Diraasaadka Soomaalida | Taariikhda boqortooyadii Ajuuraan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
  • Diraasaadka Soomaalida | Taariikhda boqortooyadii Ajuuraan.

ความคิดเห็น • 12

  • @abdisamadmohamednor755
    @abdisamadmohamednor755 ปีที่แล้ว +7

    Waan ku faanayaa In aan Ahay Ina Boqor Oo Boqor Dhalay Dhal Boqortooyo ah Waan Soo Laaban Doonaainsh allh

  • @meymunahassan2420
    @meymunahassan2420 ปีที่แล้ว +3

    Proud to Ajuran🎉🎉🎉😊

  • @roblemohamed9681
    @roblemohamed9681 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah Boqortoyadii Somali ee Ajuuraan... Katalin Jirtey min Maldives ilaa Mozambique . Xamar dahabkii Sofala laga keeney baa lacagtu Aheyd. China Ming Dynasty Ambassador bey ku lahaayen, Boqortoyadii Kaliya ee hydraulic empire Afrika. Weliba wiiqdey damacii Mongolska Geeska Afrika.

  • @mohamedhussein5689
    @mohamedhussein5689 ปีที่แล้ว +1

    A-C
    Aan😂 saxo ustaadka Silcis waa qabiil kale oo waa Silcis gurgaate ee mahayn Ajuuraan. Tankale, burburka Ajuuraan waxaa qeyb ka ahaa in ay faleen qabaail Somaiyeed oo laftooda qirsan.

  • @FardosaMuktar
    @FardosaMuktar ปีที่แล้ว +1

    Boqortoyo ❤❤😊

  • @K_____252
    @K_____252 11 หลายเดือนก่อน

    Adinkoo mahadsan is ku daya in aad isticmaashaan ereyada Afka Soomaaliga ee saxan Mahadsanidiin

  • @Mohamedibrahimhassan
    @Mohamedibrahimhassan ปีที่แล้ว +2

    Asc wllyal aad u mahadsantihin mida kle Boqortoyo ku dhawad 4qarni jirtay ayaa Aarikhdeeda odhan wxa ku so kobteen wx ka yar 30daqiiqo plse taarikhda si wngsn nogu so gudbiya si dhamtena aan wx ugu faaidno

    • @WalbaashJama
      @WalbaashJama ปีที่แล้ว

      walal waxa muuqata inaysan baaritan kusamayn Taariiqda waayo 30 daqiqo wixi ay sheegen waxay ahayd intii aanu horey umaqalnay oo kaliya taariiqda soo baara walalayaal

  • @caashajeylani6828
    @caashajeylani6828 ปีที่แล้ว

    Boqortooyo Asal Ah Boqortayada Eyle Boqor Geedi abaabow Ama Geedi Shambow

  • @CabdinasirCabdinasir-og3bf
    @CabdinasirCabdinasir-og3bf 6 หลายเดือนก่อน

    Boqortoyadi ajuuraan nin carab ah ayaa aas aasay oraahdaas iska hubi waayo carab wiliget maalul ama saamey kuma yeelan dalka iyo dadka somaliyet

  • @SuldaanFahad
    @SuldaanFahad ปีที่แล้ว

    Th