Libaxyada Africa ina ka dhashay markan so xasusto lawo rakac oo suna tukada rabigey baan u mahad noqo Alxm alle ayab iga berey dada kagu faano 💪🩸 mudlood Abtiyaal baan u nahay qasatan Abgaal osman ❤️
Calankoo wado haleeska ilaaliyo intii muslim eh ninkaa sixir asaa wado. The 10-pointed star: A ten-pointed star can be associated with the Kabbalistic tree of life or the 10 disciples’ loyal to Jesus. Xiddiga 10-gees leh: Xiddig toban gees leh ayaa lala xiriirin karaa geedka nolosha ee Kabbalistic ama 10ka xerta ah ee daacadda u ah Ciise.
Brother sultanate of ifat 13th century that for first ajuran empire before ifat 10th century king name king Mohammad alarm balad said stated for first king of ajuran Muslim money after king nagash Abyssinia king
@@aminam1535boqortoyo wa ifat iyo ajuuran un adal baso racda walashma family wa dad ogaden maqabul aha o nogob kunool siiba qubi dad ba sabrudiin ku abtirsada o nool
sufyaan cadi iska dhig boqrtoyada ajuraan kama suroow do in ay gabar la guur sana ay ayaga la so jifato waxasi gaf bay kugu tahay ninyow tariiqda ha qaldin 😳 meshaas ku laabo hhh
Waa been waxa uu sheegayo habiye iyo ajuuran shaqo iskumalahan habiye waa qabiil ajuuran na waa qabiil kale mida kale ajuuran waxay jirtay laga bilaabo 1200 - 1700 kudhawaad 400 sano ayay talinayeen waxayna burburtay boqortoyadooda 1700 halka ay gumaystayashii reergalbeedka aha somalia ay yimadeen 1899 kii marka waxa u dhaxayse 200 sano ku dhawaad marka ajuraan iyo gumaystashii ismay dagaalin waxa xiligaas koonfurta ka talinaye boqortayadii Galadi oo dhalatay markii burburtay boqortoyadii ajuuran marka taarikhda waa wax qoran qof waliba na sida uu rabo kama dhigikaro ‘ Taarikhda somalia qofkii rabo ha raadsado luqado kala duwan ku qorantahay dadyoow kala duwan wax ka qoran maktabadaha calamka ugu wawayn waad ka heliysaa iyo madxafyada ugu wawayn engiriiska iyo talyaniga
This is the most ignorant idiotic lies I have ever heard. Pls respect those kingdoms.They all were govern under one law or empire under same or similar flags but each stands it own sect or zones thru Somalia and all had its own kings with their own structure such as sultan etc.
Wiilkan yaan lagu mashquulin intoow xabsiga ku juray waxow isku mada daalin jiray oo maskaxdiisa kaligiisow inooga sheekeynoyaa taariiqdiisi lee xabsiga ku dhax falaqeenayay
4:58 wa khalad waxa Ka horeyay Hannibal oo Rome Ka gulaystay iyo Tariq ibn ziyad oo furay Spain. Runta sheega imam Ahmad in been laga shego Uma bahna wa legend. Tarikh wayne uu Ka tagay. Ilahay aa u naxarusto Amin. 8:18 khalad masar as Ka horeysay ajuran lacagta. Sxb tarikhda ha Ku ciyarin runta sheeg. Tarikhda Somalia been Uma bahna.
Waxa yaaba nin dilay 5 Wariye oo Somaliyed 1991 burburkii iyo dagaalkii Sokeeye.. nin isaga oo dhagar qabe ah .. guursaday 4 xaas , waliba calanka Somaliyed ka been shegay in uu Kenya joogo .. waa in Eedaysanahan dhiigyacabka ah la soo qabtaa oo maxkamad la hor keeno .. koley XISAABTII ALLENA WAA SUGAYSAA WALEE
Asc hadan raygeyga ka dhibto waxan nahay dad muslima caleenkena somali waxa jira dad usoo halgamay calkeenu waa buka calaamatu kirishataan ma noqon karo sababtoo dad ayaa u nafwaayay hadii uu talyaniga dalkeena uu qabsaday ma ahaan inaan diin kale aan galno ama la dhaho calaan keena wuxuu wataa calaamada kirshtaanka calaankeena waan ku dhimaana sabtoo ah dalkeena waxa soo maray geesiyaal mana uduulqadan karno in waxa laga sheego
@@shamsomohamed7157 wa ka xuntahay lkn hirab horta ayey talin jiren dar odkina cil iyo xasidnimo le taqannan iyo aflagado hawiye dhankasta wu kaga horeya wana carabti hore o African gursatay adna ayaga Ku dhalen ado habab ah o dhumay ayey gabar Ku sisten donbiro dir e abtiyasha xushmey doqon yahow waxba u ogolen
Boqortoyadii AJURAN Waa la yaqaan, Hiraab weligood boqortooyo ma yeelan, taariikhda beenta ka daa. BIYOMAAL ayaa taariikhda caakamka ku xusan, Talyaanigana dagaallo badan lagalay, laakiiin HIRAAB majirto wax boqortooyo ah oo ay yeesheen taariikhduna ma xusin. Been aad Mediaha lasoo fadhiisataana waxba kuu goyn mayso.
Boqoryadii adal ilaa ifal waa boqortooyadii Isaaq waana boqortooyadii ay faraaciintu u yaqaaneen Punt kingdom waa boqortooyadii labaad ee aduunka ugu waynayd marka faraaciinta laga yimaado isaaqu fac weynaa horta nio 😂😂😂
Alla been badana boqortooyo an boqortooyada Ajuraan aheyn majirin East Africa..hiraab yaa aqaanay been intaan laeeg bal fiiriya ajuraan un baa mesha ka shaqeenaye
Libaxyada Africa ina ka dhashay markan so xasusto lawo rakac oo suna tukada rabigey baan u mahad noqo Alxm alle ayab iga berey dada kagu faano 💪🩸 mudlood Abtiyaal baan u nahay qasatan Abgaal osman ❤️
Hhhhhh MashaAllah
Great work Professor Sufyaan Sh.Ahmed. You've done amazing research. Somalia
Ninkan waswaas iyo khanaas baa haya .halaha qabto ummadda
Calankoo wado haleeska ilaaliyo intii muslim eh ninkaa sixir asaa wado.
The 10-pointed star: A ten-pointed star can be associated with the Kabbalistic tree of life or the 10 disciples’ loyal to Jesus.
Xiddiga 10-gees leh: Xiddig toban gees leh ayaa lala xiriirin karaa geedka nolosha ee Kabbalistic ama 10ka xerta ah ee daacadda u ah Ciise.
Waa nin mutacalim ah oo mustaqbal fiican leh. Waa in la ixtiraamo. Daciifnimada iyo wax isku quuriwaaga iska daaya
Viva Boqortoyadi Ajuuraan the Pride of the Somali Nation ♥️♥️♥️🥰☺☺☺😍😍
Boqortoyadi Ajuuraan Emp💗💗💗💗🥰😍
Xambalyo Boqortooyidda SOOMMAALIYYEED ee BOqortooyidda AJUURAAN.
MashaAllah abayo qaali jiro joog viva ajuran❤️
Viva ajuuran masha allha
mashallah prof iyo mar kale. taariikhda boqortooyootinka soomaaliyeed ha la Barto
Boqortooyada ajuuraan waxaa ka madax ahaa axmed gurey, axmed gurey waa ajuuraan waxaad ka ogaaneysaa waa iskutaariikh waa iskuwaqti waxey ladagaalameen itoobiya iyo purtaqiis
Beeenale😂😂
Fadlan si faah faahsan uga hadal xadaarada soomaalida hadda lagu soo koobay gumeysigii iyo wixii ka dambeeyey oo ladhihi karo kor-joogteyn gumeysi
Saleebaan iyo sacad hooyadood waa ajuuraan
Brother sultanate of ifat 13th century that for first ajuran empire before ifat 10th century king name king Mohammad alarm balad said stated for first king of ajuran Muslim money after king nagash Abyssinia king
He knows nothing. Kulaha the kingdom fell because they used to sleep with new brides. 😂
Boqortooyadii IFAT EE SAMAROON wallee ciyaar ma ahayn from Hoygii ay ka talin jireen Saylac ❤️
Jow, adeer qabiil looma baahna
Madaxweynaha koonfurgalbeed lafta gareen iyo gudoomiyaha gobolka banaadir waa ajuuraan
Good job my name is Mariya souadda
Very good
Masha Allah hore usoco xabbti ❤️ from MARWO 💯💯💯💯💯💯💯
Aniga waxan ahay qof taarikhda Somali ama boqortoyada ajuuraan sifican uso bartay sufiyan waxu doona ha ahaado lknse waxu shegayo waa sax taarikh jirto weeye boqortoyadi ajuuraan waxey kamid ahayed boqortoyo hawiye weyna iska xigan somalida kale hawiyena si wada jirbu wax uqabsan jiray midkood midkuudonaba hataliye somalida kalana kama maqnen meshuye wey ku jiren ayagaba lknse garan meyno asbabta burburka kentay wax kufsi ah majirto alle baa og taa dadka qaarba jecel in ey ajuuraan maran hababin kusameyan ey si afganbi ah ugu saran hawiye iyago didaya hawiye in uu tarikh yeesho lknse waxa xaqiq ah in uu ajuuraan kamid yahay 6 ilmo hawiye somalida kale waxan lenahay anaga ajuuraan ah wana ognahay in aan katirsan nahay 6 ilmo hawiye waxan run ahanti ku abtirsana janbeyle hawiye kuwa lamaran hababiyay Isla daa warkooda
JAMpele adaygi ajuran aha aya gawar jampele gursaday wiil u dhashy walmoge
Ajuran aj ya badan baa la dhihi jira ee marka hawiye way isla so dhaqmey ma ahan hawiye sxb way ka fac weyntahy hawiye ajuran aya ah isir ahan carab
ANiga ka dhashy ajuran
Keep going
Boqortooyada Kunfurta Somaliya Waxay ahaayeen 7ba, Biyamaal, Ajuuraan, Quraan, Waaq'Dhoobey, Galadi, Bagadi, Bajimaal. Dhinaca Kale ee Woqooyiga Waxa Jirtay 7ba, Boqortooyo, B'Adal, B'Ifaad, B'Ciise, B'isaaq, B'Samaroon,,B,Akishe,, B'Gurgure.. Markasu Isticmaarku Wuxu Bilaabay in uu isku Diro Somalida dhexdeeda Si Uu U Dumiyo Boqoradan Somaliyeed ee Walaalaha ah ee Faraha badan.(Wbt):-!
Hhhh ajuraan wa boqortoyada kaliya e somaali ka jirtay tan ogu awoda badan wana boqortoyoadi hawiye ajuraan e tariiqda so baro sxb Hhhh
Kan cml somaliya ku jira wllhi hormar lama garayo
Manta kan wuxu naga dhaadhicin rawa Hawiye ba boqortoyo ka aha koonfurta soomaaliya tii biyamaalna wuu inkiraya
@@aminam1535boqortoyo wa ifat iyo ajuuran un adal baso racda walashma family wa dad ogaden maqabul aha o nogob kunool siiba qubi dad ba sabrudiin ku abtirsada o nool
Waqooyiga waxa ka jiray b. Adal empire ee samaroon
Boqortooyada ganaane ee gasaargude gob raxwayn kasoo hadal abaayo❤❤❤
Taarikh Somalia 🇸🇴 nooga sheekey waa u baahanaher
Boqortoyo manshaAllah
Ninka wax jira ayuu ka hadalayaa
sufyaan cadi iska dhig boqrtoyada ajuraan kama suroow do in ay gabar la guur sana ay ayaga la so jifato waxasi gaf bay kugu tahay ninyow tariiqda ha qaldin 😳 meshaas ku laabo hhh
Waa runtiis
Horay usoco walaal qaali
Shankaroon herbal channel
Maasha allah aqoon ayaa iiga siyaaday keep going sister🙏 @ from ismahaan m beauty❤️
Viva boqoryooyada "Galadi" ninkaan aqoon ha barto ❤
MashaAllah 💞
Waa been waxa uu sheegayo habiye iyo ajuuran shaqo iskumalahan habiye waa qabiil ajuuran na waa qabiil kale mida kale ajuuran waxay jirtay laga bilaabo 1200 - 1700 kudhawaad 400 sano ayay talinayeen waxayna burburtay boqortoyadooda 1700 halka ay gumaystayashii reergalbeedka aha somalia ay yimadeen 1899 kii marka waxa u dhaxayse 200 sano ku dhawaad marka ajuraan iyo gumaystashii ismay dagaalin waxa xiligaas koonfurta ka talinaye boqortayadii Galadi oo dhalatay markii burburtay boqortoyadii ajuuran marka taarikhda waa wax qoran qof waliba na sida uu rabo kama dhigikaro ‘ Taarikhda somalia qofkii rabo ha raadsado luqado kala duwan ku qorantahay dadyoow kala duwan wax ka qoran maktabadaha calamka ugu wawayn waad ka heliysaa iyo madxafyada ugu wawayn engiriiska iyo talyaniga
mansha allah keep going
Darod hwz tarikh malihidihin ne mesha caacda kadaaya
Bqoqrtoyo Ben ah iyo kuwo tabcan ah no faninayan anago hawiye ah ajuran iyo hirab kaga daysaden hhhhh toda afkey Ku samesten
Taaakeeye😂
MashaAllah
MashaAllah tabarakaAllah Amaaley waan kuu xisay ninkaan iska ilaali qaali
Haye abyo
Viva kuwa leyga beeray
SUFYAN OO MAGACIISA RUNTA AH TAAKEEYE.
TAAKEEYE WAA GA AN KU DHIIGLE DILEY AFAR WARIYE....WAA LAGU MAXKAMADEYN DOONAA ARRINKAASI.
Masha gula wacan
This is the most ignorant idiotic lies I have ever heard. Pls respect those kingdoms.They all were govern under one law or empire under same or similar flags but each stands it own sect or zones thru Somalia and all had its own kings with their own structure such as sultan etc.
Horaay usocoo wlal
Wiilkan yaan lagu mashquulin intoow xabsiga ku juray waxow isku mada daalin jiray oo maskaxdiisa kaligiisow inooga sheekeynoyaa taariiqdiisi lee xabsiga ku dhax falaqeenayay
Ajuuraan hawiye mahan tarikhda Somalia sobaro walalkey, Boqortoyadi Ajuuraan wa Ajuuraan, hawiye darod dir wayka facweyntahay
Wa sax ajuran asalkisa waxay ka imadeyn cabasiyinta ciligan ayey ajuran so bilaty
Abaayo hormar wacan
Mshallha
XANUN BA KU AHAY
HIRAAB BOQORTOYO LAHA BEENLOW BAAD TAHAY SHIDAAN BA KA DHEX HADLAYA
Waa runtis wax walan baa tahay
Wax soo baro hiraab sultana
Waqti badan ayey jirtay
Go back to school
Wa runtii boqortoyadi hiraab dadku maxay hawiya ugu mashqulan
Hiraab madan aqoon
War ninkan beenleyah waa dambila weyn. Tadrith so bara musibo socota baa taaha
You did research
4:58 wa khalad waxa Ka horeyay Hannibal oo Rome Ka gulaystay iyo Tariq ibn ziyad oo furay Spain.
Runta sheega imam Ahmad in been laga shego Uma bahna wa legend. Tarikh wayne uu Ka tagay. Ilahay aa u naxarusto Amin.
8:18 khalad masar as Ka horeysay ajuran lacagta. Sxb tarikhda ha Ku ciyarin runta sheeg. Tarikhda Somalia been Uma bahna.
Mahadsanid
@@JARMALDAILY. welcome wa uu sixiyay inta yar oo khaladka eh.
@@JARMALDAILY. Hannibal tarikhdisa ma la ilobi Karo...nin cajib uu aha.
Masha allah
Keep going my sis
Waxaad hilmaamteen boqortooyadii biyamaal ee baraawe ay xarunta u ahayd ee uu talaaniyaga jibiyey
Ar waa 4 Xaaslihii Maasha Allah
Boqortoyo hiraab waligey ma maqal.somalida cid walbo boqortoyo ayey lahayen. Laakin boqotoyinka xiligaas dad cawan ah oo qaawan bey ahaayen. Hub waxaa u ahaa waran iyo falaaro.
Sax waa dilaa kan beenlow ah
@@lul5217 xadilee
Alla Dhiigyacabkii baa shaar Taatiikh yahan soo xidhay
Soo badi lpxow
Sufyaan waa aqoonyahan soomaaliyeed ilaahey ha dhowro
Mansha allah shaqo wanaagsan ayaad qabatay allaha kula garab galo
Tnx abwe
GAREEN WAA FAMILIGII TALIN JIRAY WAANA RAAY KAMID AH BOQORTOOYADA AJUURAAN ..I HAV BIG RESPECT FOR AJURAN EMPIRE
Waxa yaaba nin dilay 5 Wariye oo Somaliyed 1991 burburkii iyo dagaalkii Sokeeye.. nin isaga oo dhagar qabe ah .. guursaday 4 xaas , waliba calanka Somaliyed ka been shegay in uu Kenya joogo .. waa in Eedaysanahan dhiigyacabka ah la soo qabtaa oo maxkamad la hor keeno .. koley XISAABTII ALLENA WAA SUGAYSAA WALEE
Boqortooyo Boqortooyo
Noo boqorka lama seexaneenin naag laqabo sababtoo ah waxey ahaayee dad muslim intaas waa ku dardareesaa
M.a
Ajuuraan somaliland qaybaa degta waana Madigaanka
Wan ognahey
Barawa wa iilabeen wax xureeyeen africa
Asc hadan raygeyga ka dhibto waxan nahay dad muslima caleenkena somali waxa jira dad usoo halgamay calkeenu waa buka calaamatu kirishataan ma noqon karo sababtoo dad ayaa u nafwaayay hadii uu talyaniga dalkeena uu qabsaday ma ahaan inaan diin kale aan galno ama la dhaho calaan keena wuxuu wataa calaamada kirshtaanka calaankeena waan ku dhimaana sabtoo ah dalkeena waxa soo maray geesiyaal mana uduulqadan karno in waxa laga sheego
Manshaalah
Taariikjda uu ka hadlaayo wax yar aa ka sax ah Ifat wexey eheed boqortooyo Ajuuraan ah . Lkn wax un yar wuunka sheegay
Nimaan ciilay baa icaaya 😅😅😅 warkan Meeqo sano ayuu jiraa markoo boqortooyada ajuuraan taariikhdooda ka sheekeenayo😂😂😂
Nin wax badan og Masul Sufyaan
Waaw boqortooyadii hiraab oo la qaryay ayaad banaanka soo dhigtay amaal aad band u mahadsantahay prof Sufyaan waan taageerayaa
Kkkkk Ajuuran hadla weysen
Ajuuran iyo hiraab inte iskaga so dheceen beenu shegay waligeed Lalama dagalin Hawiya sixir kukiciye mahane boqortoyo kalana kaba danbeen ee benta jojiya
@@shamsomohamed7157 ajuraan waaba hawiye hawiye xalacaynee🤣🤣hirabna waxay lajibiyen mataqan xilkas damcen ileen wad argta hirabka hadaba jira
@@shamsomohamed7157 wa ka xuntahay lkn hirab horta ayey talin jiren dar odkina cil iyo xasidnimo le taqannan iyo aflagado hawiye dhankasta wu kaga horeya wana carabti hore o African gursatay adna ayaga Ku dhalen ado habab ah o dhumay ayey gabar Ku sisten donbiro dir e abtiyasha xushmey doqon yahow waxba u ogolen
Asc soomaaliyeey barta taarikhdiina kolba oday shalay dhashay uu idindhihin anagaa boqortooyo aheen
He has very little knowledge about what he is talking about.
I don't think so, after considering the proofs, Articles, explanation and pictures!!!
Daraawiish intey boqortooyo ku noqotay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Libaax weyo ninkaan lkn somali maryooley 100 sano kadib unbey fahmi donaan
Runta wlh Somali sidi wax logadaadicini laha wey adagtahy
Taariiq been iyo quraafaad qofkii rawo hadhageysto ajuuraan ayaa gabadha laguursanaayo bikri jewin jirey kulahaa wuxuu isku qasaa ajuuraanta oo shareecada islaamka kuxukumi jiryay weligeeda iyo geedi baaboo oo ahaa boqor eeyle ah oo fadhigiisa buur hakaba ahaa mida hiraawane waxba kama jiro hiraab caanooley ayeey ahaayeen oo xukun weligooda aqoon uma leheen ilaa maanta oo xasan sheeq madaxweyne yahay oo umada oodhan ujeedaan marka ninkaan qawiir taariiq yahan iska dhigaayo oo cadaado kayimid hadalkiisa waa faataa dhuk
Mashaallah, maxa kudhacay habaydii somaaliyeed
Odayga halla waydiiyo haddii calankii boqortooyadii geledi oo 1700-1910 jirtay, uu dhinac calanka soomaaliya uga jiray maxaad u lahayd talyaani baa keenay 1884 manna waalaysaa?😂😂
😂😂😂😂😂😂
Caaadi noo waaalay kan
Abyssinian Adal Is Same People
👍👍👌👌👌🌹🌹
Somalidu ajuran so u ficleyn wllhi hormar ilaha ma aysan garin wagasna hor ayey gareyn lacag ay u sameysanyd kwrn mantana lacag gala is ticmalna
Boqortoyadii AJURAN Waa la yaqaan, Hiraab weligood boqortooyo ma yeelan, taariikhda beenta ka daa. BIYOMAAL ayaa taariikhda caakamka ku xusan, Talyaanigana dagaallo badan lagalay, laakiiin HIRAAB majirto wax boqortooyo ah oo ay yeesheen taariikhduna ma xusin. Been aad Mediaha lasoo fadhiisataana waxba kuu goyn mayso.
Boqoryadii adal ilaa ifal waa boqortooyadii Isaaq waana boqortooyadii ay faraaciintu u yaqaaneen Punt kingdom waa boqortooyadii labaad ee aduunka ugu waynayd marka faraaciinta laga yimaado isaaqu fac weynaa horta nio 😂😂😂
Wlhi wan qoslay waxay waxaso beena😂
😂😂😂😂
Boqortoyadii sharaamitka iyo kufsiga ee ajuuran.marbo hadey gabdhaha bikro jabin jiren.
Beautiful journalism ukhti.
Sufyaan, good schooling as usual.🖤☝️
Dadka iyo dalka ina unba umaqan.
Ragii wadanka laha wayimid
Boqortoyo Ajuraan
👍👍👍👌👌👌❤️
Lkin walal boqortooyada adil wa mid kasso jeda xaga iyo Ethiopia wayyo school aya kuso dhigtay
Kan asaga qaldan oo gaala soqalday hush baa lagu yiri diinta sobaro kudheh hadii kle sidi xalay buu xaalka kuugu xumanayaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Kkkkkkk boqortooyada Hiraab kkkkkkkk
waa nin aqoonle
hhhhhhhh ninkaan waa nin sheeydaan
Hubso walale waxad qoreysid wayo markad dimatid wali weyqornaneysa..marka wax kufaraxgalin qor dadkana waxba udimeyni...Mana iga aha inaan ninkan tagerayo lakin adigo walalkey ah kulajeclade waxan jeclahy...wa walalka.
Qabiilke ajuuran 💪😂
Naaya Amran Aflagaadad jooji waxad waa qarar
Amaaal isoo qabo baby ama raqamka isoo qor
Tan kale, waxaa la yiri nin god shiishay iyo qol mugdi Quraan ku akhriyay labaduba ma gefaan
Cidas ka dhashy alxamdulilag
Hiraab iyo ajuuran iyo gabdhaha oo la bagrajbinjiray waa fake saxma aha
Been sheegtay diin lahaayeen war hiraab ma jiirin. Gareen wa Ajuuran waye. Boorka ahayeen
Hiraab baba jibisay ajuran
Walalo wankusoboqde adna isoboqo
Dubleh habar gidiir muduulood soo ilaa ma dhalaan . Wax sheegteen ma leh walayaal wax kasta ka sheega ruun iidinko mahadsaan
Alla been badana boqortooyo an boqortooyada Ajuraan aheyn majirin East Africa..hiraab yaa aqaanay been intaan laeeg bal fiiriya ajuraan un baa mesha ka shaqeenaye
Hiraab baba jibisay bacow
Ader ajuuran waa niman hawiyah janbele hawiye