Abdi haybe ,dhaylo jecel

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • ent

ความคิดเห็น • 79

  • @mustafejama7517
    @mustafejama7517 6 ปีที่แล้ว +4

    ruwaayadan waa ruwaayadaha aan kugu jeclahy wixii ruwaayado lasoo dhigay mansha allah dad wada xul ah oo si wacan isula haysta

  • @saaycn5473
    @saaycn5473 10 ปีที่แล้ว +1

    good theatre. Zahrahassan333 This show took place in Djibouti. actors and singers are the most djiboutians.

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 5 ปีที่แล้ว +3

    Dadow ragax soo dhahaay
    Rag iyo dumar kaalayaay
    Haduu rabash taagan yahee
    Riwaayadan daawaday
    03/6/2019!

  • @abdikarimharedkoiooo8573
    @abdikarimharedkoiooo8573 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah Mashalah Mashalah Asalkiii Samaale Reer Jabuti Madobe Direeeeeed Boqortoyo

  • @cawilyare7107
    @cawilyare7107 5 ปีที่แล้ว +1

    inanta waan hubaaa habaryartay ayay sxbo ahaayeen fuaad ilkecase ayaa qabi jiray jabuuti ayay ku dhimatay

  • @burcobrank340
    @burcobrank340 2 ปีที่แล้ว +1

    Qosol kaliya mayaalee xataa xikmadbaa taala

  • @user-wo3kk5ud2b
    @user-wo3kk5ud2b ปีที่แล้ว

    Fuad iyo Falun
    Ereyadi Ibrahim gadhleh
    Laaxinki Abadirahman Ali xirsi
    Allaha yarxam jamican

  • @mariyosalad2076
    @mariyosalad2076 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa duni aakhiru samane warkeeda lama daayo 2019

  • @aaminacali8142
    @aaminacali8142 3 ปีที่แล้ว +1

    Film
    Films

  • @fanaxcade1979
    @fanaxcade1979 10 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaa u wada mahadsantihii dhamaan asxabeey

  • @sharmaakeciise5625
    @sharmaakeciise5625 8 ปีที่แล้ว +2

    aaakhira ayay ku danbeeyeen labad heesta ugu horeeya qaadayaana

  • @aliiogimioo8115
    @aliiogimioo8115 4 ปีที่แล้ว +1

    Wow fantastic

  • @yaskaxaaji1459
    @yaskaxaaji1459 6 ปีที่แล้ว +3

    God riwayad

  • @abdulkaremmohamed2947
    @abdulkaremmohamed2947 5 ปีที่แล้ว

    ilaahay ha u naxariisto labafuba way dhinteen abdi farah iyo ....

  • @djibouticatuti552
    @djibouticatuti552 2 ปีที่แล้ว

    Old but gold

  • @diiriyeali6080
    @diiriyeali6080 6 ปีที่แล้ว +2

    riwayada waxa dhisay micaad migane iyo cabdi haybe

  • @johnyoung5677
    @johnyoung5677 9 ปีที่แล้ว +2

    Ur app is great when it worked's . But it keep saying network problems , its not just my phone lots of people have problems in the mendip area of england please look in to it. Thank you .

  • @abdifatahmediapro9785
    @abdifatahmediapro9785 6 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ma islaantii daawaha naga xadaa tahy haybe laambad waa iga qosliyay

  • @nimcocawaale5266
    @nimcocawaale5266 2 ปีที่แล้ว

    29 /6/2022 ayaan daaawnyaaa runtiii habeen khamiisa😂♥️ Wa Riwaayad Cajiiiba

  • @mohamudabdi87
    @mohamudabdi87 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha fatuu ducaale waa reer jabuuti ruwadii waxaa matalaya warsame jabuuti cabdi haybe laanbaad dad badan ayaa jilaya

  • @cabdishukuurburcaawi3953
    @cabdishukuurburcaawi3953 6 ปีที่แล้ว +1

    Is good

  • @abdiaydiid6812
    @abdiaydiid6812 7 ปีที่แล้ว +1

    war is warsame ,sifican

  • @cawilyare7107
    @cawilyare7107 5 ปีที่แล้ว

    wlo labaduba dhinteen ilahay u naxariistee

  • @zamiiraabdilahi8886
    @zamiiraabdilahi8886 8 ปีที่แล้ว +2

    k k k k k k k k k k k k k waa riwaayad aad u macaaaan k k k k k k k k k k k

  • @hassanalihassanhassanaliha3211
    @hassanalihassanhassanaliha3211 8 ปีที่แล้ว +3

    asal weyan

  • @mohamedabdi7574
    @mohamedabdi7574 8 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkk kkkkkk kkkkkkkjkkkkkk hadaad joharad jabtey heshana mid taxi ugu yeedha ayeydaan waayeyn

  • @Mohamedbadil114
    @Mohamedbadil114 6 ปีที่แล้ว

    dad waa dadkii hore hadalna kii ayhoray dhaheen eshcalaa qiyaasag 20kasano ee soosocda lamahekaayo ruwaayad udhiganta ruwaayadaan rabi janadii firdowz hakawaraabiyo zamzam marhore ayay geeriyootay lakin abdi holan ayuu kunolyahay

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 ปีที่แล้ว

    Good achievement 👏

  • @idirsmohammed8685
    @idirsmohammed8685 7 ปีที่แล้ว

    Abdi haybe lambad kulha waxan rabaa nacnac hosku malableh kkkk

  • @compaq2100
    @compaq2100 11 ปีที่แล้ว

    MAHADSANEE ABDO

  • @mustafejama7517
    @mustafejama7517 6 ปีที่แล้ว +1

    asxaabey ninkan gadhka wayne xabeeb ku matelaya yaa iisheegaya oo garanya

    • @tukaalenuur9076
      @tukaalenuur9076 5 ปีที่แล้ว

      Waa Xasan bayle fanaanka caanka ah ee ilaa Magool la heesay. Waa Reer Hargeysa

  • @zenabxaaji6847
    @zenabxaaji6847 5 ปีที่แล้ว +1

    Hasen beyle iyo fudun ducale cimri dhar cafimd kuwara

  • @aidarousduco4040
    @aidarousduco4040 10 ปีที่แล้ว

    "Hayaay oo naasiina waa sida Raadyaw gee" waxan ku waydiiyey BBC da makuu geeya k k k k k k k k ala beerka walahi si niyada ayaan u qoslay CABDI HAYBE LAAMBAD gabadha ka daran waa balaayo is heshay

  • @sahalqunyarsocod5641
    @sahalqunyarsocod5641 8 ปีที่แล้ว +5

    Heesta ugu horraysa labada fannaan ee qaadaya magacyadooda iyo meesha ay ku dambeeyeen? yaa igu dhaama? eeysh calaa hees, talent, waxaa mar dambe copy ka samaysay Faadumo Haldhaa oo iyana aakhrikii ka baxday fanka. Malaha dad badan waa dhinteen Meecaad Miigane anigaa huba.

    • @slandbuuhoodle8378
      @slandbuuhoodle8378 8 ปีที่แล้ว +2

      labaduba way dhinteen hno zamzam waxay aheed gabadhii fu.aad ilka case

    • @inaaadam4641
      @inaaadam4641 6 ปีที่แล้ว +1

      Sahal Qunyarsocod wll waxa igu maqala in ay geeriyodeen

    • @fafasara2936
      @fafasara2936 6 ปีที่แล้ว +1

      Wey geeriyoodeen wlo. Allah u naxariisto abdi iyo samsam

    • @mustafejama7517
      @mustafejama7517 6 ปีที่แล้ว

      Sahal Qunyarsocod maya zamzam way dhimatay lkn cabdi nuur alaale wweye wiilku wuu nool yhy

    • @daariqmahamoud4734
      @daariqmahamoud4734 5 ปีที่แล้ว

      yaa ii sheegi kara riwaayanani wakhtigii ay ahayd 199...

  • @lizajonh2621
    @lizajonh2621 6 ปีที่แล้ว

    Naka tag candhada lagaa gooyee hhhhhhhh 1:39

  • @bashiirali05
    @bashiirali05 9 ปีที่แล้ว +1

    ala beerka naagtu maba xishooneysee kulahaa ma taqaanaa naasaha

    • @haawodagan5472
      @haawodagan5472 3 ปีที่แล้ว

      Kkkk dee waa riwaayad waxa🤪

  • @thexaynoosh
    @thexaynoosh 7 ปีที่แล้ว +1

    35:00-35:20

  • @mohamedmohamudmohamed6633
    @mohamedmohamudmohamed6633 7 ปีที่แล้ว

    ruwaayada wax kale ah

  • @user-wo3kk5ud2b
    @user-wo3kk5ud2b ปีที่แล้ว

    Waxasa laanxina

  • @bishaarocali7114
    @bishaarocali7114 6 ปีที่แล้ว

    Wanu kudoneyna OO abhyba ku soo shegyna

  • @mariaabdiaziiz5525
    @mariaabdiaziiz5525 6 ปีที่แล้ว

    Maxaad hadalka ugu tuman

  • @damaceey
    @damaceey 8 ปีที่แล้ว +1

    heesta u oreesey geberta qaadeyso ayaa iisheegu magaceeda plzzzzz

    • @mohamedcadceed5101
      @mohamedcadceed5101 7 ปีที่แล้ว

      damaceey ali halimo cali qarjab ba layiraahda

    • @damaceey
      @damaceey 7 ปีที่แล้ว

      Mohamed cadceed waamahadsan tahay

    • @mustafejama7517
      @mustafejama7517 6 ปีที่แล้ว

      damaceey elmi zamzam aya la dhahaa wllo

  • @abdulrahmanismail2359
    @abdulrahmanismail2359 8 ปีที่แล้ว +1

    ina haybe laanbad qarac weeye wlhi kuye nacnaca hoosku malablaha ayaan rabaa kkkkkkkkkkkk 39:43

  • @wardaaahassan8446
    @wardaaahassan8446 8 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk huryo balayo badnayda

  • @axmedxasan1513
    @axmedxasan1513 8 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhh kulah aabahay fariisan faranji iska dhigog

  • @cabdisalaan9089
    @cabdisalaan9089 8 ปีที่แล้ว

    asal

  • @samiirlamaan7766
    @samiirlamaan7766 10 ปีที่แล้ว

    kkkkkkk waxaa hadada KA TEMADA SAMIRKA WAXAA SAA HASAA MAYAA

  • @cumarcabdisalaancabdisalaa6642
    @cumarcabdisalaancabdisalaa6642 9 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk

  • @mustafejama7517
    @mustafejama7517 6 ปีที่แล้ว

    hhhhhh kulahaa wax na' la yidhaahdaba ma maqli karo garacad weeye tan dheeri

  • @mawliidhassan8348
    @mawliidhassan8348 10 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkk riwaayadii hore ayaa ruwaayad iyo badh ahaa waxan danbe waa magac uun

  • @khaaloo1986
    @khaaloo1986 6 ปีที่แล้ว +1

    So dareedka kaman yeedhin so duleedka kama baaqin dadka sawkaa majeclanin adna sow kuma dooran hadi aanan dayn wadkuna idilin dayr iyo abaar midoon dagayaaa

  • @sharmaakeciise5625
    @sharmaakeciise5625 8 ปีที่แล้ว

    way dhinteen labadooduba

  • @lizajonh2621
    @lizajonh2621 6 ปีที่แล้ว

    1:39:42

  • @mowshooabdi9900
    @mowshooabdi9900 10 ปีที่แล้ว

    Waxaas ayaa riwayad laydhahda kkkkkkk

  • @cabdifataxfaarax3908
    @cabdifataxfaarax3908 8 ปีที่แล้ว +2

    cabdi habe lanbad cadi mah kkkkkkkkk bbc ge noh

  • @TheAljnoob007
    @TheAljnoob007 11 ปีที่แล้ว +1

    حشيش

  • @mariaabdiaziiz5525
    @mariaabdiaziiz5525 6 ปีที่แล้ว

    Maxaad hadalka ugu tuman

  • @mowshooabdi9900
    @mowshooabdi9900 10 ปีที่แล้ว +2

    Waxaas ayaa riwayad laydhahda kkkkkkk