Waxaan booqday Masjidka Nabiga - Geedi sahan iyo Sacuudiga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 26 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 195 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 26 countries and i am in mission to reach 195 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================
    Camera:
    (Sony Alpha 7III)
    www.sony.com/e....
    Gopro hero 6:
    www.amazon.de/....
    dji osmo action: www.dji.com/at...
    ==============================================

ความคิดเห็น • 141

  • @zadamozman2310
    @zadamozman2310 2 ปีที่แล้ว +9

    Wll haddii aY hooyada nooshahay in aad ka xaysato ayay ahayd 🧕❤️‍🔥 riyooyinkayga waa weyn ayay ka mid tahay in aan hooyo masjidul haram iyo nabawi an kula guto cibaado 💯🤲 wll ii duceeya in uu allle ii rumeeyo 🥺

    • @TALEEX1919
      @TALEEX1919 ปีที่แล้ว

      Insha-Allaah WLL Alle ha ku ruumeeyo haamiga qiimaha badan

  • @kinghakimi1087
    @kinghakimi1087 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah riyadeYda wxa wye ina so xajiyo io masjidka nabiga aa kzo tukado mar un ❤❤insha allah

  • @zakariasharmake1441
    @zakariasharmake1441 2 ปีที่แล้ว +11

    7:05 when I saw “يا أيها الذين امنوا لا ترفعو اصواتكم فوق صوت النبي"
    Wallahi am shedding nostalgic tear❤️ i love nebillahi Muhammad(NNKH)😭

    • @zamzamyusufcumar9672
      @zamzamyusufcumar9672 ปีที่แล้ว

      Walaal dhawaqa hada inta saaro
      Halka meelaha kle music kuu saaranyah
      Music no no no

  • @alhayat1628
    @alhayat1628 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah nasiip aya ledahay
    Iso duceya sanadkan jamacada dhamena shaqo kadip ani io hooyo ina isku racno wa jeclhy ya rab i aqbal

  • @guushasooraac
    @guushasooraac 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah ilaahayoow igee halkaa

  • @channel-gr2rw
    @channel-gr2rw 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa meel barakeysan Allah ku xafido gedi sahan the best vlogger in the world

  • @SaahirMaik
    @SaahirMaik 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah one day wan tagi doonaa hadduu alle yidhaahdo, Sxb Mohamud waad ku mahadsan tahay muqaalkan quruxda iyo Qaayaha Badan💥😍

  • @sahaykaabmedia143
    @sahaykaabmedia143 2 ปีที่แล้ว +5

    M.Allah Wll waxaad joogtaa meel aduunka ugu kheyr badan barakallah

  • @Iam03Ali
    @Iam03Ali 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah , i like it :) 🙏

    • @yunisabdifatah776
      @yunisabdifatah776 2 ปีที่แล้ว

      Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 ปีที่แล้ว

    صلى الله عليه وسلم داءمان وابدأ ياالرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم

  • @SM-qc5kp
    @SM-qc5kp 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah waxan kuu qiraya yutubarka ugu fiican yutubyada shugran pro xafidullah from germany

  • @youtubelovers5056
    @youtubelovers5056 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allah meel wanaagsan baad joogtaa meesha aduunka u khayr badan jazaakallahu khayran

  • @xamdiaadan1043
    @xamdiaadan1043 2 ปีที่แล้ว

    Manshlh ilaahoow noo fududee booqashada xaramka Aamiin aamiin aamiin

  • @naimoabdille5827
    @naimoabdille5827 ปีที่แล้ว +1

    Salalaahu calayhi wasalam 🥰

  • @hassanfarah5111
    @hassanfarah5111 ปีที่แล้ว

    Manshallah great man

  • @nonobobo9101
    @nonobobo9101 2 ปีที่แล้ว +2

    احسن صانع محتوى صومالي

  • @cabdixliingallan1571
    @cabdixliingallan1571 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah walaal ii soo ducay ilaahay inuu muraad Kayka ii sahlo baydka xaramka barakaysan joogto ii soo ducay

  • @maryamabdullahi3950
    @maryamabdullahi3950 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha’Allah 😍❤️ may Allah reward you for the good things you are doing and protect you from any bad things or any harm … can you tell us the name of the nasheed? keep the good work may Allah protect you and reward..

  • @dekrobleh3
    @dekrobleh3 2 ปีที่แล้ว

    War daal mareen ayaa yahay sxb waa mahadsantahay anaga waa indhaa ayant noo fuurtay thnks

  • @xaajisaam2368
    @xaajisaam2368 ปีที่แล้ว

    Macha allah very nice clip go forward brother

  • @munacqanimuuse455
    @munacqanimuuse455 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah nasiib ayad ledahay wllkay madama ajogtid majidkii nabiga allah hakubarakeeyo isoducee wllkay dhul barakaysan ayad jogta illahw nasib igusii mar uun inan tago halka

  • @XamseMaxamed-ik4zx
    @XamseMaxamed-ik4zx ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah

  • @nonobobo9101
    @nonobobo9101 2 ปีที่แล้ว

    Geedi sahan you are best somali youtuber

  • @hafsaelmi7015
    @hafsaelmi7015 2 ปีที่แล้ว

    Msha allh ilaahay ha iii fududeeyo inaan tago makah iyo madiina aaaamiin

  • @suadabdirahman5455
    @suadabdirahman5455 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah geedi sahan long time welecom back ducadana nagu soo dar

  • @fariihaqueen4678
    @fariihaqueen4678 2 ปีที่แล้ว

    Asc walalkey MashaAllah mel latago meshi ugu wanagsaneyd aya jogta wlhi MashaAllah rabbi haku sharfo

  • @mohamedabdirahman5530
    @mohamedabdirahman5530 2 ปีที่แล้ว +4

    مسجد النبوي اللهم صلّ على محمد وعلى آل محمد، كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم، وبارك على محمد وعلى آل محمد، كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 2 ปีที่แล้ว

    Best Somali TH-camr
    Hore u soco

  • @CraxmanManka-b6d
    @CraxmanManka-b6d 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @imdejiye5829
    @imdejiye5829 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Janis ayd uheshay Aad ku tagto sucudiga

  • @nonobobo9101
    @nonobobo9101 2 ปีที่แล้ว

    You the best Somali TH-camrs

  • @Deeka013
    @Deeka013 2 ปีที่แล้ว

    Masha'allah tabarakallah Allahuma bareek

  • @GordonTravels
    @GordonTravels 2 ปีที่แล้ว +5

    What a place!

  • @mahadmahamud1981
    @mahadmahamud1981 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazakalah kheyr walalkey

  • @nimohassan6220
    @nimohassan6220 2 ปีที่แล้ว

    Asc wallakey gabar aya iga xanunsan hadalki aya kudhegen ee iso soo duceey

  • @nonobobo9101
    @nonobobo9101 2 ปีที่แล้ว

    Hore u soco

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 2 ปีที่แล้ว

    Adduunyada madiina yaan ugu jecelahay

  • @safiyasafiya7822
    @safiyasafiya7822 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukran wll

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah nasiib ba leedahy

  • @aragwaafi5886
    @aragwaafi5886 2 ปีที่แล้ว

    The best TH-camr in Somali community keep going brother, I wish that you dream come true

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 2 ปีที่แล้ว

    Meel muhiim ah baa tagtay, Masha Allah

  • @sharmakegelle3278
    @sharmakegelle3278 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah noo soo ducey bro horey usoco

  • @mumtazabdi5261
    @mumtazabdi5261 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabaraka Allah, 🌹👏 I can’t wait part 3

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 2 ปีที่แล้ว +1

    Geedi Sahan Legend Solabasho Wcn

  • @zakitrucker6763
    @zakitrucker6763 2 ปีที่แล้ว +3

    Hal mar ban cumraysty 2020 gii hdana wxy ila thy inan taginba Ina iskga noqnoqoto Aya ku qabnysa halmar is not enough

  • @huseenabdirahman6487
    @huseenabdirahman6487 2 ปีที่แล้ว

    Mashallaha nasiib aya ledahay isoducay mar ilahay igeyo aniga iyo hoyaday macan markan shaqo fican helo rajaynaya

  • @jannatosman8682
    @jannatosman8682 2 ปีที่แล้ว

    maanshalaah geedi

  • @MaxamuudMuuse-zu1el
    @MaxamuudMuuse-zu1el 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allh

  • @abdisalantimacade795
    @abdisalantimacade795 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah, allow noo sahal tagitaankisa

  • @abdiwaliali3305
    @abdiwaliali3305 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah scw scw scw ❤❤❤

  • @najax156
    @najax156 2 ปีที่แล้ว

    maashaa allha

  • @qeyrow6248
    @qeyrow6248 2 ปีที่แล้ว

    MaaSha'Allah❤

  • @nuurmoogeofficial3546
    @nuurmoogeofficial3546 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah keep going my brother 🙏

  • @faisaali6218
    @faisaali6218 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah tabarakallah

  • @claahiofficial1931
    @claahiofficial1931 2 ปีที่แล้ว +1

    m.a sxp Horay usoco intaa inkabadan baad uqalantaa 🥰

  • @somowfahimoofficial7471
    @somowfahimoofficial7471 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah walal qaali

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah ya Allah make easy to visit masjidk nabiga scw scw scw scw

  • @hamsexasanhzn9376
    @hamsexasanhzn9376 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah keep going

  • @mahamudcade8533
    @mahamudcade8533 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sallallahu caleyhi wasalam ❤️

  • @salmonellatyphi2601
    @salmonellatyphi2601 2 ปีที่แล้ว

    Best youtuber 👏

  • @macalincabdaleahmedabdikad6527
    @macalincabdaleahmedabdikad6527 2 ปีที่แล้ว

    محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @Nacimo-ug2tt
    @Nacimo-ug2tt 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah baraka llaahu

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 2 ปีที่แล้ว

    Man sha allaah walal muuqaal qurux badan mahad sanid jazaakallaahu khayraa walalkeen😭

  • @YoseCade
    @YoseCade 4 หลายเดือนก่อน

    m. sha alah

  • @mahamedyasinvlogs7887
    @mahamedyasinvlogs7887 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah god bless you bro sallalaahu calayhi wasalam

  • @abdifataah4458
    @abdifataah4458 2 ปีที่แล้ว +1

    مشاء الله شكرا
    صلى الله عليه وسلم

  • @yaziinbaqdaadi1788
    @yaziinbaqdaadi1788 2 ปีที่แล้ว

    Macha Alah

  • @xawomohamed1621
    @xawomohamed1621 2 ปีที่แล้ว

    maasha alaah Ilaahey hanoo kaso anagane

  • @falaqeyntadinta3449
    @falaqeyntadinta3449 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah gedi sahan hore usoco

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว

    صلي الله عليه وسلم

  • @usmanhussen1719
    @usmanhussen1719 2 ปีที่แล้ว

    S . A . W 🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰

  • @fosiyasicid208
    @fosiyasicid208 2 ปีที่แล้ว

    scw jazakallah kheyr wll

  • @Mrdeeq19
    @Mrdeeq19 ปีที่แล้ว

    m.a ilaahay baa muslim naga dhigay baa mahadaas iska leh alxamdulilaah

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah madinah almunawarah magaalada xabiib keena ku aasan yahay

  • @abdikadirahmed9425
    @abdikadirahmed9425 2 ปีที่แล้ว

    M.A WALL GEEDI GUULEYSO🥰

  • @GudoonAhmed-ic8wj
    @GudoonAhmed-ic8wj 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah

  • @fatumahassan4812
    @fatumahassan4812 2 ปีที่แล้ว

    Asc Walaalkiis masha allah tabaarak rabi ha ku xafido adigaa nasiib yeeshay ilaahey ha noo kaso inaan ha noo kaso🤲🤲🤲🤲🤲🤲 asalaamo caleynka yaa ransuil a scwscwscw scwscwscw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😭😭😭😭😭😭

  • @xamdixaaji7567
    @xamdixaaji7567 2 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @Orhaan197
    @Orhaan197 9 หลายเดือนก่อน

    Wn tagi doonaa masjidka xaramka iyo masjid qudus iyo masjid Anabawi inshaa allaah illaahayoow ii ogoloow oo ii fududee ina gaadhsii maalinkaas Waliba aniga iyo hooyaday mcn hooyo saynab cabdi jeele waxad moodaa inaan arkaayo anagoo tagnay aniyo hooyaday oo ilin farxadeed😢 ay indhahanaga kasoo burqanayso

  • @abdullahiemli1625
    @abdullahiemli1625 2 ปีที่แล้ว +2

    Salaama calaykum bro, su'aal maku weydiinkaraa, hadii ay jawaabtu tahay haa
    waxaan rabay sida aad fiisaha ku heshay ma travel agent aya kuu dalbay visaha mise adiga ayaa direct visaha uaga dalbaday safaarada sacuudiga wadanka aad degan tahay, aniga waxaan joogaa Uk waxaan maqlay in aad toos u dalban karto qaab online ah marka waxaan rabay inaad iiga soo jawaabto su'aashaas adigoo mahadsan
    Thanks well done bro

    • @GeediSahan
      @GeediSahan  2 ปีที่แล้ว

      Muqaal baa soo socda side Visaha Sacuudiga u dal ban karta.

  • @maxamedcabdirisaaq1898
    @maxamedcabdirisaaq1898 2 ปีที่แล้ว

    Mchallh

  • @machofit3172
    @machofit3172 2 ปีที่แล้ว

    Horey usoco Wallkey

  • @saladoabdulahi7201
    @saladoabdulahi7201 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @aboubakermahdi2181
    @aboubakermahdi2181 2 ปีที่แล้ว

    Macha allah sxb

  • @abdiwaliali3305
    @abdiwaliali3305 หลายเดือนก่อน

    M Allah

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 ปีที่แล้ว

    Sallallaahu calayhi wasalam

  • @faisal2902
    @faisal2902 2 ปีที่แล้ว

    M.a keep going

  • @jama253
    @jama253 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah wll. What’s the name of the hotel that’s you stays in??

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah 🥰♥

  • @vipkaa9608
    @vipkaa9608 2 ปีที่แล้ว

    Jidka hotelka ilaa jidka xafada galayo saxma ayey ahed nagaha najiria aya tusbaxyo ku gadi jiren

  • @cabdiraxmancabdilahi2291
    @cabdiraxmancabdilahi2291 2 ปีที่แล้ว

    Maan shaa alaaah scw

  • @sabirindalab2663
    @sabirindalab2663 11 หลายเดือนก่อน

    Geedi sahan walale sidee luqada arabica u barty ka so hdal😢❤ please

  • @iidyuusuf8187
    @iidyuusuf8187 2 ปีที่แล้ว

    Ma 💯💯💯💯💯💯💯💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭

  • @ahmedcirale2015
    @ahmedcirale2015 2 ปีที่แล้ว

    M.a wll vedioda noosoobadi nio wakutaagernaaye wll mcn

  • @Mohamed-Abdirashid
    @Mohamed-Abdirashid 2 ปีที่แล้ว

    Msha alah alah

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 ปีที่แล้ว

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا داءمان اللهم اغفر لنا ذنوبنا وارحمنا ورزقنا واهديناء واعفينا واعف عناء وزدن علم وخيرا وسعة ورزقنا بحسني ختمة برحمتك يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم اللهم امين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم داءمان وابدأ ياالرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 2 ปีที่แล้ว

    ,اللهم صل على سيدنا ونبينا وشفيعنا وحبيبنا محمد النبي الامي وعلى اله وصحبه وسلم تسليما

  • @saadiaahmed7975
    @saadiaahmed7975 2 ปีที่แล้ว

    mashaALLAH

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed8346 2 ปีที่แล้ว

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 2 ปีที่แล้ว

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا