Waa heestii Ramaso xususti AUN Sahro Axmed iyo Codkii Hodan Afric Kabanku Waa FILFIL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 52

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว +3

    Fil fil Jiim sheekh muumin haddii uu dhinto booskiisii Ninka noo gali doono weeye👏👏👏👏👏👏👑❣

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 7 หลายเดือนก่อน +2

    Asxabteydii waan kala fogaaney filfil sxb waa kusalaamey kabankaagi garaacidiisi uxiisey allaha unaxariisto sidii sxbken jiim sh.muumin utumooysaa gacantaada maanshallaah salaansare

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 7 หลายเดือนก่อน +1

    Filfiloow waa walaashaa Amoow xaafadeeydii baarubax markaa wada jiogney asxaabta eheen caawa igu soo dhacdey adiga iyo wadanoole jiimi sh mumin allaha unaxariiste xasuus walhi salaama

  • @maguled
    @maguled 4 ปีที่แล้ว +4

    Filfil, kaban artst. Ilaahay hibo ayuu u siiyey. Maansha Allah. Hodana heesta barteedii bay dhigtay. Thanks.

  • @abdallawhach5806
    @abdallawhach5806 4 ปีที่แล้ว +3

    Macalinka kabanka sanadkan wa ku wataa ustaad fifill keep going

  • @Newheesocusub
    @Newheesocusub 4 ปีที่แล้ว +4

    Wooof eesh calaa gacantu kuma go'do macalin anigu waan kuu qiray inaad tahy boqorka cuudka waqtigan sii korddhi dadaalka✋✋👍🙏🙏

  • @mataanmataanmatan9217
    @mataanmataanmatan9217 4 ปีที่แล้ว +3

    Hoyo sahra ale haw naxaristo qabrigana haw Nuuro Amin Amin 😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ruqia775
    @ruqia775 4 ปีที่แล้ว +1

    Yasalaaaam ustaaaaaaaaaaaaadka wn ku wata waqti badan oo nabad ah ayan idin rajeeynaa

  • @balidhiigchannel6152
    @balidhiigchannel6152 4 ปีที่แล้ว +2

    Woow halkeeda ayey baay dhigtay Heesta lkn waxa cajiib ah siduu filfil udomayo hore usoco Macalin

  • @maxamedlooto5449
    @maxamedlooto5449 4 ปีที่แล้ว +3

    Fankii asalka ahaa waa kan.
    Mahadsanid ustaad FILIFIL.

  • @zakiyare9818
    @zakiyare9818 4 ปีที่แล้ว +3

    boqorka cuudka waqtigan la joogo macalin filfil ahaa 👏👏👏👏👏👏

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlh wan ka mabsuday sidu u garaacayo cuudka
    Xata waxan iloobay heesta sida ay u jacburtay

  • @JAY.4040
    @JAY.4040 4 ปีที่แล้ว +2

    Fill fill sxb Waa Mohaa Love Masha Allah aad baad u gacan macaantahay waan idiin Salamaa adiga iyo fanaanada

  • @bashirabdulkadir1263
    @bashirabdulkadir1263 4 ปีที่แล้ว +3

    Caleeeek👍 Yaaa Fil-Fil Boqorka Cuudka🎸

  • @abdirahmaniman3642
    @abdirahmaniman3642 4 ปีที่แล้ว +1

    Filfilow sxp For tempo da nagadaa dee 😂😂😂😂😂 sxibaday way iska hadlaysaa wlhy😂😂😂😂😂

  • @KISTATV
    @KISTATV 4 ปีที่แล้ว +2

    Igu soo rogaal celi. Waa cajiib halkeedii Hodan Africa. Cuudka waa kasii sareeyaa sidii hore. Mahadsanidiin.

  • @husseinabukar7723
    @husseinabukar7723 4 ปีที่แล้ว +3

    Hodan in ay asturnaanta ku nuureyso inta ila aragtay like

  • @raajuuofficial2383
    @raajuuofficial2383 4 ปีที่แล้ว +3

    Maclin wllhi kabankaan lagaa dhaxlo waaa

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 4 ปีที่แล้ว +3

    Calayk calayk barteedi baad dhigteen wale masha allah

  • @qasimosman3805
    @qasimosman3805 4 ปีที่แล้ว +1

    Filfil iyo Hodan Africa maasha Allah weey isku dhacday heestaas xusuus beey nagelisay

  • @umarabdi5814
    @umarabdi5814 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa salam 🎻🎻
    Wan idin salmay utaad adiyo hodon ba 🖐

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 4 ปีที่แล้ว +5

    Filfilow, waxa aan rajaynayaa in aad anniga kula fadhiya aad tunto heesahayga. Aad baan u jeclahay macalin kabankaagu.
    Boqortooyo

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 4 ปีที่แล้ว +4

    Eeshcalaa kaban iyo codba 🙏

  • @sommovies
    @sommovies 4 ปีที่แล้ว +3

    Macalin fil fil jiim yare

  • @Hannadka
    @Hannadka 4 ปีที่แล้ว +4

    Inantani sahra axmed barteeda ayay dhigtay

  • @maadeeschannel4189
    @maadeeschannel4189 4 ปีที่แล้ว +3

    Legand kabankaga ad ugu raxeysta one day in life adgo utumayo goob jog ahaad wan rajeynaaa

  • @abdkadirawdahir5857
    @abdkadirawdahir5857 4 ปีที่แล้ว +4

    *Abdikadir filfil*
    Nin culus *hibana loo siiyey*
    *Garaacida "Cuudka"*
    Runtii waan *Taageeraa - Garaacida "Cuudkaaa"*
    Sideen ku bartaa sxbow
    Xaga *midho-samayntana* waan isku
    Dayaaye.

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 ปีที่แล้ว +1

    Caadi maahan fanaanad Qatar waayay

  • @khalid9264
    @khalid9264 2 ปีที่แล้ว

    Raxan REEB abaaroo weeye halkaasi hodaney

  • @SALEEBAANMAXAMEDAXMED-e3f
    @SALEEBAANMAXAMEDAXMED-e3f 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @mzunguleyrics3215
    @mzunguleyrics3215 4 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad filfil wadadan kuso jiraaaa Waxa baadan ayaan channelkaga ka muqaan donaaa i.a

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 3 ปีที่แล้ว

    Kabanka iyo codkuba well top

  • @jamiilojalaqsan2275
    @jamiilojalaqsan2275 4 ปีที่แล้ว +1

    Esh Callaa Hees

  • @zakariyesnuur7290
    @zakariyesnuur7290 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaaaaa fiflu

  • @omarguled691
    @omarguled691 4 ปีที่แล้ว +2

    Cajiib filfil Lagend

  • @maxamedlooto5449
    @maxamedlooto5449 4 ปีที่แล้ว +1

    Asal

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 4 ปีที่แล้ว

    MACALIMUU FILFIL - waxaanku jeclahay qalbigiisu waa xaadir intuu kabanka tumayo wuxuuna ilaalin sharafta iyo xargaha kabanka
    Kabanka waa jeclahay cid hadaan kabaran waxaan u tagi Filfil ama Nudarin cali amaan

  • @ahmedshow0ffcial745
    @ahmedshow0ffcial745 2 ปีที่แล้ว

    Filfil xgee kala xiriira ?

  • @ismahaanisma304
    @ismahaanisma304 3 ปีที่แล้ว +1

    waad cod macaantahey

  • @jallam
    @jallam 4 ปีที่แล้ว +2

    Ashcalaa boqorka cuudka
    Fanka somaliyeed inuu ka faa'idaystaa mudan yahy
    Salan gaara ustaaad

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 2 ปีที่แล้ว +1

    Hodan afrik

  • @masraxmusic9381
    @masraxmusic9381 4 ปีที่แล้ว +1

    Caadi maaha

  • @ahmedoldabdalla7443
    @ahmedoldabdalla7443 4 ปีที่แล้ว +1

    Boqorka cuudka somalida

  • @sharmakehamari7233
    @sharmakehamari7233 4 ปีที่แล้ว +2

    Heesta waxa la dhaha ma ragaadin taladii , lama dhaho ramaso..

  • @masraxmusic9381
    @masraxmusic9381 4 ปีที่แล้ว +1

    Www www www

  • @munocadey6621
    @munocadey6621 2 ปีที่แล้ว

    Way ku tumatay habaar qabtada...
    Raxan reer abaaroo weeyo

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 4 หลายเดือนก่อน

      Habar gablama miyaa tahay maxaa habaar ku yahay??
      Maxaa habaarku yahay??
      Waxaani wa hees maaha diin