Baadari Beeniyay Bible ka | Professor Bart D. Ehrman

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 ปีที่แล้ว +12

    Walalyal ninkan waa no dadalay si u wax nagu so gudbin lahaa waliba na anfacaya qof kasta like io comment yuu ka hilmaamin si an u dhiri gelino xitaa share gareya mahdsanidiin

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 7 หลายเดือนก่อน

    Ali diinta islmka ha fahnsyo waya dawkhsan yihine amiin amiiin

  • @trlkadan3257
    @trlkadan3257 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allah

  • @cabdicazizadan9706
    @cabdicazizadan9706 ปีที่แล้ว +4

    ماشاءالله تبارك الله ياأخي

  • @dhamackosar8710
    @dhamackosar8710 ปีที่แล้ว +2

    The Quran speech of allah
    And never replace

  • @fairhonestjustice7918
    @fairhonestjustice7918 ปีที่แล้ว +1

    Codkaaga ayaaba cabsiis ah ee maxaa dhuunta kuu jooga laakiin wallaahi qiso run ah oo cilmi ah ayaad noo sheegtey 👍👍👍👍

  • @MrHaazet
    @MrHaazet 7 หลายเดือนก่อน

    Waad ku mahadsantahay sidaad ugu dadaalayso wll sidaad noogu gudbisay

  • @bulshawishow7865
    @bulshawishow7865 ปีที่แล้ว +4

    ماشاء الله،ماشاء الله
    Walal, waad ku mahadsatahay sida, aad noola socodsiiso, Wax yaabaha u baahan in Wax laga ogaado, gaar ahaan diimaha inaga duwan.( جزاك الله خير)

  • @abdifatahbudul8467
    @abdifatahbudul8467 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah wll da yar allah hakuu fudaydiyo sxb shaqo wacan baad noo haysaa❤❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    As, waa la itaqaaanaa dumaaaaaaar iyo Rag.

  • @ahmedabdi7922
    @ahmedabdi7922 10 หลายเดือนก่อน

    Great story

  • @caliadan5246
    @caliadan5246 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @ridwanhirsi363
    @ridwanhirsi363 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 ปีที่แล้ว +2

    Mahdsanid ustaad keena keep going walal

  • @JacfarDarbalmusse
    @JacfarDarbalmusse 5 หลายเดือนก่อน

    M.a waxan fahmay oo anan awal wax aqoona ka haysanin wa buuga lagu magacabo baybalka waxana ii so baxay Dad dhunsan oo yuhuudu marin hababisay oo u bahan in La bad baadiyo lagana so bxiyo mugdiga ay ku jiraan allaha so hanuniyo amiin

  • @Amranmaxamud-e1z
    @Amranmaxamud-e1z 10 หลายเดือนก่อน +1

  • @hanadaxmed876
    @hanadaxmed876 ปีที่แล้ว +1

    Sxb waad madsantahay

  • @mohamedawale2655
    @mohamedawale2655 ปีที่แล้ว

    Wllo codkaaga speed-ka kadhin fadlan si loo fahmo cilmigan aad sharxayso 😮

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Waa la iyaqaanaa yartayarta sahreeycadaytareey qiimobadan dumaroo khayrto lagufarxeeey.islaaaaaaaaaaam.Exusemeeeeeeee

  • @fairhonestjustice7918
    @fairhonestjustice7918 ปีที่แล้ว

    Teeda kale channel ka magaciisa waxaa ku fiican ma og tahay inaad u bixiso

  • @MoMo-vm3rc
    @MoMo-vm3rc ปีที่แล้ว

    Ina adeer ninkaani maa naga Soo reebtid

  • @Amranmaxamud-d7i
    @Amranmaxamud-d7i 7 หลายเดือนก่อน

    1988

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Leeee ttttttt waxi aan dhidaayey.yartaaanyyyyyyyyyyy

  • @MoMo-vm3rc
    @MoMo-vm3rc ปีที่แล้ว

    Bible qofkii Beeniyay Quran kana wuu Beeniyay

    • @mahadmuuse7190
      @mahadmuuse7190 ปีที่แล้ว +3

      Bible Ka saxda ah lama haayo ina adeer taas waa inaad ogaataa mawaxad Naga dhaadhacsiin rabtaa midkaan ay gaalada qoreen baa sax ah war wan beeniheynaa walibana uff baan oraneynaa Nio Nabi ciise kitaabka lagu soo dajiyey lama haayo Kan hada jirana waa mid ay ayaka qorteen taas ogaaaw Thnks

    • @dhamackosar8710
      @dhamackosar8710 ปีที่แล้ว +1

      waar ilaahay ka baq illaahay ayaa inoo sheegay in ay bedbedeleen oo gacmahooda ku qoreen iyakoo aduun yar ku bedelanaya

    • @maxamediidlemohaaa4080
      @maxamediidlemohaaa4080 ปีที่แล้ว

      Bibleka oodhan sax maha

    • @mrsocdaal1434
      @mrsocdaal1434 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@mahadmuuse7190nabi ciise injiil ayuu ilaaheey kusoo dajiyay beeybalkana waxa kuqoran been iyo huuhaa 100$ hal ayaa lagayaabaa in injiil laga sooqatay inta kale waa hadal sheeydaan iyo kufaar aay gacantooda kuqorteen

  • @MouseAhmed-e8y
    @MouseAhmed-e8y 6 หลายเดือนก่อน

    5.700😂

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Quran .exusemeeeeee