Ninkaan waxaan aqaanay muddo ka badan 30 sano ,waxaan ahaa dhalinyaradii muqdisho ku dhalatay laakiin ka baxday xilliggi dagaalka ehliga ahaa,ninkaan waxuu ahaa nin Soomaali ay iskugu mid tahay oo muslim dhab ah oo Allah iyo rasuulkiisa yaqaan.Fadlan Ninka Hashim la yiraahdo Allah ka baq oo wax been ah dadka muslimka ah ha ka sheegin,ma garanayo hadad xil iyo garab aad ka rabtay oo ku yiri Soomaali waa iskugu kay mid ee sharciga raac wax qaldan ma samaynayee.
MUQDISHO KU DHASHAY MISE U DHASHAY 😂😂😂😂 KACAAN DIID AND QARAN DUMIIS AND CBB WA ISKU MID ABII AHMED ITOPIA SAXIBTIIS AMA XASKIISA KA MASUUL AH XAWASHI FARMAJEDO
Wadani soomaaliyeed ayaa halkan lagu wareystay, ninka uu sheegay ee warshadda Balcad dhisay ha la raadiyo taariikhdiisa waayo wax muhiim ah ayuu qabtay in la xusana way fiican tahay..
oo dowladi kacaanku ma barlamn bay lahayd wllo ada iga nasiib badana madama aad kacaanki soo aragtay aniga dowlad dambe somaliya ugam bahdeenhadan jogi lahaa lkn wa nasiib xumahay
Siyad barre iyo garubkiisa markey dilen madaxweynihii somaliya cabdirashiid sharmarke 5 malin ka dib ninkii diley madaxweynihii oo la qabtey in la dilo asagon maxkamad la sarin ka dib dalkii gacanta lagu dhigey raadkii la tirtiro lana yiraho ninkii wa xeren yahay maxkamad ba la so sari dona tas oo ben aheyd ka dibna la yiri xabsigii bu ku dhintey ka dib dalka 1969kii 10 sano waxey diyariyen iney layaan mucaradka iyo wixii diidana in dalka garub qabsadan 1979 kii bey barlaman benben ah sameyen xilalkiina intii ugu sareysey keligon 5 nin ay qeybsaden oo logu magac darey 5 golaha sare kacanka hadda ayey socota tariiqdas dib bey isku qoreysa dektater dadka aburo nin an waxba aheyn dacayado logu dhiga nin xoog leh farmajo besha calamka ka farisiyiin dorashadii oo yirahen kursiga isaga fadhi ila nin ku bedelo ka imanayo aya lagu leyahay diyarado daron bu haysta dorashada laga wadi wayey bob bu wada waxasna waxba kama oga farmajo magaciisa fahad yasiin ku shaqeysanaya fahad yasiin wuxu farmajo ku yiraha bananka ha isku bixin gobaha bulshada munasabadka ha isku tegin yan lagu dilin yan lagu qarxin farmajo asaga la hayste yahay dadkuna ma oga waxa la leyahay wadanku qabsanaya wa dektater dowladaha turkiya iyo qadar waxa ka dhadhacsiiyey in somalida xoog logu taliyo karo in lagu cawiyo uu mudan yahay wa fahad yasiin dadkuna ma oga farmajo fahad yasiin villada ku xareystey fesbokna lacag ku bixiyo inu farmajo awod leyahay wa fahad yasiin dadkuna ma oga
Wax aan kugu waaninayaa. Negative ka inaad yarayso oo aad ku casuumayso barnaamijka dadka ninkaan oo kale ah aragtidiisa ku dhisan tahay Soomaalinimada. Maanta Soomaali uma baahna cuqdad iyo qabiil ee waxay u baahan thy wacyi galin sax ah oo ku salaysan Soomaalinimo.
Maasha'allah,
Dhalinyaradu waqtigaa qiimo ayey dalka ugu fadhiyeen.
Waraysi qiimabadan sidii looga bartay Hanoolaato oo ah in dad qiimabadan la marti qaado.
Masha Allah Allah subxaana watacalaa ha u naxariisto jaaale Maxamed Siyaad Barre waxaa uu dhisayo hogaan wanaagsan oo dhaliyarada soomaaliyeed waxaa uu Soo saaray dhalainyaro Tayo leh aqoon leh wadaniyiin ah. Waxaa uu kacaanka dhisay iskuulko jaamacado garoomo ciyaareed fanaamiin farshaxamiistayaal waariyeyaal Salaad Cusmaan Rooble waxaa uu ka mid ahaa dhalinyaradii uu kacaanka Soo saaray.
Adigaan ALLE waynow
Keligaa si ikhlaas ah
Kuu addeecahayaa e
Ducadayda ajiib oo
Ummadeenna Kitaabkiyo
Ku miday amarkaaga
Axwaashooda ILAAHOW
Kollaba waad aragtaa oo
Kuu ishaari mayee
Waad awoodi kartaaye
RABBOW eeggaba toosi
oo
Ashyaakh DIINTA ku dheer oo
Axaadiisti RASUULKIYO
Axkaamtaada fulaysiyo
RABBIYOW arrintooda
Ikhyaartooda u dhiib 🤲🤲🤲
Ayaanle mahadsanid waxaa tahay qof nagu qaali ah xafidulaah u faa idey jiilalka cusub wixii ka horeyay oo taariikh somali
HANOOLAATO.
I really love this channel!.👍
Waa barnaamij qiimo leh oo muwaadinimada iyo dhalinyarada dhiirigelinaayo. Wareeysi nin xukundoon ah naga daa ee barnaamijyadaan oo kale noosoo diyaari.
Salad Cisman raage dambigaaga allaha dhaafo
Hanoolato dhacdo,taariikh,
Ninkaan waxaan aqaanay muddo ka badan 30 sano ,waxaan ahaa dhalinyaradii muqdisho ku dhalatay laakiin ka baxday xilliggi dagaalka ehliga ahaa,ninkaan waxuu ahaa nin Soomaali ay iskugu mid tahay oo muslim dhab ah oo Allah iyo rasuulkiisa yaqaan.Fadlan Ninka Hashim la yiraahdo Allah ka baq oo wax been ah dadka muslimka ah ha ka sheegin,ma garanayo hadad xil iyo garab aad ka rabtay oo ku yiri Soomaali waa iskugu kay mid ee sharciga raac wax qaldan ma samaynayee.
MUQDISHO KU DHASHAY MISE U DHASHAY
😂😂😂😂
KACAAN DIID AND
QARAN DUMIIS
AND CBB WA ISKU MID
ABII AHMED ITOPIA SAXIBTIIS AMA XASKIISA KA MASUUL AH XAWASHI FARMAJEDO
@@aweesdanbiil8623 ???????????????
ninkan wa nin nolol soo arkay xuseen roble mnsha alaah
dhalinyaradas away manta wa kuwa lobahanyahay in dalka manta ay was ka qabtaan
baarlamaanka uu sheegayaa waa kee
Love
Maanshallah salad .Hanoolaato stop xumaanta qodqodkeeda
Shaydaan baan wax ilaawine
Wixii dhacay hala iska illaawo
Looma qodqodayo in nacayb la abuuro ee in cashar laga qaato baa looga hadlayaa wlle.
kacanka aad sheegeysid wuxu ahaa mid u daneeya Qabilka ziyaad
lkn ma aheyn mid ku shaQeeya
somali nimo
waxa somaaliya burburka u keenay
wa Qabyaladi iyo ruux jecleysigi ziyad barre.
War xiiso leh
Wadani soomaaliyeed ayaa halkan lagu wareystay, ninka uu sheegay ee warshadda Balcad dhisay ha la raadiyo taariikhdiisa waayo wax muhiim ah ayuu qabtay in la xusana way fiican tahay..
🎉
Lifetime's
oo dowladi kacaanku ma barlamn bay lahayd wllo ada iga nasiib badana madama aad kacaanki soo aragtay aniga dowlad dambe somaliya ugam bahdeenhadan jogi lahaa lkn wa nasiib xumahay
Hal ku dhiga dhalinyarada Tabcab Tacliin iyo difaaca dalka
Khayaali ayu ka sheekaynaya
Live
Share
Livetime'S
Magaca guulwade hadaad rabto waa kan .wuxu is laha wadankaad wax tareysa
Haashim adigu allahaa kabaq gaalnimadu adiga yaysan kugu soo noqonin ee astaqfurulaah dheh
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Hashim m abdi بأس ما قلت
Facebook'
Facebook
Siyad barre iyo garubkiisa markey dilen madaxweynihii somaliya cabdirashiid sharmarke 5 malin ka dib ninkii diley madaxweynihii oo la qabtey in la dilo asagon maxkamad la sarin ka dib dalkii gacanta lagu dhigey raadkii la tirtiro lana yiraho ninkii wa xeren yahay maxkamad ba la so sari dona tas oo ben aheyd ka dibna la yiri xabsigii bu ku dhintey ka dib dalka 1969kii 10 sano waxey diyariyen iney layaan mucaradka iyo wixii diidana in dalka garub qabsadan 1979 kii bey barlaman benben ah sameyen xilalkiina intii ugu sareysey keligon 5 nin ay qeybsaden oo logu magac darey 5 golaha sare kacanka hadda ayey socota tariiqdas dib bey isku qoreysa dektater dadka aburo nin an waxba aheyn dacayado logu dhiga nin xoog leh farmajo besha calamka ka farisiyiin dorashadii oo yirahen kursiga isaga fadhi ila nin ku bedelo ka imanayo aya lagu leyahay diyarado daron bu haysta dorashada laga wadi wayey bob bu wada waxasna waxba kama oga farmajo magaciisa fahad yasiin ku shaqeysanaya fahad yasiin wuxu farmajo ku yiraha bananka ha isku bixin gobaha bulshada munasabadka ha isku tegin yan lagu dilin yan lagu qarxin farmajo asaga la hayste yahay dadkuna ma oga waxa la leyahay wadanku qabsanaya wa dektater dowladaha turkiya iyo qadar waxa ka dhadhacsiiyey in somalida xoog logu taliyo karo in lagu cawiyo uu mudan yahay wa fahad yasiin dadkuna ma oga farmajo fahad yasiin villada ku xareystey fesbokna lacag ku bixiyo inu farmajo awod leyahay wa fahad yasiin dadkuna ma oga
th-cam.com/video/TcOgD6rT6ec/w-d-xo.html
Faafi khayrka kahortag xumaanta
Ninkaan waa guulwade afweyne
th-cam.com/video/Z3FxjmBtqjAD/w-d-xo.htmlEG DEG TPLF OO CAGTAMARISAY CIIDAMADA DOWLADA & MACALUUL KAJIRTA TIGREEGA & ABIYE OO DHALECAYN LAK
Wax aan kugu waaninayaa. Negative ka inaad yarayso oo aad ku casuumayso barnaamijka dadka ninkaan oo kale ah aragtidiisa ku dhisan tahay Soomaalinimada. Maanta Soomaali uma baahna cuqdad iyo qabiil ee waxay u baahan thy wacyi galin sax ah oo ku salaysan Soomaalinimo.
sawirkaagu waa sawir gabdheed ee xishoo, TPLF waxa ay ahaayeen group aad u xun waliba Soomaalida sii kala qeybiyay umana baahna in la xuso
Waxad ka sheekaysan waa ilaahay wuxuu nacay oo ah been iyo shuuciyada iyo diin la, aan
Ninka waxa uu aminsanaa in aan ilaahay jiriin waxaa uu ka mid ahaa dadka in laga leexiyo ilaahay jidkiis waxa uu ka beenshagay xaqiiqada dhabta ah.
shabab Maa tahey maxaa doontoda ku Dabo dhigey
Facebook