@@blaak23 a have apu bro it’s not reliable and every time it’s breaks down its gana cost u over 2000$ in 2 two years I have spent over 15 thousand in apu iam tired of it so I decided to go this route and Iam never going back it’s very cheap and super reliable
Dhowr mar adoo dhahaayo ku arkey more than 35 thousand ma aamini. Mar maa laguu hoos galiyey micnaha weight laguugu sheegay qaaday mise adiga lee difaaca kuu xiranyahay. Weight laguugu qabsankaro ilaa intee waye bro?
Muqaladada waxan dawan jiray waligay anoon ku fekerin America adi donta waxan malinkasta like Shere iyo full video u dawan jiray madada dalo ahan iyo shaqada adag ee aad hayso waxan tusi jiray saxibaday si ay channel subscribe usaran una dawadan kuna o dhan jiray laga yagaba america malin uun inaad tegtid ee somali truc show daawo balse 2023 waxan noqday gulaystayasha dv lottery manta waxan joga America riyo anan filen ayaa ii rumowday waxan halkan kasamalaya sxpkayga aan ku xidhna mudada badan anoo ilaa 600k dad gadhaya oo joga burco iyo hargeysa ugaso tageray chanelka tagerada maha wax layska yeel yeelo balse wa wax qalbiga ku jiray waligay kama xiisa dhici dono daawashada somali truck show iyo kooxda gunners ee arsenal keep goin sxp
i see you not splitting the Gears ur driving like 10 speed and i am sure this engine should be 18 or minimum 13 speed 😂 it will cost You $$$ i am sure it wont be too long
@@sslh7147 I have 10 speed and it has nothing to do with with the engine lasting longer the truck came with 10speed 550 hp Detroit s60 12.7 u can’t go wrong with that and it has million miles almost with fresh compete overhaul done to it 3 month ago the truck haul fuel before me and u know fuel is super heavy so I think I will be fine with my 10 speed I had 3.5 years
Welcome back bro aad ban videoyada u daawada waad na dheerigelisaa waxan kaaso salaamin Amarillo taxes alle haku xifdiyo bro
Thanks bro aamin
Nin lawayay welcome back Lipax ku soo dhaqso video zxp anigaa soo socdo siaan ufahmo truck yada bro insha allha sanad kaan dhaxdisa👍
Soo samee oo soo badi vidoga sxb dad badan ayaa ku sugayay oo ku waayay
Agaha war gaadhigu wuu #dhuun_yeedhinayeye armuu dhintaa
sxp video kaso samee engineka iyo Acga sda lo isticmalayo wn ka sugaynaa insha allah......horumar wcn
Sxp no music miyaa poring waa see kuwadaa
Sidoo kale anaguba wan ku xiisnay eng ali ❤
Legend shaqa hadeer maxaaaa iska badaley laba bilood wax wax ma soo dhigineee 👍🙏
Video yada noo soo badi
Adoo kaga hadlaya
Truck faa'idadiisa iyo faa'ido daradiisa.
Bishii lacagta laga samayn karo isku celcelis ahaan.
Mahadsanid bro.
Lajanoow marqudha ayaa lagu wayay hadana welcome ayaan kulenahay soonabadi video yada
Sxb electric truck war naga sii fadlan
Welcome back taliye 🫡
Sxb dhalinyro badan ayaa ku eegata oo aad dhiirigelisaa ee soo hadal fadlan
truck industtiga
Raganimo shaqa wacan waan ku weeynay
Sxb muqala dada sobadi ❤❤❤❤
Make a video how to shift the gears and spilts gears and floating Sxp wan kasugayaa videoga
I can see his transmission 10 speed eaton fuller only have range selector 5 low and 5 high and down shift or up shift as needed by the engine rpm
Wll truck waxsosarkisa hada meshuu maryo kasohadal
Lufkin,Tx
Ayan kaso salamaya.
Sxb iina iisoo jwb fadlan
Ninow dhagayso jungle ayaan soo socdaa hada marakaa ninka shookaanta kula qabsanayaa waa aniga ila soco zxb dhaaxaan ku daawadee🫣🫣🫣🫣🫣🫡
Why don’t you invest an APU ..auxiliary power unit and put back on the rig..
@@blaak23 a have apu bro it’s not reliable and every time it’s breaks down its gana cost u over 2000$ in 2 two years I have spent over 15 thousand in apu iam tired of it so I decided to go this route and Iam never going back it’s very cheap and super reliable
Yeah APU is to expensive
Adventure is the best
Amazon iyo broker ke Shidan hada?a? Is your truck 60 series.
Brada maxaa shacay xitaa waan shakinay shil iyo xitaa shaki
Sxb Amazon kwrn peak season aya soodaw misa is not worth it?
@@waaryaabdi7126 amazon is a good tool to have right now iam not doing it but definitely will do the peak season
@@somaalitruckershow3306 Thanks bro stay safe out there and watch out those animals 4 wheelers we share the road!
Dhowr mar adoo dhahaayo ku arkey more than 35 thousand ma aamini. Mar maa laguu hoos galiyey micnaha weight laguugu sheegay qaaday mise adiga lee difaaca kuu xiranyahay. Weight laguugu qabsankaro ilaa intee waye bro?
Warya kani dara wal maha
wlcome bck❤
no same bro
Muqaladada waxan dawan jiray waligay anoon ku fekerin America adi donta waxan malinkasta like Shere iyo full video u dawan jiray madada dalo ahan iyo shaqada adag ee aad hayso waxan tusi jiray saxibaday si ay channel subscribe usaran una dawadan kuna o dhan jiray laga yagaba america malin uun inaad tegtid ee somali truc show daawo balse 2023 waxan noqday gulaystayasha dv lottery manta waxan joga America riyo anan filen ayaa ii rumowday waxan halkan kasamalaya sxpkayga aan ku xidhna mudada badan anoo ilaa 600k dad gadhaya oo joga burco iyo hargeysa ugaso tageray chanelka tagerada maha wax layska yeel yeelo balse wa wax qalbiga ku jiray waligay kama xiisa dhici dono daawashada somali truck show iyo kooxda gunners ee arsenal keep goin sxp
@@Abdibasidchannel thank u bro and welcome to America
❤