Heestii Xasan Aadan Samatar Lulumaha biyaha Gala Codku waa Ayaanle isaaq iyo filfil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 74

  • @wilkiidahirow3885
    @wilkiidahirow3885 หลายเดือนก่อน +3

    Jiim ka nool🎉❤

  • @nejmamahdi9799
    @nejmamahdi9799 2 ปีที่แล้ว +4

    Anigu maba fiirsado fanaaniinta ku luqeynaya lakin rooxaanta filfil iyo kabanka siduu ugu raaxaysto baan kahelaa ilaahay amarkiis

  • @mataanmataanmatan9217
    @mataanmataanmatan9217 4 ปีที่แล้ว +10

    Anoo kabanka ustaad filfil arkaya walee waxkale ma dawado cisi kunolow macalin filfil ❤❤❤❤❤

    • @valentinoaustin4433
      @valentinoaustin4433 3 ปีที่แล้ว

      a trick : watch movies on Flixzone. I've been using them for watching all kinds of movies lately.

    • @conradotis318
      @conradotis318 3 ปีที่แล้ว

      @Valentino Austin yup, been watching on Flixzone} for since december myself :D

  • @mbeenoit713
    @mbeenoit713 4 ปีที่แล้ว +6

    Bilaa caleek yaa Filfil TOP kaban as usual 👏👏👌👌👍👍

  • @ahmedyousuf1828
    @ahmedyousuf1828 4 ปีที่แล้ว +3

    Axyaa heesti aduuun tariokh baad ixasuusisy adun walahy qof aanan weli is helin baa iso qaada imanka ayaan is guursanaysa insha alh wakhti dheer la dib

  • @bashirmahamud5874
    @bashirmahamud5874 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wow top 👏 my Bro Ayaanle Isaaq keep it up 💯

  • @szk-ow1yd23
    @szk-ow1yd23 11 วันที่ผ่านมา

    ustaadku iyo luuqeeyahaba way ku raaxaysteen 💯👌👌

  • @abdirisakhaji1583
    @abdirisakhaji1583 4 ปีที่แล้ว +3

    Best player somali kapan waaaw

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 ปีที่แล้ว +1

    Nice waad xarakayseen kabanku heesaha kle lmid maaha dhiigga buu la shaqeeyaa.

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 4 ปีที่แล้ว +5

    *yaa slaaaam waa qofkii ugu horeeyaa ee dawada like waan sii saray*

  • @mahadjama3129
    @mahadjama3129 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa salaam walalkay Ayaanle Isaaq..fanaanka codka mcn....

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid maadaama aad cosigaygii fulisay ee ahaa In wiilkan kasoo duubto heesaha xasan
    Heestan xoogaa dhanka erayada ayuu yara khalday mooyee wuu soo dhaweeyay
    Kasoo duub sida.
    *Siraad*
    *Qorraxdoo aroortii*
    *Caashaqa habaayicin*
    Siiwad
    Erayadana sifiicn iskaga soo sax ayaanlow
    Sidii heestii *Gud gude* aad usoo xifdisay oo aad erayada iskaga soo saxday cml

    • @ayanleishaaq6492
      @ayanleishaaq6492 4 ปีที่แล้ว +1

      Insha alah sxb qaali igu haleeh midaas. Mahad sanid bro...

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว

      @@ayanleishaaq6492 Horey usoco sxb

    • @ayanleishaaq6492
      @ayanleishaaq6492 4 ปีที่แล้ว

      Ahmed hillaac Insha alah my brother. Mahad sanid sxb qaali...

    • @TheMaestro8
      @TheMaestro8 4 ปีที่แล้ว +2

      @@ahmedhillaac8017 saxib ereyada heesta oo saxan hadaad heyso waxan kaa codsanayaa inaad nala wadaagto.

    • @TheMaestro8
      @TheMaestro8 4 ปีที่แล้ว +2

      @@ayanleishaaq6492 Horey usoco bro. Hibo waad leedahay ku celceliska waa farqiga udhaxeeya qofka caadiga iyo fanaanka.

  • @xaragomedia7472
    @xaragomedia7472 4 ปีที่แล้ว +1

    wlh kaba sida ugu raaxeystid jeclahy
    waxaan jeclahy mar inaan kaa barto
    hdii aan wadanka imaado
    all time lgnd fil fil

  • @sir__cmc
    @sir__cmc 4 ปีที่แล้ว +4

    *Ustaad You are Professional*

  • @KISTATV
    @KISTATV 4 ปีที่แล้ว +4

    Halkeedii saaxib. Hor usocod wanaagsan ayaad leedahay.

    • @ayanleishaaq6492
      @ayanleishaaq6492 4 ปีที่แล้ว

      Sxb qaali mahad sanid. In kastoo aanan miraha si fiican u aqoon hadana Waan isku dayey ahah.

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 ปีที่แล้ว +1

    Kabanku waa fadhiyaa xoogaa erayada fannanka qaadaya baan xifdisanayn.

  • @Edbashir
    @Edbashir ปีที่แล้ว +1

    somali musicccccccccc 😍😍😍

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 4 ปีที่แล้ว +2

    Cabdulqadir maxamuud Axmed) filfil
    Marka kaliya ee uu kabanka garacayo shimbiraha xitaa inay duulaan ma jacla gacan dahaba iyo Deeqsinimo ayuu isku darsaday ,Libaax nin aan aqoon ayaa lax karita, qofkii aan aqoon filfil walee fan waxba kama yaqaan

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 4 ปีที่แล้ว +3

    Yaasalam Ayaanle cod dahabi👑

    • @ayanleishaaq6492
      @ayanleishaaq6492 4 ปีที่แล้ว

      Mahad sanid walal...

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 ปีที่แล้ว

      @@ayanleishaaq6492 Legend markale soo laabo filfil cid uu gacanta ugu raaxeeyo buu la'yahaye 🥺

  • @haruunciise9112
    @haruunciise9112 4 ปีที่แล้ว +1

    Axsan saw mr Ayaanle saxan baraad dhafisay ??

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 4 ปีที่แล้ว +1

    100% Haa ayaan u hayaa
    Mobelka ceeb maaha in laga fiirsado oo heesta runta ah marka la duubayo mobelkaa laga fiirsadaa wixii oo duuban ayaad dhagaysataan

  • @FaisalAhmed-gc3bo
    @FaisalAhmed-gc3bo 4 ปีที่แล้ว +2

    Waan idin salaamay aqyaarta

  • @ahmedseeraar1993
    @ahmedseeraar1993 4 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Filfil aan kaa fa idaysanee Dadka Mabarta

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 4 ปีที่แล้ว +3

    ooo nikan marna uma maleyn inuu fanaaan yahy

    • @ayanleishaaq6492
      @ayanleishaaq6492 4 ปีที่แล้ว +2

      Hadaba ma ihi sxb. Waa iska bashaal un iyo tijaabo ahah...

  • @shuceybdheeg2767
    @shuceybdheeg2767 4 ปีที่แล้ว +1

    Runtiii macalin filfil halkeda wa dhigay hesta kabankedi

  • @waxogow358
    @waxogow358 4 ปีที่แล้ว +1

    Mobel daawanee codkaagu waa wacanyhay

  • @ISMAGABETUBE
    @ISMAGABETUBE 4 ปีที่แล้ว +2

    Indr kabankaas meel an ka baran karo ii Tilmaam

    • @filfilstudioproduction
      @filfilstudioproduction  4 ปีที่แล้ว

      Hadad jeceshy wad baranaysa

    • @ibraahimyahye9311
      @ibraahimyahye9311 4 ปีที่แล้ว

      @@filfilstudioproduction aad Iyo aad ustaad filfil allow cimrigag ka hadhereyo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 3 ปีที่แล้ว

    Heesaha Xasan Adan Waa lagu lug go’ay

  • @daahirdhiin8900
    @daahirdhiin8900 4 ปีที่แล้ว +2

    axsan ustaad fifil✌️

  • @zakariyesnuur7290
    @zakariyesnuur7290 2 ปีที่แล้ว +1

    Mcliiin Respekt

  • @hajiindho1221
    @hajiindho1221 4 ปีที่แล้ว +3

    Mobil aYAA lagusoo qortay heesta

  • @ducalesalmaan2975
    @ducalesalmaan2975 4 ปีที่แล้ว +2

    Fil fil mucjisada cudka salaan sharaf ustaad

  • @naasirhaykal1445
    @naasirhaykal1445 4 ปีที่แล้ว +1

    Macalin hestan kaban keedii ma haysid

  • @ibrahimMohamed-fb6yt
    @ibrahimMohamed-fb6yt 4 ปีที่แล้ว +3

    Heesta xittaa lama xidisana tlfkaa laga akhrinayaa ladan jacaylka layma siin ku lahaa.
    Lulumahaa biyaha gala lagabtiran dhexjooga lumbashada ma daayee. War heesta hadday ku dacweyn karto way ku dacweyn laheyd waxanoo kale ayaa ku odhanaya waan heesayaa ma heesayee wuu matagayaa

    • @ayanleishaaq6492
      @ayanleishaaq6492 4 ปีที่แล้ว +4

      Ahah sxb ka daa dee ninyahow. Sidaas dhan qofka luuguma shido. Heesta in aan qaadi karo ayey iga ahayd tijaabo Lakiin hadii aan miraha aqaan iyo hadii kalaba wili anigu ma lihi ee fanaankeenii waynah samatar ayaa leh, Marka Waa un iska bashaal ee heesta ma keeni karah taas ayaa un muhiim ah ahah. Salaam sare axb

    • @hanadabdimuxumed5300
      @hanadabdimuxumed5300 4 ปีที่แล้ว +1

      Qaab fanaan waad leedahey walaal hore socod wanaagsan iskadaa wax magaratada ayaanle isaaq legend ayaa tahey

    • @ayanleishaaq6492
      @ayanleishaaq6492 4 ปีที่แล้ว +2

      Hanad abdi muxumed sxb qaali mahad sanid. waxuba Waa iska tijaabo in aan heesi karo...

    • @hanadabdimuxumed5300
      @hanadabdimuxumed5300 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi fanaan buuxa ayaa tahey walaal heeso badan ayaan arkey uu kuu tumey fulfil kabanka fanka aduu kuu baahanyahey walaalo .wlcm

    • @ayanleishaaq6492
      @ayanleishaaq6492 4 ปีที่แล้ว +2

      Hanad abdi muxumed sxb Aad ayaad u mahad santahay dhiira Galinta wanaagsan. Insha alah waanu isku dayi intii kale oo aan awoodo. Mahad sanid walal qaali. Insha alah waanu iska war qabi doonah Oo meeshaan ayaad kala socon wixii kale oo cusub.

  • @teamcaasimadda4341
    @teamcaasimadda4341 4 ปีที่แล้ว +1

    ustaadow wllhi hadaan hal mar ku heli lahaa waa ii dhacan laheyd inaan kula soo xariiro rabaaa ustaad kabankaaaga saaid ayaan ujecelahay heesaha badanaaa koraa ka aqaanaa meelaan kaala soo xariiro igu caawi ustaad onlineba aad iigu garaaacdideh ustaad salaamullaah hore usoco adneh wllkey ayaanle

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 4 ปีที่แล้ว +1

    yaa slaaam

  • @mohamedmuhyidin869
    @mohamedmuhyidin869 4 ปีที่แล้ว +1

    In uu heesta telka ka fiirsanyo yaa ila arky uusan fidisanen

  • @baal-dahabtv7398
    @baal-dahabtv7398 4 ปีที่แล้ว +1

    Waar ninkan filfil fan nooleeye haloogu daro magaca cajiib weeye

  • @masraxmusic9381
    @masraxmusic9381 4 ปีที่แล้ว +2

    Fara malab noolow