KADAROO DIBI DHAL SACUUDIGA OO DHAQAN GALIYAY 10KAN QODOB XAALADA HALKANEY MAREYSAA!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น •

  • @sharmaabdi6062
    @sharmaabdi6062 ปีที่แล้ว +29

    Intii fasahad wado allow adomadada ka qabo amiin ya rabi 😢😢😢

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 ปีที่แล้ว

      SACUDIGA WAXAY SAMEYNAYAN WA WAXLALA YABO DHSQANKA SACUDIGA WA DADXUN KIBIRBADAN AFRIKANKA KAFANO DHAHO CABDA

  • @abdiqadharahmed5916
    @abdiqadharahmed5916 ปีที่แล้ว +27

    وَلَا تَحْسَبَنَّ ٱللَّهَ غَٰفِلًا عَمَّا يَعْمَلُ ٱلظَّٰلِمُونَ ۚ إِنَّمَا يُؤَخِّرُهُمْ لِيَوْمٍۢ تَشْخَصُ فِيهِ ٱلْأَبْصَٰرُ😢

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 ปีที่แล้ว +11

    Subxaanallah ilaahayow xaqa nagu toosi waa akhiru saban anaga iyo intii islaam ah ba Allahuma aamiin 🤲

  • @samatarhassanabdillah2400
    @samatarhassanabdillah2400 ปีที่แล้ว +2

    ❤Allahayow❤diintada ugargar amiin 🤲

  • @umuabdibasid7133
    @umuabdibasid7133 ปีที่แล้ว +9

    Insha allah xaakimka caalamka ayaan kasugaynaa inuu soo xukumo midkaas saaas wax u galay

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 ปีที่แล้ว +4

    Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah allah ha badbaadiyo umada muslimiinta ah aamiin

  • @abumoalim
    @abumoalim ปีที่แล้ว

    Shekh dulmi diid waa sax sida aad usheegtay, waana wax aad loogu murugoodo subxanallaah, Allow nabad baadi.

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 ปีที่แล้ว +8

    Waa aqiru saman waa waqatigi nabigu scw ♥️ noshegay ilahow qatumada nohagaji aduuniki waa gabagabo

  • @aishahennaharts9394
    @aishahennaharts9394 ปีที่แล้ว

    Waa nin Diinta Islaamka weerar cad ku soo qaaday,Allah isga iyo inta ku raacsan taageerayaa shiisa ha jebiyo,Aamiin

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 ปีที่แล้ว

    Illaahoow qaatumo wanaagsan oo iimaan wanaagsan nagu dil,
    Wallaahi waa Aaqiro Sabaan,
    Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah.

  • @muuminalmugadish3233
    @muuminalmugadish3233 ปีที่แล้ว +4

    Allaha dilo qof kasta oo diinta islaamka ka soo horjeeda

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 ปีที่แล้ว +3

    Ramadanka aheedd fursadii aduun Weyne ee arki jireen wanaaga iyo cibadada islamka . Arintan waxaa hada mooda in ee dawadaas aduun Weyne ka hor joogsaneysa!!! Alla ha duleeyo ninkaan amiin

  • @cabaascabdi6725
    @cabaascabdi6725 ปีที่แล้ว +1

    M.a waad caqli badan tahy ❤

  • @ajanmohamed8524
    @ajanmohamed8524 ปีที่แล้ว +3

    😢😢😢😢😢Subahana Allaah.waa dhaqankii yahuda....Alow naga Qabo.

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 ปีที่แล้ว +3

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @suleymaanabdulahi2355
    @suleymaanabdulahi2355 ปีที่แล้ว

    MAANSHA, ALLAH TABAARAKALAAH SHEEQ ILAAH HAKU XIFDIYO MAALIN IYO HABEENBA DIINTEENA WAA DIIN ♥️ NASTEEXO AH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi ปีที่แล้ว

    Mashallah wll mahadsanid guulayso

  • @nasteexocali8725
    @nasteexocali8725 ปีที่แล้ว

    Alle haku xiftiyo. Wllky. Wllo limo. Anna. Ararkay. Melaykatimi. Ayaa. Igatimi. Wan Kan kanaxay. Warkay. Alle hinahanuniyo. Aamin

  • @baraarug969
    @baraarug969 ปีที่แล้ว +6

    subxaannallaah ma ramadaanka ayey dhaqan galiyeen arinkan waaba qoom meel kale usocdee😱

  • @abdullkarimali
    @abdullkarimali ปีที่แล้ว +5

    Asc sheeq. Waa cabdikarin ali. Ramadan mubarak.. haa waa sax. Inta aad sheeg. Waa jirtaa. Anigaa jooga. Oo ku nool

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow naga qabo munaafaqiinta ku dhexjirto umada muslimiinta Allah uma dhaqan galiyo xumaantaan ay wadaan madaxda sucuudiga Allah ha ka horwereejiyo shacabka muslimiinta aamiin yaa rabi ha horwereejiyo umada aamiin

  • @marianali6233
    @marianali6233 ปีที่แล้ว +4

    Subxaanallah bismillah illhow nabadbaadi

  • @munir69420
    @munir69420 ปีที่แล้ว +1

    You are right brother

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 ปีที่แล้ว

    Absolutely this is true good point

  • @youssef8365
    @youssef8365 ปีที่แล้ว +3

    الحمد الله على نعمة الاسلام

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib ปีที่แล้ว

    ASC hormarka muxuuyahay Dulmi diid sacudi Arabia ineey hormartey waa aduun gadoon Ramadan kariim Dulmi Diid ilahey muslimtii ha bad baadiyo boqor ayuu iska dhigaa waa yahuud sacudiga kuwas iyo kuwa LA shaqeesto Allaha ka qabto sacudiga dhibka ku bayaan

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 ปีที่แล้ว

    Sheikh makka mashhad wa caadi wbt.

  • @omarnur4449
    @omarnur4449 ปีที่แล้ว

    BaarakaAllah yaa sheekh

  • @siciidmaxamed6188
    @siciidmaxamed6188 ปีที่แล้ว

    Warka Wasiirka ha qaribin

  • @naskovicali3058
    @naskovicali3058 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا يا اخي

  • @Fayeey920
    @Fayeey920 ปีที่แล้ว +6

    Saudi Arabia iyo somaliland waxaan khasaaro ahayn kama keenayaan la dagaalanka diinteena. Allahayow jidka toosan nagu hanuuni, waa aakhiro zamaan 😢

  • @yacquub111
    @yacquub111 ปีที่แล้ว +1

    3:19 inshaalh inaad raaciso Waalaga fiicna ustaad
    Alle wax waa ujedaa ma halmaam sana dalimiinta

  • @khadarfarah2476
    @khadarfarah2476 ปีที่แล้ว +1

    Salamu aleykum, Somaliland anigaa dagan eedaanka iyo salaada aadbeey u dheeryihiin, sheikh arintaas dib iskugu noqo oo wareeyso dadka degegen wadanka adigoo mhadsan. Jazzahkalah kheer

    • @jerryrodriguez3554
      @jerryrodriguez3554 ปีที่แล้ว +1

      Awood uu musse bixi kuu fuliyo Maa lhe Lakin musse bixi iyo ina salmaan waxbo isma dhamaan

  • @khadraahmed6227
    @khadraahmed6227 ปีที่แล้ว

    Ha Saudigu meel Ayuu u socodaa wa dhab

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 ปีที่แล้ว +1

    Saudi Arabia is the mother of Muslims and the leader of the Arab world. 🎉 🌹

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 ปีที่แล้ว

    Walaahi aduun saban aaqir ah baan joognaa ilaahay qaatumada nagu hagaaji tana manoo danbeesay in beedkii ilaahay leysku xukumo walaahi waa xanuun yaarabii caradada naga badbaadi Subxaanalaah 🤲🤲🥲🥲🥲🥲🥲🥲

  • @n3tnomad
    @n3tnomad ปีที่แล้ว

    SubhaanaAllah, Allow kuwan jidka siraadhal mustaqiimka uu ifii, anaga Illahow naga badbaadi xumaatidaan

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf ปีที่แล้ว +5

    Wlhi waa cajiib shaikh macaankii iyo dhadhankii salaadaha sadaqada ama diinta ayaa la mamnuucay subxaana allaah 😢😢ilaahey hanaga qabto amiir isku sheegaas diinta dagaalka kula jiro

  • @salatabdirahman4880
    @salatabdirahman4880 ปีที่แล้ว +1

    { یُرِیدُونَ لِیُطۡفِـُٔوا۟ نُورَ ٱللَّهِ بِأَفۡوَ ٰ⁠هِهِمۡ وَٱللَّهُ مُتِمُّ نُورِهِۦ وَلَوۡ كَرِهَ ٱلۡكَـٰفِرُونَ }
    [سُورَةُ الصَّفِّ: ٨]
    اللهم ثبتنها بالقول الثابت في الحياة الدنيا وفي الآخرة.
    ومكرو و مكرالله و الله خير الماكرين.
    ان ينصركم الله فلا غالب لكم وان يخذ لكم فمن ذاالذي ينصركم من بعده وعلي الله فليتوكل المومنون

  • @ashahassan5839
    @ashahassan5839 ปีที่แล้ว

    wow waa saban akhir

  • @baraarug969
    @baraarug969 ปีที่แล้ว +6

    waaba masjid qudus siyaasada yahuuda kula dhaqanta in odayaal kaliya loo ogolyahay ictikaafka iwm.

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 ปีที่แล้ว +1

    Boqortoyada weykusaxsanyihiin waana sida sunnada ay tahey ama iyagaa ku ijtihaadey waana ku ijtihaadi karaa ilahey hakugaragalo soomaali miskiin oo awalba qabuuraha caabudijirey hadana khawaarij iyo ikhwaan mufsidiin waxba laweydiinmayo.

  • @issackhalima2028
    @issackhalima2028 7 หลายเดือนก่อน

    Subhana lalha shek ker Allah hakusio

  • @ramlahabukar4521
    @ramlahabukar4521 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah alow naguxafid kalaamkaaga aaamin yaarabi

  • @qalbitaajiracadmy3576
    @qalbitaajiracadmy3576 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh dulmi diid ku bishaareeso shacabka somaaliyeed dad markee maqlaan Aadaanka Allaah ooyaayo qushuuc iyo macaansi kalaam Allaah dartiis
    ilaa qiyaamaha waa ku raaxesenaa I.a

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 ปีที่แล้ว +11

    سبحان الله
    عجييييب لا حول ولا قوة الا بالله

    • @canabcabdixersi9151
      @canabcabdixersi9151 ปีที่แล้ว +2

      Mar dgowna waxaay dhihi dhimaan yaan salaad ladukan Rabiyow munafaqad inaga qabo

    • @rodoaliabdi6802
      @rodoaliabdi6802 ปีที่แล้ว

      ​@@canabcabdixersi9151😂m and

  • @Sulub1234Ali-hs9mo
    @Sulub1234Ali-hs9mo ปีที่แล้ว

    Laaxawla. Walaa quwata ilaabilaah

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib ปีที่แล้ว

    SHEIK USUULI WAA NIN GEESI AHH FAHANSAN DIINTA KA FOG QABIILKA SHEIK USUULI WAXAA KU JECELNAHAY ILAHEY DARTIIS MAY ALLAH PROTECT YOU AND ALL SHEIKS SHEIK USULI MASHA ALLAH

    • @fatmasheekh2073
      @fatmasheekh2073 ปีที่แล้ว

      Yaa nio sheeg ku dhahay marka 😂

    • @Itsyoboishuaib
      @Itsyoboishuaib ปีที่แล้ว

      @@fatmasheekh2073 waa ka xuntahay miyaa 🤣 😂

    • @Itsyoboishuaib
      @Itsyoboishuaib ปีที่แล้ว

      @@fatmasheekh2073 Sheik wanagisa ayaa ka xuntahay Allaha ku cafiyo wllal taqtar aad 🤣 😂

  • @umumahmadumumahmad7856
    @umumahmadumumahmad7856 ปีที่แล้ว

    Allh ha kaqabto muslimiinta wixi musiibo ku ah

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 ปีที่แล้ว +1

    آللهم احفط الإسلام والمسلمين

  • @saeedosman3016
    @saeedosman3016 ปีที่แล้ว +1

    Af somaaligaadu mid la fahmayo maaha.dabcan qof af somaali yaqaan u dhiib

  • @newassong7535
    @newassong7535 ปีที่แล้ว +1

    xasid sana masabiiba ku dhacday maskiin wax looma aroori kara aaa

  • @Aamiin733
    @Aamiin733 ปีที่แล้ว

    Subhanallah Subhanallah 😊

  • @abdifatahibrahim8462
    @abdifatahibrahim8462 ปีที่แล้ว

    Subhana allah meshas mucjiza ayan ogu cabsnaya wallahi
    Islamaka allah bad badiya

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 ปีที่แล้ว

    Subxanallaah waa aduunyo gadoon allow na badbaadi fitankan ninkan maxamed ibnu salmaan uu wato

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 ปีที่แล้ว

    Subxanallah arintan wa arin layableh logatalagalay in diinta islamka lababiiyo ilaheyow dintada ugargaar

  • @madobeyaremadobe9818
    @madobeyaremadobe9818 ปีที่แล้ว +1

    Subxaa nallah walaa xowwla walaa wuwwata illaa billaahi allcali yu allcadiim

  • @adonallah
    @adonallah ปีที่แล้ว +1

    Asc kuWa qodobadaan sooqoray faracooda Waxay jogaan hargaysa waa guuldaraysanayaan idanka ilaahey

  • @DAARUSUNNA
    @DAARUSUNNA ปีที่แล้ว +4

    zeynal caabidiinkii tuniisiya wadadiisey qaadeen sacuudiga alaahul mustacaan

  • @zahrashiineofficial3793
    @zahrashiineofficial3793 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 ปีที่แล้ว

    ALLAAHU AKBAR 🤲 SCW SCW 🕋♥️ SCW SCW SCW SCW SCW

  • @adamabdirahmang936
    @adamabdirahmang936 ปีที่แล้ว

    Walaalow Sacuudiga xaa naga galay yaaap war dadkaas waa naga aqli badan yihiin dalkooda waa utashteen ee Soomaali meel ku sheeg 😮😮😮😮

  • @Ali-iz7jp
    @Ali-iz7jp ปีที่แล้ว

    War xalay waa layaabay taraawiixdiii New York Ee see wax u wadaaa sheikhooow 😳😳😳😳😳😳😳

  • @aiderusahmed1312
    @aiderusahmed1312 ปีที่แล้ว

    naftaada xisaabi marka hore sheikh , yutuber baadtahaye

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 ปีที่แล้ว +4

    Ramadaankii hore waxa uu billowday 03 Abriil halka midka sanadkan uu billowday 23 Maarso waxaana u dhexeeya 11 Maalmood.
    Sidaas ayuu Ramadaanku ku soo dhex marayaa dhamaan bilaha Miilaadiga ah muddo 33 sano ah.
    Markii ugu dambeysey ee Ramadaan ku soo aado dhamaadka Maarso sida sanadkan waxay aheyd 1990kii.
    Jiilka soonka billaabay 2004 iyo wixii ka dambeeyey waxay u barteen soon qaboow ah iyo roob isla socda, laakin xaalku saas ma ahaan doono sanadaha soo socda.
    Abdullahi HEYNOSH Mohamed

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 ปีที่แล้ว

    Xasbiyallahu wacma wakiil
    Astowducu kumullaha baytul xaraam

  • @tacliintech4448
    @tacliintech4448 ปีที่แล้ว

    Sheikh Jazakallahu kheyr. Adiga waxaad ku nooshahay dhul aan Islam ahayn, hadana waxaad wax ka sheegaysaa dhul Muslim ka oo dhan ay ku daba tukadaan. Sheekhoow adiga ka soo tag dhulka gaalada kadib ayaan ku aamini doonaa. Ramadan Karim sheekhuna.

  • @reemreemo21
    @reemreemo21 ปีที่แล้ว

    حسبي الله ونعم الوكيل. حرب على العقيدة واضحه وضوح الشمس الغرض منها نشر الفتن ومحو الإسلام من عقول شباب المستقبل.

  • @moe895
    @moe895 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah ilaahow dantaada iyo dadkeeda ucgargaar ilaahow qaatuma noo hagaaji wa aaqirusaman wa xiliguu rasuulkeena sheegay saw ilaahow ninkaas iyo dhibkiisa ehludiinka iyo umadaada kaqabo oo nasrigaaga u fur

  • @ayaanxaaji7978
    @ayaanxaaji7978 ปีที่แล้ว +1

    Waay cadahay inay hawlo gaari socdaan nasiib xumada ku dhacday sucuudiga
    Ilahayooow ugargaar muslinka

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 ปีที่แล้ว

    Subxana allah. Subxana allah. Walaahi waa yaab. Ilaahoow diintada adigaa u maqan

  • @qadroaxmed9959
    @qadroaxmed9959 ปีที่แล้ว

    لااله الاالله

  • @munaabdi2116
    @munaabdi2116 ปีที่แล้ว

    Yaa rabi diinta noo adkee

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib ปีที่แล้ว

    Qatumada allaha noo toosiyo AAMIIN YA RABI lailaha ilalahu Muhammed SCW

  • @cabdirashiidaxmed2780
    @cabdirashiidaxmed2780 ปีที่แล้ว

    mashaa'ikhda waxaa biil laga siyaa sucudiga ama tabarucaad sida timirta laga siyaa sucudiga
    ama kunturaad lagu so siyaa dhisida masaajida meshasna laga helo xogaa kharashaad ah marka su'aasha isweydiinta mudan ayaa ah qof adiga aad waxwalbo siiso siduu kaaga hor imaan karaa

  • @laylohasan4069
    @laylohasan4069 ปีที่แล้ว

    Xadbiya laahu wanicmal wakiil

  • @DAARUSUNNA
    @DAARUSUNNA ปีที่แล้ว +3

    Justin pepper 450 mill ayay siiyeen sheekhow

  • @ummmariam2336
    @ummmariam2336 ปีที่แล้ว

    Ilahey hanga qabta qoyskan reer galbeedka daba socdo

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 ปีที่แล้ว

    WAA DULIMDHAXDAAN ISKU DHIIBAYA

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 ปีที่แล้ว +2

    Wadaadoow sheekhyada laga masruuufo sacuudiga waa kaa xanaaqayaan maanta

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 ปีที่แล้ว

      Sax... Wxy ugu dayanayaanba waa masruufkaas dartiis.. bal eeg calooshooda... 😂😂

  • @macruufmaxamedcisman7467
    @macruufmaxamedcisman7467 ปีที่แล้ว

    Qooqa waalaga shalaaye insha allh shacabkuna waa kukacayaa

  • @khadiijo7099
    @khadiijo7099 ปีที่แล้ว

    Subxanallh

  • @munahassan880
    @munahassan880 ปีที่แล้ว

    Subxaanallaah illaahow diinteena noobadbaadi

  • @Emi92546
    @Emi92546 ปีที่แล้ว +1

    Shayadiin ayaa madax noo noqateye allow naga qabo

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 ปีที่แล้ว

    Subxallaah allow diintaada difaaco
    Allow na badbaadi
    Xili wadamadii gaalada adankii ay og aadeen in kor Loo qaado😢
    Ayaa xaruntii muslimiinta masaabtaa Lagu hogaaminaaya😭

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 ปีที่แล้ว

    SUBXAANNALLAAH

  • @zahromahamed3483
    @zahromahamed3483 ปีที่แล้ว +2

    Waxan gaala kadanbeyso waxay rabaan shicibka iyo dowlada isku dhacaan kadibna laqaxo ilaahow naga qabo

  • @frombaadiyocali2615
    @frombaadiyocali2615 ปีที่แล้ว

    Xasbiya Allah wa nicmatl wakiil

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว

    Asc Ya Rabi Allha nonaxariiso subxanallah

  • @ikramahmett5550
    @ikramahmett5550 ปีที่แล้ว

    Dawlada somalia baarabta inay wadaadii sucuudi arabia qaado ilaahay hanaqabto madaxwaynayaasha gaalada ushaqeeya

  • @mayaclouds2411
    @mayaclouds2411 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh aniga waxan so maray Tunisia masajidka waxa joga dharcad

  • @farhiaali2784
    @farhiaali2784 ปีที่แล้ว

    Adeer Saudi wax fahmay. Ee fahan adna

  • @omarabdullahi2647
    @omarabdullahi2647 ปีที่แล้ว

    والله شيء عجيب يحصل يوم ورا يوم الله يستر الحال اللهم نجنا من الفتن ما ظهر منها وما بطن

  • @MahmudAmal-on2sz
    @MahmudAmal-on2sz ปีที่แล้ว

    Xasbiyalaah sauudiya

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi4479 ปีที่แล้ว

    Subxaanallaah Waa saban aakhir
    Alow na sug

  • @farduus_
    @farduus_ ปีที่แล้ว

    Intaas waa raali raaligalin marecan iyo Israel

  • @_xaqiiqo
    @_xaqiiqo ปีที่แล้ว +1

    Boqor tooyadaan waxay lugta saartey wadadii bur-burka

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 ปีที่แล้ว

    Subxanalallah 😮waa masiibo biiliged waye

  • @xasanjaban8248
    @xasanjaban8248 ปีที่แล้ว +1

    لاتقول ان شاءالله ياشيخ

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. ปีที่แล้ว

    9:35 Ula Jeedadu Waa Sacuudiga in laga Dhigo Sida Uerope.
    Caruunta Iyo Diintana Duulaan baa lagu yahay.