Sagaalnin oo Ubbo Ah Oo ay Ciidamada Liyuu police Gacanta Kusoo dhigen Macal Hubkoodii Xadka Wardher

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 469

  • @samiradan2
    @samiradan2 6 ปีที่แล้ว +29

    Viva ONLF. ❤️🇸🇴
    Ragga la waraysanayaa waa rag la jidh dilay oo la dhahay sidaa dhaha
    Fuck inta gumaysiga u shaqaysa

  • @aaminkozar1894
    @aaminkozar1894 3 ปีที่แล้ว +8

    Waaaa BeeeeN waxani

  • @zamzammaxamed3050
    @zamzammaxamed3050 4 ปีที่แล้ว +9

    Alla somaliyey ha is dulminina ee is walaalsada

  • @mohavicjr9276
    @mohavicjr9276 6 ปีที่แล้ว +9

    Maanta ayaga dadka iska Jecel viva OG Liyou Police & Onlf. War dadkina iyo Dalkina ini bahan ee hormarka HaLaga Shaqeeyo, Ethiopia wa fashilmatee🙏

  • @xidigtaddsi7408
    @xidigtaddsi7408 6 ปีที่แล้ว +10

    Ogaden iyadii uunba izdiili kaa liyuga waa ogaden kaa uboygahna waa ogaden ala ilhay haa izku kiin mideeyo 😓😓

    • @yusefpendroi
      @yusefpendroi ปีที่แล้ว

      ۆ
      ل😊

    • @qazimqz
      @qazimqz 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ubay ha odhan garac yahy aan xalasha ahayn onlf wye raganiye😊

  • @mohankk0015
    @mohankk0015 3 ปีที่แล้ว +3

    Agah! Huno reer baadiya unbaad aheydeni hadMaad film barateen😀😀😀😀

  • @maxamedyuusuf3233
    @maxamedyuusuf3233 5 ปีที่แล้ว +5

    nasiibdaro ragii xoriyada umada soomaliyeed udagaalamayay ayaa ubo lagusheegau ilaahaw noohiili

  • @drhandule3724
    @drhandule3724 5 ปีที่แล้ว +4

    Waan jeclahey onlf shaley sidan maantana weyguuleysten onlf

  • @mohamedabdi-bw7wu
    @mohamedabdi-bw7wu 5 ปีที่แล้ว +6

    Onlif gumaysdiidka nolada waligiin 💋💋💋

  • @abdul9696
    @abdul9696 8 ปีที่แล้ว +12

    Waxani ciiidan ma aha, waa geelaay xabashidu adeegsato.

    • @alisaidxaji799
      @alisaidxaji799 4 ปีที่แล้ว

      Aaad iyo Aaad

    • @qazimqz
      @qazimqz 6 หลายเดือนก่อน

      Aad io aad

  • @hodanduale9781
    @hodanduale9781 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahooe kabada badi wa walalheena somaliiyeeda

  • @suheymaofficial4567
    @suheymaofficial4567 5 ปีที่แล้ว +6

    Waa family dhan oo bila caqliya iney amxaaro u daba dhaqan maahane camal kale male

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 2 ปีที่แล้ว +4

    waa filinkii ina iiley dadka umatali jiray iska daawo wakhtigisii u dhacay

  • @trs-treatmentplc9016
    @trs-treatmentplc9016 8 ปีที่แล้ว +38

    Never Never Never, Traitors. . Long live Onlf #UniteSomalis

  • @maxamedcalicabdi6638
    @maxamedcalicabdi6638 5 ปีที่แล้ว +4

    Viva onlf

  • @yasiidmohamed1677
    @yasiidmohamed1677 ปีที่แล้ว +6

    Onlf guul

  • @idirisabdihassan9288
    @idirisabdihassan9288 5 ปีที่แล้ว +3

    Sheeko film anakaad nookeenaysaan ninka onlfta isagoy toban xabadood kutaalo ayuuuridaa 5 iyo 6 cadawgiisa ahna isgarab dhigaa iyagoo bakhtiya 🦁🦁

  • @fariidtv7127
    @fariidtv7127 2 ปีที่แล้ว +1

    Dabaqoodhi Tigre free Somali galbeed onlf freedom fighters

  • @warsansidetubechannel3268
    @warsansidetubechannel3268 9 ปีที่แล้ว +2

    waa good action mnsha allah aabo qorshahaas un ha lagu socdo nolasha lee

  • @abuiqraadam2871
    @abuiqraadam2871 6 ปีที่แล้ว +2

    Liyuu boolis waa garacyo u adeega tigreyga

  • @omarxasan8534
    @omarxasan8534 5 ปีที่แล้ว +3

    Nacalaa cabdi ily iyo waxa uuwata kuyaal hadaan dhiman onilf khuri waan uhkaadi insha allha

  • @Toontawaasmedia
    @Toontawaasmedia ปีที่แล้ว +2

    Waa filimadii beenta ahaa ee ay samayn jireen

  • @sheikhabdalla5362
    @sheikhabdalla5362 5 ปีที่แล้ว +9

    Waa wax laga xuumado ogaden iyago taarikh dheer kudhex lahaa soomaaliya ineey mantay dhexdooda isleeynayan weeliba cadow isku dhiibayan 🙏😭🙏

  • @nawaltifow2874
    @nawaltifow2874 2 ปีที่แล้ว +2

    Wa wax la saameeyay sidii filim oo kale feg ah

  • @Naaaib
    @Naaaib 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan delete gareeya iimanka beelee nijaasyahay dadka dhiigooda baneeystay😠😡

  • @nawaalqalbinura6316
    @nawaalqalbinura6316 8 ปีที่แล้ว +9

    Hhhhh waligey ben nocan ah ma arkin Somalia nabad runtey tagi insha Allah

  • @ahmedbaraxow5845
    @ahmedbaraxow5845 2 ปีที่แล้ว +1

    Maa shabab ha iskaa celii kartan meshaa dhanto lokamaa bahno

  • @qalbifurane2002
    @qalbifurane2002 6 ปีที่แล้ว +6

    I feel so sad for onlf lkn maanta guushu gacantiinay kujirtaa

    • @xpressexpress552
      @xpressexpress552 ปีที่แล้ว

      Maxaa kadanbeeyay beenta iyo kuciyaarista iyo awood iskusheegashada in

  • @Jubalandvisit
    @Jubalandvisit ปีที่แล้ว +2

    Guul gumesiga diid onlfnimo iley inti gumesi ushaqeyso jiidkina wa xabsi iyo cadaab

  • @ibrahimmahamed3763
    @ibrahimmahamed3763 3 ปีที่แล้ว +1

    Goobtani waa xuduudka DDSI iyo puntlad meesha waa ganbaray aageeda waana lagabtay waa run aabo

  • @cimraancawaale380
    @cimraancawaale380 4 ปีที่แล้ว +3

    Ubo iyoh layuu soo somali maha ogadeyn xakey raga iska dilayan soryyy😭😭😭

  • @abdirahmanmuse6367
    @abdirahmanmuse6367 5 ปีที่แล้ว +8

    waa film aad sameeseen wxn ee onlf iskana dhicinkartaan allahu akbar☝

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi 11 หลายเดือนก่อน +1

    Nacalaa kuyaala
    Rag Gaalkacayo waa Rag Darooda iyo hawiye
    Ogadeen sidaa ugalayaan
    Iyagoo Shaadh Ethiopiyan Luyuu police ah. Doqonimo kaweyni majirto xitaa Dadnimo iyo Rag yaqaan maaha kuwan qabtey.

  • @khadab1220
    @khadab1220 3 ปีที่แล้ว +2

    maxaabiis lajidh dilay oo inta gaadhi laguqaado oo hawdka lalatago filin lagu soomatalo

  • @xiinfiniin5271
    @xiinfiniin5271 6 ปีที่แล้ว +4

    Kani Waa film laga soo shaqeeyey ma qabasho dhab ah

  • @salaadsalaad413
    @salaadsalaad413 5 ปีที่แล้ว +2

    Dhacdadaa anaa ogaa waxay kadhacdey degmada bookh dhalinyaro onlf ah lkn waxala xaqiijiyey inuu darawalka gaarigu laqaqeynayey waxay kayimaadeen dhanka galkacyo mardagaal umey diyaarsanayn siqarsoodiya bey rabeen inay hubka ula gudbaan marka flim maaha

  • @miskiin
    @miskiin 2 ปีที่แล้ว +2

    Dad dhib iyo dhibato wada waa qadad weyn alle dadka haydinka qaabto ubo waa jabkeedi

  • @kabadagechannel9791
    @kabadagechannel9791 5 ปีที่แล้ว +4

    Waa filim lajilaayo

  • @ayantuuarsii4725
    @ayantuuarsii4725 6 ปีที่แล้ว +1

    Rabbiin isin haa fixuu woranaa ofii inshaallahao

  • @Dr-xalane
    @Dr-xalane 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan filim weeye 2014 la jilay

  • @mrabatii4160
    @mrabatii4160 6 ปีที่แล้ว +1

    wxn iskama celi karaan cwan cwan dhashay ethpian aya ka adeeganaayo

  • @miskiin
    @miskiin 2 ปีที่แล้ว +1

    Daba dhilifku ceeb maha waa in dalkiisa badh difacaya oo kale ogadeniya guuuul

  • @Alkhumays12
    @Alkhumays12 6 ปีที่แล้ว +1

    Alleleehe idinkaa ubbo iyo wax ka daranba ah tigraygaad uzhaqaynaysaan iyo oramda ina ilay allah hakaa jaro xaqaa dadka

  • @somalininsirtedayaqanwaxka2234
    @somalininsirtedayaqanwaxka2234 6 ปีที่แล้ว +1

    Niyuu bolis hoyadin wasa gaaalo ina ileyna hadaaa oromo waseysaaa viva oromo

  • @hamiiyoqami8711
    @hamiiyoqami8711 6 ปีที่แล้ว +2

    Filinkan cusub magacii

  • @farxiyamaxamud1898
    @farxiyamaxamud1898 6 ปีที่แล้ว +6

    Ax ax ax ax ayaga laiska adejin horta waxni wa film lkn raga o nlf dayil laguma qabto ismana dhiban kuwan wey riyonayan waxey qabtan ayey garaniwayen waa film

  • @mahadhassan402
    @mahadhassan402 7 ปีที่แล้ว +5

    naarta jahanama allah haidinku warabiyo.

  • @iracymartins1432
    @iracymartins1432 ปีที่แล้ว +1

    Geli gelid congregação cristã no Brasil geli 🙏🙏

  • @ismailabshir1657
    @ismailabshir1657 2 ปีที่แล้ว

    Af Somalia

  • @amkizaganni7004
    @amkizaganni7004 2 ปีที่แล้ว +2

    Vedio mesha ka sar ama wa reboot

  • @khadarhassan74
    @khadarhassan74 4 ปีที่แล้ว +1

    OG isaga isku cadow ah .. ubo iyo liyuu .labaduba waa OG ... lafa geri iyagaa leysku jebiyaa.. .

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 4 ปีที่แล้ว +8

    Film.zhort Ah iga dheH😂😂

  • @quenayannaqurux400
    @quenayannaqurux400 5 ปีที่แล้ว +6

    Onlf iyo niyuu
    Ayaka hada isku
    Jecel wixii dhib iyo dagaal
    Soo dhex marayba alx

  • @muqtaromar8581
    @muqtaromar8581 5 ปีที่แล้ว +1

    Riwaayadan was dhamaatay

  • @RioTrade1
    @RioTrade1 9 ปีที่แล้ว +10

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk war wuxu caqli xumaa ma caruurbay namoodeen waxaad rabtaan iska sheega waa inuu runta ayaa ayagoo wax duuduubaya labo halyay dhinac kasoo galiya xaarka iyo kaadida haysku dareene

  • @muhammad-lt4fd
    @muhammad-lt4fd 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dabaaladi hore ahaa kuwaan 😅

  • @huseinshakar2643
    @huseinshakar2643 6 ปีที่แล้ว +8

    Garacdu ma filin bay matalayaan😂😂😂

  • @abdiomar7413
    @abdiomar7413 หลายเดือนก่อน

    Waa uun isla ayagii oo flim noo dhigaya

  • @al_aminchannel3292
    @al_aminchannel3292 6 ปีที่แล้ว +3

    waa riwayaad iyo hanala arko in an gasuyin nahay

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa ku bashaal

  • @hanadhersi6382
    @hanadhersi6382 8 ปีที่แล้ว +1

    walhi wan Ka humahay anigo ree jijiga oo liyu polis so Marin hanolato liyu polis abo inolada

  • @abdul9696
    @abdul9696 8 ปีที่แล้ว +2

    Kuwani ciidan ma aha, waa geel raacdi duuur joogtada aheed. Xataa may akhanaan sida looo cararo. Waa hubaal in eey kuwani yihiiin adooomadi itoobiya sharaf ma laha kuwani eeyda ayaa ka fiican

  • @chinochino1035
    @chinochino1035 2 ปีที่แล้ว +3

    Some film makers 😂

  • @warsameahmed4829
    @warsameahmed4829 6 ปีที่แล้ว +8

    Filin cusub xataa sida loo jilo mayaqanan beenta barta

  • @cabdiowaden3746
    @cabdiowaden3746 2 ปีที่แล้ว +1

    Marshall

  • @Somali450
    @Somali450 ปีที่แล้ว +1

    Waxay iska dhigayan sirdoono khatara

  • @khadab1220
    @khadab1220 3 ปีที่แล้ว

    Waa beeeeeeentii tigreega lagu maaweelin jiray

  • @abdeeqlove3828
    @abdeeqlove3828 8 ปีที่แล้ว +1

    Waad waalan tihiin ee cadi iska diga waa laladiin dakan aad lay laysiin ayaanlayku kii dirinin

  • @asrijj5519
    @asrijj5519 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa farxad hadan manta midaysanahay

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 6 ปีที่แล้ว +5

    filimkii 2015ka 😂😂😂 ogaden aqligoodaa intaaba ah cagdheer ilaa cag bakhaar hada ka xaaxaabiya aabihiina meel kuma ogidine

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 5 ปีที่แล้ว +2

    Mata ina iley wa u kaqomameyay jelka ayuu linta kucabaya maxuu Nin dilay xiray Nin an garanhayo ayan mesha ku arka markan yara badh kisa igu siyay biyo😭

  • @axmedcabdi-qb9rm
    @axmedcabdi-qb9rm ปีที่แล้ว +1

    Good

  • @Fitaax_Akhyaar
    @Fitaax_Akhyaar 2 ปีที่แล้ว +1

    Aabo fllim jilista waxbaa ka qaldan 🤣

  • @abdirashiidabdirashiid9881
    @abdirashiidabdirashiid9881 2 ปีที่แล้ว

    Ma aha ONLF waa idinka dhexdiina

  • @unknownunknown5588
    @unknownunknown5588 6 ปีที่แล้ว +2

    balaayo ky gashay adiga madax adagaa naar ayey shaqeysanayaan ilaahey kaamiradiisa ayaa ku heysa waa lagaa goyn insha allaahh aduunkana ku hel

  • @mohameddeeq2697
    @mohameddeeq2697 4 ปีที่แล้ว

    Ninkan Taliyaha ah wangaranaya

  • @xiinfiniin5271
    @xiinfiniin5271 5 ปีที่แล้ว +2

    Film weeye waxani

    • @zamzammaxamed3050
      @zamzammaxamed3050 4 ปีที่แล้ว

      Waliba been ah waxaa la yiri been sheeg laakiin been run u eg sheeg tani waa been qayaxan kkkkk

  • @koshinofficial3514
    @koshinofficial3514 6 ปีที่แล้ว +1

    Cadawgayna waa Ethiopia

  • @CanabJaamac-fi5pm
    @CanabJaamac-fi5pm 3 หลายเดือนก่อน

    Khaatu mo naas dheer😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @samirtmaria4354
    @samirtmaria4354 9 ปีที่แล้ว +20

    Ethiopia iyo dds Aana wasa
    Hoyadiin wasa

  • @geeljiregeele4053
    @geeljiregeele4053 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk aflaantii cabdi iley ahaa kkkkk

  • @sharmakeabdiqadirjama9195
    @sharmakeabdiqadirjama9195 6 ปีที่แล้ว +2

    Walalka warabe sii xanunbadanaa

  • @AbdirahmanFarahAdow
    @AbdirahmanFarahAdow 2 หลายเดือนก่อน

    Ax wakhti juhdi aha oo laga so baxay her tolkey ka isku jabi ina iley allh ha ku cadabo doqon dawa maleh

  • @drsainiunbashir969
    @drsainiunbashir969 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa Action been cad kkkkk

  • @salehadamhilaac5486
    @salehadamhilaac5486 5 ปีที่แล้ว +1

    Ban badana all wa liyu police

  • @guuleedomar1125
    @guuleedomar1125 8 ปีที่แล้ว +2

    waa samays sxb lagu raali galinayo ina ilaw

  • @husseinmubarak7717
    @husseinmubarak7717 8 ปีที่แล้ว +5

    waa Balan Ayuu ku leeyahay Hogaamiyihiisi kkkkkkk Waar Waxaad Dhehdaa Amarkaaga ayaa Jira Ama Waayay Hogaamiye

  • @awkombe123awkombe4
    @awkombe123awkombe4 4 ปีที่แล้ว +2

    Somaliyay tan ma waxad tirahdeen wafashil Wey iska cadahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @jamelmixile2298
    @jamelmixile2298 2 ปีที่แล้ว +1

    Moraal sacab ku dhufta 🤣🤣🤣🤣

  • @boqorkareedool6419
    @boqorkareedool6419 5 ปีที่แล้ว +1

    Beeen badanaaa illen dadka sidasey Ku maamuli jireen

  • @abdirahmanhussen2784
    @abdirahmanhussen2784 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilalahay habarakeeyo abiy gaalkii hoiyadii wasay ee ina iilay nacalad kudhacdaygii haduu naga bedelay waa alx

  • @mohakurtun1481
    @mohakurtun1481 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @user-di3dv2xj9c
    @user-di3dv2xj9c 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilah haso amaansado waa wilshéna somali

  • @zamzammaxamed3050
    @zamzammaxamed3050 4 ปีที่แล้ว +1

    Somaliyey ha is bahdilina hal ayaa tihiine walaalo is jecel noqda

  • @mohamudaarka7130
    @mohamudaarka7130 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxan gariga markay qabten ayey ka duuben
    gariga aayago doonaya waxan tagna ayago gaari kale ku khalday oo dad ku layey maskin ah

  • @faduumogaraad3297
    @faduumogaraad3297 3 ปีที่แล้ว

    Walahii hadi leydinkin fasaxii laha dhamantiin madaxa idinka togaan laha liyuu police mid idinkama reben nacala walidintin kuyaal

  • @sanaagbeeyoltd6282
    @sanaagbeeyoltd6282 6 ปีที่แล้ว

    Waa Niman La haysto..... oo lagu yidhi somali halkaad gu aragtaan gawraca..

  • @najmaayaansomaliahanoolaat7049
    @najmaayaansomaliahanoolaat7049 8 ปีที่แล้ว +1

    mashaa allllh ciidnka liyuu indhaheyga ayaa u xiisay allow idin dhowr my qalbiyaasha dalka sida ugu shaqeya noolaada

  • @abdiomar7413
    @abdiomar7413 หลายเดือนก่อน

    Lahjadaas waa reer gobolka shabelle

  • @munacisman7115
    @munacisman7115 5 ปีที่แล้ว +1

    Ala jaceliya jabka cabdi iley ilahay cadabul qabrina kugu dar lkn ragga onlf ma ahaa