Alla maxaa Rag ilaahay caqli iyo cilmi ku manneystey gaalnimo ku dhintey, إن الله يهدي من يشاء إلى صراط مستقيم. اللهم إنا نسألك الهدى والتقى والعفاف والغنى والفوز بالجنة والنجاة من النار
Hadad jeceshahy inay dad ku si weyn ku garab is tagan u soogudbi waxa allaale wixii wanaag ah oo runta kusalaysan asc sahanka xogaha guuulayso ugaaas💙💙💖💖💖💖💙💙💙❤❤❤
Asalaamu calaykum Wll Ilaahay waxa koobaad ee uu kaa xisaabinaayo malinta qiyaame waa salaada ee salaada iska hagaajiya xafidana iska saxna qaladadka salaada kana daba baro sheekhda you tube ka ku jirta iyo sida loo wasaysto Wll intaa aan lagu xisaabin is xisaabi
Abwaan afkaa kaa xaday coroqtia maa hayn Atari hangar ee waxay ahayd ka tirsanayd jamhuuriyadii qasabka lagu dhisay ee yuguslavia waxaana kamid ahaa bosnia serbia croatia kosovo motonigro masadonia
Asc ka faaiidaysi wanaagsan Any software free download Link th-cam.com/video/OdG8fssxTX8/w-d-xo.html Cashar waa application aad ka helayso software kasta isagoo free ah ama bilaash
Alla maxaa Rag ilaahay caqli iyo cilmi ku manneystey gaalnimo ku dhintey, إن الله يهدي من يشاء إلى صراط مستقيم.
اللهم إنا نسألك الهدى والتقى والعفاف والغنى والفوز بالجنة والنجاة من النار
Adan khadar ali mahadsanid teacher alleh maskaxda haku barakeeyo
Mahadsanid sxb aadan sahan
Caqliga iyo caafimaadkaba allah ku siyaadiyo sxp macalin baad tahay sxp aan waxa badan ka faa,iiday
Wll hdaad alle jeceshy like isaar ❤️
Waxad soo qoreyso kafiirso bro
@@fireplays10h wr wn ka fiirsadee aduu mxd rbtaa hadaad alle jeceshy like i sar hadii kle qasab kuguma ahee iska dhaaf
Ma fahnty
Hhhhhhh bro horey usoco
Like
@@fireplays10h fikir kale ma weysay
Aqoon yahan Aadan sahan waa xog .uhiim ah sxb
جزاك الله خير اخي
Wll walhi garan maayo waxaan ku qiyaaso cilmiga iyo baraarujinta aan kaa faaidey ilaahay hakuu barakeeyo cilmigaaga aamiin aamiin
Tnks zhp taariikhda hellen keller noo soo diyaari
nicolos tesla aabaha aqoonta maanta walahey waan aqriyey taarikhdiisa
Hadad jeceshahy inay dad ku si weyn ku garab is tagan u soogudbi waxa allaale wixii wanaag ah oo runta kusalaysan asc sahanka xogaha guuulayso ugaaas💙💙💖💖💖💖💙💙💙❤❤❤
mnzha Allah aqoonyahan hore usoco
wxaan aqoonyahan kuugu tilaamy
beri hore maqaal aaad ka sheegty aqoonyhanimada
qodobadii aad sheegtyba adigaaan kaaa hely
.ilahy hkaaa abaal mrio wx wlbooo aad nosooo gudbisy
Wada mahdsantahay zxp. Waxa badan ay kafaidey mahadsanid 👇
My favorite physicist and electrical engineer of all time.
They tried to forget his history
He solved his head integral calculus.
Saynidyahan
The man who invented ac current
And the modern technology
Aaaad baad u mahadsantahy
Waqtigaaa aad ku bixisay tabin
Xoogtan dheer
Ee nolosha qof fikiriyaa oo caqli leh waxka badalaysa
Qof kuu dooonaa ha noqdeee lkn fikir ayuuu lahaaa
Guuushu waa inaad hami sare lahaatid deetana aaad u samirtid taasi waa mid lagahely ninka cabqariga ah #nicola tesla
Caqligii lahilmaamay oo lailoobay Nikola Tesla❤
THANKS Adan sahan❤ 👏
Tnx prother
horo usii soco
Mahadsanid halka ka sii wad sxb
aadan mahadsanid nin rageed bad tahay xb
Important knowledge
Horumarka Iyo Fikradaha Dadka Caqliga badan Ee Fiqiirka Ah Wxaa Mar walba Xaasidku Ah Dad Ganacsiga Beenta Ah Kutaajiray .
Wan ku tagera ustaad
Asc bro keep going
Alaaha kuusi yaadiyo cilmigaaga
Asc sxb aadan sahan sxb ninkan nikola tesla maalinba naloogu diray presentation anoo markaa ah arday medicine ah anaana soo jeediyay lecturka waan xasuustaa wllhi runtii cilimigu ma dhamaado maruunba dib kuguso noqon!!!
Markiba liketa kuusara waYo wuxuunban ogahay waxaad nala wadaagi inay yihiin wax reality ah
Aad ayan u taageraa chanalkan hore u soco sxp
Inaaanu iyagu lahayn
Wll love iisaar
M
A macalin garasho Iyo garaad leh thanks our teacher
Ninkaas wajigiisa runtii waxa uu u egyahay mid murugo ah laakiin qatumada alle hano toosiyo❤
wuxuu ahaa nin lagu daydo.
Masha Allah ❤️ ❤️
Allaahu akbar
Elon musk ayaa la dhahaa ninka iska shirkada baabuurta la jaajareeyo iska leh waana laso saaray mar hore wll
Maansha Allah
Muqaalka iyo hdl kaga ayaa kala duwan, sax muqaalka ama tariikhda, Sida kale waa 100% sax mudane ee jiilka danbe u daxadiir fadlan!!!!
sxp waxanu sugnaaba waa aabihii horumarka somaliyeed maxamed siyaad barre
adan sahan keep going pro
Brother yahud ayu aha ayaga ayana bunbuniya (every story have two side)
Nikola Tesla hindisaha ac current
Tesla☝
Asc pro
WXWALBA ADAAN KAA HORA MARIYAA
Asc legend keep going
KUTAGERA WHLHI SI XAD DHAAFA HADAAN 😁😁😁
Aadan waxgaran
Adigu dadaal waad gulaysan isha allah
Subscribed isaar
Inaan iyagu lahayn
Hore usoco bro
Mhdznd sahanka xogoha
Joog joog abti isoo booqo hal.minute oo qudha ii quudh😅😅😅
Waxaan u malaynaya inuu yahay ninka loogu magac daray shirkadda TESLA ee soo saarta gawaarida korontada ku shaqaynaysa iyo dayax gacmeedyada
Ma daneenaayo hadeey xadaayaan fikradahayga
Gawaarida Tesla ee automatic ah ka duwan kana qaalisan gawaarida dhan aya logu magac daray
Masha alaah
Gawaadhi qaaliya oo Tesla la dhahaa jira garanmaayo in isaga loogu magacdaray
Hore usoco wll
Keep goin pro
Asalaamu calaykum Wll Ilaahay waxa koobaad ee uu kaa xisaabinaayo malinta qiyaame waa salaada ee salaada iska hagaajiya xafidana iska saxna qaladadka salaada kana daba baro sheekhda you tube ka ku jirta iyo sida loo wasaysto Wll intaa aan lagu xisaabin is xisaabi
Fikiro xero u dharan ah
ninkaasi waa siday doo kale caruurta iyo naagaha waa necbahay guurkana waxaan ka aaminsnahay inuu riyooyinkayga iga hor istaagayo
Adam waxadtahay runte qof uu mada solamiyed waxbadan uu biriyay Bulshadaa qarnaa Bosskuleh yacne wixii kudawadan kawada runte waxbadan ayan adika kabirsaday illahay haku illashado sxb
Adanow wax zxb nala wadaagta secret number 369 ee nikola tesla
NoLow wlllo
السلام علیکم
Tesla caalmi taariiqda qayaantey waaye yahuudi haduu ahaan lahaay mala qiyaameen Ameeriko markuu dhintey waraaqihiisa oo dhan wey ka xadeen gurigiisa
Ee waxaan u fiirsanaayaan
Abti wllhi waxaad dadka kadhigtaa qof cabsi badan cabsi bukunolaan
𝖬𝖺𝗑𝖺𝖺𝖽 𝗄𝖺𝗐𝖺𝖣𝖺𝖺 𝗐𝗅𝗅?
Ma dhiman lkn wa la wayey o jan iyo cidhib meel u dhigay wa la gran wayey o hoyadi aya sida shegty
Aadan kani aduu kuu eegyahaye malaa adaa dhalay oo dib baad u dhalatay
Awooda alle kugu manaystey kuwa la dhiman raba iyagon isticmalin hadad kamid thy i muuji isku mid inn nahy hhh
Sxb aadbaad umahadsan tahay sida qaliga ah eed noogu faa idaysay mida kalana maanta waan aragnaa in mobailadii lagu charge garaynayo wireless magaranoyo in uu dhulkaa somalida soo gaadhay lkn maanta caalam waa lahayaa dadaalaa waa gaadhay riya kastaan run waynoqon kartaa hadii loodadaalo
Tesla waxaa la dhahaa car 🚗 yaal korontada ku shaqeeyan
Bro dad masakin dhagolo ah bajiro qoralna kuso dar clibyada mhdsnid
Mᴏᴠɪɴɢ ғᴏʀᴡᴀʀᴅ ᴀᴅᴀᴍ
Abwaan afkaa kaa xaday coroqtia maa hayn Atari hangar ee waxay ahayd ka tirsanayd jamhuuriyadii qasabka lagu dhisay ee yuguslavia waxaana kamid ahaa bosnia serbia croatia kosovo motonigro masadonia
Wawaw
Waxa Jira Gawaadhi Tesla loo yaqaan isagaa Loogu magac daray miyaa Tolow 🤔🤔
Ee waxaan u fiirsanaayaa inaan iyagu lahyn oo aniga iga soo minguursadeen
first coment
Wll noosoo celi barnaamijkii ma ogtahy
Mahadsanis
Asc ka faaiidaysi wanaagsan
Any software free download
Link th-cam.com/video/OdG8fssxTX8/w-d-xo.html
Cashar waa application aad ka helayso software kasta isagoo free ah ama bilaash
1826 Mrku dhazhy nikola tesla iyo taariikhda hitler u wx xzuuqayey izuma dhawee ee mxa izu keenay 🤔
Nikola Tesla caadi mahan ninkaas caadi hibo ayuuu siiyay
Yaa ila jooga shana sano kadiba
Zhb vidioga noo fur dowlond😢
👌👍💯
Wll allah darti subscribe igu sar
980
Cashar qiimobadan
War weysoosaartay
😂
Ma daneenaayo hadeey xadayaam fikradahayga