Islaamku ma xal buu uyahay Bani'aadamka | Dr Zakir Naik Af soomaali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Kanaalka "MA OGNAHAY" Wuxuu sooturjumaa Khudbadaha,Doodaha waawayn iyo su'aalaha lasoowaydiiyo DR ZAKIR ABDUL KARIIM NAIK ....
    My G-mail: khadarjowhar@gmail.com

ความคิดเห็น • 93

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaallah sidaad af somaaliga u gu Sheegtay diinta waa cajiib Noolow qaali

  • @SamiirSamiir-ef2wv
    @SamiirSamiir-ef2wv 6 หลายเดือนก่อน

    masha Allah masha Allah masha Allah siiwad turjumaada way qurux badanthy side saxda ah wax qalad ah hagilin insha Allah

  • @muhumedmagan
    @muhumedmagan ปีที่แล้ว

    Masha AL-Laah Wajazaa kumo AL-Lagu. Wajizaag. Thanks again

  • @gangguy9396
    @gangguy9396 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll boqol jeer

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 6 วันที่ผ่านมา

    JAZA KALLA WA JAZAA KHAYREN AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 ALLAAHU AKBER ☝️

  • @azizali7079
    @azizali7079 3 ปีที่แล้ว +1

    Jasakalaa si fican baad u turjuntay Fadlan dr,qudbadhiisa waa aqoon aad u sareeya noo soo turjum.

  • @yahyeabdinor4200
    @yahyeabdinor4200 4 ปีที่แล้ว +5

    Alxamdulillah maanta ayan dhamestay daawasha qudbadaan ,jizakallah wll khadar

  • @habonehoddon
    @habonehoddon 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah wllo wakhtigaga iyo codkaga Allah sadaqa haa kaga dhiiigo

  • @sadiiqtawakal
    @sadiiqtawakal 7 หลายเดือนก่อน

    MASHA allah barnamij qali ah jizakumullah bro

  • @cumaraxmed4556
    @cumaraxmed4556 ปีที่แล้ว

    M.a wllkei waqtigaada waad ka faideey saty alle hakuku sii xifdiyo

  • @najiibmaxamed1290
    @najiibmaxamed1290 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allah kuraxaystaa narnamijkan
    Alaha ka abalsiiyo wllo waxa khayreed falayso

  • @maxamedisaaq5130
    @maxamedisaaq5130 ปีที่แล้ว

    masha allh barakallhu fiikum thanks

  • @ducalemaxmed7948
    @ducalemaxmed7948 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay khayr haku siiyo

  • @haybekahin9985
    @haybekahin9985 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaa walaahi waa run waa dhab jaaska laah sheekh shakar

  • @abdirisaqabayla3999
    @abdirisaqabayla3999 2 ปีที่แล้ว

    maashaa allaaah alle haku barakeeyo

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 ปีที่แล้ว

    Mansh allah tabarak raxman mahadsanid wlo

  • @abdifitahmoalim5246
    @abdifitahmoalim5246 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad aad baan kaaga mahadcelinayaa dadaalka aad mar walba ugu jirtid inaad umadaada wax maangal ah anfacaya aduun iyo aakhiro inaad kawadaagtid
    Allaha kaa abaal mariyo adun iyo aakhiraba
    حزاك الله

  • @maxamedismaaciil9034
    @maxamedismaaciil9034 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    Dr Zakir allaha daayo

  • @asaliyoogaal9683
    @asaliyoogaal9683 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah walaal aad baad ugu mahasantahay barnaamijyadaada qiimaha leh waana kugu dhiiragalinayaa siiwadida howshan muga leh ee aad bulshadaada uheysid jizakallah

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 2 ปีที่แล้ว

    jizakallaahu walal qaali

  • @abdullahibaris7182
    @abdullahibaris7182 4 ปีที่แล้ว +2

    MANSHALLAH WALALKA ALLE HAKU BARAAKEYO HOWL QURUX IYO SHARAAFBAADAN XAAQNA AH AYAAD HEYSA

  • @apdiazizmoha2039
    @apdiazizmoha2039 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha Ku barakeeyo walalkay

  • @ahmedduqe3830
    @ahmedduqe3830 2 ปีที่แล้ว

    M.allha shaqo wanagsan hooray u soco

  • @amazingtranslator8234
    @amazingtranslator8234 4 ปีที่แล้ว +2

    Waan arkaa dawadu yaashu saa id ayey uyaryihiin lkn sxb keep going
    Ha niyad jabin anagaa ubahan ee qudbadaha dheer dheer ee dr zakir niak noso tarjun wayo qofaan adiga aheyn oo qudbadahaas dher dher tarjuma majiro

  • @sheikhalbalad2061
    @sheikhalbalad2061 9 หลายเดือนก่อน

    Masha..allah❤.xaqa

  • @mahadabdishakur2594
    @mahadabdishakur2594 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha laah walakeey Aad ugu Mahadsantahy ajar Iyo xasanaat alaah kaa Siiyo

  • @khadarhassan1314
    @khadarhassan1314 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll maasha a
    Allah. Ilahay hakaa jasai siiyo

  • @eidmohamed9138
    @eidmohamed9138 2 ปีที่แล้ว +1

    asc wlkay ugu horayn waa kaalmaynta allaah inan daawado muqaalkan aad noo so gudbisay ee aadka u qaali marka labaad waxaan ahay shakhsi inbadan ku xidhnaa doodaha cajiibka ah ee dr zakir naik waxanan ka faaiday cilmi aad u badan iyo aayadaha iyo axadiista iyo waliba masalo kasta oo xigmadaysan oo ad bari qof walalka ah oo diinta ka jaahila aad ku qancin karto ugu danbayn wl halkaa dedaalkaga iyo turjumidaa ad dadkaga u soo gudbiso ilahay misaanka xasanaadka hakugu daro.

  • @yahyeabdinor4200
    @yahyeabdinor4200 4 ปีที่แล้ว +6

    Wllo khadar aniga marwalba waxan jeclahay inaad daawado full video si'aan uhelo micnaha qudbada oo dhamestiran jizakallah

    • @jeremiahelon1253
      @jeremiahelon1253 3 ปีที่แล้ว

      Sorry to be offtopic but does anyone know a trick to log back into an Instagram account??
      I was dumb lost my password. I love any tips you can offer me!

  • @aamiinabdi813
    @aamiinabdi813 2 ปีที่แล้ว +1

    masha ALLAH wll wxbdan ayaan kaa faaidaa halkaa noogasii wad

  • @khalidmaxamuud2941
    @khalidmaxamuud2941 2 ปีที่แล้ว +1

    manshalah alle misanka xasanadka haku badiyo allana haku naxaristo

  • @xasancabdiwaxid7287
    @xasancabdiwaxid7287 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll alle haku xifdiyo

  • @abdulahimohamad9341
    @abdulahimohamad9341 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah cadi mahan waa turjumid aan cadi ahen yutub intan dawanayay aan 3 sac indhaha kuhayo waa iikow waad mahad santahay waqtigada qaliga aad galisay

  • @saidmoumin3657
    @saidmoumin3657 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah dr Zaki I'm from Somalia Muslim we all love Quran

  • @maxamedcabdilaahi9310
    @maxamedcabdilaahi9310 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah wax badan baan kafaadinay doodaha iyo khubadaha Islamic ah eey ay soo jeediyaan aqoonahadaa Muslim ahi khadarjohar bro aad baad u mahadsantahay wax badan baan ka faaiidanay canelka thank you khadar johar

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 4 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha allah

  • @fardowsomaxamed9408
    @fardowsomaxamed9408 4 ปีที่แล้ว +3

    Waad mahasantahay walaal sida maduuca noku soo jooseday

    • @saidyusuf4058
      @saidyusuf4058 4 ปีที่แล้ว

      Fardowso . Horta dhamayso weli ma daawan sms ayaa iska so jaraysaa durba. Ar somalibaaa kkkk yaab wallhi🤣🤣

    • @Taatiko21
      @Taatiko21 4 ปีที่แล้ว

      @@saidyusuf4058 Walaal hadii aad jeceshahay inaad daawato muuqaallo xiiso badan halkaan guji th-cam.com/video/YzzEyGCwMcI/w-d-xo.html

  • @susanamohamed7102
    @susanamohamed7102 2 ปีที่แล้ว

    Mhdsnd wllky jazaka allah

  • @alimohamedwaberi2360
    @alimohamedwaberi2360 3 ปีที่แล้ว

    Masha,allaah shekh osman.

  • @adhiazizmohumed9574
    @adhiazizmohumed9574 ปีที่แล้ว

    MASHA alllah

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks bro

  • @abdikadirmacalin6823
    @abdikadirmacalin6823 4 ปีที่แล้ว +3

    ALLAH SW HAKAA AJARSIIYO
    RUNTII DADAAL FCN AYD WADAA

  • @badria4845
    @badria4845 4 ปีที่แล้ว +2

    wll doodaha udanbeeye ame su,aalo waydiimaha noso turjum

  • @mohamedsamantar9306
    @mohamedsamantar9306 2 ปีที่แล้ว +1

    ßhukran waa tartujumadaad u fiscally waxaa muuqata in aad Islamka iyo ingiriiska ku wanaagsan tahay.

  • @abdifatahshaacircabdi7318
    @abdifatahshaacircabdi7318 ปีที่แล้ว

    M.a allah akbar ❤

  • @sadaka.idiris7752
    @sadaka.idiris7752 4 ปีที่แล้ว +4

    Dhageysta wllhy dulqaad baaidin kordhaa sxpey
    Mhdsanid wll

  • @koos1302
    @koos1302 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @cabdihoodaale5213
    @cabdihoodaale5213 2 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @abdifatahshaacircabdi7318
    @abdifatahshaacircabdi7318 ปีที่แล้ว

    Allahu xakiim❤ Allah akbar

  • @sohailalii3747
    @sohailalii3747 4 ปีที่แล้ว +3

    MASHA-ALLAH
    Well feedback
    GOOD LUCK
    If Allah says
    INSHA-ALLAH

  • @farxiyomaxmed5624
    @farxiyomaxmed5624 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah tabarakallaah

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 4 ปีที่แล้ว +3

    masha alaah bro ajiir iyo xasanaad alaha kaa siiyo 😍😍😍

  • @khalidmaxamuud2941
    @khalidmaxamuud2941 2 ปีที่แล้ว

    manshalaha

  • @alcadalayaremoheddeeqsnipereli
    @alcadalayaremoheddeeqsnipereli ปีที่แล้ว

    Scw

  • @Hamzaafx
    @Hamzaafx 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah wlky 💜

  • @molle_on_the_line
    @molle_on_the_line 4 ปีที่แล้ว +1

    Dr zakir alla YacizaK😘

  • @wadanidaacad782
    @wadanidaacad782 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah is greatest

  • @amiirallaale5024
    @amiirallaale5024 3 ปีที่แล้ว

    Sxb waxad soo Turjuntaa khadaro Qur,aan ku ma hadalkii Allah

  • @qeysmohamed5319
    @qeysmohamed5319 2 ปีที่แล้ว +1

    Saxiib maktabad ayaad tahay , runtii soomaalida boos wayn ayaad ugu jirtaa, mawduucyo muhiim ah oo aan inta badan laga hadal ayaad nasoo gaadhsiisaa Jasaa Kalaah Khayr.

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 6 วันที่ผ่านมา

    M.A.

  • @faynladanchanel2129
    @faynladanchanel2129 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah wllo

  • @amiirallaale5024
    @amiirallaale5024 3 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq waxan ka Faaiday khudbitan ma qiyaasi karo sababto Ah waxay ku baraysa sida Caqliyaysan ee Aad ugu jawaabi karto Qofkasta oo su.aal ku waydiiya Aan kaliya Ahayn muslim uun iyo sidoo kale Inaad Cilmigaaga kor u qaado wanan kaga mahadcelinayaa walal khadar

  • @mohmetahmet3744
    @mohmetahmet3744 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @alcadalayaremoheddeeqsnipereli
    @alcadalayaremoheddeeqsnipereli ปีที่แล้ว +1

    Asc ayuub

    • @alcadalayaremoheddeeqsnipereli
      @alcadalayaremoheddeeqsnipereli ปีที่แล้ว

      Sido kale ayuu WCS mxaa kudhacay xld wali shandarawdii baan ku jiraa sidad igu dhahde hadii kale wadii ad martay baan rabaa inan tababar u doonto lkn walsheey baa hadana manga iyo ayuub isku fahmi Karin lkn yacquub ayan umaleye in uu kusoo raaci doono aniga mar hore baa wadnihi iska dhiibay lkn ilahay baa mid ifin ah igu badlay chealsea

    • @alcadalayaremoheddeeqsnipereli
      @alcadalayaremoheddeeqsnipereli ปีที่แล้ว

      Lkn waan ognahay in aad Ii bahantahay lkn wali waaa sidii ad ogeed mrk qamiiska birta ahaa ayaa sheedanka u xerayaa qofkii wadaas maraa

    • @alcadalayaremoheddeeqsnipereli
      @alcadalayaremoheddeeqsnipereli ปีที่แล้ว

      Scw

  • @calicabdi3125
    @calicabdi3125 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @abdirisaqcr516
    @abdirisaqcr516 4 ปีที่แล้ว

    Madsanid zxb

  • @ismabio9390
    @ismabio9390 4 ปีที่แล้ว +1

    *walaalaha waxan kuboorin lahaa inay dhegeystaan muxaadaro aad u qiima badan oo uu sojeedinayo dr cali maxamed saalax, cinwaankeeduna yahay latacaamulka yahuuda & christanka, walaahi wax badan baan kafaa iidey gaar ahaan wax badan oo ay soomaalidu iskuwalaaqan!!!!! mahadsanid walaal*

  • @MaxamuudRashiidCali
    @MaxamuudRashiidCali 8 หลายเดือนก่อน

    Ok

  • @abdulkadircabdulahi4297
    @abdulkadircabdulahi4297 3 ปีที่แล้ว

    Bro video marba qayeeb soo gali

  • @sakariyeshaaqo3100
    @sakariyeshaaqo3100 4 ปีที่แล้ว +1

    Haye walaal dadku wey karaaahsanayaan muuqaalkan saacadaha ah ee taxane kadhig

  • @haaruun32
    @haaruun32 2 ปีที่แล้ว

    Asc walow aayadaha qur sanka noo siidaa

  • @somalia1142
    @somalia1142 2 ปีที่แล้ว

    MAHADSANID MUDANE

  • @ookle8087
    @ookle8087 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid wll

  • @Taatiko21
    @Taatiko21 4 ปีที่แล้ว

    Walaal hadii aad jeceshahay inaad daawato muuqaallo xiiso badan halkaan guji th-cam.com/video/YzzEyGCwMcI/w-d-xo.html

  • @cabaaslaki7130
    @cabaaslaki7130 2 ปีที่แล้ว +1

    K ko i88 in mi

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @abdifataxmaxamed8893
    @abdifataxmaxamed8893 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah

  • @abdikadirmacalin6823
    @abdikadirmacalin6823 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah