PRANK NIYAD JAB KII UGU XUMAA 😡😡

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 295

  • @hamzaabdalla16
    @hamzaabdalla16 2 ปีที่แล้ว +85

    Xasusin. Kusali nabiga mohamed scw 🥺

  • @Cazmi.Cudoon
    @Cazmi.Cudoon 2 ปีที่แล้ว +125

    Team prank jacayl is muujiya😂😂🥲✌

  • @enjoy3684
    @enjoy3684 2 ปีที่แล้ว +41

    Waxa jira dad wanagsan oo comantiga Akhriya

  • @ibtisamaibrahim8523
    @ibtisamaibrahim8523 2 ปีที่แล้ว +42

    Walalayalo Muradan Leeyahy muradke Allh Isahlo Soduceyo Ducadina Allh I Aqbalo marka dukanesan iyo hada Aad fainted Aqrinesanbo Allhuma Amiin

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 2 ปีที่แล้ว

      allah ha kuu fududeeyo muradkaga insha allah

  • @deeqohg4597
    @deeqohg4597 2 ปีที่แล้ว +22

    Nuurdiinow gabarta dhibka mad inooga,dhaaftid legend walaahi way xanaaqdy faadimiino sorry queen 4pranks ayu marayaa nuurdiiin isku badnow

  • @amiiragaaz4515
    @amiiragaaz4515 2 ปีที่แล้ว +45

    Atarisho nurdin iyo muscab yare full family farxad kunolada♥️🤲

  • @shamsahmed5327
    @shamsahmed5327 2 ปีที่แล้ว +22

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣nuradin beetul abyat inaa geeysay atariishadeeyna aa prank yaakaayeelaayo wlhi farxad weey fadhiisatay wiilgaaga xitaa waalaguugu dacweeyi talo adeey gujirtaa xaalada waa xumaati lee dhihileheeda iyo xaalada weey fiicnaati lee dhahdaaba xaalmarin 😅😅😅🥳🏘

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 ปีที่แล้ว +16

    She got really mad, miskiin waaye atrisho baadiyo 🥲🥲

  • @ibrahassan6418
    @ibrahassan6418 2 ปีที่แล้ว +7

    Maskiin queen 👸 sory 😁😰🤣🤣🤣
    Dumarka markey farxaan hadalka xitaa makaran

  • @hodanmuuse8602
    @hodanmuuse8602 2 ปีที่แล้ว +5

    Nuura diin plz faadumiina ku kale u soo raadi iyadoona ogayn oo
    Uga farxi xaalmarina uga dhig😒🙏

  • @nasraahmed3300
    @nasraahmed3300 2 ปีที่แล้ว +22

    Best TH-camrs my sister keep going

  • @waxqabad123
    @waxqabad123 2 ปีที่แล้ว +8

    Nuriidinow zxp hadaa coment aqrinayso waxaa ku dhihi lahaa prankigaan iska dhaafto wlhi dhibaato ayuu keeni kraa 🥰

  • @Ramlo275
    @Ramlo275 2 ปีที่แล้ว +54

    Abow kan prank waa dhaafey waa prankiyaalo 😂😂

  • @iqra3526
    @iqra3526 2 ปีที่แล้ว +5

    Dadka so qoraayo nagadaa barankiyda cml wax la deehaayo maalahn atariisho wa kula sonHey weena ka soo arsaneee mid kan maskiin unoqoaayo keep going my family 👪

  • @hogamizamaria6552
    @hogamizamaria6552 2 ปีที่แล้ว +43

    Nuuradiin gabadha qalbigeeda ilaali teeda kle prank yadaan badn reer kiina ma,ufiicno ee iska daa wllkei 🥺🖐

  • @samaronchenal7198
    @samaronchenal7198 2 ปีที่แล้ว +8

    Atariisho is daji asakaba uu jecelyahay haduu kuyiraahdo prnk kuqaado lkn abaa ixtiraam waxaana waad waxaa raali katihiin in prnk la isku sameeyo ningada waa ceeb dad hordooda inu intuu kugu raali galiyo hadane kadiido sorry qof waliba riyadaas waa jecelyahay

    • @munocali5531
      @munocali5531 2 ปีที่แล้ว

      Waaaa xaqiiiq waaa shaqadooda waa inay ku qaadata

  • @asiaali7611
    @asiaali7611 2 ปีที่แล้ว +3

    Rajo aya galisay maskiinta hadand awoodin kada beenta niyad jab weyn waaye wlhy sorry abayo😢😥😔

  • @fathiqurux6904
    @fathiqurux6904 2 ปีที่แล้ว +2

    Nio run ahnti mataqano qadrin wllh inta ila aragtay the really like

  • @xidigataciyaalxamarcade3381
    @xidigataciyaalxamarcade3381 2 ปีที่แล้ว +20

    Nuurka gawadha umusha ah kada niyada jabaka waxan prank lama dhihi kare 😂😂😂😂😂😂sorry my sister

  • @MARIAALI9230
    @MARIAALI9230 2 ปีที่แล้ว +3

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xariir +254725727923 mhdsnid

  • @boqortoyotube5065
    @boqortoyotube5065 2 ปีที่แล้ว +11

    Mya sorry yqey ana oohin iqabatay😓nurdin managa deysido hee ciil wye wxane

  • @iqraxasan5125
    @iqraxasan5125 2 ปีที่แล้ว +6

    Nuradiin kamaad xishoon inanta waa inyadjab Tauwayn ee xaal kabixi 🤐😱

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 2 ปีที่แล้ว +5

    PRANK qurxon jawidagan ah mashallah n🤩❤🤍💛🙏

  • @faadumoabiibaxmed74
    @faadumoabiibaxmed74 2 ปีที่แล้ว +1

    Nuradin walahi urumee hno gabadha waa iga codsiyee kanaxay walahi said ugu faraxdee urumee ale haka farxiyee

  • @faatiqoslaye1662
    @faatiqoslaye1662 2 ปีที่แล้ว +5

    Sorry abayo nuradiin waxan oo kale mafiicna ka dhaaf reerkina unaxa

  • @shukriabdirisaqmohamed6713
    @shukriabdirisaqmohamed6713 2 ปีที่แล้ว +17

    Nuurdiin Adooga aa isku waden joogna Wana kga dacwonyna hda nhy Cidda calanks kleh🇾🇪🇾🇪🇾🇪war kaca fadhi nooma yalle🤣🤣🤣🤗

  • @mariammoha4756
    @mariammoha4756 2 ปีที่แล้ว +8

    Horta naagtan maxey isku macneysa marka ladhaho waa prank qadarin dhan maleh prankiga xitaa iyaduu arsaqad ugaradinaya may ku qadato ileen mala yacni iskuma kharash gareynaye isbe

    • @raizaali9439
      @raizaali9439 2 ปีที่แล้ว +5

      Naa hadey ismacnedo ma,adey isugu kaamacnese hush naa reeraha kadhax bax

    • @mariammoha4756
      @mariammoha4756 2 ปีที่แล้ว

      @@raizaali9439 na xagee ku xanuneysa dhaqbayahay xgese nagala qaday kabtayadaba kama naqane yaad notaqan yaase kula hadlay uf teda kale waxa rabto ina soqorto public baa lodhibta eee reply hakaso naacleyn ina noshahay iyo in kaleba kuma nqane calacalka iga la tag dhaqbo¿

    • @riyaanmohamed7790
      @riyaanmohamed7790 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mariammoha4756 naa adaa khaldan waayo gabadha waa umul muu ka naxo

    • @mariammoha4756
      @mariammoha4756 2 ปีที่แล้ว

      @@riyaanmohamed7790 naa khalad iyo sax ya ku weydistay???? shuubayahay quruntay

  • @samiirociise5130
    @samiirociise5130 2 ปีที่แล้ว +6

    nuurdiin gabadha waa umul ka daa prankiyada khatarta ha fadlan

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 2 ปีที่แล้ว +4

    Inaa Soo baxo xata ma eheen ee tagantahay miskiinta sorry 😂😂😂

  • @fartuneaden5105
    @fartuneaden5105 2 ปีที่แล้ว +6

    Atarisho max prank le lagu sameyna man so arsaneyso see camal 🥺😥😂

  • @hamdiabdi2871
    @hamdiabdi2871 2 ปีที่แล้ว +14

    Prank waa dhafay kan😂😂😂😂

  • @Abasnuur
    @Abasnuur 2 ปีที่แล้ว +37

    Another level prank ah🤣🤣

    • @xalimasacdiya
      @xalimasacdiya 2 ปีที่แล้ว +1

      Another level prank ah 🤣 😅 😂 😆

  • @nathra-mohas3897
    @nathra-mohas3897 2 ปีที่แล้ว +1

    Sorry my couple pranks ka noocani
    Mafiicna wllhi 🥺👸🏼🤴🏻✨👨‍👩‍👦👨‍👩‍👦

  • @iqra3526
    @iqra3526 2 ปีที่แล้ว +2

    Atariisho no jeleeec xbbti arso OK 🥰🤣🤣🤣

  • @bintsiyad8831
    @bintsiyad8831 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣 wallahi I’ve never laughed soooo much 🤣🤣🤣🤣

  • @suusaan1081
    @suusaan1081 2 ปีที่แล้ว +5

    Naa wl is daji wiilka ku qaado prankga raali baa isaga tihin ina isku samaysan dadka hortodo kugu rali gelinayaa hadu ku dhahay maa yeshid waabu ooyee😑

  • @Bilal-hq3gb
    @Bilal-hq3gb 2 ปีที่แล้ว +4

    Family gan ma prank ayuu ku dhisan yhy waxkale aad samaysaan maad waydeen

  • @madiinoabdullahi2884
    @madiinoabdullahi2884 2 ปีที่แล้ว +1

    Atarishada gurigas daji niyadedu kujiraa we rabtaa prank san cml xanuun u eh hakusamenin markale
    Love you fadumina ❤
    Full family 👪❤🥰

  • @suhurmaxamed1127
    @suhurmaxamed1127 2 ปีที่แล้ว +1

    Lkn sas inaad sameyso ma aheen almuhim wey dhacdey wxas nijab weye sxb next ha sameynin nijabka ma ficna wllhi

  • @maryanruun5208
    @maryanruun5208 2 ปีที่แล้ว +1

    Sorii abaho nurdin wan ka xanasanh

  • @bilaadiyow
    @bilaadiyow 2 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣haaaaaaaaaah Nuradiinow wlhi caadi maahid

  • @zeytunabdull9374
    @zeytunabdull9374 ปีที่แล้ว

    M.a keep going my lovely couple

  • @aminonor5777
    @aminonor5777 2 ปีที่แล้ว +2

    That is not nice don’t do it again your wife something like that anymore now you need to find a beautiful place to her and make her happy again

  • @mudalibmohamedali2948
    @mudalibmohamedali2948 2 ปีที่แล้ว

    Strees hadu ku dhaco hooyo bby naas nujineso ogoow caano yari ku dhici donto

  • @zakariyegaraadali7363
    @zakariyegaraadali7363 2 ปีที่แล้ว +5

    Nio cawan atehe wlh 🙄😌 xaskaga niyadeda ilasho

  • @SamiraAhmed-r7s
    @SamiraAhmed-r7s ปีที่แล้ว

    Lamaana yaashii ugu qurux da badnaa ee aan waligay arko❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @asiilosiidow2413
    @asiilosiidow2413 2 ปีที่แล้ว

    Nuurudiin adi gabadha prankiyada xanaqa iyo niyad xumida kajooji

  • @apdirizakabdinor7878
    @apdirizakabdinor7878 2 ปีที่แล้ว +2

    Atariishada xanageeda waan jacelahay wllhi

  • @nuranuurin469
    @nuranuurin469 2 ปีที่แล้ว +1

    Nurdiin gawartena guri daji ok 👍 prank niyada jab waye 😂 ka dhaaf hada bishan soo socoto daji gurigas insha Allah 🤲 okay 👌 😌 jawab wcn iyo another video adoo guri dajiyey

  • @kowsarqueen2165
    @kowsarqueen2165 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah guriga wuquruxbadanyahy lkn ghabada mxa sauyeshey nurdiin sorry xppti

  • @sawsanahmed8325
    @sawsanahmed8325 2 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣🤣🤣
    Walahi waxba helay atarisho badiyo kkkkkkk

  • @maryanrun9555
    @maryanrun9555 2 ปีที่แล้ว +1

    Ani waxaan layaabay prink iskama dhafaan hadeey sameeyaane maqaatan dabeecat xumo ma iska dhaaftaan

  • @shukriabdikariin6362
    @shukriabdikariin6362 2 ปีที่แล้ว

    Abweh fiiri danbo ha ku samey nin atariisho baadiyo wlhi ma jecli in lahu sameeyo sorry abyo adn wlhi mar kle haku sameenin waan idin salaame adiga iyo dumashigeee wlshee adna sorry 😞 😔 😟 🙁

  • @hilalqnnn2932
    @hilalqnnn2932 2 ปีที่แล้ว +3

    Nuuradiin dabeecad xumoow 🤣🤣 asaa pranks markasta sameeyo asaa xanaaqayo 😏😏😅

  • @Yourfavouritechef37
    @Yourfavouritechef37 2 ปีที่แล้ว +2

    Prank waaye kulahaaa 😀😀😂😂miskinta wukawaaley 😁😁🤣

  • @qamarsaidahmed9396
    @qamarsaidahmed9396 2 ปีที่แล้ว

    Runti waxa aad sameysay waa qalad waxaas baranke lama dhaho ee rali gale xaaskaada ama u romey wax aay niyeeysatay waa hooyo u naxariso in ale ku naxaristo inshalaah

  • @halimamohamud2695
    @halimamohamud2695 2 ปีที่แล้ว

    This man every time prank Yhuuuuuuuuuuuuuuuuu

  • @umsafwan5811
    @umsafwan5811 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha idiin siiyo guri san camal ah

  • @ramloqueen1184
    @ramloqueen1184 2 ปีที่แล้ว +1

    Qalbiga mxad uga jabisay gabdha riyadeda uh rumey gurigasna daji pliz adunka balan ligabaxa ugu ncbhy wlh

  • @najmamahamud324
    @najmamahamud324 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa inaad gabadha gaysaa guriigaa ama guri ka qurux badan gee walahi waa qabi jab anigaa ilmeeyee nagadaa brankigaa caynkaasa

  • @yaasmiinclaahi321
    @yaasmiinclaahi321 2 ปีที่แล้ว

    Nuurdiin abowe gawdha kadaa noh plz😭😭😭😭😭😢😢🥺🥺waan ooyey wlha

  • @aminaciise9290
    @aminaciise9290 2 ปีที่แล้ว

    Soory wuu ooyay qalbi wanaag ax nuuradiin miskiin fadumiina

  • @hibaaqcismaan124
    @hibaaqcismaan124 2 ปีที่แล้ว +4

    atrisho marka la dhaho waa prenk maarkaba wey qaden jirtey is badel baden ayaan ku arkaya atrisho

    • @مريممريدي-ص3ي
      @مريممريدي-ص3ي 2 ปีที่แล้ว +1

      Awal inee isla ogayen dhici karto lkn kuwan danbe maisla ogo

    • @Nacubes1126
      @Nacubes1126 2 ปีที่แล้ว

      Isku dirka jooji nayaa bbe jaceyl iyo naxarisey baryadaas karabtaa kadaa😂

  • @muizaahmed3363
    @muizaahmed3363 2 ปีที่แล้ว +2

    Please and please do not do it like this again because qalbiga dumarka aad ayuu ujilicsanyahay so please kailaali noocaanoo kale thanks sorry sis waan ka aar sandoonaaye 😃

  • @cabdulahicabdi8579
    @cabdulahicabdi8579 2 ปีที่แล้ว +15

    Plz gabadha u Rumee🥲🙏Wa codzi whhli 🙏

    • @seibaahmet1821
      @seibaahmet1821 2 ปีที่แล้ว

      Anaba lajcladay😰🥺🤦‍♀️

  • @sumayosaciid4632
    @sumayosaciid4632 2 ปีที่แล้ว

    Atarisho iyo aniga isku dabecad ayaa nhy wxn aduunka unecbhy wax niyada ley galiyo hadana ley sameyn

  • @sacdiyamohamed5258
    @sacdiyamohamed5258 2 ปีที่แล้ว

    Nuuradiin wllo wlhi talo ayey iga tahy plz iska daaya prankiga plz
    Waayo idinku qoysbaa tihiine yaanu qoyskiina idinka burburine wllo iskadaaya waxaas plz

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going My syster 👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @aniizaadem1203
    @aniizaadem1203 2 ปีที่แล้ว

    Atirisho is daji qli Park weye xajigana waka kula murugaye

  • @faadumonuur-ci5pj
    @faadumonuur-ci5pj 7 หลายเดือนก่อน

    Hhh sorry atarisho rali noqo xabibti way dhacdaa😢😂😂😂

  • @mowlidnoor1716
    @mowlidnoor1716 2 ปีที่แล้ว +2

    Pragi nocan aah waa qalad

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 2 ปีที่แล้ว +1

    Dumarku waa maskiin atarisho baadiyo mayna aqoon lacagta uqaado ninkeda bishi iyo waxay kula bixiyaan siduu prank guri dabaqa goglan uga dhiga dumarow kayska daba kicina nimanka

  • @Xaashi-official
    @Xaashi-official 2 ปีที่แล้ว

    TH-camrka ugu doqonsan weeyaan kani wlhi aabahaa laxayga ka wasay

  • @shahad2629
    @shahad2629 2 ปีที่แล้ว

    atariishada waxaa laga rabaa marba hadii ladhahaa baranki iney khaadato eexanaakheeda duuduubto saas waaye nuuradiin adine kookale aatahay mastay kkkkkk

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi qaladaa samaysay nuura diin waxaan kadhaaf gabadha

  • @nimcokaise3065
    @nimcokaise3065 2 ปีที่แล้ว +7

    faadumiina waalagu bartay beryahan 3 goal aa lagugu leeyhy 3 jeer baa prnk lagugu sameyey ee soo aarso qofaan aarsan uurka hooyadiis bu ku jira😂😂

  • @SANTI_KUMI1
    @SANTI_KUMI1 2 ปีที่แล้ว +2

    OMG , I,m sorry wlhi #marwo😭😭😭.

  • @zainabnimca3885
    @zainabnimca3885 2 ปีที่แล้ว

    Wakagashte wlhi sorry abayo 😢😆

  • @abasala5428
    @abasala5428 2 ปีที่แล้ว

    Nurdiin aniga Waa idiin ku xernahay xaaskaaga wey ku jeceshahay ka dhaaf parakigaan oo qalbi jabka ah naxdinta Waa loo dhintaa bye

  • @deeqamahmoud5967
    @deeqamahmoud5967 2 ปีที่แล้ว

    Aboo nuuradiin prank dhexdina ka sara ani ma jecli khilafkina wxn mr wlba jeclahay wda jogina iyo farxadina

  • @maryn.humble
    @maryn.humble 2 ปีที่แล้ว +1

    War nuuradiin laftikay ayaba ka xanaqay inoo ilali gabadheen ma gartyna runtii wxan jeclanlha in aad guriga dajiso oo aad urumeyso dareenkeda

  • @hibodeex3552
    @hibodeex3552 2 ปีที่แล้ว

    Atariisho ninkaaga jeebkiisa lamasocorid iyo waxa awoodiisa ah miya mise yara nacsbaatahay oo manyacda laga badiyay aniga kujabay kibirkabadana armaajoogtido😏

  • @qaaliwandajaceelqaaliwanda806
    @qaaliwandajaceelqaaliwanda806 2 ปีที่แล้ว

    Soori mcnto nuurudiin raali galin kasoo bihi wala nuurudiin gurigana run noodaji okay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @bintsiyad8831
    @bintsiyad8831 ปีที่แล้ว

    Lakiin saas camaal maa oga baqe fatumina ohiin aa kuhesee 🤣🤣

  • @maxedwadiiqo7837
    @maxedwadiiqo7837 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax si xun baad ugashay mis kiinta😥😥

  • @bilaadiyow
    @bilaadiyow 2 ปีที่แล้ว +2

    Team fadumiina isdhiiba
    Team KL ismuujiya🤣🤣🤣🤣🤣🙂

  • @amienamira9116
    @amienamira9116 2 ปีที่แล้ว

    Wlhie JawiGa ayad Ka QastaYy GapadHa nuradiin

  • @nasranasriina7400
    @nasranasriina7400 2 ปีที่แล้ว +1

    Nuurdii waxayabaahaan cml familka wee kokala tagekaraan mrka kadhaax gabdha waa codsi😫

  • @axlaamaaden4038
    @axlaamaaden4038 ปีที่แล้ว

    lkn nuur diin waa qaldandahy walhy

  • @RUWEYDO1
    @RUWEYDO1 2 ปีที่แล้ว

    Walaal maxat bii nugu Shegey mu ug it mey in y Ben ta Xara n eny taha mu u git mi y anig wa Ed in jec LA hay Tage ru Ayan Ed in ahay wel key GA mus cab Mac esiy mag acey GA hashe gina

  • @sawsanahmed8325
    @sawsanahmed8325 2 ปีที่แล้ว +1

    Lkn nagtani horta waa bila ixtiram ninkeda ma ixtiranto marwalba

  • @hindahani535
    @hindahani535 2 ปีที่แล้ว

    Kadaa

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 2 ปีที่แล้ว +2

    Nuuradiinow faadumiina niyad jabka ka ilaali

  • @najmomaxamed1375
    @najmomaxamed1375 2 ปีที่แล้ว +1

    Maskin guriga banankisa qurx 🥺🧡

  • @xabsomaxamed3749
    @xabsomaxamed3749 2 ปีที่แล้ว +1

    Sorry atariisho abayo macan

  • @ayuupaadan5335
    @ayuupaadan5335 ปีที่แล้ว

    Keeg going

  • @natazhamanga633
    @natazhamanga633 2 ปีที่แล้ว

    Nuridin qudhiisaa qiiroody wllhi maxa kugu waty ay ka maroosaa

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 2 ปีที่แล้ว

    wlhi prnkiyadaan oo kale iska ilaali waligaa qof qalbigiisa waa la ilaaliyaa

  • @umumuscab4852
    @umumuscab4852 2 ปีที่แล้ว +1

    Nurdiin walalow prankiga noocan iskadaf rerkadha uma ficno

  • @muhalucky2653
    @muhalucky2653 2 ปีที่แล้ว

    Nuuradiin mxa Ka qaldan Hayooy Atarisho🤣🤣