Waxaad sheegtaY oo dhan waa run sababtoo ah programm la dhaho NETFLIX oo GermanY ah oo Filimaanta laga daawado aYaan ka daawadaY qisadaasna waa run ee Flimka magaciisa waxa la dhahaa PabLo Escapor kana baadh NETFLIX Mansha allh inadeer 😍😍😍
Keep going pro waxaan kuga mahad celinayaa cilmiga aad soo bandhigto waxaan kugu la talinayaa inaaad ku soo darti xooga sirdoonka iyo hayadaha sirdoon ee adunka maclumad kU sabsan waa iga talo
maanta hadii aad tagto daLka Columbia wuxuu ku jira halyayda reer Colombia taalo sawirkiisa ku xardhan yahay ayaa laga dhex tagay gudaha Colombia pablo escobar
Somali aya u bahan ninkan o kle wayo intey qad laga keeney Kenya iyo Ethiopia ey xalashan lahayen waxa uga ficnan laheyd iney bertan cocaine iyo weed xeebaha inta le egna ey ib u geeyan macnaheygu mahan in an sida an qadka an u isticmalno iyagana e is ticmalno o qof weliba la siiyo e klia in an lacag ka sameyno o kliya halka an dhiiga shacabka lacag ka sameyn laheyn I know its bad idea but works a lot
Pablo Escoper Daroogistihii Ugu Weyn Ee Reer Colombia✊🏼😂 Markuu Aqalka Cad Isku Ag Sawiray Buu Iga Badiyey😂😂
@Abdirahman Mohamed Nur Lipaax❤🙏
Wll waxan jeclan lahaa inaad no bilowdo buuga magicisu yahay MASHRUUCII LA DAGAALANKA NUURKA inti igu racsan like sare
Buugaasi Zxb waxmuhiima waykujiraan dhana waa wuxuu nin ka qoray aaminsanyahay
Mahadsanid adan sahn wll👏
El Capitan.. He is was Colombian hero... He was the robin-hood of Colombia 🇨🇴
ALLE GARASHADA IYO XOGDAYDAYGA HAKUU SIYAADIYI.WLL AADAN.
Pople escouper & sahanka xogaha
Gacan bn idin tagay 👋🤩
mahadsanid macalin
mahadsanid wll adam
Mhdsanid Ustaad Aadan Alla ha kaa Abaal mariyo
Maasha alaah ilaahay cilmiga ha kuu siyaadiyo👨✈️👨✈️👨✈️
Anigaba wxtiga igu xune waan dhargin lahaa somalida
Mnsha allh rabi raali ha ahado wll
Masha Allah , ilaahay ha ku xifdiyo 🤩👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
Colombia Hooya daroogada
mahadsanid ustaad
Masha Allah, ilaahay ha ku xifdiyo Zxp 💕🤩
Masha Allah , ilaahay ha ku xifdiyo 🤩💕👍🏻
Maasha allaah go forward
Aadan Khadar Ali
M.a wll adan sahan
Da du maaha muuqee dadnimo waa garaadka adaN sahan horay usoco wllo 😚
Keep going aadan sahan
Ustaad aadam✊✊😍😍
#Aadanow wll halkaa hano leexin wax wngsan bam kaga baranee, dadka inta wx fahmysa yaree , halkii hore uun hyso. thanks
Much alle adaan Khadar Ali hore uzoco keep going
Aadan sahan horumariye bulsheed
Maasha 'Allah bro first going
taariikda anbiyada
taariikhda saxaabada
taariikhda culumadii islaamka ayaad naga helaysaa nagu caawi khayrka
mansha Allh wllo caqliga cilmiga & caafimadka alle ha huukiyadsho 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Masha Alaah
Mnsha allah wax wayn ayad u mada u haysaa
Asaxapey channel kayga horumar igadhsiya Somali hadad tahay
Masha allah pro😍💝🙇
Zxp adan video ka soo samee MAHAMED ALI CLAY WAA CODSI
Mahadsanid aadan
Macalin Adan khadar
Aadan wllhi zp somalida boos adag ayaad ugu jirtaa
Allah yaxfidak sxbo
M.a Allah haku xafido
Mash Allah suldaan sare run ahanti aniga barnamishkaga aad ayan ujeclahay daawashadiisa
Mansha allaah
Waxaad sheegtaY oo dhan waa run sababtoo ah programm la dhaho NETFLIX oo GermanY ah oo Filimaanta laga daawado aYaan ka daawadaY qisadaasna waa run ee Flimka magaciisa waxa la dhahaa PabLo Escapor kana baadh NETFLIX
Mansha allh inadeer 😍😍😍
M.a keep going pRo adaN khadaR alI 🙏🙏
M.a macalin hry u soco
*_GOOD VIDEO_*
#Aqoon #yahan #Aadan #khadar cali
GAR IYO GARDARABA WAAN KU WATA🤩
Hadalkan ka fiirso
Masha allh keep goin
Keep going pro waxaan kuga mahad celinayaa cilmiga aad soo bandhigto waxaan kugu la talinayaa inaaad ku soo darti xooga sirdoonka iyo hayadaha sirdoon ee adunka maclumad kU sabsan waa iga talo
Mnsh allah wll aleh hakuxiftiyo wll Aadan
Mnzha Allah Hore Usoco wall
wallaalo aadan maxaad [cod] √ ka yacni microphone kee magaciigsa iisheeg adigoo raaliya jazaikallah mahadsanid
Keeb goin bro
Mn cHa allh adan kHadarr🙏🙏❤
M.a bro. Keep going😍😍😍💓💓💓
Daawadayaasha sahanka xogaha
Walaalayaal subscribe iigu cumaamada alle haydin sharfee
Keep wllka 📚📚
Series dhan baaba laga sameeyey
Magciis soo netflex ma ka helyo
@@furuzshorts7214
Haa walaal
Isla ninka magiciisa weeye
#Marcos
qisooyin iyo muxaadarooyin iimaankaaga kordhinaya ayaad naga helaysaa garab nagu sii khayrka alle ajrkaga hakuu qoree oo subscribe no saar wll
Adanow sxb nin kan iyo El Chapo Taariikhdooda wee is shaba haan
Ee El Chapo asagana wax nooga Soo diyaari 🙏
maanta hadii aad tagto daLka Columbia wuxuu ku jira halyayda reer Colombia taalo sawirkiisa ku xardhan yahay ayaa laga dhex tagay gudaha Colombia pablo escobar
Masha allh
Zxp adan wan ku salamy
Gabdhaha gagaban buu jeclaa😂😂😂😂😂
Ma adiga gaaban kkk kk
Allaha ku sharfo wll sad umada ula dadaalaysid
Asc aadan
Waxaan Kaa Cod Saneynaa Wl inaad Kaso Sameyso Barnaamij Calaamadaha qiyaamaha kasoo horeeYa Jazaklaah
Oh my gad keep going my friend
𝑴𝑨𝑯𝑨𝑫𝑺𝑵𝑰𝑫 𝑼𝑺𝑻𝑨𝑨𝑫 𝑨𝒅𝒂𝒏
Zxp adan kume wan ku ragsane videoyada nooso badi zxp
Keep going zxpqali
Like ii saaar wll
👌🏼
Oop ninkani wuxu ahaa nin maskax badan lkn wxu u adeeg saday si khaldan paplo escobar wxu ahaa nin cajiiba
Wa mid kamida dadki iga yaaaby intan aan galo baranya😂garacbu aha wlhil lkn
Aadanoow ninka Waad u faanisay soomaliye ka gur wakaase.
KANAALKAN KAZO DAAWO TARIKHAHA CAPQARIYIN GUUL KA GADHAY NOLOZHA
Madasha Alaha
MaaNtan Dhagaysanyay
Qisadiisa
Hhhhhhhhh
Kani malaha Waa Soomaali
Waliba Somalilander
🇸🇴🇸🇴🇸🇴kan ayaa naga dhaxeeso
@@abdidahir9365 🤮🤮🤮🤮🤢🤢🤢
@@abdidahir9365 caac
Failed state👎😁
@@abdidahir9365 🤮🤮🤮 UF
Even movies aya laga sameyey
Waxan kadorbiday inan galo xabal Colombia intan gali laha xabsi Mareykan ah.Cajib ninkas wu oga iney mareykan shayadin yihin.maxa umaleyneysan qof muslima o gala xabsiyadoda.
gaalba ha ahaade run ayow sheegey
sxb inoo badi sheegooyinkii ad naga daysey
nolow zxb waligaa
aqon yahankena halka kawada wll keep goin
su aal yaa sameeyey dilka dal dalaadda??
Asc macalin adoo raaliya taariikhda د.راغب السرجاني nala wadaag MAHADSANID
wll transition kan indhaha ayay naxunijinayan fadlan managa badali kartaa
MàchallaH
aqoon yahan soomaaliyeed
2pac ka soo hadal plz
Pablo waninka aan dhameen wayay tarikhdisa
Wll waxan jecel nahay inaad barnaamij nooga samayso ( sadaam xusayn) ama ( usaame bilaadi)
Xusen kurdi ka heli wararkas
Mash allah Wllo maxaad u turjumi waydeen musasalka c/xamiid al thaani
Asc wll adanow waxanu kaa codsanyna inaad ka soo hadasho buuga mashruuc la dagaalnka nuurka faaido weyn buu noqo doonaye plz codsigaa tixgeli
El chaapo ka zow hadal sxb👍👍👍👍
Wll kaftankii Robert Mugabe noo zoo badi zharafi korkaga ha haate
Fariid faraxalan
Pablo escopar
Elchapo😥
👊🤘🤙
Masuul Bad boys kasoo hadal
Aya Sofia barnaamij nooga soo diyaari sxb.
Somali aya u bahan ninkan o kle wayo intey qad laga keeney Kenya iyo Ethiopia ey xalashan lahayen waxa uga ficnan laheyd iney bertan cocaine iyo weed xeebaha inta le egna ey ib u geeyan macnaheygu mahan in an sida an qadka an u isticmalno iyagana e is ticmalno o qof weliba la siiyo e klia in an lacag ka sameyno o kliya halka an dhiiga shacabka lacag ka sameyn laheyn I know its bad idea but works a lot