Dhaqaalaha taraaga maxa hoos u dhigay iyo vlog taraagle SOMALI USA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • freightliner coronado glider kit jake braking

ความคิดเห็น • 54

  • @faisalabdi7069
    @faisalabdi7069 ปีที่แล้ว +6

    Retired long time trucker from virginia is enjoying your video and saying hi to you, i got my cdl 1996 and retired 2019, and my last 10 years of trucking b4 retiring was north dakota new town oil field hauling crude oil and salt water from oil well , so keep up the good work, but i miss shifting up& down18 speed eaton fuller, peterbilt 379 exhd with2 pipes and jack brake on. adios

  • @cowboydrivingschool6840
    @cowboydrivingschool6840 ปีที่แล้ว +2

    alaha kuu barakeeyo my brother

  • @Khaliiid212
    @Khaliiid212 ปีที่แล้ว +4

    Notification squad , thanks for the upload vamnos Amigo

  • @footballhq9409
    @footballhq9409 ปีที่แล้ว +2

    Walal welcome back

  • @abdulkadirsooyaan4382
    @abdulkadirsooyaan4382 ปีที่แล้ว +3

    My boss my brother manshallah Allaha kuu siyaadiyo aad baan kuula socdaa, shaqada way furmi doontaa.

  • @asadabdullahi8191
    @asadabdullahi8191 ปีที่แล้ว +3

    We really miss u long time legend BIG COME BACK AND WELCOME INSHA ALLAH ONE DAY WE WILL MEET YOU

  • @abdiasismuhumed2741
    @abdiasismuhumed2741 ปีที่แล้ว +3

    Mcha allah zxp waan ku xiisany from borama awdal

  • @feisalmohamed7267
    @feisalmohamed7267 ปีที่แล้ว +2

    Well come back bro

  • @xidighanuniye3452
    @xidighanuniye3452 ปีที่แล้ว +3

    Come back Legend 🎉🎉🎉🎉

  • @ashrafaarofficial6820
    @ashrafaarofficial6820 ปีที่แล้ว +2

    Welcome back sxb❤

  • @maxedwali3567
    @maxedwali3567 ปีที่แล้ว +2

    KEEP GOING SXB VIDEO YAASHA NOO SOO BADI

  • @TORRESCADE111
    @TORRESCADE111 ปีที่แล้ว +6

    Mazul Adigoo mahadsan zu aal hadaan ku weydiyo oo ah ...
    Dalka mareykanka mooye dal kle oo ku zhaqeysan karto Truck ga majiro miyaa Brother 🤔🙏 Mahadsanid inaa iga casino donta filaa .. ....

    • @somaalitruckershow3306
      @somaalitruckershow3306  ปีที่แล้ว +2

      Dalkasto taraag waa lagu kaxeeyaa waad kashaqesa kartaa

    • @TORRESCADE111
      @TORRESCADE111 ปีที่แล้ว +1

      @@somaalitruckershow3306 mazul waa iga codsi izku dhip inaad iga jawaabto su aashan plz big fan baan ku ahy
      Mareykanka mxey dadka ugu badn yihin truck ka shegyo Muxuuna wdamada kle dheer yhy Switzerland io Mareykanka kee adi ahan kula wcan truck in loo ga shaqeysto cid baan curud u ahy mazul I fahn inaad iga cawiza filaa ustaad ....🙏

    • @apzaritimirta3292
      @apzaritimirta3292 ปีที่แล้ว +2

      ​@Kingciiltire-bm5bq truck in lagu shaqeeyo wadamada ugu fcn waa mareykan iyo canada sababta keentayna in eey dadka badana truck ka wada shaqeeyan waa shaqo dhaqaala farabadan kaso xaroodan xuriyadna leh oo eeynan qofna ku maamuli karin malinkad rabto shaqeyn karto markad rabtana jifan karto

    • @jabibashabkax2349
      @jabibashabkax2349 ปีที่แล้ว

      @@TORRESCADE111 walal mareekan dadkiisa kiisa oo badan ilaa 330 million gaarayaan. hadana waa wadanka ugu dhaqaalaha badan aduunka ila 26 trillion. china oo ka dad badan ayu dhaqaalihisa kulaba jibaaran yahay. europe oo 50wadan ah markii dhaqaalahooda leeskudaro waa 16 trillion oo wali mareekan kabadan. sidoo kale dadka mareeknka waa kuwa ugu wax gadashada badan aduunka 25% dhaqaalaha aduuka ayuu marekan kaligis soo saaraa. ameerikan dream, riyada mareekanka waxa loo yiri wasidas oo meel qofka shaqeesto iskaso saari karo.

  • @Chapo180dt
    @Chapo180dt ปีที่แล้ว +2

    Legend

  • @user-qn5if1lb3e
    @user-qn5if1lb3e ปีที่แล้ว +4

    Waan kusalamay mclimow aad kuula socdo I.a Mar dhow rajeenaa in aan imaado I.a

  • @RashiidOmer-dq5tg
    @RashiidOmer-dq5tg ปีที่แล้ว +4

    Sxp wadooyinka makala taqana mise jbrs aa kusocota

  • @Maskaxkoriye
    @Maskaxkoriye ปีที่แล้ว +4

    Zhp truck mustaqbal ayaan ka leyahay marka waxaa ku weydinaa marka aan darewal ka ahay truck 🚚 meqa lacaga kasamen karaaa bishii ama asbucii sidoo kale markaan truck leyahay oona darewalka ahay iyada meqa lacaga kasameen karaa mouth ama bishii mahadsanid

  • @maajidhalanen
    @maajidhalanen ปีที่แล้ว +4

    Sxb maqnaashahaaga badana bro dad badan ayaa kuguxiran nin kudayasho mudan ayaa thy bro marka nagada maqnaashaha faraha badn

  • @QaysMovies
    @QaysMovies 9 หลายเดือนก่อน +1

    Niyow Baabuurta mareykanka 90% waa Automatic baabuurtan waaweyn ee qanaxa maxa looga dhigiwaayey automatic Sweden bankunoolahay waxan ahay truck-le laaakin shaqo iskumalihin traakyada yurub intay doonan bay ka hormarsanyihiin kuwa america

  • @libanmohamed9736
    @libanmohamed9736 ปีที่แล้ว +1

    Intro nagasogabi zxp

  • @Abdikanidc-gn8ij
    @Abdikanidc-gn8ij ปีที่แล้ว +2

    Wanku salaamay zxp insha allaah wan uso socda dhawaan nooli ku lantee

  • @abdirahmanbihi1112
    @abdirahmanbihi1112 ปีที่แล้ว +3

    Wellcome bac lph truck qofka raba inu bilabo barashada qiimihiisa kaso hadal iyo barashada gudihiisa

    • @z1_certz228
      @z1_certz228 ปีที่แล้ว +2

      Truck nolol ma aha waxbaro

    • @aliaden1266
      @aliaden1266 ปีที่แล้ว

      But quick money

  • @abdala707
    @abdala707 ปีที่แล้ว +4

    Brother si toos ah noogu sheeg meeqa ayaad mile kii ku qaadaa rarka ama halkii rar meeqa ayaad ku qaadaa lacag ahaan? Meeqa ayaad kasameeysaa bishii markii qarashaadka laga jaro meeqa ayaa kuu soo harta? Fadlan hoos u gal hadalka kheer alaha kusiiyee shaqadaadaba alaha kuu barakeeyo

  • @abdimalikabdi6991
    @abdimalikabdi6991 ปีที่แล้ว +1

    Walalkey horta dacwad ban kanahay wanakuxisnay xaqiiqdi maxa kuhelay lipax.

  • @mahadtoosane6559
    @mahadtoosane6559 ปีที่แล้ว +1

    Serial 60 not a joke

  • @hamzamohamedabdiqaadir9083
    @hamzamohamedabdiqaadir9083 ปีที่แล้ว +1

    Horta wll video yada lasoo dhaqso

  • @user-em7di7xe5s
    @user-em7di7xe5s ปีที่แล้ว +3

    Self Driving Trucks ( autonomous trucks ) saameyn maku yeeshay?

  • @cabdiraxmanhafafa9875
    @cabdiraxmanhafafa9875 ปีที่แล้ว +1

    Rarka meeqa lagu qaadaa

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 ปีที่แล้ว +1

    Dumar truckle ah horta ma jiraan aan ku biiree lacag baa lagaso sheegayaa e 😂😂😂

  • @mohajacelow
    @mohajacelow ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waxan ahay shaqsi add ujecel truckga waxwalpo kusabsan hada waxan joga wadanka Kenya waxanah ahay student mustaqbalka waxan rajeynaa inan noqdo madaxda trucks ka marka arkey video gaga add sodhigtey wankufarxey 🫶🏻marka inosobadi video yada add ayaneh kula socdaa Wllkey

    • @z1_certz228
      @z1_certz228 ปีที่แล้ว +1

      Truck bari bu mesha kabaxaa adunyadaan hormari kusi socotaa ee career choice fican sameyso

    • @akmohaofficial2095
      @akmohaofficial2095 ปีที่แล้ว +1

      @@z1_certz228. Ad iyo ad. Wll. In wax la barto ila fcn. Truck. Mustaqbal ma noqon karo.

  • @HassanHassan-mt8np
    @HassanHassan-mt8np 7 หลายเดือนก่อน

    Sxb sanad ku dhawaad baan USA permit ki taraaga waan qaaday Leicense ki hadaan qaadan rabaa ee kwrn eber miyuu noqday eber miyaa

  • @imraxtrader
    @imraxtrader ปีที่แล้ว

    Marshada dheeraan badanaa weey kaadheer tahay

  • @ahmedcali1890
    @ahmedcali1890 ปีที่แล้ว

    M.a🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Muscabfx
    @Muscabfx ปีที่แล้ว +1

    Zhp canada kawaran truck qimihisa

  • @GALOOL.
    @GALOOL. ปีที่แล้ว

    Sxb horta Soomaalida kaliya Hadaan Kahadlo Soomaalidu Meel Walba Iyagaa dhiiqo Kadhiga Hada Been Kuuma Sheegayo Kampala Joogan Dhalinyarada Kampala Joogta Oo idil 100% waxay Kuleeyihiin Maraykanaa Usocdaa Truck Baan Baranayaa Waana galayaa Macnaha hadalkaygu Waxa weeyeh Soomaalidu Maraadiyaan Wax Cusub Ama Qorshe Kale Oo cusub oo Tan Kaduwan Sida Hada Truck oo Kale

  • @Kingarmaan56
    @Kingarmaan56 ปีที่แล้ว

    We miss you sir ❤

  • @MaslaxMideye-om7it
    @MaslaxMideye-om7it ปีที่แล้ว

    Asc wllkey wa hoyo washable cml ah wax iso radi wey iga jajabantahay

  • @guuleedxaaji852
    @guuleedxaaji852 ปีที่แล้ว

    wad raaagtay

  • @cabdulahishiimooy2775
    @cabdulahishiimooy2775 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal wan ku sallaamaya

  • @AXMEDMACALINCABDULLAHI
    @AXMEDMACALINCABDULLAHI ปีที่แล้ว

    Asc kismanyan kaa dawayaa

  • @ilgabad5873
    @ilgabad5873 ปีที่แล้ว

    Inyahow video iskusoo daba xiji cajiska nagadaaye

  • @yusufgameplay3909
    @yusufgameplay3909 ปีที่แล้ว

    Ohio isn't easy😎

  • @thomashodge361
    @thomashodge361 ปีที่แล้ว

    😘 *promosm*

  • @user-nv9nq7tb3w
    @user-nv9nq7tb3w ปีที่แล้ว

    Camera dada sifiican wax looga arki mayo shucaac baaku jira