @saciidocabdrahman1277 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mashaalah. Kani. Waa. Wiilwaala.

  • @SULDAANALI-eg7ep
    @SULDAANALI-eg7ep 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhulbhante reer sool ayaa argixisada tageersan doonya jabka PUNTLAND halka reer buhoodle ay nasab kamila yihiin oo ay ciidamda PUNTLAND la jiraan

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabarta dhaa waaa ssc for sure raga harti yaan lamarin xitaa ee bad iyo bari ubaahan yihiin anagu ma diidanin in ladifaaco garoowe galkacayo boosaaso galdogob lkn meel cidla ah yaan raga lagu marin sxb

  • @HALIMA7ALI-jo6xe
    @HALIMA7ALI-jo6xe 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa sumeysantahay ayada iyo fahimo iyo kuwa kale weytahayee waa sumeysantahay

  • @AshaAli-q4z
    @AshaAli-q4z 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashallah ciidanka putland viva ciidanka SSC viva

  • @JigoAday
    @JigoAday 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naa puntland iyada isku filan ilahay mooye cid kale uma baahna naya puntland afkaga ka jeedi huuro

  • @BaashiFaarax-x5d
    @BaashiFaarax-x5d 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiwaliAxmwd
    @AbdiwaliAxmwd 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Meeshaad adigu ka hadashay waxaan ka jeclaa inay ka hadlaan dadka ay haybtooda sheganayso oo caafimaadka qaba dhulbahante waan ognahay wxy garab taaganyihiin ciidanka dagaalka ku jira kumana faraxsana dadka ayaga iyo tolkood la dilaya wxnan oran lahaa inta xun halagu ilaawo inta fiican intaas hadlaya oo ducda la garab taagan ciidanka pld o argagixisada dagaalka kula jira

  • @Darwiish-Sool
    @Darwiish-Sool ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabdha goorgarada uga fuq caduunoow wax dhici kara yay ka sheekaysay. Dani iyo Imrat iygaa calooshood u shaqaystayaal Colombian iyo Imarat Janjawiid keenay Xaafuun Daacishna waa mashruuc!

  • @casanova11ize
    @casanova11ize 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wsr nasg yahow gabadha ka har. Siciid deni hadii wax laga sheego majeerteenku maxay u dhahaan waa nala caayey. Naag naag dhaley

  • @AsliAhmed-k1h
    @AsliAhmed-k1h 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa naag waalan weeye

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabadhaan cuqdo majeerteen ayey qabtaa waa la yaabay maxaa ugu jiro puntland ciidamadeeda

  • @codkashacabkasomaliweyne1361
    @codkashacabkasomaliweyne1361 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caduunoow MJ iyo dhuloos janbal baa larabaa dhexdooda Jamal bay rabaan in ay dhexdoona dhigaan

  • @FAADUMOCqadir-m8s
    @FAADUMOCqadir-m8s 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shirqool ka maxaa ka galay ma hooyayeed baa dhashay hush dheh
    Naag waalan yaa war ka dhegaysanaya

  • @luulcabdi930
    @luulcabdi930 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nagtan waa naag aad ujeecel iney puntland burburto

  • @hawahussein883
    @hawahussein883 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naguma metesho magaca aysheeganayso mj iyo SSC waa walaalo iskumeel bayna ku dhintaan

  • @khadar917
    @khadar917 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naagtani waligeed reer Puntland nacayb bay kala daba nac nac lahayd ilaa xiligii farmaajo waa qof xun oo aad u xun .

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nagtaan wajiga yaan yuura leh adunka majerten ayeey u necebtay balse waxaa ka hoosbaxday naceybka in aan ku bulaalno cadawgana aan waxsiino markuu noo bahdo garab istaagno

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxay ilatahay kuwan burahakujira haday cidqabsadan Somali oo dhan ayay qabsan ciilgoni ah kumaqaban lakiin kuwani waxayqaban cuqdad qabiil

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Naagtan isaaq baa vedio ha hayah

  • @saynababdullahi3148
    @saynababdullahi3148 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mansha allah caduunow

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WALLEE ADAA CAQLIGA DIGAAGU KUUGU JIRAA NAAGTAAN HALA DACWREYO WAA NACASKII DHAKADA DIIRAA EE YACQUUB SIYAAD OO KALE

  • @sahraabdijama2426
    @sahraabdijama2426 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doqontaan dhulbahantoow hadiinaan jawaab cad kabixin

  • @wamuajani54
    @wamuajani54 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waxaan u malay nayaa waa nacas inaadeer😢😢 yaan naloo qaban.

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wey badan yihiin gabadhaan iyo Keyse cabaas madani wey cuqdadeey San yihiin anagana mid ayaa naga xun reer garoowe ah oo garaadada caayey waa yacquub siyaad

  • @adaror-t9o
    @adaror-t9o 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saxiib waa ku wadanaa harti waa mid

  • @MaryamDirieAli
    @MaryamDirieAli 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa habar daacishad ah oo ciilan waxa ay ku hadleyso waxba noogu ma toorna

  • @SmilingEagleRay-zj8ir
    @SmilingEagleRay-zj8ir 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naag Ama nin yaroo xiiqsan MA matali karaan qabiil gabdhaha sharafta leh hadalkooda xittaa daris keeda MA maqlaan is kadaa inay umad inay caydo raga saalixiinta ah wa kuwa afkooda iyo gacantoodaba laga nabad galo
    Wixii intaa kasokeeya waa ciyaala suuq iyo ciyaalo suuqad aan sharaf aduun iyo mid aakhiraba lahay

  • @ahmedabdisalad7056
    @ahmedabdisalad7056 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa aragnaa in islaantu inay daacish ka dhex aragtay wixii ay shubi jirtey naagtani waa naag meelo kale ku xiran wayna muuqtaa isma qarin karto

  • @abdimohammed7522
    @abdimohammed7522 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qoftan waa ku keligeed hadalkaan kasoo baxaya ee yaan cid kale loo qaban. Garaad yar, meel kale waxaan lagaga soo shubay, oo rakaato lagaga haystaa.

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer sool 15 years bay mj iidoor kuwareejisay

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nimankan may inasoo weerarin lakin cadawkadaran wakhti xaadirkan inakorjoga ayaa jira oo idoor laand ah sawmaqumana in idoor laand mel lasaaro

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabadha maxaa sababay iney Mar walba ka soo horjeedo ilma Harti kala fogeyntooda si. aan inaba
    Tudhaale aan Wax reebad lagayn
    Codawtinimo la mida kooxda SNM
    Quus hiil la,aaneed oo ku keliya