Dhal Wadaad La Moodyey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Tabaha xidhiidhka bulshadu waxa uu la jaanqaadaa hadba casriga la joogo. Sida maanta looga wada hadlo telefoonnada iyo internetka, berigii hore loo ma aqoon. Sidee waalidkeen u xidhiidhi jirey, ma soo gaadhay se wakhtigii jacaylkaaga loo qori jirey waraaqo ay ku sawiran yihiin wadnayaal waaweyni? Dhegaysi wacan!

ความคิดเห็น • 37

  • @mahizey22
    @mahizey22 6 วันที่ผ่านมา

    Maanta dhageeysanayaa muqalkaan cajiib waaye wlhi❤

  • @DaganMaxamuud-n4f
    @DaganMaxamuud-n4f ปีที่แล้ว +2

    Warqadas runtii maxay marna dhib xambarsaneyd marna jaceyl😢❤

  • @rahmamahamoud9257
    @rahmamahamoud9257 4 ปีที่แล้ว +4

    Maxamed ma waynaad ilkihii ma u soo baxeen Raxma igu saalma asal barigaas bay xalad lahayd😂😂

  • @sadiayusuf151
    @sadiayusuf151 3 ปีที่แล้ว +3

    Dhabanada hilaciyo dhola ka qosolkaagee❤🙏

  • @abdifatahadem2535
    @abdifatahadem2535 2 ปีที่แล้ว +2

    Shekada kobad waxan dhihi karna un waa
    Emotional damage😁

  • @aymanaman4323
    @aymanaman4323 4 ปีที่แล้ว +4

    😅🤣🤣😂 nin waxbadan og ala warqadasu maxay marna rafad badnayd marna xiso iyo dareen culus sidi jirtay

  • @theironlady6009
    @theironlady6009 2 ปีที่แล้ว +1

    Dagaantaada Waxaa moodaaa in hadal kastoo aaad Leedahay aan udhagysanoyo sida inaan naftyda ushekeynayo waxaa tahy shaqsi aad udagan ana waan taageera qofba qofka uu kadaganyahh

  • @smarttech6731
    @smarttech6731 4 ปีที่แล้ว +4

    The best episode so far i liked it wlhi ❤️

  • @myself4713
    @myself4713 2 ปีที่แล้ว +2

    Codk ubax keep going 😘

  • @nasramuuze2541
    @nasramuuze2541 6 หลายเดือนก่อน

    Noloshii hore nolol bey ahayd wllahi😢😢😢

  • @hawosugule8503
    @hawosugule8503 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhal wadaad la moodyeey🥺❤

  • @mohamedmohamoud3385
    @mohamedmohamoud3385 4 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus waayo waayo qof qoray baa garanaya uun ama loosoo qoray

  • @aragsaqaali3603
    @aragsaqaali3603 4 ปีที่แล้ว +1

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍hada waa saxdii codku

  • @apdiqadirapdiqadir8758
    @apdiqadirapdiqadir8758 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waxan moodaya in aniga iguudhacday qiisoyinka uu sotabiyo cidka ubax❤

  • @abdifatahadem2535
    @abdifatahadem2535 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhal wadad la modyey
    Dholacadeentada jecliya

  • @UbaxSahal-n9f
    @UbaxSahal-n9f 6 หลายเดือนก่อน

    Waaga hdn wax garad ahan laha waanka faidysn lhaa manta wax ihaya ima haysten😢

  • @maxamedismaaciil3627
    @maxamedismaaciil3627 11 หลายเดือนก่อน

    Waqti waliba waa yihiisu lahaa

  • @fahadkhadar91
    @fahadkhadar91 3 ปีที่แล้ว +1

    War qada class ka aya miiska la isku dhex galin jiray ❤️

  • @muniitaali8937
    @muniitaali8937 ปีที่แล้ว

    Aniiga hayaaa jacaaal aniiga igu dhacaya xageee gudbiyaaa

  • @shimbirka.
    @shimbirka. 3 ปีที่แล้ว +2

    Jaceylki Waraaqda Mxan Inan u Qoray, Walipa Jaarka Ayaan Habaar Ku Qabay💔😀

  • @sumayaisackhassan5779
    @sumayaisackhassan5779 4 ปีที่แล้ว +3

    Wan ku farxsanhy in cawa ka mid noqdo saxibqd ee codka ubax wll wax badan of

  • @apdipazidmohamed4093
    @apdipazidmohamed4093 2 ปีที่แล้ว

    Walaalo warqad ayaaan doonaya in aan kula wadaago xagee kala soo xidhiidhia

    • @sucaadmoha8407
      @sucaadmoha8407 ปีที่แล้ว

      Wll ma iiga sheken kartaa shekada🙃

  • @Hhaysdhibinwaliga
    @Hhaysdhibinwaliga 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll halkeen kala so xidhiidha
    Qisada jacaylkaga ankula wadaage

  • @hamdahamda4695
    @hamdahamda4695 4 ปีที่แล้ว +2

    codka Ubaxa 😙😙😙

  • @asiyamuse6712
    @asiyamuse6712 ปีที่แล้ว

    Dual wadad la moodyey

  • @caaishapea9784
    @caaishapea9784 ปีที่แล้ว

    Waleee jacayL paa🥺

  • @abdikaniboos2473
    @abdikaniboos2473 2 ปีที่แล้ว

    Download ka u fura

  • @najaaxbaashe4247
    @najaaxbaashe4247 4 ปีที่แล้ว +1

    Codka ubax ❤

  • @AhmedAli-iz7eb
    @AhmedAli-iz7eb 2 ปีที่แล้ว

    Inankan codkisa darenleh

  • @zaraajmalabdiqadir9891
    @zaraajmalabdiqadir9891 2 ปีที่แล้ว

    Mye name sareedo 💋

  • @deeqoosman8853
    @deeqoosman8853 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤🥀

  • @MariamHaaji-w8p
    @MariamHaaji-w8p ปีที่แล้ว

    😢

  • @faatimamohamed5705
    @faatimamohamed5705 ปีที่แล้ว

    😢❤

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 4 ปีที่แล้ว

    Maxbuuskaasi malaa waa naasir qaliinle

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 4 ปีที่แล้ว

    Ma naasir qaliinle ayaa ninkassi