kala shakiga yuhuuda gudaheda ka bilaabmay ayaad quraanka ahayd kudhabawday|| abdirahman abshir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 35

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 5 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤alahu akbar ❤❤alahu akbar ❤❤alahu akbar ❤❤alahu akbar ❤❤alahu akbar ❤❤alahu akbar ❤❤alahu akbar ❤❤alahu akbar ❤❤

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 7 วันที่ผ่านมา

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر ولله الحمد

  • @FaraxGayfane
    @FaraxGayfane 8 วันที่ผ่านมา +3

    Allahu. Akbar 💪💪💪💪💪💪

  • @Shuceebwarsamejamac
    @Shuceebwarsamejamac 9 วันที่ผ่านมา +4

    Allahu❤akbar ❤umday islmak ay musilmak ay❤madaxad.fcn ❤alle hny siyo hny xafido hny mideyo amiin❤

  • @NimcoFarah-c8j
    @NimcoFarah-c8j 7 วันที่ผ่านมา

    Allaahu akbar

  • @daudmohamedsamowdafur6556
    @daudmohamedsamowdafur6556 8 วันที่ผ่านมา +1

    Takbir allahu akbar

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 9 วันที่ผ่านมา +5

    Allah SWT reer Falastiin gomadahooda ha sugo, Allah ha guuleeyo🇵🇸🤲🏼🇵🇸🕌☝️🇵🇸

  • @ciiseadenhassan7591
    @ciiseadenhassan7591 8 วันที่ผ่านมา

    الله اكبر الحمدلله

  • @abdallayuusufyuusuf984
    @abdallayuusufyuusuf984 9 วันที่ผ่านมา +1

    Alxamdulilaah

  • @MuxamadCabdullahi
    @MuxamadCabdullahi 9 วันที่ผ่านมา

    Allahu Akbar ❤❤❤❤🎉

  • @AxmedDaahir-k3t
    @AxmedDaahir-k3t 9 วันที่ผ่านมา +3

    Cabsi.baa.eebe.kuriday.yuhuud.iyagaa.qiray.dawlada.falastiin.guul.ishaa.alah

  • @ibrahimabdighani9184
    @ibrahimabdighani9184 8 วันที่ผ่านมา

    Sheekha Qudbadiisa waa waqti hore sidaan qiyaasayo

  • @Farahkeinan-g7i
    @Farahkeinan-g7i 9 วันที่ผ่านมา +1

    Maa shaa alaah mahadsenid

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 9 วันที่ผ่านมา +2

    Allah ha isku salido dhexdooda hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah kuwii isu baheystey xasuuqa shacabka masaakiinta ee reer qasa aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin weyguuleysanee

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 9 วันที่ผ่านมา +1

    Yuhuud iyo carab midna muhiim maaha ee waxa muhiimka ah waa isteraajiyadda dhuleed iyo saliidda.

  • @Farahkeinan-g7i
    @Farahkeinan-g7i 9 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DheemanDheeman-q5n
    @DheemanDheeman-q5n 9 วันที่ผ่านมา +3

    Illaahoow raxmmaanòow raxiimmoow adigaa awood lahe u siyaadi nasriga iyo guusha aasiisay reer falastiin iyo suuriys iyo afgaanistasnba iyo isllaamka dhamaantii ba shar daalimiintanasharkooda waxaad dointo kagakaafi yaa rabil caalammiin

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 9 วันที่ผ่านมา

    قال الله تعالى: ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم *في سورة يونس
    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.

  • @BenjaminIsrael-k2b
    @BenjaminIsrael-k2b 9 วันที่ผ่านมา

    Quburo maxay teree iyo cilmi
    Hadii JAHANAMO eey u socdaan ama qof aan aminin ilaahay SWT iyo rasuulkiisa scw

  • @AhmedHassan-f9w2b
    @AhmedHassan-f9w2b 9 วันที่ผ่านมา

    Sheekh
    Ma cid inooga aqoon roon baa jirta yuhuuda ileyn quraanka ayaa naloogu sheegey

  • @GreaterSomaliya1
    @GreaterSomaliya1 8 วันที่ผ่านมา

    Muuqalkoo erasmi ah halkee ka heli karaa walal ?

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 9 วันที่ผ่านมา

    Maanta soomaliya ayaa ah dhul bilaa dad ah

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 8 วันที่ผ่านมา

    Ninka leh biyaha masar waa burburin lahaa si intas oo milyan oo masaari ah u baaba,aan hadana madaxda carabta 24ka saac waxay ku hadaaqayaan saaxiibo aa nahay Isra, iil

  • @shamsoqase1752
    @shamsoqase1752 9 วันที่ผ่านมา

    Walle imaan re Gaza waa lariixi waayo

  • @guuleedguuleed891
    @guuleedguuleed891 8 วันที่ผ่านมา

    Sh Cabdiraxmaan ma yahuuda ayuu inoo faaninayaa xitaa Israel in yiraahdo waa khalad qofka muslim ka ah Israel waa Nabiyullaahi Yacquub
    Wadaadka isaga oo og ayuu ku celcelinayaa waa in uu yiraahdo yuhuud ama zionist hadii uu caddaalad u sameeyo waxuu ugu yeeri lahaa banuu Israel

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 9 วันที่ผ่านมา +7

    قال الله تعالى: إن شر الدواب عند الله الذين كفروا فهم لا يؤمنون *الذين عاهدت منهم ثم ينقضون عهدهم في كل مرة وهم لا يتقون *فإما تثقفنهم في الحرب فشرد بهم من خلفهم لعلهم يذكرون *وإما تخافن من قوم خيانة فانبذ إليهم علي سواء إن الله لا يحب الخائنين *ولا يحسبن الذين كفروا سبقوا إنهم لايعجزون *وأعدوا لهم من أستطعتم من قوة ومن رباط الخيل ترهبون به عدوالله وعدكم وءاخرين من دونهم لاتعلمونهم الله يعلمهم وماتنفقوا من شيء في سبيل الله يوف إليكم وأنتم لاتظلمون *وإن جنحوا للسلم فاجنح لها وتوكل على الله إنه هو السميع العليم *وإن يريدوا أن يخدعوك فإن حسبك الله هو الذي أيدك بنصره وبالمؤمنين *في سورة ألأنفال

    • @AishaAbdullahi-uk4fh
      @AishaAbdullahi-uk4fh 8 วันที่ผ่านมา

      [{أهداف حركة أنصار المهدي}]
      1: جمع الأمة على المرجعيات العاصمة من الضلال : أ-القرآن الكريم ب-السنة النبوية الشريفة ج-العترة الطاهرة من آل بيت رسول الله صلى الله عليه وآله وسلم
      2: إزالة الطائفية والمذهبية الناتجة عن الحكم العاض بقبول الحق من أيّ طائفة والرجوعِ إلى حقيقة الإسلام تسمية وسلوكاً (هو سماكم المسلمين)
      3: إصلاح المفاهيم المغلوطة الناتجة عن الحكم الجبري بتكسير وإزالة حدود سايس بيكو الوهمية التي مزّقت الأمة، ومحْوها من أرضها ومن قلوب أبنائها وإبطال ما فرضتْهُ من قوانين وولاءات لغير الله ورسوله.
      4: جمع الأمة على المهدي عليه السلام الذي يملأ الأرض قسطا وعدلا بتطبيقه منهاج الخلافة على منهاج النبوة بعد أن ملئت ظلماً وجورا بالحُكمينِ العاض والجبري.

  • @yousufonlaye409
    @yousufonlaye409 9 วันที่ผ่านมา

    Zionst Colonisation Regime and its alliance waxay Donayan in aay ka Dhisaan Jerusalem Doqortoyada Dajjal.

  • @MohamedAhmed-jh8kq
    @MohamedAhmed-jh8kq 7 วันที่ผ่านมา

    Trump iyo rer yurub allow uskudir

  • @maxmaxamed2199
    @maxmaxamed2199 9 วันที่ผ่านมา

    Beenaale beenaale qadaadweynta u sheeg

    • @abdimohamed7734
      @abdimohamed7734 9 วันที่ผ่านมา

      It means you are Zionist

    • @YussufUlaa
      @YussufUlaa 9 วันที่ผ่านมา

      xaaraamiyahoow yahuudka ah mxaa ku hataa

    • @SagalDuran
      @SagalDuran 9 วันที่ผ่านมา +1

      😂 horte ninka qadaadween
      miya? Lakiin runtu sheegayaa

  • @A.R.P-eo4wp
    @A.R.P-eo4wp 8 วันที่ผ่านมา

    Somaliyey ninkaan shiico ayuu dabada ku wataa halaiska ilaaliyo.